Nimco jaamac migil hees Dibnaha | nimca Jaamac | Neima Djama | Nimco Jaamac | nimco jaamac album

  Рет қаралды 71,457

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

Heesta : Dibnaha I Cuncunayee
Luuqda: Nimca Jaamac Migil
LYRICS: DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
Dibnaha i cuncunayee
Dad allow ma dooxaa ?
Ma dillaaciyaa nabar ?
Dhuxul hoos ka dihinoo
Dusha laga hagoogoo
Dedan baan ujeedaa
Mise waan dabraayoo ?
Intaan hadalka deriniyo
Loo yeelin deelqaaf
Nin didsani cambaarayn
Dib waxay ka noqotaba
Diibso baan idhaahdaa ?
************************
Adoo daarta jiifiyoo
Anoo degalka joogaa
Kala durugsan labaduyee
Darxumooy ku nacayoo
Kuna daawan maayee
Doodeey ma sheegaa ?
Mise waan dabraayoo ?
Intaan hadalka deriniyo
Loo yeelin deelqaaf
Nin didsani cambarayin
Dib waxay ka noqotaba
Diibso baan idhaahdaa ?
#dhugmaal_lyrics #dhugmaallyrics #DHUGMAAL

Пікірлер: 11
@xasanmaxamad8355
@xasanmaxamad8355 Жыл бұрын
Waa Erayadii AHUN Abwaan Af-Gudhiye
@HudaEidxirsi
@HudaEidxirsi 4 күн бұрын
Micnay ku fadhidaa heestaasi wanna sarpeep kii fahmayo fahan
@badrinour6288
@badrinour6288 Жыл бұрын
Magoosha jabuuti nimca jaamac ❤❤
@user-ev7nx8eq7w
@user-ev7nx8eq7w 2 ай бұрын
Who is still listening in 4/5/2024
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
Cajiib heesta iyo ereyda qaabka EEKEYAHA IYO SARBEEBTA IYO LOOGY DHEX QARIYEY DAY!
@CosobSeexde
@CosobSeexde 2 ай бұрын
22 may 2024
@xogdhalaaliyecalimahad2558
@xogdhalaaliyecalimahad2558 Жыл бұрын
woow
@user-nf9lc7lx6e
@user-nf9lc7lx6e Жыл бұрын
Nimco jamac ( AHUN )
@kkin7066
@kkin7066 9 ай бұрын
Nimco waa noshahay hunno
@xogdhalaaliyecalimahad2558
@xogdhalaaliyecalimahad2558 Жыл бұрын
66
@muhiyadinyassinisse4871
@muhiyadinyassinisse4871 Жыл бұрын
06mai 2023 Hamburg
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,5 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 32 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 10 МЛН
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 162 МЛН
Awaleh Aden iyo Roda Daher- Wa Xasuustii Nimco iyo Said
11:08
Assajog Studio
Рет қаралды 1,1 МЛН
Heeso xul ah - Nimco Jaamac & Siciid Xamarqoodh
1:05:56
Jabuuti TV
Рет қаралды 275 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
QAARAMI LYRICS
Рет қаралды 1,2 МЛН
NIMCO JAMAC | BILIS | SONG SOMALI MUSIC Samadoon Studio Pro mp4.
7:07
Samadoon Studio Pro
Рет қаралды 144 М.
Nimco Jaamac & Siciid  Xamarqoodh Ahun l
9:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 61 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 6 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 832 М.
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 9 МЛН