Cabdiqaadir Sahil | Heesta Saylo Guyaal badan | Music iyo Madadaalo

  Рет қаралды 15,743

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 25
@Afrah-j9w
@Afrah-j9w 5 ай бұрын
Wow hees hore waxa lamiid lamahayo alle abawaan xasan genay fank waan xasan xafid
@nagiibkamaal
@nagiibkamaal 5 ай бұрын
Somalia 🇸🇴 caday ❤❤
@SharmarkeAOsman
@SharmarkeAOsman 5 ай бұрын
Ereyadii Abwaan Xasan Ganay, Laxankii Xasan Aadan Samatar. Isla Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed ayaa si talantaali ah horay ugu wada qaaday.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 5 ай бұрын
WAA HEES QIIMA BADAN VIVA
@BiashaAli-w6o
@BiashaAli-w6o 5 ай бұрын
Mashaallah wafeean somali
@matmat735
@matmat735 5 ай бұрын
Annoo qadarinaaya fankaaga, heestani way ka weyn tahay.
@warsamebadar3526
@warsamebadar3526 5 ай бұрын
Fanaan cod fiican laakiin xaga labiska iska sax. Funaanadan weyn xiligoo kulul iyo Surwaal Jiimis. Ma foran baa la joogaa. Dharka classic-ka ah xidho dhexdana ka xidh waa ku sidee
@dalmara6796
@dalmara6796 5 ай бұрын
Codkiisa maha wuxuu ku kabay computer mixer (auto tune) 🤦🏽‍♂️
@HusseinAbukar-lq6ll
@HusseinAbukar-lq6ll 5 ай бұрын
haabaliyo.asatan
@abdurahman9170
@abdurahman9170 5 ай бұрын
Qaadiro ahaa
@mohamedok94
@mohamedok94 5 ай бұрын
Xasuustii adeer hassan adan samadar🎉❤😂
@CabdiraxmanCali-po3zj
@CabdiraxmanCali-po3zj 5 ай бұрын
Anaa uhoreeyo
@reygalawale85
@reygalawale85 5 ай бұрын
Meesha Ninkii Tumi Jiray Musiga labka ah Nagiim Axmed Xaashibaa ka Maqan
@Abdilahimahdi5555
@Abdilahimahdi5555 5 ай бұрын
Qadiro jacayl 😊😮
@NadiifoAxmed-mo6tw
@NadiifoAxmed-mo6tw 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@NadiifoAxmed-mo6tw
@NadiifoAxmed-mo6tw 5 ай бұрын
❤❤❤
@HusseinAbukar-lq6ll
@HusseinAbukar-lq6ll 5 ай бұрын
❤❤❤❤hi
@axmedgajacow7060
@axmedgajacow7060 5 ай бұрын
Cabduqadirow waad dadaashay lkn heestan meesheeda maadan dhigin.
@hassanhussein272
@hassanhussein272 5 ай бұрын
La isma caasiyee walaahi wuu keenay codka iyo musicaba
@DuranShirwa
@DuranShirwa 5 ай бұрын
War heesaha xataa wax soo dhaweyn kara ama shabahaad ku samayn kara cod iyo xaragaba bilaa caleek noo keena, Tush,,,
@Bile.sharif
@Bile.sharif 5 ай бұрын
Qaadiro jaceyl legend la waayay ahaa...heesta lkn xassan aadan cid kaga wacan maleh
@dalmara6796
@dalmara6796 5 ай бұрын
Ninkan autotune-ka isticmalayo maxuu ahaa. Hasan Aden Samatar is screaming right now. Heestii wuuku raftay 😂
@peaceandlove8760
@peaceandlove8760 5 ай бұрын
Humaag cajiiba ayuu inoo sawiray xasan gabey😂
@dalmara6796
@dalmara6796 5 ай бұрын
Sidii laguugu gadhaacay umaadan heesin 🤦🏽‍♂️
@SalmaCali-y3z
@SalmaCali-y3z 5 ай бұрын
😂😂😂
Nimco Yaasiin | Raaxeeye Banaadiri | Music iyo Madadaalo
4:34
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
НАШЛА ДЕНЬГИ🙀@VERONIKAborsch
00:38
МишАня
Рет қаралды 2,9 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
qaadiro jacayl nugulaa jacayl 2014
6:06
geel616
Рет қаралды 211 М.
Cabdiqaadir Sahil | Heesta Afka Dhuxusha | Music iyo Madadaalo
4:23
Sahra Axmed Jamac  Iyo farxaan Xidig
11:00
Al jaziiramerica 24
Рет қаралды 90 М.
Deeqsan Abdinasir | Heesta Gorofka | Music iyo Madadaalo
5:46
Astaan Music
Рет қаралды 47 М.
Heesta Saylo & Xasan Aadan Samatar iyo Sahra Axmed
10:16
Farah Abdo
Рет қаралды 198 М.
ToRung comedy: fun magic😂
0:28
ToRung
Рет қаралды 17 МЛН
Вернулся домой #юмор #shorts #фильмы #кино
0:20
Мир Сватов
Рет қаралды 5 МЛН
Jesus tells you the right path to follow #jesus #jesuschrist #jesuslovesyou
0:20
Передумал брать🤣 #shorts #кино #топ
0:35
kinohyper
Рет қаралды 1,4 МЛН