NIMCAN HILAAC OO HEES U QAADAY XARIGA COLDOON

  Рет қаралды 412,072

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

Күн бұрын

Balanbaalis Studio Muqdisho Somalia

Пікірлер: 604
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 8 ай бұрын
2024 daawanayaa wlhi waa qalbi taabad erayadani😢
@AbdirashidIbrahim4300
@AbdirashidIbrahim4300 4 ай бұрын
Haaa wlhi 😢
@farhanadowkaatiyaa3004
@farhanadowkaatiyaa3004 4 жыл бұрын
Coldoon Cadaalad Buu Rabaaa😰😰 Waa habeen Khamiis ah 17 October 2019 Allahayoow intii Muslimiinta Ahoo Dhiban u gargaaar🤲
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 8 ай бұрын
Waa Subax khamiis ah 11 Janoury 2024 Coldoon maantana waa maxbuus cadli buu rabaa😥
@dagandaacad5812
@dagandaacad5812 8 ай бұрын
Dadku xoola maahe xera aad ku oodeen xaq waxaan u leeyahy xag kastaba u kicitimo💪 C.Maalik illaamaanta oo 2024 ah halkii buu taagan yahy laygama xigsanayee xinjirbaan uqubayaa❤❤❤
@nagiibhazard7371
@nagiibhazard7371 4 жыл бұрын
Legendary Nimcaan Abdirahmaan Hassan Hilaac Voice 1000% 🇸🇴❤🇸🇴
@abdikarimmaalinguur5318
@abdikarimmaalinguur5318 5 жыл бұрын
🇸🇴Maxaa laygu Xirayaa 🇸🇴Xagjir layga dhigayaa 🇸🇴Ee lay Xanibayaa 🇸🇴oo lay Xaganayaa😢
@shariifohasanrage4476
@shariifohasanrage4476 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@noonanoona2145
@noonanoona2145 4 жыл бұрын
😭😭
@ShafecAhmed
@ShafecAhmed 3 жыл бұрын
xaax wlhi
@abdinasirqobdher6145
@abdinasirqobdher6145 Жыл бұрын
​@@shariifohasanrage4476 waa xanuun😭😭😭
@nasteexomaxamud5626
@nasteexomaxamud5626 4 жыл бұрын
Nimcaan hilaaac waaa qof wnzgan Wlhi qabyaladu waa qudhun midnimaduna waaa qaaali ano Hargeysa ku dhashey ayaan hdna Wlhi 😭😭😭😭😭jelchay allow dadka lagu dulminaya wadan qarano nadiifa ka qabo🤲
@eglandcadey6702
@eglandcadey6702 7 жыл бұрын
coldon inta taageersan soomaliyeey usoo duceeya inuu xaqa uhiiliyo cadawga wayaanahana ksoo daayo iaaaaaaaaaaniia soo dhaha inta xanuunsana jala aaaaaaaamiin yaaaa alaaaaaah
@kifaxalii4574
@kifaxalii4574 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 waar yaa Somali dhab ah😭😭😭😭😭 wadani ku awey😭😭😭😭😭😭
@Crypto_investment_Scam_reviews
@Crypto_investment_Scam_reviews 3 жыл бұрын
Se cml mr hore maala xiray hdaleba la wadwadaaye hdlkiis😭🤔
@malirasta2688
@malirasta2688 2 жыл бұрын
@@Crypto_investment_Scam_reviews marka ee dibka ku bilaawatay ayee aheed maskiin waxa lagu haysto waa xaqa uu ka hadlo
@abdinasirqobdher6145
@abdinasirqobdher6145 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hiboahmed5967
@hiboahmed5967 7 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤👈 wlhi wad iga ilmey siisay wadani isma qariyo
@DahaboDahabo-gu5yw
@DahaboDahabo-gu5yw 4 жыл бұрын
Waa run wadani isma qariyo Nimcaan adna horay usoco
@jiniyashagaming8909
@jiniyashagaming8909 7 жыл бұрын
Wadankeyga Xoogbaan Xeel aad u jecelaye lega Xigsanayaa Xinjir baan u Qubayaa Fifia Nimcaan Hilaaac 🇸🇴🇸🇴 Free Coldooon
@anisomahat2050
@anisomahat2050 7 жыл бұрын
Laiga ma xigsanayee xanjir aan uqubayaa 🇸🇴Somalia 🇸🇴waaaw cadi maham
@subairmuhandisibnuismaciil9404
@subairmuhandisibnuismaciil9404 7 жыл бұрын
Aniso Mahat naa laigama xigsanayo meshu leyahay waa somaliland adeer rag mid ilmadeer ban nahay kan kalena waa inabti marka waa isla iyagi sidi adeerki axmed ismaciil samatar ha so waayo arko kaliya
@kamaalcarab1215
@kamaalcarab1215 7 жыл бұрын
subair muhandis ibnu ismaciil somalia uu ka wada ugz naga dhaaf beentada
@subairmuhandisibnuismaciil9404
@subairmuhandisibnuismaciil9404 7 жыл бұрын
kamaal carab kalay somaliya dalkisi maha dalkisu waa kii uu adeerki dahir rayale uu madaxweynaha ka ahaaa iyo saylicina ka yahay madaxweyne kuxigeen marka wax so fahan afsomaliga idinku wada adage
@kamaalcarab1215
@kamaalcarab1215 7 жыл бұрын
subair muhandis ibnu ismaciil hhhhh sabbta loo xiray soo ogoow danbiguu galay somalia oo imaady dowlada uu u sacbiyay so maaha wali waa yartahy bro soo weeboow
@subairmuhandisibnuismaciil9404
@subairmuhandisibnuismaciil9404 7 жыл бұрын
kamaal carab adeer warkisa aniga ha iga shekayne shaqadada qabso
@mahadmohamed6700
@mahadmohamed6700 7 жыл бұрын
hargaysa jooga shaar buluuga ii yaalo mana xirto wan baqa😅😀 markan xamar imado ban xirana insha 'allah
@Notalt17
@Notalt17 6 жыл бұрын
😂🤣xuriyada ilahey managa qado
@mariaali9192
@mariaali9192 5 жыл бұрын
Hhhh sorry
@almahaaji4917
@almahaaji4917 4 жыл бұрын
😋😋😋😋🤣
@amiirshekh7292
@amiirshekh7292 4 жыл бұрын
Dad waligod aan ilbixeyn qofka asagaa naftisa xur u ah lkn hadad xirato shati isra iil waa cadi aqas
@GedjcelMucaad
@GedjcelMucaad 4 жыл бұрын
Haaaa waaa sidas sxb
@hanaroble4072
@hanaroble4072 7 жыл бұрын
This make me cry ♥ ♥ ♥ ♥
@ak47erronny96
@ak47erronny96 4 жыл бұрын
🇸🇴❤😘🤲🤲👂😍
@Cawooy
@Cawooy 4 жыл бұрын
Axyaa cod 2020 hda daawanysid like indero
@zultanmaxamed9518
@zultanmaxamed9518 7 жыл бұрын
dadku xoolo maahe xero aad ku xaraysee 😢😢👏👏
@ismahanhaji7700
@ismahanhaji7700 7 жыл бұрын
Masha Allah. Codkaaga muusik la aan uu ku fiicanyahay Allahmdulillaah ILLLAHEY ducadii wuunaga aqbaley oo ina coldoon xabsiga ka soo saarey illaahey ha idin xafido adiga iyo isagaba soomaalideena wey u baahan yihiin kuwa badan ii sidiinoo kale aqoona leh xagga diinta iyo xagga cilmiga kaleba.
@nadasmile6498
@nadasmile6498 4 жыл бұрын
One day coldoon wuu xuroowi I.a😰😢free coldoon😭🤦‍♀️
@Crypto_investment_Scam_reviews
@Crypto_investment_Scam_reviews 3 жыл бұрын
Se cml hda mla xirn miyaa😭🤔
@hibodahir7161
@hibodahir7161 3 жыл бұрын
@@Crypto_investment_Scam_reviews hada kahor laxiray hadana markale waaye
@Crypto_investment_Scam_reviews
@Crypto_investment_Scam_reviews 3 жыл бұрын
@@hibodahir7161 haa bisnkaa allh umqan😭🤲
@qalbiqurux7646
@qalbiqurux7646 7 жыл бұрын
manshallah nimcaan ill iyo ilaco kuma hesho aqiro na jano adunkuna barwaqo iyo cafimad coldoon na cadowgisa hajabo .......laigama xigsanayee xinjir baan uqubayaaaa manshaalah😭😭😭😭😭😭😭
@hassanfarah1580
@hassanfarah1580 5 жыл бұрын
I am crying and you know what becouas I am really Somali😥
@fadumamohamud9381
@fadumamohamud9381 7 жыл бұрын
nimcaan iam so proud of you masha Allah sida aad noogu sogudbisay fariinta qaaliga ah ee geesiga geeska somaliya aad ayaan kusalaamayaa
@sharmaarke1290
@sharmaarke1290 4 жыл бұрын
Alaha kasoosara xabsiga cbdi maalig muuse coldoon
@fadumamohamud9381
@fadumamohamud9381 7 жыл бұрын
💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💖💖💖💖💖 guuleeso
@leeshanchannel6653
@leeshanchannel6653 4 жыл бұрын
We love you forever Nimcan Hassan Hilaac 💚🌾🦜💚🦜🌾🌿💙🌹🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴🖐✌️👌😍😍👍💙🇸🇴💙🇸🇴
@halimaabdi3100
@halimaabdi3100 7 жыл бұрын
Ilahay hauhiiliyo coldoon cidna dabi kamugalin lakin sas dowlad laguma noqdo godkas laguma jiri karo dadku weidinka yacayan ogada walaidinku daale afrta burood ohargeeyso laguma jirikaro walahi somalilan ayada xabsi ah
@hawaabdullahi8047
@hawaabdullahi8047 7 жыл бұрын
This is so heartbreaking knowing that he's been arrested and in prison for 2 years for giving his congregation to farmogo and saying Somalia and Somali land is one. Wallah we can't let tribes divide us. We can only build Somalia if we put the tribes to a side.
@farhiyojimaale6286
@farhiyojimaale6286 7 жыл бұрын
labadinaba waxa tihin wadamiyal somaliyed wey xiren lkn qalbigisa iyo dad nimadisa ma badali karan mihimaduna waa taas xamarna asaa leh iyo somalia dhan ilen waa somaliye
@farhiyojimaale6286
@farhiyojimaale6286 7 жыл бұрын
Cabdi Wahab Ali. Mahadsanid wll
@mohamedkowneyn7490
@mohamedkowneyn7490 7 жыл бұрын
farxiya wll waa runtaa qof kastoo Somali ah isagaa leh meel kastoo soomilaya dagto
@subairmuhandisibnuismaciil9404
@subairmuhandisibnuismaciil9404 7 жыл бұрын
Farhiyo Jimaale walee 18may ayaa la samaxaya nacas yahay marka aniga walahi waa ilmadeerkay dhaba marka walal ducada nagu so caawi bas wax kale ma rabno
@farhiyojimaale6286
@farhiyojimaale6286 7 жыл бұрын
maxamed3496. Mahadsanid wll
@farhiyojimaale6286
@farhiyojimaale6286 7 жыл бұрын
طريق النجاة. waa runta walal Mahadsanid
@najmaabdiraxmaan5742
@najmaabdiraxmaan5742 7 жыл бұрын
zorry abdimalik muuse coldaan illahy ha kuufudeyo
@kabtanfiqqi9971
@kabtanfiqqi9971 7 жыл бұрын
Dadku xoolo maahe, xero aadku oodeen, xaq waxan u leeyahay. xag kasta u kicitamo. wadankeygu xoog baan. xeel aad u jeclahay. Leygama xigsanaye. xinjir baan u qubayaa. ( maxa dad ciiL Labaday ) Guusha waa dambeesa..
@hussenhassanabdirahim9924
@hussenhassanabdirahim9924 6 жыл бұрын
kabtan fiqqi kabtan bro been ma aha guusha way dhawdahay
@korneylmoha5562
@korneylmoha5562 5 жыл бұрын
2019/7/29 wixii iga dan beeya iisara like
@saynabaxmad7376
@saynabaxmad7376 5 жыл бұрын
waag sanoo bariyiyo maalmihii wacnaa weysoo socdan I.a30septempar alla waxn ka baryay xuriyadad iney Ku soo labato abwaan cooldoon I.a
@noonanoona2145
@noonanoona2145 4 жыл бұрын
gusha wey dambeysa wle😭
@cabdiraxmaanmahamedjaamac6264
@cabdiraxmaanmahamedjaamac6264 4 жыл бұрын
M.a xormimo wllo
@chelseaskills7572
@chelseaskills7572 7 жыл бұрын
Bandar xeebaheedii xasuustii KU laabnayd tagitan xagaged Yaa KU sheegay xaran Dadku xoolo Mahee xero Aad KU ooden Xaq waxan u leyahay xag kastaba u kicitimo #nimcan hilaac Iyo Abdimalik coldoon Waa wanadiniiyin an kala dhicin 🇸🇴🇸🇴👈
@abdikadirahmed9100
@abdikadirahmed9100 7 жыл бұрын
faakir ismail sxb faakir adigaba wadaniyaad weyn ah oo kudhayasha mudaan ayaad tahay sidaa abdi malik muse coldon iyo fananka weyn ee qaranka somaliyeed nimcaan hilaac oo iyagana marwalba horseed uu ah somalinimada
@abdikadirahmed9100
@abdikadirahmed9100 7 жыл бұрын
faakir ismail dowr jeer ayaan qoralkaga arkay badhana waxaad kadibata hadal mizaniyad leh iyo Fikradaha salimka ah marka wahan isleyahay malaha waxaad noqon halyey usobaxa ummada somaliyeed
@chelseaskills7572
@chelseaskills7572 7 жыл бұрын
Abdikadir Ahmed bro marka Aad eegto dhalinyarada somali dhamantod Meelkasta ooy KU nool yihiin way jecelyihiin somalinimo Kaliya waxa dawanka naga ciyaaray odayal markay inta oo kale ahayen abayashod wadan wanaagsan uga tagen ayaa manta wadan burburay inoga tagay marka bro waxa dadka kala dilaya odayal siyaasiyiin isku sheega
@abdikadirahmed9100
@abdikadirahmed9100 7 жыл бұрын
faakir ismail run baad shegtay faakir. waxaad tahay nin dalinyara oo diyarsan maskahda kadisan marka wajibka kusaaran waxa weye inaad dalinyarada ugufaidheysid muhimadha aay ledhahay somalinimada iyo qofka wadaniyaadnimadisa. sababto ah daliyarada badana wey iskucayan internetka
@chelseaskills7572
@chelseaskills7572 7 жыл бұрын
Abdikadir Ahmed haaa bro dhalinyarta somali hatan imika dantooda daah kama sarna marka anigu wadanka hadan dhisno caruurtena unba sharaf iyo calamka oo Salan u taga ugu nolan dhulkena Lkn inta xaqdarada sida cabdimalik ay socoto uqubo ayaa inagu socota Wayo ninkan masakinta iyo ilahay ayuu arsaqda u kala dubin jiray ilahay arsabda uu masakinta ugu so dhiibo ayuu u gubin jiray
@xasanaxmad872
@xasanaxmad872 6 жыл бұрын
waya hadaynu nahay rer muqdisho dadka somaliyed isku mid ayay noyihiin manaqano qabiil iyo xage katimid xamar meela ahayn maba karo somalia I love muqdisho cadey
@ubaxali6837
@ubaxali6837 7 жыл бұрын
Coldoon ilaahay gacantooda haka soo saaro gunta tolow ma citiraafkii baa halkaa galay nimcaan hilaac ku raaxeeso xamar wadankaagii hooyo iyo umada soomaaliyeed oo ku jecel in badan
@fadumoqaali1738
@fadumoqaali1738 7 жыл бұрын
khalid buux no
@axmedzaki7804
@axmedzaki7804 5 жыл бұрын
Naa dawlada ha caayin
@aaminomaxamuud4613
@aaminomaxamuud4613 3 жыл бұрын
Freeeeee coldoon
@djsentinas38
@djsentinas38 7 жыл бұрын
👏👏👏👏👏nice SonG Geesi #HiLaac 😂😂😂 Legend CalDoon wuu soo BaxaYA goor ay Noqtoba Cod macaanid kugu OGaa nimcaaN 👏👏👏👏👏👏👏👏 👏👏👏👏👏👏👏
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 4 жыл бұрын
25-4-2020 .free coldoon .geesi garab waayey.😥😥😥😥😥
@Crypto_investment_Scam_reviews
@Crypto_investment_Scam_reviews 3 жыл бұрын
Wali wuu xirn yahy allah so furto gda mqleyna ange😭🤔
@marishmohamet9122
@marishmohamet9122 3 жыл бұрын
@@Crypto_investment_Scam_reviews Sand ka hor bey ahyd Qoralkn walal .hdna waaa xirinyhy alle ha amaansdo same fale😰😰
@Crypto_investment_Scam_reviews
@Crypto_investment_Scam_reviews 3 жыл бұрын
@@marishmohamet9122 haaa aamin ya rbi😭🤲
@muniishahmed833
@muniishahmed833 8 ай бұрын
11-1-2024 free coldoon😢
@ifraxfuqle4703
@ifraxfuqle4703 3 жыл бұрын
waw nimcaan hilaac wadankeyga xooban laygama xigsanayee xinjir baan uqubayaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😥😥😥😥😥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭👌👌👌👌
@abdirahmanjiimi9825
@abdirahmanjiimi9825 7 жыл бұрын
Ilaahey hanaga fogeeyo cuqdada iyo waxi lamida gaala manahin maxe sidan noogu nacen wa yaabe
@abdirazaknana6762
@abdirazaknana6762 4 жыл бұрын
Alow quluub ta dadka walalaha isku keen
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 4 жыл бұрын
@@abdirazaknana6762 amiin amiin
@waayahadunidalyrics5283
@waayahadunidalyrics5283 4 жыл бұрын
Wadankeyga xoog baan Xeelad baan u jecelahay Leygama xigsanayee Xinjir baan u qubayaa Samafale c/maalik sh.Muuse coldoon maalin aanan maanta eheen baan cadaalad heli doontaa meel aanan lagu kala awood badneen baa latagi doonaa inshaa Allaah illaaheey hakaa qabto odaygaan celanee caadeestay caburinta shaqsiga Muusa biixi
@fanprojstudio2235
@fanprojstudio2235 7 жыл бұрын
Nimcan hilaac %100 Somali song mcn wllhi
@sadikahmed1427
@sadikahmed1427 7 жыл бұрын
Nimcaan Hilaac bro Shukran C.Maalik Coldoona Alle Xuriyadiisa dib haugu soo celiyo , Soomaliweyn walalayaal Ducada kusaacida iyo aaminta ..
@muhamohamed3200
@muhamohamed3200 7 жыл бұрын
Aniga oo kuhadlaaya afka reer somalind kuna faraxsan gooni u istaaga wadenkeyga hadana wlhi markaan xaqiiqada kahadlo aad ayan ugu xumahay xadhiga c/muse coldoon
@nuradinahmedfcp9363
@nuradinahmedfcp9363 7 жыл бұрын
13 sacadod 11,324 view wow nimcaN hilaC aHaa nlow brO ✌
@balqizayarey
@balqizayarey 7 жыл бұрын
dhibmaleh wllky coldoon waaad kabaxee inshallh dhib Alla kuma tuso wariyahaan waxa loo cuqdadeena garanmaaayo siiilanyo caloosha kasoodhacday cuqdad udhimo siiilnyo
@jiijadimound345
@jiijadimound345 5 жыл бұрын
naa hprka odyga kada dhime
@jamaldhaaye9917
@jamaldhaaye9917 5 жыл бұрын
nacladeey afkaga kaga so dhici mayso siyaad baro xabad sita kaso ridi kari waayay 😅
@hanadqalbi3333
@hanadqalbi3333 7 жыл бұрын
waaaruntii dadku maa xoolaa waay madax banaanyihiin hanoolaado nimcaan hilaac iyo coldoon farxad kunoolaada
@samirofayah4160
@samirofayah4160 7 жыл бұрын
hooyo afku kuma go'o WALLaaAHI cabdi .AALLIG anigu waxaan leeyahay waaba boqorka soomaaliyeed mustaqbalka insha ALLAH
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 3 ай бұрын
Maansha allaah tabaarakallaah nicmaan allaah swt yardaa jkz
@sowdoali2097
@sowdoali2097 7 жыл бұрын
wadani nimcaan hilc aac somalia guul adna geesi
@qaliquruxleyomar3450
@qaliquruxleyomar3450 4 жыл бұрын
Masha alah nin qalbi quruxow aniga hadalkeyga hadii lamaqli lahay waa wadani nadif ah waaa nin somali oo dhan midey karo ee ha lodorto madaxweynah somaliya oo dhan dadka somaliyed ayu mideykaraaa yaaa igu racsan oo damarleh
@safiyaosman9976
@safiyaosman9976 3 жыл бұрын
😭😭😭 inder guushu waa xagag 😭😭xaq waxd u ledahy wad Heli 😭waa wadni dhaba nimcan cabdirxman Hassan hilca💪
@Truesomaligrl
@Truesomaligrl 7 жыл бұрын
Ax! Jidhii dhicaa igu jajabtay. Alloow dhowr wadaniyiinta dhabta ah Coldoon iyo Nimcaan😍 Soomaali way is huran tahee "waana ladoogiye yaan la dacaroon".
@nasrohussein3476
@nasrohussein3476 7 жыл бұрын
free coldon hala daayo😢😢😢😢😢😢😢😢
@aminayuusuf9624
@aminayuusuf9624 3 жыл бұрын
4 sano ka horbay ahed marki laxidhay ee uu hestan curiyey hada wala xidhay isago xaqa shegaya 😭🥺Free abdimalik muse coldon 2021😭Allah haka so dayo amiin🤲
@chelseaskills7572
@chelseaskills7572 7 жыл бұрын
Sami CAdde waa wiilka fanka somali in video lagu dawado gacan wayn ka gasta Thnkz bro sami cadde hore u soco
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 жыл бұрын
wan ku xumahay wariye samafale coldoon
@ayubmohamud2488
@ayubmohamud2488 7 жыл бұрын
balanbaalis studio bro aan kasoo dba qadey ayaa iga soo gudbinya
@jamaalsamraawi5042
@jamaalsamraawi5042 5 жыл бұрын
Cabdi maalik Geesi somaliyed Guul Dulmigu masii jirayee
@muhamedmuhamoud8095
@muhamedmuhamoud8095 4 жыл бұрын
Somalia one love🇸🇴
@nawafjama8621
@nawafjama8621 4 жыл бұрын
Yailadawanoyo 2020 oo waliba markale coldoon uu xiranyahay illahi hakafurto jelka wana bishi barakesnede ee Ramadan
@rahmahussen6363
@rahmahussen6363 2 жыл бұрын
Caawa oo ay tarikhdu tahya bishu 29 Apr 2022 cadalad bu rab Abdimalik coldon
@najlagure8671
@najlagure8671 7 жыл бұрын
Somaliland waa dad jiran allaha caafiyo waa dad daciif ah waayo marwalba qofka daciifka dadka ku qaraaro Abdimalik ilaahay gacantooda haka so saaro
@nimcokayse8195
@nimcokayse8195 3 жыл бұрын
Adinka buke alaya caafig Lkn wax nala baray inan anu ficilkeda lenay ogow
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 7 жыл бұрын
masha allah wallahi abdimalik illahahy ayuu qabaa qofkasto wuuxu geesta ayuu helaa xuman Iyo saman abdimalike sadaqada Ayaa babadineyso malin down I shall allaah
@Siciiddhiif14
@Siciiddhiif14 4 жыл бұрын
maanta wuu xiranyahay abdimaalik muuse coldoon 2020 mudo sanad ayuu ku ayay ku dhowdahay intuu xiranyahay😥 2020.......
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Another 2021😭
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
2021😭
@fadumamohamud9381
@fadumamohamud9381 7 жыл бұрын
VivA coldoon u will be out insha Allah amiin amiin amiin amiin amiin yaarabi amiin amiin yaarabi amiin amiin coldoon is our hiros masha Allah insha madaxwenaha Somaliland ayuu noqondoonaa insha Allah make dua every person who see this video please thanks
@maxammedgacmo5787
@maxammedgacmo5787 6 жыл бұрын
Waa nice
@niinaabdi1406
@niinaabdi1406 7 жыл бұрын
wadankega xoogbaan xeelaad u jecelahy leygama xigsanayee xinjirbaan u qubayaaaa wuu guuleysan doonaa coldoon insha Allah
@qalidumar829
@qalidumar829 7 жыл бұрын
xamar adistedii xornimada u dirirkii xabsi ban Ku galayo xalkeenu wakah badar xabahedi xasuusti Ku labteyn tagitan xagaged ya Ku shegy xaram maxa laygu xirayah xagjir layga dhigayah ee lay xanibayah dadku xoolo ma ahe xero aaad Ku odeen xaq waxam u leyhy xagkasba u kicitima 😭😭😭😭😭😭
@geeloowgulaaloow9966
@geeloowgulaaloow9966 7 жыл бұрын
FREEEEEE COLDOOOOON
@qoraxjoog7399
@qoraxjoog7399 7 жыл бұрын
gob Gob dhashay is Garabsatay Alaa Yacizak Nimcaan iyo Coldoon
@CIILTIRE_3C
@CIILTIRE_3C 3 жыл бұрын
NIMCAAN HILAAC 😍😍🥰
@fatimaabdi4168
@fatimaabdi4168 4 жыл бұрын
Maxaa laixaganayaa xagir laiiga dhigayaa ilahayoow COLDOON UGARGAAR 😭😭😭😭 aamiin yaa ALLAH
@fadumamohamud9381
@fadumamohamud9381 7 жыл бұрын
iam sorry my coldoon we will with u insha we make u dua
@blackyy9764
@blackyy9764 7 жыл бұрын
coldoon dawlada soomaaliya maxirin qabiil falaagobey buu u xiranyahay waana lagabadbadin burcada si deg deg ah.
@kaliahmed6097
@kaliahmed6097 3 жыл бұрын
Maashaallaah Maashaallaah wll Nimcan Adiga iyo Walaalken coldon iyo inta Samaha jecel kor Allaha idinkadhigo 🤲🤲👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍❤️❤️❤️
@HhHh-cz8ls
@HhHh-cz8ls 6 жыл бұрын
Xamar adidedi xornimada uhadalki 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤👈
@quruxchannel3339
@quruxchannel3339 7 жыл бұрын
Illaheey baan kaga dacwoonay kuwa ku xumeeye coldoon
@ahmazinic6384
@ahmazinic6384 7 жыл бұрын
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 viva nimcaan iyo sama fale c.malik muse coldoon xaqbaad kujoogtaan
@aaminamuuse7008
@aaminamuuse7008 3 жыл бұрын
Mar labaad iyo xadhigi coldoon ban so booqday Oh my god 😥😥😥
@Abdiqani1u
@Abdiqani1u 7 жыл бұрын
Asc asxaabta halkaan isagu timid ma doonayo in aan ku xad gudbo somaliland lkn wax yar ayaan rabaa in aan idan xasuusiyo dhalinta somaliland u doodeysa ismail hurre buubaa wuxuu ahaa wasiirkii arimaha dibada ee somalia hadana wuxuu ku noolyahay hargeisa dhan kale wiilka uu dhalay dahabshiil wuxuu 24 hours joogaa muqdisho marka sharciga somaliland ma wuxuu qabtaa dadka degga boorame mase qabiil gooni si kale hadaan idan xasuusiyo somaliland waxey ka dagaalameen waa nala xasuuqay iyo kaligii talis iyo xamar albaabada ayey ka xiratay hargeysa marka caqligu ha shaqeyee hadii xamar ay hargeysa albaabada ka xiratay hada soo ma muuqato in hargeysa ay boorame albaabada ka xiraneyso si kale waxan idan xasuusinaa in boorame had iyo jeer ay hargeysa cagta hoosteda ku heyso marka walaalayaalow waad yaryartihiin ee wixii laysla soo maray ma ogidiine haysku danbaabinina waan ogahay waadba i soo cayneysaane ii yareeya
@anabmohamed9342
@anabmohamed9342 6 жыл бұрын
cod aa ku dhamadey nimcaan masha allah, allaha daayo, dadka somali neceb kujirto allaha caafiyo, saas malagu helayo inaa dinla aqoonsado, since 1985 hadii idinla aqoonsan waayey, wiligeed madhaceeso ee ilmah ayar yar oo iskuulada ku bareesan cunsurinimada caafimad uma ahanee, iska joojiya waxas
@qabyaaladdiid4768
@qabyaaladdiid4768 7 жыл бұрын
cabdi maalik insha allaah waa guleeysan doona waa mandeelaha maanta joogo
@suwaysahmed2778
@suwaysahmed2778 7 жыл бұрын
qabyaalad diid
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 жыл бұрын
insha Allah wad ka sobixi doonta niyada qeyr usheeg
@ayuushamohamed8454
@ayuushamohamed8454 7 жыл бұрын
dadku xoola maahee xiro aad ku oodeeen xaq wxu u leeeyhy xag kastaba ukicitimo😍😍😍😍😍
@shamsoabdi4193
@shamsoabdi4193 7 жыл бұрын
masha Allah
@hadaaali7863
@hadaaali7863 4 жыл бұрын
Ilahayow manta Dan wansomnaye ilahayow ugargar abdimalik muse coldon nawad usoocelij
@barotech4015
@barotech4015 7 жыл бұрын
ax ax ax ax ax walhy ilaahy Somali ayuu isaga dhigay dad cadow isku ah caawa wax walba Niyada waan Galiyay aniga wiil rear somalilad ah Ayaan ahy lkn mida somalilad Ku socoto marka aan arkay Ayaan iska Nacay mida kale waxa aan rabna in aan xorNimo ama ictiraaf raadino habkii lagu raadim jiray waan ka lunay oo Nacayb iyo dhiig hanJaBaad iyo xadhig O'Day sama fale fanaan abwaan iuo Mujaajilayste Hooyo Gabadh aaabe xoolo dameer Gaadhi bal ilaahy Ayaan idinku dhaarshe Rear somalilad intii aad Tashatan sida isku dhaama oo Daarood Nacaybka iska daaaya oo waa LA is dili wana LA is daaya dadka LA hishiiya somalilad meesha kaliya oo somalilad dhalad ah ka soo jeedo ayay ahyd lkn imika wax aad Tihin ma jiran mida kale caawa in aad Somali Kala saartan maaha aniga hada waan idin LA yaabay dadka Cabdi malig coldon 2yers Ku xukumay ma wax kale ayaa Noo hadhay saami cade vs Nimcaan hilaac aad Ayaan idin slamy mida kale dadka Rear burco isu Taga oo muda HaRaad sameeya
@nastehonabadiyonolol8485
@nastehonabadiyonolol8485 7 жыл бұрын
Wa miro nuxur leh iyo laxan macan kuna fican bila music nolada somaliya wa mid
@sagalmouna3056
@sagalmouna3056 7 жыл бұрын
free coldon in sha allah wu gulaysan
@munacali7728
@munacali7728 4 жыл бұрын
nimcan hilacow somalilan wa tii ku so shac sartay ee ad magaca ku yelatay lakin wad isku ciyartay walahay ilbax waxa kugu horaysay somalilan hadab dib u xasuso wayahagi hore somalina ma nebca rer somali lan wa wala lahod somaliya lakin adigu xeg ad qaban✋
@bushracali8449
@bushracali8449 4 жыл бұрын
Xamar xuriyad ayaa taal yaa thy xagee ka timi lagama yaqaan waxaa kunool dadka ugu fcn somaali wadaniyiin ah kalaqaad aqoon soomaali guul ayan urajaynauaa hadaan xabsiga laga soo dayn waan soo duulaynaa ogaada taaa
@nurdinahmed5563
@nurdinahmed5563 4 жыл бұрын
Wow m.a 👏👏👏👏👏👏👏
@iqroqalanjoquman9873
@iqroqalanjoquman9873 4 жыл бұрын
cod qurux steel masha alah alaaa iskugu daray nimcaan hilaac legend
@abdirahman8422
@abdirahman8422 7 жыл бұрын
ku socoto siyasiyinta ethopia & shisheyaha kale u shaqeya,"dadku xola ma'ahe xera ad ku oden xaq waxay uleyihin xag kastaba u kicitiman", soomaali wayn hanoolaato ✌💪✌
@mohabashirmoha9565
@mohabashirmoha9565 7 жыл бұрын
alla yacizak nimcaan fanan qaran coldoon markey kuso daaayan kaso tag welcome muqdisho meel an cunsurinimo laga aqoon cuqdad mana qaan ciyaaal xamara nahay
@adansage1911
@adansage1911 7 жыл бұрын
nimcan zxp waad goosatay ee hana soomarin waligaa reer waaji baad ka tahay xagaa ogoow sxp
@mahadgrofficial5554
@mahadgrofficial5554 4 жыл бұрын
Inta iga dn beyse Xornimad jecl like dhac kusi 2020 ga hadad jogto👌🙏🙄
@hamdiibraahim3558
@hamdiibraahim3558 7 жыл бұрын
Wallahi waan ooyay allow u fududey 😭😭 nimcaan adna allah ku dhowro
@faraxmohizmail2848
@faraxmohizmail2848 2 жыл бұрын
Legend fanan iyo mid kalepa waa lo hiliya
@aziizaabdirahmaan4467
@aziizaabdirahmaan4467 5 жыл бұрын
2 years ago xabsi buu ku jiray coldoon hada waqtigan la joogona wuu ku jiraa xabsi weliba muda reer loo jaray oo bilaa iiba 😭😭😭 Alle haw gargaaro oo haka soo saaro xabsiga 😟😟
@soomanemedia114
@soomanemedia114 4 жыл бұрын
Hadaad kahedhey heestaan fadlan subscribe ha iga iloowin plz Free coldoon✔❤
@raaxoxasan4167
@raaxoxasan4167 3 жыл бұрын
Maashaallaah
@raaxoxasan4167
@raaxoxasan4167 3 жыл бұрын
👎👍💜💜💛💛💚💚💙💙💙💙💖💖❣️❣️❤️❤️❤️💕💕💛💛💚
@yoonismaxed6760
@yoonismaxed6760 7 жыл бұрын
waa taageerahaaga Yonis yare hambalyo heesta Cooldoon
@umumarwaan5105
@umumarwaan5105 7 жыл бұрын
Wlhi erayadan way i qiiro galiyeen wa xaqdaro xariga coldoon allaha awoda leh wuu arka wana mid xaqa lajiro mida kale maxay hada mirahaan uga bahanyihiin musig iyo xaraan danbi Un kaga kordhayo allan idinku dharshe ka daya musik hasarine wax u reebe dadka an jecleen dhagaysiga musiga mahadsanidiin
@ahmedqeys1366
@ahmedqeys1366 7 жыл бұрын
insha Allah 2labada sano wxy nqo doontaa labo sacadod xaqa wuu soo bixi donaa insha Allah laygama xigsanayo xinjir baan uqabayaa Allah idn xafido labadina wxaa tihiin wadaniyal xarig wx oo idnka dhibayo majirto qof badali krto majirto damiirkina iyo dad nimadina iyaga wxn dhihi lahaa inee noqdan kuwa fahma wadani nimada iyo dad jclka Allah soo hanuuniyo ileen waa jeex anaga nga mid
@libanotheabdulle9544
@libanotheabdulle9544 6 жыл бұрын
❤️❤️❤️wadanii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yacinabdifatah5025
@yacinabdifatah5025 4 жыл бұрын
I love Mogadiscio
@AbdirashidIbrahim4300
@AbdirashidIbrahim4300 4 ай бұрын
Isha alllH soomali israacda mar uun waan arkaynaa 😢
@mohamedqurbaawi2014
@mohamedqurbaawi2014 4 жыл бұрын
boqorka codka nimcaan hilaac ma jiro sidaaso kle fanaan iskuguh kalsoon oon isgah ahyn
i meermeeri iyo Laascaanood
6:48
Cabdimaalik muse coldoon
Рет қаралды 99 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 404 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 44 МЛН
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 12 МЛН
NIMCAAN HILAAC┇LOOGADA QALBIGA ᴴᴰ ┇LYRICS 2017
7:31
ZACK FILMS
Рет қаралды 2,1 МЛН
Nimcaan Hilaac 2016 Loogada Qalbiga Farsamadii Saami Cadde
7:10
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 3,5 МЛН
AROOSKII WARIYE CABDIMALIK MUUSE COLDOON OO NOQDEY KII QARNIGA
35:25
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
INKASTOON ISLEEYAHAY KA SAAR LIISKA MAGACEEDA NEW SONG NIMCAAN HILAAC 2017 HD MMP
6:19
Muqdisho Music Production
Рет қаралды 261 М.
He bought this so I can drive too🥹😭 #tiktok #elsarca
00:22
Elsa Arca
Рет қаралды 44 МЛН