NIMCO MIGIL ILA MISKEEDI CAASHAQA XIDIGAHA GEESKA 2020

  Рет қаралды 351,886

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

Күн бұрын

XIDIGAHA GEESAKA 2020, HODAN ABDIRAHMAN, ABDIRISAQ ANSHAX, AXMED AARSHE, ASMA LOVE, ASMA SABAN, NIMCO MIGIL, ABDI HANI, MAXMED BAKAL CIRO, ABDIRAHMAN ODEY, MURSAL MUUSE, IFRAAX HARGEYSA, KHAALID MESSI, MUKHTAAR BEEROOF, NIMCAAN ONKOD, ISMAACIIL AARKA, IFRAAX TOLMOON, XUSEEN KAAFI, JAMAAL ONKOD, YUUSUF HANAD, PRESENTED BY EGLAN SHOW
NIMCO MIGIL
ILA MISKEEDI CAASHAQA
EREYADA XAMSE AXMED NUUR
LAXANKA SAHAL DAAHIR NAQDI
MUSIC AXMED WALI FURINLE
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 349
@yacoubdjibouti5612
@yacoubdjibouti5612 4 жыл бұрын
Mashallah sawtu raxma cod maacan with emotionnel song hore uu sooco habo macan 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤
@albertoyahya
@albertoyahya 4 жыл бұрын
Ilmaadeerayaal qodhiin iyo xeradiin like isaar igana tiiriya asxaabeey
@MohamedMohamed-qh7cj
@MohamedMohamed-qh7cj 4 жыл бұрын
The best song and voice, Top Nimco migil,Ifrax Tolmoon iyo Ifrax Hargeisa👌❤
@sumayahassan771
@sumayahassan771 4 жыл бұрын
Gabadhan maanta iigu horaysa wlhi 20 jeer kabadan ba dhagayste waa fananad aad uncod mcn horay usoco wll♥️hestadu meel bey iga tabatay😭
@mustafaaden736
@mustafaaden736 4 жыл бұрын
@Sumaya Hassan isku mid baynu nahay. Anna 50 jeer in ka badan ayaan maanta oo keliya dhegaystay. Waa cod hellaasi ah ( Romatic melodious voice)
@munacisman5891
@munacisman5891 4 жыл бұрын
Machallah 😍 nima migil tu as une belle voix k dieu te bénisse 🙋‍♀️
@shaarublibaax7139
@shaarublibaax7139 4 жыл бұрын
Bal siday u xamanayaan eega ee ay indho ugu gubayaan fanaanada
@najwamohamed6090
@najwamohamed6090 4 жыл бұрын
Best voice so far abdi hani iyo gabadhan cod ba ku dhan Inta kale is habeeya guys
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Afsoomliga waan aqaana lkn ila miskeedi waaxay somaliyeee alla jecliyaa afkeena hosanna ah dadkii somaliyeed ee afsomaliga ilahay hibada usiiyeey ayaan ka sugayaa inaa isoo sheegaan 🌹🌹✅✅✅🌹🌹
@hamsamohamed7335
@hamsamohamed7335 4 жыл бұрын
Miss Cool Adam Maansha Allah Maan Arag Baryahaa Qof Sidda Afkeena Hooyo U Danaynaya Oo Dadka Weydiinaya Erayguu Fahmi Waayo. MISKEEDINTU Waa Wixii La Wada Liso Marka Ila Miskeedi Caashaqa Waxay Micno Ahaan Noqnaysa Ila Lis Caashaqa Ama Ila Maal Caashaqa.
@nafisaomar2818
@nafisaomar2818 4 жыл бұрын
Waad asiibtay
@omarjunior9290
@omarjunior9290 4 жыл бұрын
Miss Cool Adam wll micnaha ila miskeedii caashaqa waa ila dhan caashaqa marka hasha la liso ee aad laba ku wadaagtan caanaheeda intaad qofka kale u dhiibto ayaad leedahay ee soo miskeedi caanaha waa ii soo reeb intayda marka waxa la wadaago sida caanaha ayaa miskeedi la yidhaa bro
@saluugladarwiish6954
@saluugladarwiish6954 4 жыл бұрын
Asma saban Asma love Hodan c/raxmaan Xasard bay isla daba socdaan Ifraah hargysa mdxda xidigaha cidna wxpa kama sheegto🙋‍♀️
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 4 жыл бұрын
Waad aragty wlee😂😂😂😂😂😂😂
@bushramulah1012
@bushramulah1012 4 жыл бұрын
Woooow war gabadhaan waaa cod macaan jacayl aaan ihyn ayaan darewnoya😭😭❤️❤️❤️❤️
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Waaaaw. Nimco migil cod macaan iyo fan isku kalsoon👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤
@kaysefarah8913
@kaysefarah8913 4 жыл бұрын
Maansha Alaah Eryadu Waaweynaa Abwaandhe Laxankana Waan Ka Helay Fanaanadanina Sidaasay Ku Iibsan Tahay Alla Ha Idin Daayo Wayheestay Wlaahi Xidgaha Fanaanadan Nimco Iyo Anshax Iyo Xuseen Kaafi Iyo Isamacil Aarka 4taas Oo Kaliya Heeaso Laxamo Iyo Erayo Fiican Qaaday Iyo Asma Saban Eraydu Waa Asal Lkn Laxanku Ma Macaanna
@z012y
@z012y 4 жыл бұрын
Nimco Migil xidigta qarniga 👸🏼 💚❤️
@yusufjama8819
@yusufjama8819 3 жыл бұрын
Asc nimco waan ku salaamayaa marka hore Mar labaad Nice 🎵 song nice music 🎶 thanks nimco best mukhtar UK Birmingham
@mustafesuudi7554
@mustafesuudi7554 4 жыл бұрын
Inanta codkeda waa u bogay in ta ilamidka like ii saar
@safiaismael5234
@safiaismael5234 3 жыл бұрын
Voila une deuxieme au voix dore c est incroyable ecoute elle vous donne l envie de pleure a force que sa voix est si doux j t aime nima toi et ifrax tolmon
@malikaabdi8150
@malikaabdi8150 4 жыл бұрын
Yaaa run miya nima Miguel gorme aday hargeisa ,Djibouti aya ku oga be waw nima Miguel cood cool
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 4 жыл бұрын
Nimco Migil Waxay Soo Celin Kartaa Magacii Xidigaha Geeska Ee Godka Ku Dhacay Runtii Waa Gabadh cod Macaan Oo Degan Waar Ma Ila Socotaan
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
Somali American marki edo la furaa miya godka ku dhaceen 😂😂iyada edo cararte waxba looma dhim ayay ahayd hadey cidi god gashey edo aya gashey iyagu waa cirka markasta dhuxul iyo furinle intay jogaan sheekadu wa cirka haduunbay lacag heleen oo hayado lacago siyeen youtube yada iyaga leh cidi kama cunto wax
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 4 жыл бұрын
Warunta wll codka nimca migil wax dhama lawa
@suadomustaf6894
@suadomustaf6894 4 жыл бұрын
Waa sax 👍👍👍👍🇸🇴👈🇸🇯👈💯
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Labo qof aya so celi doona xidigaha qabilka waa ifrah tolmon iyo nicma miguil
@najmamahamoud6310
@najmamahamoud6310 4 жыл бұрын
@@qisasduniya1053 saxix wad abarty wll
@zakiisaac12
@zakiisaac12 4 жыл бұрын
I’m proud of Nima Miguil - codki iyo style ki Djibouti
@hamdamxamedahmed9401
@hamdamxamedahmed9401 4 жыл бұрын
Wllhi XIDIGAHA qof kula codi inaanu kujirin mazha allh cadawga unoolow nimco migil *nimco* *qureysh* mgacana iga gudoon💝💝💋💋💋👍👍👍
@ismahaanadem841
@ismahaanadem841 4 жыл бұрын
Nimco Ali migil 8:50AM 3.20.2020. Heesta kaliyaa Ee igu socota😍
@doualehahmed5446
@doualehahmed5446 3 жыл бұрын
Fier d'être une Djiboutienne
@samiranovich271
@samiranovich271 3 жыл бұрын
Waow machallah wll nima ali miguil ta voix est très belle ❤❤❤👑👑👑🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@ladanhooyo143
@ladanhooyo143 4 жыл бұрын
Waa heestii ugu codka macaaleyd barnaamujkaa
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 4 жыл бұрын
Wooow masha allh Nimco milga codmacan iyo hees mCan hore usoco masha allh
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
Inantan codba ku dhan 🥰🥰🥰🥰borama hablo iyo wiilal wada talents ah weliba akhlaaq leh ayaa lagu bartey gobsana dhiigaygu
@dhemaniyoluul407
@dhemaniyoluul407 4 жыл бұрын
Wllo gabadhan waa reer jabuti oo barnamij hlkas ka socday ayey ka so baxday kadib ayey somaliland u so wareegty
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
Dheman Iyo luul waan ogahay qaali jbt iyo borama waa inan iyo abtigii inantan wa samroon waxaba dhalay sacad muuse
@dhemaniyoluul407
@dhemaniyoluul407 4 жыл бұрын
Haa sax wllo anu qabil ahan kama hadlayn lkn marki u horeysy ee an bartay tartanki jabuti ay qabaty ayn ku barty iyaduna wxy tidhahda rer jabuti ayn ahy wa intas un qli
@kadijasaid534
@kadijasaid534 4 жыл бұрын
Nimca waa inaan Cisse ahay wllo
@amanyedd8432
@amanyedd8432 4 жыл бұрын
Dheman Iyo luul jbt somalida kale waxay kaga duwan tahay qofka ku dhashaa wa jaboutian sida yurub iyo america yacni gaal cad haduu ku dhasho wa jboutian lkn anaga waxan kaga duwanahay engiriiski awoowyaashey wey u diideen inu ku dhasho waxanay nagu dhaleen inaan qofkaan u dhalan xata hadu ku dhasho aanu somali ama somalilander oo kale noqon karin waxkasto dhaca tasan ku kala duwanahay lkn somalida jaboutian waa jeexayagii midig waa dadki aan ku badbaadney marki qaranki somaliyed dumay 🥰🥰🥰aduunka idin jeclahay
@haajimedia5018
@haajimedia5018 4 жыл бұрын
Cajiip inan reer borame waan wataa
@craxmaancandimaxamuud3941
@craxmaancandimaxamuud3941 4 жыл бұрын
gabadha asma saban ladhaho huruuf badanaa horta mxa kasiya uf
@shahinaasdauud8646
@shahinaasdauud8646 4 жыл бұрын
waa jaluusad xun
@ajquality9230
@ajquality9230 4 жыл бұрын
C/raxmaan Candi maxamuud Dee Waa Ina dhigo deee wuxu
@qumansabban7117
@qumansabban7117 4 жыл бұрын
Gabdhahaygii ciise codadkooda yaa gaadhi kara Ifrax toolmoon iyo Nimco migil mijo kuulay waydiin kaa 💟💟💟💟💓💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
@choukrialihassan2861
@choukrialihassan2861 Жыл бұрын
Love ❤une très belle voix. Ma Shaa Allah. The best❤
@mustaphaabdimohamed909
@mustaphaabdimohamed909 4 жыл бұрын
Fanaantii hore Ayaan ku xasuustaa inanta Guulayso walaal🙏
@raabicaayatulah5186
@raabicaayatulah5186 4 жыл бұрын
Top gabadhan iyo ifrax tolmoon one love
@happyahmet425
@happyahmet425 4 жыл бұрын
Nimco migil fanand aan jecelahay runtiiii ❤❤🌹🌹🌹🌹🥰🥰
@abdifatahmo9931
@abdifatahmo9931 4 жыл бұрын
Fanaanadu siday afka leedahay ayaan ana iraahda laga yaaba inaan ana codmaacanahay
@naimahashi7391
@naimahashi7391 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣😜👌
@abdifatahmo9931
@abdifatahmo9931 4 жыл бұрын
@@naimahashi7391 hahhaha adna wll ma sidaabad afka tiraahda
@naimahashi7391
@naimahashi7391 4 жыл бұрын
Mayeey allahay ka alla ee ada iga qosliyay
@abdifatahmo9931
@abdifatahmo9931 4 жыл бұрын
@@naimahashi7391 alxamdulilaah dheh aniguba sadex week ayaan sidan isku arkay
@dhemaniyoluul407
@dhemaniyoluul407 4 жыл бұрын
Nimco migil wxy oga cod mcn thy hablahan kale marki u horaysyba waxy u ku so baxday hees live ah oo bilaa playback ah
@ahmedmaandeck6126
@ahmedmaandeck6126 4 жыл бұрын
i love you neima Miguel reeer Djibouti inolow
@Qofnaba.
@Qofnaba. 4 жыл бұрын
Aad bay u cod macantay inantan heesaha ay qaday ila kuwi hore ee ay so cusbonaysisay makala dhacaan
@nasrochehem6064
@nasrochehem6064 4 жыл бұрын
Nimco migil wa gabadh reer djibouti ah horey usoco qali miss u
@asmamohamed7344
@asmamohamed7344 4 жыл бұрын
Boqorada codka nima ali miguil mashallah🇩🇯🇩🇯
@siciidibrahimali1067
@siciidibrahimali1067 4 жыл бұрын
Nimco migil waa hormoodka barnaamijka 2020 gabadha ugu codka mcn xidigahaha yaa daawana caawa like saar
@hkilol3183
@hkilol3183 4 жыл бұрын
Ow my god nimco migil aad baan kj salaamey codka halaasiga ah waa mid aan is qarineyn run ahaantii waxan tahy fanaanad dhan cod aan inaba caadi aheyn
@aaminoapdi8331
@aaminoapdi8331 3 жыл бұрын
Codkeedaapa jacayl aH waapa hipo ilaahaY siiyey nimco migil m.a wll alla haku dhowro inan hipo faneed leh
@abdillahinourbarkad8128
@abdillahinourbarkad8128 4 жыл бұрын
Gabdhii ciise weeyan wow inan reer Djibouti ah nima migil❤
@fatimayusuf4913
@fatimayusuf4913 4 жыл бұрын
Ugbaad iyo xamda Queen 👑 wan taby wlhy
@abdirizaqomerabdilahi9587
@abdirizaqomerabdilahi9587 4 жыл бұрын
Emotional Wlhy😢
@bizoo5408
@bizoo5408 4 жыл бұрын
hestan wa ugu socota wa cod mcn nimco milge horay u soco❤
@tway5195
@tway5195 4 жыл бұрын
Wooooooooooow waxaas ayaa cod lagaa yiraah mrs migil inaba caadi maaha waa ugu socotaa
@bushronuur5064
@bushronuur5064 4 жыл бұрын
Maana.dhan ayaan sugaayay heestaa in lasooo galiyo
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 4 жыл бұрын
Runtii #NIMCO #MIGIL runtii gawadhan famkeeda banaankaas yaalaa waan ogaa in booska xamda queen lakeenayo waa uqalantaa tani codkeeda ka hadal maaha
@kadijasaid534
@kadijasaid534 4 жыл бұрын
Nimca nice song hore u soco cousine
@buunijama8080
@buunijama8080 4 жыл бұрын
😭nimco nimco
@fardowsoabdulahimuhamud8978
@fardowsoabdulahimuhamud8978 4 жыл бұрын
Gabdhan wafananad
@najmanalka2028
@najmanalka2028 4 жыл бұрын
Nimco migil wn ku wataa codka cajib kuma cunaan kuwo an arka xasidina codkagad fanka ku jogta sis hore u soco dadbadanbad mesha ka saray anaaa huba
@cabdiqaadirxuseen5699
@cabdiqaadirxuseen5699 2 жыл бұрын
fananada yari aadban uga heeseda oo dhan
@nafisamowlid
@nafisamowlid 4 жыл бұрын
Boqorada codka dad badan meesha taagan waaad shiiiqisay hore usoco
@buunijama8080
@buunijama8080 4 жыл бұрын
Ninco nimco
@bashiirabdullahi8933
@bashiirabdullahi8933 4 жыл бұрын
Axay axay fananada gorma igu danpeysa fananada sidna o kale u cod macaan go forward waxan filaya inaye booski xamda quen u buxin doonto xidigaha
@AmiirNadridov
@AmiirNadridov 4 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay nimco migil fanaanad tartan lagali karto maleh waa qof dhameestiran mar horee aheed in kooxda lagusoo daro intii kuwa badan oo bilaa sameen ah kooxda lagusoo daraayay aniga xidigaha geeska kalsoonida mar hore ayaan kala laabtay lkn nimco migil darteed ayaan kooxda markale taageero ugu noqan wlh
@mukhtaarnajaad8612
@mukhtaarnajaad8612 4 жыл бұрын
Wey axyaa jacayl
@axmadxuseenshiikh8192
@axmadxuseenshiikh8192 4 жыл бұрын
Axsan cod mcn horo usoso wll qaliya
@samirasaid4276
@samirasaid4276 4 жыл бұрын
ملكة احساس🔥❤🥰 my queen nimco migil
@filsanmed6639
@filsanmed6639 4 жыл бұрын
Macha allah tabarakallah nimca qali od macan
@khadarbuush4893
@khadarbuush4893 4 жыл бұрын
Ama codka i maqashiiya ama waxba koofeer ha iska khasaarinina 🤔🤔🤔🤔
@amiiracadeey
@amiiracadeey 4 жыл бұрын
Illaa shalay darteed usugayey showgan boqorada codka 👌
@addawewarsame2928
@addawewarsame2928 4 жыл бұрын
What a nice voice, a lot of words very high vocbury and i liked the names she used like maqsud, farxiya, marwa
@engednaali36
@engednaali36 4 жыл бұрын
Nimco waa nimco cod bay Haysaa walee
@cuddoonjamac346
@cuddoonjamac346 4 жыл бұрын
Hees iyo badh weeyaan Dadka imika nooli dumarka surwaalda xidha ayey daawadan Axyaa cod😍 3/6//2020 11:15am
@rahmaloveabdirashiid4293
@rahmaloveabdirashiid4293 4 жыл бұрын
Ax yaa sood😍😍
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 4 жыл бұрын
100/100 from sydney
@ayanqali619
@ayanqali619 4 жыл бұрын
Vive nimco qali
@jamaldahir6373
@jamaldahir6373 3 жыл бұрын
Nimco cali migil ismaba dhibayso cajiib kamaba xiiso dhacaysid
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 4 жыл бұрын
100/100
@ifraahabdi8961
@ifraahabdi8961 4 жыл бұрын
Emotional wlhi
@abwaanbaandheeye9297
@abwaanbaandheeye9297 4 жыл бұрын
Wa hooree usoco
@sabahali6128
@sabahali6128 4 жыл бұрын
Wooooooooow
@ahmedomar4165
@ahmedomar4165 4 жыл бұрын
Beutiful singer & beutiful voice
@alihodoon3199
@alihodoon3199 4 жыл бұрын
Gabadha ilaahay cod uusiiyay wllo hore usoco
@hibaaqdaahir9996
@hibaaqdaahir9996 4 жыл бұрын
Nimco migile salan sare hadal ma karayan hesahedu
@hiboheenahiboheena3692
@hiboheenahiboheena3692 4 жыл бұрын
Wow we cayishe m.a
@zakariyaabdi4861
@zakariyaabdi4861 4 жыл бұрын
Asma love xanti bay barty
@maryanali9833
@maryanali9833 3 жыл бұрын
Best song 😍😍😍😍😍
@safiyamahad3314
@safiyamahad3314 4 жыл бұрын
Waxa miyanay samecadda la qadayn wa maxay ninka musica liveka tumayana....
@fardoussamed4081
@fardoussamed4081 4 жыл бұрын
codka walodach anago lafban oo hesna 🇩🇯
@slandv332
@slandv332 4 жыл бұрын
Beautiful voice 💚
@cumarcabdiaskar7171
@cumarcabdiaskar7171 4 жыл бұрын
Waaaaaah waaaaah yaaa salaaam
@saidadenhoussein4068
@saidadenhoussein4068 4 жыл бұрын
Nice song
@hibaqomer1232
@hibaqomer1232 4 жыл бұрын
Masha allah nimco migal
@hindadiiriye9667
@hindadiiriye9667 3 жыл бұрын
Waaaaaaaw🥰🥰🥰🥰🥰
@saadaali932
@saadaali932 4 жыл бұрын
Waaw
@princesssanobia4426
@princesssanobia4426 4 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥
@nouradinfarah8371
@nouradinfarah8371 4 жыл бұрын
Badalkii khadra silimo
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Naag codkeeda isku muujiseey
@hussienm.rirash8952
@hussienm.rirash8952 4 жыл бұрын
La.aantaa abaar wxaad gashay Halkii yurub geenyo
@4bdibased
@4bdibased 4 жыл бұрын
Awood sheegasho. 🥰
@iqramanaal9487
@iqramanaal9487 4 жыл бұрын
Fanan yaabay
@fitamiinoos
@fitamiinoos 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw cadi maha
@tayasiirducaale8516
@tayasiirducaale8516 4 жыл бұрын
Tii asma love maxa helay tolow wy madhate😁
@asmaahmed9523
@asmaahmed9523 4 жыл бұрын
Wa xaamilo😂😂😂
@faisayousuf2351
@faisayousuf2351 4 жыл бұрын
Way is dhistay zhp Wayna ugu talo gashay
@richman9183
@richman9183 4 жыл бұрын
Furinlaa meel walba goostay kkkk
@cabdilaahidhoolayare8148
@cabdilaahidhoolayare8148 4 жыл бұрын
Furinle ayaa cada heeda cunay deeee
@qisasduniya1053
@qisasduniya1053 4 жыл бұрын
Rich Man kkkkk
@ubaxubaxibr9086
@ubaxubaxibr9086 4 жыл бұрын
Nima qali wan ka xumahay maxad kadontay naga xasidinta baydkoda
@haniitahluzah4487
@haniitahluzah4487 4 жыл бұрын
Big power xnunkisu wa qanjo bararkaas
@barkatartan2427
@barkatartan2427 4 жыл бұрын
Wlhi wnba yaabahay maxa ka khaldan bn is leeyahay, berrigii hore saas ma aysan ahyne, habluhu ma fahansana big power iyo daawoyinka kaleba dhibtay leeyihiin😇😇😇
@haniitahluzah4487
@haniitahluzah4487 4 жыл бұрын
@@barkatartan2427 hhh ha wlhi wajigaas buufin cmlka ah iyo mijo qalina un wakuma leh sidiii caruurti wfp ay cawinaysay😂😂😂😂😂😂😂😂
@barkatartan2427
@barkatartan2427 4 жыл бұрын
@@haniitahluzah4487 😂😂😂😂
@buunijama8080
@buunijama8080 4 жыл бұрын
Nimco migiil
@AbdiKaniBishaar
@AbdiKaniBishaar 4 жыл бұрын
Gabar gaaban Guur maleh✌😁✌😂
@injineermxmdlucky1367
@injineermxmdlucky1367 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣 Alla nagamad xishon
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
Hadi gabar guurku galayo hagabnato oo ha guduudnato sxb gabnidu ceebi kabadan
@AbdiKaniBishaar
@AbdiKaniBishaar 4 жыл бұрын
😂😂😂😂qurux hableed waa dheerar iyo luqun dheer
@rahmaali2050
@rahmaali2050 4 жыл бұрын
@@AbdiKaniBishaar nin Somali mid dheer iyo mid gaabanba xaarkeday ku fadhisiyane Juma wanagsan oo baraka leh Illahay haynoga dhigo afadkan meerayan Allaha haynaga badbadiyo sxb dherer iyo gaabniba Illahayba abuuro waxba lagama qabankare dhaxay hablaha Somaliyed dhadheer yihine bal ragaw u quma masuuliyadi Allah idinsaray si ad Akhiro u badbadan sxb
@AbdiKaniBishaar
@AbdiKaniBishaar 4 жыл бұрын
@@rahmaali2050 sas wayo abayo qali nin walbo tiisa ayaaa u qaali ah
@sabrinamohamed9673
@sabrinamohamed9673 4 жыл бұрын
Dadkaan waan kayaabanahay maxay hadana ku heystaan Asma saban waaba Garabkeeda taagantahay Nimco migil. Mise shaydaan baa waxanan arkeyn idin sheega?
@ayanlejibril57
@ayanlejibril57 4 жыл бұрын
Mudo dheer cod sidan umacaan maanmaqal horaa loo soconayaa
HODAN ABDIRAHMAN HADII AAN KU DHIBIJIRAY XIDIGAHA GEESKA 2020
5:27
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2 МЛН
Nimco Migil New Song Gocasho  Best Calaacal Officail Video 2018
5:21
AFRO MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 174 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 7 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
Minecraft Creeper Family is back! #minecraft #funny #memes
00:26
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 17 МЛН
Nimco migil" Sida Golof Colaadeed Xusuustii Fadumo Ahmed Dhinbiil
5:42
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 142 М.
deg deg maxaa kajira geerida ismaaciil cumar geele
18:02
Kaafiye TV
Рет қаралды 4,2 М.
Heeso Ka Oohiyey Nimco Migil Full Barnaamij Daawo Wacdaro 2018
48:02
AFRO MEDIA PRODUCTION
Рет қаралды 44 М.
YAA DULMIYEY IFRAAX TOLMOON|XIDIGAHA GEESKA|IYO QISO XANUUN BADAN
10:31
HAl-ABUUR CAWIL Bile
Рет қаралды 52 М.
MUKHTAAR BEEROOF QALOOCU HADAANU JIRIN XIDIGAHA GEESKA 2020
5:53
Hawraar Music Production
Рет қаралды 962 М.
NIMCA MIGIL | sahwi | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
6:31
SAHAL DAAHIR | NAQDI & NIMCO ALI MIGIL ( HELLO) 2018 SHOW HARGIESA
6:20
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 32 М.
XIDIGAHA GEESKA EGLAN SHOW 2020 FULL QAYBTII 2AAD
1:11:00
Hawraar Music Production
Рет қаралды 95 М.
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 7 МЛН