Nimco Degan Hees Cusub 2014 ( Garan`waa) NEW SONG

  Рет қаралды 388,937

Xadhigle hadhigle

Xadhigle hadhigle

10 жыл бұрын

garan waa hees cusub 2014

Пікірлер: 161
@kaahakiinqalbisaafi4402
@kaahakiinqalbisaafi4402 8 жыл бұрын
aniga reer somalind wan taageeraa dad tashtay oo nabad haaysto wlh saas aadinka rabaaa maash allaah allaha idin siyaadiyo muqdisho allaha nabad nooga dhigo dadka qaska wado allaha naga qabto Ñimco dagan codkaada iyo heestan wàn ku haaystaaa quruxleey
@ahmedjhaybe
@ahmedjhaybe 8 жыл бұрын
ameen ameen ameen
@vincentezika6278
@vincentezika6278 7 жыл бұрын
kaaha thx wllo mcn somaliyn nabat haka dhiko
@shaafilahmedlove6421
@shaafilahmedlove6421 5 жыл бұрын
Kaaha kiin huno wa ku jecelnah we love you
@zundusyuuzuf6137
@zundusyuuzuf6137 Жыл бұрын
Ameen Alle hadaba nabad ka Dhig Muqdisho ❤️
@zundusyuuzuf6137
@zundusyuuzuf6137 Жыл бұрын
Dhamaan dadka sanadkan u dabal degaya 18 may 2023 iyo kuwa sanadada dambe dagal degi doona waxaan idin leeyahay happy 18 may💚🤍❣️😩l love you all reer Somaliland iyo dhaamaan inta na jecel 🙏
@nasriinaahmed2204
@nasriinaahmed2204 8 жыл бұрын
ani reer konfur aya ka sojeeda lkn nimco wan jeclahay wana qof gOaan leh oo geesiyadi
@luqmaansaid65
@luqmaansaid65 10 жыл бұрын
magaceygu waa luqmaan waxaan ahay somalia nimco degan waa qof leh qadiyad qof wadinad ah jecel dadkeeda rer somaliland aad baana u taagyeeraa dadka jecel qadiyadda leh
@shaafilahmedlove6421
@shaafilahmedlove6421 5 жыл бұрын
Luqman bro wa ku jecelnah angna
@najadcumar9225
@najadcumar9225 5 жыл бұрын
Ok ok
@najadcumar9225
@najadcumar9225 5 жыл бұрын
#SOMALILAM waa wax lajeclaado luqmaan
@abdaleabdirahman9000
@abdaleabdirahman9000 4 жыл бұрын
Thanks Bro Waanu Jecelnahay Cidkasta oo Qadiyadeena Iyo Horumarkeena Jecel😍
@Hooda36
@Hooda36 10 жыл бұрын
Nimco degan noloow walaalo cadowgaa hajabo viva somaliland viva SNM viva SNM always and for ever
@zakariasharfaan
@zakariasharfaan Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-uw2ui5ts7l
@user-uw2ui5ts7l 3 ай бұрын
9 year ago dadki dhagysty ilaa 2023 Wn salamayaa aniguna 2024 ❤
@samriyehargeisawi6199
@samriyehargeisawi6199 6 жыл бұрын
Anigu wxn ka soo jeedaa koonfur Lkn aad baan ujecelahy dadka reer waqooyiga waa dad xasiloon Wxn leeyahy xamar waxba idinka qaadi meysee usoo duceeya Waanu idiin hibeyney horumarkiina
@jawaherhussein8264
@jawaherhussein8264 4 жыл бұрын
War adiga koonfur ayaad kasoo jeedaa Mar ka maxaad soomaaliland isugu qor qoreysaa war soomaali micnehaada mataqaanaa waryaa ereyga soomaali wuxuu utaaganyahay boqortooyada dalka waryaa edeb isku yeel hadiikale iska jir oky🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴kuwaana umadaaheyno oky pro
@abdaleabdirahman9000
@abdaleabdirahman9000 4 жыл бұрын
Lipaax 2 sano kahor ayaad na tageraysay guulban kuu Rajeynayaa lipaax waanu jecelnahay Cidkasta oo horumarkeena Jecel
@faysaliman3213
@faysaliman3213 3 жыл бұрын
@@jawaherhussein8264 hadii uu somaliland uu u hanbalyeeyay maxaad KU haysataa sidasoo DHAN hadaad noo necebtihiin maad gooni ISKU TAAGA SOMALILAND FARAHA KA QADAAN WAAD LA HADHEEN INEEL DIB U SOCOD AYAAD TIHIINE
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 Жыл бұрын
Happy Independence Day All somalilandrs in 2023 5 may coming soon 18may💚💭❤
@hapaneshaydo9
@hapaneshaydo9 3 жыл бұрын
Erayad 100% Laxanka 100% Music 100% SomaLiLand Allow barakeee Guuzhinu wa guushayada From PuntLnad gaLkacaYo
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Жыл бұрын
Codka 100%
@lalikool3587
@lalikool3587 10 жыл бұрын
waa naag dhiig leh oo rag badan dhaanta oo bilaa dhiig ah masha alaah
@MsSubeer
@MsSubeer 9 жыл бұрын
fanada qarniiga manshalaah markan nimco dagan arkoo ayaan ogada inu jiro qof iga jecel somalaialnd
@guledjirde2818
@guledjirde2818 Жыл бұрын
Wow Nimco 18ka May guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤guuleysta guuleysta umada Reer soomaaliland iyo irirsamaale guuleysta.
@FarahAbdul
@FarahAbdul 23 сағат бұрын
July 21 2024 aniga 7 sano ee Muuse biixi iima xisaabsan taas ogaada waxa laga bilaabayaa halkii uu kaga tagay Siilaanyo 😊😊😊😊
@mytime6652
@mytime6652 6 жыл бұрын
True somalilander ayaa tahay nimco degan..
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup
@Kulmiye-SanjabBusinessGroup 7 жыл бұрын
waan ooyay jecliyaa sland noolaw inantayada
@akramhilaali7410
@akramhilaali7410 4 жыл бұрын
MY NAME IS AKRAM HILAALI I LIKE MIO COUNTRY SOMALILAND
@Wadani1988
@Wadani1988 7 жыл бұрын
maax siyaasada waxaan layaba kuwaan Cuqadaa qaba sawtaa loo heeso xasan sheekh sawtaa ismacil cumar loo heeso sawta ilayl loo hees Viva aaboo siraanyo
@nimcoali7626
@nimcoali7626 5 жыл бұрын
Watan gesiyadii Somaliland jeceliya wadnkyga Somaliland cadwgaa ha jabo
@sayidmaxamed8833
@sayidmaxamed8833 3 жыл бұрын
2020 yaa dawanyaa somaliland💚💨♥️🙏
@ayuuushmaxamed4162
@ayuuushmaxamed4162 5 жыл бұрын
Masha Allhaa viva somaliland guuul somaliland hanolato cadawgeeda ha jabo 💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤💚💭❤👍👍👍👍👏👏👏👏💖💖💖❤❤❤🤲🤲😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
@c.raxmaanmaxamed4280
@c.raxmaanmaxamed4280 Жыл бұрын
Teempo waaliyaa saaran heesta jecliyaa heestan 💚🤍❤️🥰😘
@shaaficixuseen3537
@shaaficixuseen3537 10 жыл бұрын
Viva Boorama mashallha Booorama ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥ Viva somalind ♥♥♥♥ allhayo noxafit amiiiiin ya rabiii allha noxafido somaliland amiiiiin nolada waligin somaliland hanolato allhyo naga gabo cadawgaa♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥
@somali2530
@somali2530 6 жыл бұрын
shaafici xuseen
@qoslaaye6657
@qoslaaye6657 2 жыл бұрын
Simon wll
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 6 жыл бұрын
Nimco voice keedu caadi maaha Walaahi waa goob nacaam Viva somaliland 🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽🤴🏽nimco 🙏🏽nimco🙏🏽nimco🙏🏽nimco🙏🏽💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽
@queenmaxamed3043
@queenmaxamed3043 5 жыл бұрын
umalkhy Mohamed geesiyad qaran jir o joog
@abokorxamdi9348
@abokorxamdi9348 2 ай бұрын
Happy independence Day All somalilanders in 2024 13 may comin soon 18 may 💚💨❤️
@idilhashe3790
@idilhashe3790 8 жыл бұрын
Viva Somaliland Nimco dagan fanaanad qaali ah thanks
@jihaanjibril6109
@jihaanjibril6109 10 жыл бұрын
Nimco Degan nice song for our lovely country thx qaali
@ahmedabdulleomar5542
@ahmedabdulleomar5542 2 жыл бұрын
Axyaa erayo mac and codmacaan waliba music waaliya naciimo shuluq afkaada caano abgaal lagu qabay 😘😘
@sahalcali4196
@sahalcali4196 10 жыл бұрын
Maansha allah nimco degan waa muwaadinad dhaba ilaahay codka kuu barakee
@shaaficimustafe6301
@shaaficimustafe6301 2 ай бұрын
Guul marwalba Dalkayga soomaalilan 🟢🟢⚪️⚪️🔴🔴💪💪🏼
@shidehtv3848
@shidehtv3848 10 жыл бұрын
nimco dagan nice song halyayad dhab ah ayaad tahay viva somaliland
@mohamedfarah2022
@mohamedfarah2022 10 жыл бұрын
masha allah nimco dagen.... viva somaliland
@monajiib8100
@monajiib8100 9 жыл бұрын
wadaniyada aan ugu jeclahay halbala SOMALILAND WEEYAAN NIMCO DAGAN ALLOW KU DAAAAAAA SIDAAASAAA WADANIYAD LOO NOQDAA AMA DHULKA HOOSTIISAA LAGA HOOS MARAAAA XABAASHA MACNAHA
@ClWailsuwiws
@ClWailsuwiws 5 ай бұрын
Waa. Hees. Tii. Uuganayaa. Bibco. Degan. 4/2/2024
@mazzikatya
@mazzikatya 8 жыл бұрын
WADANIGA DHABTA ALWO DHWAR NIMACO DEGAN WALE MUDINAD DHABA HEESTUNA WAA TOP TOP MASHALLAH VIVA SOMAILAND 4EVR
@barwaaqoabdiraxiim2402
@barwaaqoabdiraxiim2402 Ай бұрын
2024 hestan silanyo iska leh🤣
@Camaarahmeth150
@Camaarahmeth150 2 ай бұрын
Axmed maxamed maxamuud siilanyo Ex Legen
@ismailhagisarrdabdi6923
@ismailhagisarrdabdi6923 2 ай бұрын
Waa hees weligeed duugoobayn
@joshjohn8842
@joshjohn8842 9 жыл бұрын
Nimco qurux,waah waah waxaasaa hees ah,waxa ka sii daran style kaaga aanay cidi kugu gaadhin.
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h Жыл бұрын
2023 2024❤❤❤❤ like
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 Ай бұрын
Waxaas khatumo baa so afjartay geesiyal snm afka dhulka ugaliyaa helay
@musj21
@musj21 25 күн бұрын
Ciyartu waa halftime second half wa anaga cupka 🟢⚪️🔴
@ducaalexajicali9468
@ducaalexajicali9468 Күн бұрын
​@@musj21ciyarta extra time baa lagaa dhaliyay goal iska sabra waa la idinka badiyay
@abdirahmanfeedhacade
@abdirahmanfeedhacade 5 жыл бұрын
2019 yaa dawanaya
@ahmednuur3528
@ahmednuur3528 6 жыл бұрын
Masha allah nimco dagen nolol walal
@hilaladan6313
@hilaladan6313 4 жыл бұрын
Wan tegeraa fananada waa somalilander dhab ah
@axmednuur1080
@axmednuur1080 3 жыл бұрын
Asc wll Nimco degan
@mahdiqumane7336
@mahdiqumane7336 6 жыл бұрын
Miss N I M C O D E G A N muwadinad dhaba ❤
@apdirahimmohamediprahim5391
@apdirahimmohamediprahim5391 Жыл бұрын
heestan ano dhulbhnta ka helay😅
@Fuadfuey
@Fuadfuey 9 жыл бұрын
nimcow allow ku daa yaa maanta rag badan ka dhiga sida inantaa waamuwaadaniyad
@abdourahmanmohamedibrahim2777
@abdourahmanmohamedibrahim2777 Жыл бұрын
Très beau chansons ❤❤
@CabdiGurayruush
@CabdiGurayruush Ай бұрын
Nice gooòoooooog❤❤❤❤❤❤❤
@user-bp6vk1nh8u
@user-bp6vk1nh8u 4 жыл бұрын
Wwww gesiyad somalilandera 😍😍😍🤗🤗🤗💪💪💪💪😎😎😎
@hothoabdilahi7978
@hothoabdilahi7978 Жыл бұрын
SOMALILAND JAMURIYADA BARKAYSAN❤🎉🎉🎉❤
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
Nimco daggan hanti qaran ❤❤❤❤❤
@rodaadan638
@rodaadan638 7 жыл бұрын
excellent singing nimo degan
@BedriMostapha-mc3ej
@BedriMostapha-mc3ej 8 ай бұрын
MOHAMED AHMED SIILANYO
@hilaladan6313
@hilaladan6313 4 жыл бұрын
Alla yacisak nimco degan
@nimcoali7626
@nimcoali7626 5 жыл бұрын
I love you Somaliland
@zamiirziizo7471
@zamiirziizo7471 7 жыл бұрын
fanaanada qarniga kugu fanaa hadaan somaliland nahay huno
@ayanbarre377
@ayanbarre377 6 жыл бұрын
Mnshallah nimco degan noolow
@abdixakiinjaamac6360
@abdixakiinjaamac6360 6 жыл бұрын
Nimco Degan
@45seabreeze
@45seabreeze 9 жыл бұрын
TOP SONG!!!! HEPAAAA! !!
@abdikanimohamed-rb7qy
@abdikanimohamed-rb7qy 9 ай бұрын
Laxankii bk ciyaar maaha
@hibohassan8939
@hibohassan8939 6 жыл бұрын
Viva nimco dagan
@dalxaahmed874
@dalxaahmed874 8 жыл бұрын
Nimco dagan muwaadinad dhab oo quluubtayadu jeceshahaybaa tahay noolow geesiyad
@ifraaxcasaanyo1704
@ifraaxcasaanyo1704 Жыл бұрын
Happy 18 may all somlilanders 💚🤍❤
@abdurezakmire6739
@abdurezakmire6739 Жыл бұрын
2023 yaa dawanyahaa
@zuhuurquruxhaween6880
@zuhuurquruxhaween6880 9 жыл бұрын
mansha allah nimco qurux allow ku daa hadalba waad dhamaysay heestaadu qof walloo inuun dhiigleh way dareensiinaysaa wadaninimada
@GuuleedClraxmaan-mw1vl
@GuuleedClraxmaan-mw1vl Жыл бұрын
2023/may/13 yaa ila dhagaysanaya
@abdikhadarahmed534
@abdikhadarahmed534 Жыл бұрын
nimco wall nolow somalian guul
@califaarax4154
@califaarax4154 9 жыл бұрын
somaliyo ayay kudhaga hadlisaaa gagabiyh maxy kawdaa wan tagerijiray lkn wan junta
@mahdiyacin2258
@mahdiyacin2258 7 жыл бұрын
mansha allh noolow
@rodaadan638
@rodaadan638 7 жыл бұрын
marshallh gersiyad
@islamicfilms6559
@islamicfilms6559 6 жыл бұрын
Nimco Degan Fananad Somaliyed
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Жыл бұрын
NIMCO HARGEYSA ❤
@ismailnasri9936
@ismailnasri9936 10 жыл бұрын
ku quuso qudhanjo somaliland allow dhowr nimco degen allow dhowr jabi cadawgeeda amiin amiin
@zozobell1998
@zozobell1998 8 жыл бұрын
nimco dagan💖💖💖💖💖💖
@anebmohamed5158
@anebmohamed5158 Жыл бұрын
Happy 18 may❤
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
Gaygaa SOmaaliland guul allah
@maxamedmuuse3890
@maxamedmuuse3890 4 жыл бұрын
Jamhuriyadda Barakaysan
@45seabreeze
@45seabreeze 9 жыл бұрын
A top song!!!!
@samowademohamed404
@samowademohamed404 7 жыл бұрын
woooow nolow
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Feysal miyaanu garxajis ahayn wuxuu dhacay sadex jeer cid u xanaaqda maanu arag ciro wuxuu dhacay hal mar waxaa na waashey garxajis ma habaryoonis oo qura ayaa garxajis ah
@zaalimaziiz
@zaalimaziiz 4 жыл бұрын
Wooow nmco wadaniyad dhaba
@ikraankhiyaamo8608
@ikraankhiyaamo8608 5 жыл бұрын
mashaalah
@jimcaalefarxaan7685
@jimcaalefarxaan7685 3 жыл бұрын
Siilaanyo guul guul
@user-ef1tx6nn7b
@user-ef1tx6nn7b 6 ай бұрын
2024 GaraceYyy izo duCeya 😂😂
@barwaaqoabdiraxiim2402
@barwaaqoabdiraxiim2402 Ай бұрын
Sa mxn kugu ducena😂😊
@user-ef1tx6nn7b
@user-ef1tx6nn7b Ай бұрын
@@barwaaqoabdiraxiim2402 Wll zanaD kaN Four aya ahY E ExaMka iigu zoo duCeeee 😂❤️
@mustafeaxmedcilmi492
@mustafeaxmedcilmi492 3 жыл бұрын
Somali waa guul
@myenglishbooster6591
@myenglishbooster6591 Жыл бұрын
ree miyad yahay hees saxa qaad
@ugbadhassen2223
@ugbadhassen2223 9 жыл бұрын
Wow I like this song 💏💏💏💏💏💏💏👙👙👙👙👙👙👙👙👙👙
@nonamegaming5669
@nonamegaming5669 Жыл бұрын
😍💙💜💙😍
@mariyamahamed4956
@mariyamahamed4956 Жыл бұрын
Somaliland may ❤❤
@maryanroble2820
@maryanroble2820 9 жыл бұрын
Nimco muwadinD dhab ah
@xamsecabdilaahi9414
@xamsecabdilaahi9414 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@arkahargeisa7883
@arkahargeisa7883 7 жыл бұрын
geesiyad mudan in lagu daydo qaranked jecel
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 2 жыл бұрын
❤💚💟
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Nasab nasab dhalay aqoonta isaaq waa beesha boqortooyo ciidagale reer guuleed suldaan ilaahey ha barakeeyo maskaxda waa maskadii umada ilaahayow noo barakee maskaxda umada
@user-ph8kc4nn9y
@user-ph8kc4nn9y 8 ай бұрын
MY LIVE SOMALILAND 💚🤍❤️💚🤍❤️💯💯💯👍👍👍
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥺💚❤💚❤🤍💚🤍❤🙏🏽🦁✌✌🥰🥰 my somaliland walal see dareeme qalbiga ka hadal
@yasirabdi158
@yasirabdi158 4 жыл бұрын
𝕫𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚𝕝𝕒𝕟𝕕 𝕨𝕖 𝕝𝕠𝕧𝕖 𝕨𝕖 𝕟𝕖𝕧𝕖𝕣 𝕘𝕚𝕧𝕖 𝕦𝕡
@haboonhassan312
@haboonhassan312 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤💝💝❤❤❤❤❤
@khadarcagane1175
@khadarcagane1175 6 жыл бұрын
Wadaniyad dhab ah ilaahaw igu sin anoo xil kahaya s/land
hees cusub oo loo sameyey snm.mpg
9:10
mohamed Abdi
Рет қаралды 1,4 МЛН
Cabdikarim Raas & Nimco Degen   Awooda 'Somali Bunjabi Band' 2013
6:11
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 12 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 63 МЛН
NIMCO DAGAN OO HEES CUSUB KA QAADEY SHOWGII FISKA HARGEISA 201 HD
5:17
Hawraar Music Production
Рет қаралды 9 МЛН
Heesta Ciidanka allow dhowr  Codka  Nimco Degan 2015
4:32
Maaweel TV
Рет қаралды 182 М.
Nimco Dareen - Somaliland 2011
4:57
Somalilanderz
Рет қаралды 271 М.
Abdikarim Raas iyo Nimco Yaasiin Dahab 2014
5:25
Abdikarim Raas Dahab
Рет қаралды 113 М.
Dhakac Dhakac by Farhiya Kabayare 2015 Live Stage performance
5:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
Maryan Mursal: Somaliland HD
6:12
DunyAAakhirah
Рет қаралды 3,6 МЛН
Daawo Xidigaha Geeska Wacdarihii Caynaba MBC#2017
5:32
Googoos Media Production
Рет қаралды 917 М.
somaliland 2010 Heesta Cusub Duco Nimco Yaasiin Qaboojiye
5:18
Fuaad Ahmed
Рет қаралды 444 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,1 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,1 МЛН