NIN GUMOOBAY

  Рет қаралды 8,873

MAAN-MAAL CHANNEL

MAAN-MAAL CHANNEL

Күн бұрын

Пікірлер: 86
@xogbaahiye1
@xogbaahiye1 3 жыл бұрын
Jacfar Yuusuf Suldaan nin gobonimo ay ku dhamaatay🥰❤
@maan-maalchannel
@maan-maalchannel 3 жыл бұрын
alle ha ku sharfo walaal
@farhiyaapdirizak4708
@farhiyaapdirizak4708 3 жыл бұрын
Ibraahin howd waa mucjico sheeko faneed yada iyo qoraalka alle hibo usiiyay , alle ha usiyaadiyo . jacfarow wllo waad mahadsan tahay . alle haku sharfo.
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad fahansiintada waaqica iyo faaahfaaahintaba
@Just2facts2
@Just2facts2 3 жыл бұрын
اللهم انصر الاسلام والمسلمين في كل مكان امين يارب العالمين اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 жыл бұрын
Rooble waxa ay isku magac yihiin odaygii Rooble ee ku jiray sheeko fabeedkii buuggii Aanadii Nageeye ee Layla aabeheed, nageeye Abtigii iyo Raage Adeerkii.
@mohamedismail673
@mohamedismail673 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin ustaad jacfar iyo ustad hawd-yuusuf. Rag ilaahay balaaqo iyo tabin iyo maskax miirid isugu daray ayaa tihiin labadiinuba.
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 3 жыл бұрын
Waad mahadsantiin adiga iyo qoraaguba ,Qisadani waxay sharaxaysa gunimada ragii somaliyed qurbaha ku haysata badidooda tan iyo markii Dalkii , dadkii, dhaqnkii burburay dunida dacaladeedana ku saydhmay .Alle ma dooriyo qoom aan isdoorin allow noo danbi dhaaf
@sundusmaxamed7351
@sundusmaxamed7351 8 ай бұрын
Dareen aan xadlahayn by sheekadani qalbigayga galisay runtii wn ka baxaynaa Gudivada insha Alllaaah
@hamzahassan4775
@hamzahassan4775 3 жыл бұрын
Waaaaw masha Allah wlhi waxaa garanaayo sheekadaan macnaheeda dadka qaaar ah ilaahow gunnimada inaga saaar🤲🤲
@Thepathtojannah77
@Thepathtojannah77 11 ай бұрын
Golden voice
@NafaqoHerbal
@NafaqoHerbal 3 жыл бұрын
Macalin jacfar , rabi haku xafido, Fadlan ila wadaag lambarkaaga
@maan-maalchannel
@maan-maalchannel 3 жыл бұрын
Adigana sido kale wll, lanbarkaygu wa 4739233
@NafaqoHerbal
@NafaqoHerbal 3 жыл бұрын
@@maan-maalchannel Mahadsanid macalin
@sakariyeabdirahman8725
@sakariyeabdirahman8725 3 жыл бұрын
Mansha allah wll jacfar waad ku mahadsantahay sidaad noogu soo gudbiso shekoyinka iyo buugaagta muhiimka ah
@NafaqoHerbal
@NafaqoHerbal 3 жыл бұрын
😭😭😭😭 hadraawi markuu qurbaha tagay wuxuu yidhi, dal iyo magac bay lahayd , isagoo umada ka hadlaaya
@jimaaleahmed1155
@jimaaleahmed1155 3 жыл бұрын
Nin gumoobay oo ka mid ah dad gumooboy!!!
@bashiirabdinaasircumar5395
@bashiirabdinaasircumar5395 3 жыл бұрын
M.a
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 3 жыл бұрын
Ibraahim Yuusuf horta ma Muslim baa ninkaas waan ku wareeray?
@LeadeRPoy
@LeadeRPoy Жыл бұрын
Gumoow mxa lga wdaa
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 2 жыл бұрын
Asc aad ayaad u mahadsan tahay ustaad barnaamij yadaada waan jeclehee ha nagu bar goyn👍
@mohamedismail673
@mohamedismail673 3 жыл бұрын
Ustaad sheekoyinka noocan ah inoo soo badi wax badan ayaa laga faaidayaa waaya ayayna inadhaha inoogu furayaan. Sida tii aanadii nageeye iyo tan.
@sulthanmalik9182
@sulthanmalik9182 3 жыл бұрын
war wllo soo badi sheekooyin oo kale mahadsanid
@abdirisaqmohamed3030
@abdirisaqmohamed3030 3 жыл бұрын
Ustaad mahadsnid Sida aad u duubto codkaga waxa uu ka dhigaa barnaamijyadaada kuwo xiiso leh👍👍👍
@naciimaibrahim968
@naciimaibrahim968 3 жыл бұрын
Subxana Allah, waa run kajirto yurub.
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 3 жыл бұрын
Ibraahim Hawd sheekooyinkiisa noo soo badi. Thanks.
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 3 жыл бұрын
Wlhi waa dhab waxa meesha ka socdaa Waxan ku qoslay siliska calanka Xabashida. Waa Bomarle style 😁😁
@footballaddict0
@footballaddict0 3 жыл бұрын
Macaanaa inoo Soo badi Jacfar suldaan wan ku salaamay wll
@mukhtarali2457
@mukhtarali2457 3 жыл бұрын
Waan ku salaamaya Mudane Jacfar. Waxaan kaaga mahadcekinaynnaa sadaalka aad galiso in aad muuqaallo wax tar ah la wadaagto bulshadaada. Mudane hadday kuu suurogal tahay Maad mar labaad wax innooga bilowdid taxanihii Dhacdooyin wareeriyey Saynisyahannada
@maan-maalchannel
@maan-maalchannel 3 жыл бұрын
Mahadsnid walaal, taxane caqiibo badan oo kaa la jaal ah ayaan so wadaa
@sacadcabdilahi9436
@sacadcabdilahi9436 3 жыл бұрын
Mnsha allh zxp noo soo badi sheekooyinkan
@elminasibb
@elminasibb 2 жыл бұрын
Wuxuu ahaa nin gumoobay oo ka mid ah ummad gumowday! 😔
@jameeomar9700
@jameeomar9700 3 жыл бұрын
WLLHI CODKAGA IYO SHEKADADA WAAN JECLAHAY WLL JACFAR
@maan-maalchannel
@maan-maalchannel 3 жыл бұрын
Ilaahay ha ku jeclaado wll
@muzamilmohamed5271
@muzamilmohamed5271 3 жыл бұрын
Wa sheeko laga naxa walahi Mahadsanid Ustaad
@rhxahr3680
@rhxahr3680 3 жыл бұрын
Waalahi WAA RUN
@siyadkahin7448
@siyadkahin7448 3 жыл бұрын
Wah wah walhi wa csjib mahd sanid xigmada yabkale eed nala wadagtay
@sharifferdogan8764
@sharifferdogan8764 3 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤👍👍👍walaal waad mahad santahay walaal
@sakariyemusejama9117
@sakariyemusejama9117 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad part 2 nooga soo samee
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
Sifiican ayaad u tabisey taariikhda Rooble😢 dhibka Allaha naga feedo🤲
@marwaancabdulaahi7685
@marwaancabdulaahi7685 3 жыл бұрын
War niya how shekooyinkan somaalida xanuuka bada nosoraadi adoo mahadsan
@PSA4
@PSA4 3 жыл бұрын
jiingad marku roob da'yo lamoodo in madaafiic lagu garacayo😂😂
@Mohanad29
@Mohanad29 Жыл бұрын
nin jiingad kujira umbaa dareemi kara dhibka uu ku hayo garaaca roobka sideyda ookale😢
@PSA4
@PSA4 Жыл бұрын
@@Mohanad29 hhhh waaba ku lagu raaxeysta hurda la camirta
@najaxmoon4414
@najaxmoon4414 3 жыл бұрын
waa Somali iyo xalkeed walhi waan ka xumadayi geesiga gumobayi😰😢😢😢😢
@osmanmuhumed2647
@osmanmuhumed2647 3 жыл бұрын
Aad ba u mahadsantahay ugu yaraan ninkan sheekada tabinaya codkiisa inaa garanaya ayaan modaa, sxb ha ka daalina inaad qortaan sheekooyinkan dhaliil dhidibka aan ubixiyey
@abdirahmandallab8957
@abdirahmandallab8957 3 жыл бұрын
Jacfar Halkee kaala soo xiriiraa wall jcfar
@maan-maalchannel
@maan-maalchannel 3 жыл бұрын
00252634739233
@hudahodan1742
@hudahodan1742 3 жыл бұрын
Aniga kow ah
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 жыл бұрын
Jacfar Suldaan Yuusuf waad mahadsantihiin adiga iyo qoraa Ibraahin-Hawd Yuusuf Oo aanu leenahay Sheeko faneedyo badan oo jacfarna noo soo codeeyo Soo qor oo xaga Siyaasada ee aad nagaga mashquushay waxa nooga qiimo badan sheekooyinka iyo taariikhda anfacaya dadka soomaaliyeed ee jecel akhriska iyo dhagaysiga. Mahadsanidin labadiinuba.
@deeqahaybe5051
@deeqahaybe5051 2 жыл бұрын
Waan dawnahay pro
@idrisima4354
@idrisima4354 Жыл бұрын
Sxb Ku soo codee aniga iyo mashruuci sebestian george qoray Ibraahin Hawd.
@cabaasibraahim4544
@cabaasibraahim4544 3 жыл бұрын
Hhhhhhh waar saaxiib waaa qosl miidhan sheekadan hh wallhi sidaad usoo jishay waan ka helay horay usoco saaxiib jahfar
@abdidahir9365
@abdidahir9365 3 жыл бұрын
wll nosoo badi 🐆🐆🇸🇴
@nazrazead
@nazrazead 3 жыл бұрын
Keep going wlloh Allah Keep you
@khadijohussen2791
@khadijohussen2791 3 жыл бұрын
Mahadsanid.
@ahmedjama7020
@ahmedjama7020 3 жыл бұрын
Jacfar yuusuf wll qaaliya haldoor baad tahay walaahi.
@maxamedmahdi9593
@maxamedmahdi9593 3 жыл бұрын
Soo wad walaal
@somalitiktokfans8165
@somalitiktokfans8165 3 жыл бұрын
Caadi maahan shekadan
@sakariyekayse5589
@sakariyekayse5589 3 жыл бұрын
Wa qiso cajiiba 🥺
@mohamedabdishakur1350
@mohamedabdishakur1350 3 жыл бұрын
Markaan cml wxaa kaa soo faksnee allow dhul gaalo ha ibadin
@faarahrobleadan9934
@faarahrobleadan9934 3 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdimajidnageeye4876
@abdimajidnageeye4876 3 жыл бұрын
2026 wayE wayzo zocota nolazhani😂😂
@saadaqmedia7376
@saadaqmedia7376 3 жыл бұрын
Waa sheeko xaqiiq xambaarsan
@heersare2373
@heersare2373 3 жыл бұрын
Ila joog
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 reer Sweden crom kii maydin so dhacay bishu waa 22 Mai 😅😅
@cabaasibraahim4544
@cabaasibraahim4544 3 жыл бұрын
Aadban ula dhacay saaxiib marna waan ka murugooday odayga wxa haleelay siday aniga igu dhacdyna waan u naxyba
@abdirisaakabokor5335
@abdirisaakabokor5335 3 жыл бұрын
Qoraagu MaaHa nin wngzN Balse Sheekooyinkan mala awaalkaa aad bay u macaan yihiin wLl sheekooyinkan oo kale noosoo badi Lkini naga daa Qoraagan
@yuusufcabdicasiis8522
@yuusufcabdicasiis8522 3 жыл бұрын
Horta soomaalida maxaa xaasidnimada ugu wacan qoraaga inta aad wax ka sheegayso adigu bal wax qor lagaa dhaxlo mise qolyaha reer Sweden ee arinkani taabtay ayaad ka mid tahay waxani waa waxa ku dhacay intoda badan somalidii yurub gashay 30 sano ee la so dhaafay alle ha soo hadeeyo
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 жыл бұрын
wanaagsiisa iyo sharkiisa Alle ayaa kala xisaabtamaya ee adigu int ku anfacda ka qaado . qoraaladiisa iyo sheekooyinkiisa .
@abdirisaakabokor5335
@abdirisaakabokor5335 3 жыл бұрын
wLl erayga maxaa kaa galy iyo iskadaa waxaasi waa erayada jaahilka qof qudha umad wuu badalikaraa dagaalka ugu wayn ee la qaadaana waa afka ninkan hadii aad sifiican u taqaanaan waxaas maydaan dhahdeen booga aanada nageeye hadii aad akhrideen bal wx iiga sheega wadaadada sida uu umaydhayo taasina adiga way ku saamayn......
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 жыл бұрын
@@abdirisaakabokor5335 haa laakiin in aad qof naqdido oo adiga oo aan si shakhsi ah u aqoon aad tidhaahdo waa nin xun anigu taas ayaan u arkaa jaahilnimo, tan waxa aan ka waday macnaha intiisa macnaha leh ka faaiidayso anigu aqoon baan u leeyahay buuxda hadana in aan caayo ama naqdiyo ku deg degi maayo . waan akhriyay sheekada ku qoran aanadii nageeye waanan gorfaaeyay oo sheegay in ay ku qorantahay wax ka hor imanaya dhaqankeena suuban ee islaanimada iyo soomaalinimada, isagana gaar baan ugu sheegay Walaal .
@abdirisaakabokor5335
@abdirisaakabokor5335 3 жыл бұрын
@@khadarabdirahmanyacquub5620 mhdsanid Balse somali ayaa hore u tidhi nin ku arkaaya loo ma sara joogsado Hadaad maanTaBa u sheegaysid khaldka Qaadan maayo oo isagu sax buu u arkaa mida kale inagu dunida ku waari mayno oo wxn ka tagaynaa jiilal akhrin doona buugaagteena afka somaliga ku Qoran caruurteenaasina, wxan uu sheegayo oo dhan run ayey u malaynayaan Taan ka duulayaa waa taas wxn ahay Qoraa da,yar oo Qoray Buug aan badnayn wxaanan haystaa urur La dhaho falan Qeeyaha Qoraaga toolmoon tafa tirena wn ahay wLl umadaydana wx inaan ku soo kordhiyo ayaan jeclahay dhaxalkayguna waa kaaa Yuusuf cabdicasiis
@taaj_al_muluuuk3022
@taaj_al_muluuuk3022 3 жыл бұрын
War wll naga badal taxanahan 😥 oo ku caalamka qarsoon ee jiminka no zooda🥺👍🏻💯
@jameeomar9700
@jameeomar9700 3 жыл бұрын
WIXII LAGU SOO DAAYO UUN DHAGAYSO NIO NINKU ILAYN MAAHA CAJALADE
@BERDILAACSHE
@BERDILAACSHE 3 жыл бұрын
@@jameeomar9700 doonistiisu miyaa xakameen karta
@jameeomar9700
@jameeomar9700 3 жыл бұрын
HAAA QASAB
@abdikarinshugri1745
@abdikarinshugri1745 3 жыл бұрын
Wll waacodsi
@abdikarinshugri1745
@abdikarinshugri1745 3 жыл бұрын
Sxb asc taxanaha tha arm of the Satan sxb nosiiwadid
@mariaa406
@mariaa406 3 жыл бұрын
First me
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
Atatürk ve Cumhuriyet Belgeseli
3:06:30
Holosen
Рет қаралды 2,9 МЛН
NAGEEYE19
19:04
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 10 М.
کتاب ممنوعه نبرد دین با علم
3:50:08
کتاب خونه
Рет қаралды 448 М.
SHEEKO'FANEED | SOOHAN | Q:1aad W/Q: Barawaani
5:32
Madow Less TV
Рет қаралды 5 М.
XALQADDII 42AAD EE TAXANAHA KUN HABEEN IYO HABEEN
11:00
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 12 М.
Maxaa Lagu Gaalaysiiyay Falaasifadii Muslimiinta Ah?
14:43
MAAN-MAAL CHANNEL
Рет қаралды 4,5 М.
KANEECADAA DHAANTAY | FULL | SHEEKO'FANEED | Cabdicasiis Guudcadde
8:50
İrade Terbiyesi - Jules Payot - Kitabın tamamı
2:59:19
sesli kitap istasyonu
Рет қаралды 1 МЛН
Sheekada Magangooyo | Cabdicasiis Guudcadde | Hashi.
17:52
Miyir Podcast
Рет қаралды 13 М.