Nimco Yaasiin | Raaxeeye Banaadiri | Music iyo Madadaalo

  Рет қаралды 26,275

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 19
@Ciiltireboy-c8e
@Ciiltireboy-c8e 5 ай бұрын
Nasiib xumo majiro qof subiskaraab saarey saliga nabiga scw 😢
@cawaleabdirahman2604
@cawaleabdirahman2604 5 ай бұрын
Alla ya cisak nimco yasin iyo all kooxda ❤🙏
@Suldaan_Seraar
@Suldaan_Seraar 5 ай бұрын
Nimco yaasin the Best cidi igu raaczan 👏
@alimuse9541
@alimuse9541 5 ай бұрын
Aamina Farax wabar halooga dambeeyo raaxeeya iyo qaraami oo dhan
@AbdifataaxDharab-oy9xt
@AbdifataaxDharab-oy9xt 5 ай бұрын
Xasuustii magool 2024
@maxamedali8565
@maxamedali8565 5 ай бұрын
Yaa Salam Nimco 🎉🎉🎉
@AbdifataaxDharab-oy9xt
@AbdifataaxDharab-oy9xt 3 ай бұрын
2024 5.27 galabnimo alla yacaska 😢❤❤ khamiista 5/6/224
@hamunaluminanakupenda8459
@hamunaluminanakupenda8459 5 ай бұрын
Absolutely ❤❤❤❤
@BadriNor-qg5vs
@BadriNor-qg5vs 5 ай бұрын
Nimca qurux❤
@Omarabdulaahimaxamuud
@Omarabdulaahimaxamuud 5 ай бұрын
Team astaan kun like
@user-pe1fj5mm9b
@user-pe1fj5mm9b 5 ай бұрын
M.a❤
@MohomedApdird
@MohomedApdird 2 ай бұрын
Yaa noo yareyee nimco yasiin ila imikay.subag tahy waxabaad mooda inanu hapeen ka tagin sida ay acion u bixineyso ka garo hadad wax ka garaneyso
@isku_haya_umamka9242
@isku_haya_umamka9242 4 ай бұрын
Axlaa sawt fanaanad codkeedu sida cinabka udhadhamayo laguma cadaabo ayeeyo
@ADOONKIIRAXMAN
@ADOONKIIRAXMAN 5 ай бұрын
Live music ayad na leedihiin codka fanandana mixer ayad saarteen. Codka biladanku dareen ama emotions ayu gudbiyaa uu laxanku leeyahy. Mixerku wa dareen dilaha laxamada.
@hamdajamacahmed6387
@hamdajamacahmed6387 5 ай бұрын
Absolutely wax garad alle caqliga haku barakeyo walaalo
@kaltuunbool9307
@kaltuunbool9307 5 ай бұрын
Inaan la fahmeyn bey moodayaan asxabey miksarka codkeeda lasaaray
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 5 ай бұрын
Raaxeeye Ma heestan baa banaadiri ah kkkkkkkkkkkkkkk
@abdikadar2
@abdikadar2 4 ай бұрын
Raxeeye laxamo kala duwan ayuu leeyhay. Radab, Burcaawi, Riftoon iyo Banaadiri. Laxankaan waa Baanaadiri oo waxaa sameeyay Axmadeey Abuubakar Faanaankii ahaa Reer Banaadir. Sidaas ula soco.
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 4 ай бұрын
@@abdikadar2 raaceeye waa hees reer somaliland ah qaraami oo dhami waa reer Somaliland Soomaliyana waa dooraa tiri quuquuq diiga dhay quuquuq ,kac kac jecel ukan kkkkkkkkkkkkkk ma bil ka hor baad had ka soo jawaabtay qaraabi somaliland baa leh
Nimcaan Hillaac | Raaxeeye Banaadiri | Astaan Music 2020
11:24
Astaan Music
Рет қаралды 19 М.
Это было очень близко...
00:10
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 12 МЛН
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 30 МЛН
Nimco Yaasiin - Daruuraha Hillaaciyo.
5:42
Astaan Music
Рет қаралды 21 М.
Nimco Yaasiin | Raaxeeye Banaadiri | Music iyo Madadaalo
4:34
Astaan Music
Рет қаралды 38 М.
QAACI SHOW HITT MUSIC JIRIRICO 2024 SUPER STAR NAJMA NASHAAD
6:47
Qaaci Show | Axmed Jacayl & Canab Jidda | Astaan | 2020
31:25
NIMCO YASIIN MACAANKII DUNIDA NEW YEAR 2019
4:30
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,6 МЛН
Heesta  Wahad iyo Xaawo Deggan
5:49
Astaan
Рет қаралды 983 М.
Qaaci Show Djibouti 2024| Najma Nashaad |  xasusuti saynab cige  jahwarerka cashaqa
6:47
Nimco Yaasiin | Heesta sida ayro geeloo | Music iyo Madadaalo.
4:32
Qaaci Show | Cabdi Madoobe iyo Nimco Ladan | Astaan | 2021
29:59