NIMCO HAPPY OOHIN AFKA FURATAY NINKEY WAA GABOOYE OGAADEN AYUU SHEGTAA SIDAASA KU KALA TAGNAY

  Рет қаралды 17,466

BUSKUT & SACDIYO  FAMILY

BUSKUT & SACDIYO FAMILY

Күн бұрын

Пікірлер: 73
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql Ай бұрын
War Soomaaliyeey gabooye maxay qabaan waa dad Soomaaliya muslin ah walaalaheen ah jameykaan iyo jini aan laaqoonba oo kula diin ahaynba waad guursataan (Maashaa Allah walaalaheey gabooye guuleysta 🌹)
@FatmaFartuma
@FatmaFartuma Ай бұрын
Yaa sharaf badan gabooye waa qabiilada somali qabiilada ugu wanagsan
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial Ай бұрын
Page kayga soo booqo arintas gabooye waan kaga hadlay walal
@muslimohh1001
@muslimohh1001 Ай бұрын
Qabilada oo layasayo oo dhan wa qabilada ugu wanagsan
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial Ай бұрын
@@muslimohh1001 kuwe abaayo wanaagsan
@FatmaFartuma
@FatmaFartuma Ай бұрын
Waa dhaqan aad uxun meeluu kusaleysan yahayna aan la aqoon iyo jaahilnimo maxa kaga sareysa mexeyse kaaga liitan qurux diin dadnimo aqlaq iyo waliba bila aadanimo teeda kale dadkan dhulka kama iman waa dad somaliyed oo waliba dadkeena ah
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Ай бұрын
Allahu.akbar allahu.akbar Gaalay guursanahayan markayasay Gaboye waxa kashegi reer bara da Guursadene iyo jamekayan
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Xasbuna laah, war yaa ka wanaagsan kana qurxbadan gabooyada. Somali waa dad qabiil cudur ku noqday, oo jaahiliin ah. Nin kaad jeclaato ama gabadhaad jeclaato ayaaf guursan kartaa, war ka gudba maskaxda bugta. Waa bogtaane Allaha idin bogsiiyo.
@bahjosheikh1330
@bahjosheikh1330 Ай бұрын
Kuwa west African iyo Chinese cadaan iyo Jamaican qashan oo Muslim ahem xaraam loga dhalo ilmo Gabooye waa dad Muslim ah oo Somali ah Somali yahuuuuu
@nadiraabdi687
@nadiraabdi687 Ай бұрын
Dadka yasaya dad ka aqoon yahansan ka qurux badan sharaf iyo wanaagaba uga horeeya ee markii qurbaha la yimid isku dhiibay iney reerkaa yihiin dad ka doqonsan waligey ma arag markaan cawaan maqlo soomaalida ayaan soo xasuustaa
@anisaguled7469
@anisaguled7469 Ай бұрын
Anakaa u ogalaaney iney calyadooda nala soo doonytaan because doqonkaan oo miidhan baa nagu jira oo isagu aan isku kalsooneyn Noo dhiga magaceena balaayaa idin guursatee
@anisaguled7469
@anisaguled7469 Ай бұрын
Nasabiyadayadii bey rabaa iney cay nooga dhigaan Dadkaan xanuunsanayaa
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Waligeed ba gabooyaha. Lama kala guursan jirin. Wa dhaqan soojiray markaa af gobaadsiga iskadaaya. Qof walooba qabiil hagalini dee reerkiina sheegta waar ya ilahay yaqaan
@Niza-j
@Niza-j Ай бұрын
OO wllo OgadeN iyo Gabooye soo isku mid ma ahN War rerkaas sharaf iyo karaameyy leeyihin somaliyeey dulmigaad rerka ku wadiin joojiya gabooye naga raali noqda wllyaL😢❤
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
CARAB SOMALIGA, GABDHAHENA GUURSADAAN, KUWA BADAN AYA TUMAALA AH, UGU DARNAAN QAARBA AWOOWAYASHOD ADDOMA MILKI AHA OO YEMAN DONYO KAGA SOO CARARAY, WAXA KU LEEYIHIIN WAA CARAB SOMALI,
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
ASALKA AYAA MUHIIM AH ,WAA QALAD HADDII QOLA KALE LA SHEEGTO NASABKII QOF KA AYAA LUMAYA
@raqad4642
@raqad4642 Ай бұрын
So idinka African iyo Jamaican ka guursada maxad wiil somaaliyeed ka sheegeysaan gabooye wa dad sharaf leh xishooda qabyaalad ba qalbiga idin madoobeysay akhas
@xamralive
@xamralive Ай бұрын
Xamiido Way khaldan tahay Waxaa Saxsan wiilka qolka haya ee la hadlaya Nasabiyada Islamku ma Qabo in la Khaldo
@CabdiQaadir-qf2hn
@CabdiQaadir-qf2hn Ай бұрын
Ninka sujuu ma ah ee .WAA WARDEY .AFKIISA OO KU HALAYO AYAA CADEYNAH...RAGA OGAADEEN.EE.SAXDA AH WAREYSO WARDEYDA,.OGAADEN..KA WAREYSAN.
@anisaguled7469
@anisaguled7469 Ай бұрын
Allah gabooyow aabihiin wasa Calya kastaa haydin caayaan intaad idinku hoos isugu dhigeysaan uff
@DeeqoAli-s7e
@DeeqoAli-s7e Ай бұрын
Maxaa kaquseya qabiilkiisa namaste hadey is jecelyihiin
@mohamednur1696
@mohamednur1696 Ай бұрын
WAA NIN MUSLIM AH CALAA KULLA XAAL❤😂
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Bisinka maahir bay kaaga dhigtay caruur taadii hore meeday waar ya ilahay yaqaan 😂
@amaaladem3486
@amaaladem3486 Ай бұрын
Gabooye maxaa loo takooraya waa dad dhaqan wanaagsan
@Shokricmaar
@Shokricmaar Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
@amaaladem3486
@amaaladem3486 Ай бұрын
Sharaf ma aha inaad reerkaaga ka tagto
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 Ай бұрын
Cajaaib Gobooyuhu waa dad Soomaaliyeed markaas maxaad Ninka reerkiisa uga saaraysaa
@foozia426
@foozia426 Ай бұрын
Qof waliba qabiilkiisa haku kalsoonado dad badan baa lasoo qarxiyey qabiilkooda
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Cunsurinimada lagu hayo beelaha Gabooye ayaa ku kalifeysa inay cid kale sheegtaan waana dad Somaliyeed oo muslimiina waxaad hadda uga hadleysaan ayaaba khalada
@fayecooking
@fayecooking Ай бұрын
Subhanullah gabooyaha dadka may cunaan 😮
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 Ай бұрын
Ogadeen ma qabiil furan cid walba ma ogaadeen.baa?
@FaisaMahamud-mt7it
@FaisaMahamud-mt7it Ай бұрын
Bal quruda uu qabo ii daawo ala mar mar baan is weeydiyaa somalida markeey ka hadlayaa gabooyo ama madhibaan mexeey uga dhigaan TABOO quraxna laguma gaaro 😂😂😂😂😂😂
@MunaJama-z6e
@MunaJama-z6e Ай бұрын
Waar gabooye waa dad nasab ah ee afkina ka raaba goob wayan gabooye
@samar9171
@samar9171 Ай бұрын
Idinka maxaa u ceebaynaysaa wiilka ciduu doono ha noqdo gabadha u doono ayuu guursan karaa.
@abdialifarah4173
@abdialifarah4173 Ай бұрын
Xagay jireen reer cabdile ma isaaq ayay kasoo baxeen mise waxay ka imaadeen oromo noo sheega
@munahassan5579
@munahassan5579 Ай бұрын
Waa ogaden
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Axmed cabdalle .wa ogaden .
@sharmarkeshariifmohamud4768
@sharmarkeshariifmohamud4768 Ай бұрын
Maxaa la isku haystaa fadlan ilma xaaji mindi maxaa isku haysataan kkkkkkk
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 Ай бұрын
Caanimada miyaa kaasoo gashay inaad ninkaada falanqeyso, ogaadeen gabooye koley ninku waa ninkaada ee jayso horaaa loo yiri midi hadeey calool ku tagto wax ka qabasho malahane,
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Awey ninki qabey ee rerxamarka ahaa miyu furey.
@samar9171
@samar9171 Ай бұрын
Nasabka lama Bedeli Karo hadii kale waa garac ama wacal.
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Gaboyo waa somali maxa dhib ah hadii la gursado wah
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Ай бұрын
XasbunaLah..Wanicma.WakiiLan
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
War wiilku ma rer colcade .rer colcade wa ogaden .yaa muran ka qaba golcade .wa cabdalle .
@hudunadam1182
@hudunadam1182 Ай бұрын
Kkkkkkkiii Kkkkkkkiii
@ahmdadn9165
@ahmdadn9165 Ай бұрын
maxaa ku jaban cidii uu yahay
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Ай бұрын
Xamiida heersare
@amalianasrani894
@amalianasrani894 Ай бұрын
Ninka qolka miyuu waalanyahay Aabahaa qolodiisa xitaa lama hubo Yaayaqaan inaad qolodaa tahay isku wada DNA yihiin
@haniaden2700
@haniaden2700 Ай бұрын
Shaqo la aan badana maxa Inka galay tan kale gaboye ma gala wah war ka dhamada dadka
@RahmaDDoni-uh9bl
@RahmaDDoni-uh9bl Ай бұрын
Gabooye xageelayay
@fabu2526
@fabu2526 Ай бұрын
So
@hanamulah2591
@hanamulah2591 Ай бұрын
Marka maxaa kagalay marka
@somaligirl8743
@somaligirl8743 Ай бұрын
Ogaaden iyogabooyo sow isku mid ma ah
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j Ай бұрын
Haa idoorka iyo majeertee iyo gabooye waa iskumid
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Kani wa sujuu .mayaqano
@FartunK
@FartunK Ай бұрын
ogadeen iyo gabooye xagee u kala wadaa
@samowsamale3490
@samowsamale3490 Ай бұрын
Waa dad dhaqan xun oo shaqo la’aan hayso
@umm123
@umm123 Ай бұрын
Waryaa aniga oo ah 67sano jita, ayaan ku dhashay jig jiga iyo walaalhayga iga wayn, ogaadeen u ma baahna dad sheegta, allaah badiyay, qabiilda yar yar ayaa u baahan in ay isku kodhiyaan.
@waalayaabaywaalayaabay9130
@waalayaabaywaalayaabay9130 Ай бұрын
Nonsense gabooye Waa dad Somaliyeed oo muslim ah Maxaad Maxaad dheertihiin naagaha not manka gaalada cadaab& madoow xaaraanta kula nool waxba lagama sheego keep going ayaa la dhahaa diintuna uma Banayn niman gaalo ah naag muslim ah shame on you guys nonsense. 🇯🇲 jamaicanku Waa normal nonsense
@Shokricmaar
@Shokricmaar Ай бұрын
Asc
@YasinKahinYusuf
@YasinKahinYusuf Ай бұрын
Gaboyaha.yaheli.kara
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Naag doqon ah. Ayaado saas uu eg ayey nin rag oo nasab ah ayey heshay
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
Nimco happy wa marexan .lakin marexan yaa ka midgaan badan iyagabo ilkoyar ka buuxan urmidig iyo uurbidix.horarsame .telxa.maxey is dhaman ninkeda ha heysato.
@MustafaAbdirahman-oo9eu
@MustafaAbdirahman-oo9eu Ай бұрын
Lkn iyadu waa reer habarjeclona way dhashay
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Mareexaan qabiil midgaan ah kumajiro, asal lahubo waa anaga, halka reer ee awoowayaashood meeshay ku duufanyihiin iyo asalkooda layaaan waa mareexaan , qabiiilkale majiro. War iyo dhamaadkii qofwalba ciidiisa ha sheegto hadii lagu raaco iyo hadii lagu diido.
@MaleykaGabane
@MaleykaGabane Ай бұрын
@@Nuurah951 Waxa tihin dadka ugu midgan badan Uur midig iyo uur bidix .horaarsamo ayabo idinku jire midgan maa idin yar
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
@@MaleykaGabane uurmidig waa curadkii mareexasn, uurbidix wax ladhoho majiraan, Howraarsame waa ina amaanreer , iska hadal looma hadlo ee xaqiiqda baaar markaas dad caay.
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
@@MaleykaGabane midakle adi reerkaaga fuul. Reerkaad tahay banaanka soodhig aan kula aragnee
CODAD KALE OO SIR AH DILAA HASHIM & AYAAN SIR BADAN KA SHIFAY
25:02
BUSKUT & SACDIYO FAMILY
Рет қаралды 13 М.
DEEQO WALASHED AFKA FURATAY DILAA HAASHIM SIDUU UDILI RABAY SHEEGTAY & MURUGO
1:42:56
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 66 МЛН
Human vs Jet Engine
00:19
MrBeast
Рет қаралды 189 МЛН
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 68 МЛН
1, 2, 3, 4, 5, 6, 7, 8, 9 🙈⚽️
00:46
Celine Dept
Рет қаралды 67 МЛН
BISLE OO QOL MIC 🎤 LOOGA QAATAY SO GALEY DAAWO MAXAA DHACAY
12:03
SHAKIIRA oo markale FAADUMO BURAANBUR khaati ka taagan, MADHALAYS ku cayday
1:53:54
MAXKAMADA DAHIR OO MANTA YASSIN LO GURINAYO HAMBLYO 🎊
20:42
FALANQAYN PRODUCTION
Рет қаралды 15 М.
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 66 МЛН