Waa qiso xanuuna badan🥺 jazakallahu khayr sheikh alle haku xafadiyo
@zahraabdihadi64402 жыл бұрын
SubxaAllah Rabiyo Naga dhig kuwo siwaagasn u dhaqma oo aan wax dulmin lana dulmin amiin yaa Rabbi. Mahadsanid sheekh Axmed.
@aarboy23052 жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين.
@axlaammaxamed1962 жыл бұрын
Waligaa intaad nooshahay ilmo aadan dhalin haku daalin sikastood aad jeceel qof u qabtid naftaada ha u haligin dadka maanta joogo maahan dad fiican oo alle kabaqaayo badankood islaanimada afka ayeey ka tahay ilmo aadan dhalinah haba ku daalin jano hadaad galiso wallaahi billaahi tallaahi naar inaad galisay ayeey u tahay maba ku qancaayaan subxaanallaah qofka ilmahaas dhalayna waa lamid kumaba aaminaayo oo waa daneyste dantiisa maalintuu gaaro waji kale ayuu lasoo baxaa
@ayaanayaan-io9dg Жыл бұрын
Wlhi qalbiga i xanuunay
@fatushmuqtar47482 жыл бұрын
jazakallah kheyr yaa shekhana wa qisa xanun badan lakiin Aniga siday ilatahah wilka qisadha kudacdaay kheyr baay ueheed wayoo xaas kala iyo ubaad kala ayu Allaha siyey Alxmdulillah dadki dumiyeyna ayaka qasaaray shukraan
@yasminmaow47472 жыл бұрын
Jazaakillaahu khery sheikh AXMED. Waa qiso xanuun badan wax kasto oo dhaco ALLAAH xikama ayuu la damacsanyahay iskama dhacaan
@aminasaeed43682 жыл бұрын
ILLAAHAY waxa uu inagu khasbaa qadaradisa sida aan carruurtena dawada ugu khasabno. Ninkaas khyr bay u ahayd in sidaas ku dhacdo waayo awlad laaan ayuu noqon lahaa
@fatumaabdi562 жыл бұрын
شكرا شيخنا الفاضل جزاك الله خيرا
@saramahamed19012 жыл бұрын
جزاك الله خير شيخ احمد
@suadmire74502 жыл бұрын
Asc Mashaallaah sheekh ninkaan la dulmiyey saan ayaa ufiic need oo caruur ayaa allaah siiyey allahakubarkeeyo amiin amiin yaa allaah yaa rabi amiin amiin
@AhmedAlYamaani2 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@sabahhussein31848 ай бұрын
Bani’aadam iyo dulmi 😭😭💔💔ilaahayoow aanan cidna dulmin aan nala dulimin
@safiyaseydomar39142 жыл бұрын
Dulmiga mafiicno, JazzakaAllah kheir sheikh Ahmed
@khadijoabdi73732 жыл бұрын
Subxana allaah dulmigu ma ficna qof hadad dul miso aqiro intan lagarin aya aduunka lagaga jaraa
@dahaboibrahim91592 жыл бұрын
Allaahu Akbar;Sabre ayaa Sad-Leh Alsamiru Jamiil. Sheekh Ahmed Allaha ku barakeeyo.
@XafsaMaxamuud-pd3dk15 сағат бұрын
Subxanallaaah Subxanallaaah naagah qaar waa bila caqli side ilmaan dhaley I xukuma aabha waa kee baan oranlahaa iyada iyo ninkey ka shekaynaysaba wan isla garaaci lahaa teeda kale ilmo walba waa hooydiis hooyo xuna ilmo fiicn ma dhasho wllhey u diirsada
@fardosodiriye30742 жыл бұрын
Wa qiso cajiiiib ah Allaaha kuxifdiyo shiekh
@nasroabdullahi47382 жыл бұрын
Ninkaan xaalkaas asaguu kheyr u ah
@aminamkhalif11582 жыл бұрын
Jazakallh.shk
@yarimysahra80612 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته Jizakallahu Qer Allaha ku Barakeyo Insha Allah qiso fiican waye
@firdauschannel73142 жыл бұрын
Aslm alykum shekh shukran
@ashaibra26862 жыл бұрын
Jazakallahu kheiran jaza sheikhana wa arin aad umuraga badan intanay furin kadalban oo waxa uhada xuman umaleyay kudhicin ayayba dulmisay oo dulmanuba aha markay kutiri inan dhala marabo waxay ehed inu dhaho ana waxangursanaya naag carur ishasha
@shukridool39032 жыл бұрын
Raga wanaagsan ma helaan Gabar wanaagsan Dumar ka wanaagsana ma helaan nin wanaagsan. 😭😭😓😓
@khadanabdirahman88692 жыл бұрын
maskin Alle haw gargaro qofkast0 dulman walyal dulmiga an islka ilalino inshallah wax ka khair badan Alle hawgu badalo sheikh jasakaallah khair
@zuhurahmed62602 жыл бұрын
😭😭😭runti allah dulmiga ma ilawo adamuhu si kasta u ilawo malin wa la qaban allow na xaji o no dambi dhaaf
@hafsaali42972 жыл бұрын
waxaa jirta Ayeeyo dhashay 8 ciyaal ilmaheediina ay ilma badan kala dhaleen. Mudo aan fogayn ayaa nin guursaday oo waliba mashaa Allaah ay tahay noloshooda. Marka Ragga Soomaaliyeed nooc walba waa laga helaa. Mid kalena Xaaskiisi oo hal cunug haysu kadhaqaaqay. Subxaanallaah
@xamdamahamad52972 жыл бұрын
Mahadsanid sheekh
@AhmedAlYamaani2 жыл бұрын
Allah Ku Xifdiyo
@asmabashir30322 жыл бұрын
Jazakalaah khery
@cayshacuud24372 жыл бұрын
Wan ka xumahay runtii falka ay ku samaysay xaajiga lkn qof walba geedkii uu beerto ayuu gostaa tankla sheekh aniga single mother baari ah ayaan ahay nin fiicanna wan waayey e iisoo ducee wll maxamed
@ilhanaliapdulahi Жыл бұрын
Wll ilahay ha ku siyo nin wngsn iyo awlada salixa samir wixi so daha khyr ka ku jire
@MohamedMoalim-ov6lz7 ай бұрын
Walaal ilaahay hakuu sahlo nin baari aha inkastoyna amantu fiicnayn
@anabissa95002 жыл бұрын
Masha Allaha ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@hamzasayid53642 жыл бұрын
يا الله سبحان الله والله قصه موجعه مسكين، لكن الحمدلله كان له خير في ذالك، أنجب اولاد من صلبه ، الحمدلله بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل
@AhmedAlYamaani2 жыл бұрын
نعم والله ربنا عادل
@hudaabdullah34472 жыл бұрын
@@AhmedAlYamaani shekh Illahey kheyr hakusiiyo
@nurtoyussuf16492 жыл бұрын
Subxanlha tas ale hortis rajo kamqbto miy mis musibo kamcbsnin miy masibo hakudcdo tas😭😭😭yarbi ninkas badl kaqerbdn ale hasiyo inshlha iydn ikralehakurido walhi wanoye😭sheq mitnokle hanososhekin qof muslim
@nurtoyussuf16492 жыл бұрын
Madgesn kro
@abaneymahamuud96152 жыл бұрын
Asc mashallh Allha kuxafdo
@hamdiali63982 жыл бұрын
Wallahi wadax
@yahyehasan51322 жыл бұрын
Mahdsanid dr
@sumayoismacil51992 жыл бұрын
Masha Allah
@farhiyaabdikero72012 жыл бұрын
Subxanalah jizaar sanaa
@shukriabdirazak8052 жыл бұрын
Walhi waa qiso xanuun badan .lkin anuga adeerkay waan jeclhy cidkastana waa ka jeclahay naftaydana waa u badelihaaa
@samiraige43602 жыл бұрын
Nin fiican buu ahaa lakiin tanaasulka intaas leeg inuu sameeyo may ahayn inuu caruur gooni u ah dhalo ayuu ahaa. Xaq dhan oo Ilaahay siiyay ayuu ka tanaasulay
@faatimacooking35772 жыл бұрын
Wlhi xanun wayeh tedakale jizaarnimada ma fcno
@faafumoxawo2286 Жыл бұрын
Asc Shiiq axmadow waxaan ahay gabar muslimad ah osomaliyeed kuna xiran bogaaga youtube in mudo ah dareenkaygana ma qarsan karo inbadan ayaan qarinayey wayo meel gaara oo aan kaala soooxariiro waan waayey marka public ayey iguqaatay inan kugusheegto alxmdulliaah (( waan kujeclahay dar allaah ee ilasooxariir hadaad fariintayda aragto illaah baan kugudhaarshee haiga gudbin qof kasta oo arka fariintayda oo suurtogal ay tahay inuu ugudbiyo shiiqa ha igaarsiiyo asaga haduusan arag allow rabiyow adaa qalbigayga og ee jawaab wanaagsan isoogarsii alxmdullilaah
@safiyaadam5542 жыл бұрын
جزاك لله بخير يا أ خي الكريم
@hindamohamed47682 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@umasalahadiinumumohammeddi89842 жыл бұрын
Ahhhhh Wallahi waahaanune Sorry nago qare faaiido mallahan waa najas 😭😭😭😭😔😔😔🙏🙏 Inader jazaka Allah kheyr Sh khe Ahmed Al yemen 🙏🙏🙏 Masha Allah Tabaraka Rahmman Allahuma Amiiiin Yaa Rabbi🤲🤲 Rasulkenaba S.cw Scw u gurssaday umaana Khadija Raadiyallahu caanha waa arrdaha Ee ummadu iskumiid maahaan Illahay hano dabi dhaafo 😭😥🤲🤲🙏🙏🙏
Asc, adunka maanta dulmiga waxaa laga dhigay mid caadi ah ee alle ha na badbadiyo. Aamin yaa rabi
@Smiler2724 Жыл бұрын
Waa ruunta waliba zamankaan waa zaman uu ku xuun ah imiysa daad badan is fuurey.
@samiiramohamed74962 жыл бұрын
Subxaanalaah cukhubo mafiicno
@safiyamahamoud81652 жыл бұрын
Khalid bey aheyd in Idaho caruur lahayn ui ka ogolado daacad buu ahaa Alle isagaa wax walba Awooda
@nasromaxamed52812 жыл бұрын
Ilahow nasabar sii
@salwaxasan25942 жыл бұрын
sheeq axmed aniga qiso cajiib haayo halkee kugu soo diraa
@haalaabdihalim38522 жыл бұрын
سبحان الله
@munaahmed79012 жыл бұрын
Asc sheekh 6 caruura Aya laygu furay midka u wayn wa 10 sano midka u yar wa 7 bilod sheekh nin danbe ma rabo fuurkiisa waxana raba Inan ilmaha iska korsado dadaydu wa 34 sano nin danbe ma rabo kii 6 cunug igu qadan laha Inu jiro uma maleyo balse hadu jirana ninba ukeen isma lihi ilmahan nin an abohood ahayn may arag ninkalena arki Mayan sheekh iso duce Inu abohood qalbigiisa noso jediyo Inu caruurtana ilahay ila koriyo caruurtu abohod bay ku qurux badan yiin balse wax waliba wa calaf 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@inaali80542 жыл бұрын
Waa run wll ilhy ha kula koriyo aabahoodna rabi ha isu kiin soo celiyo insha alah
@mssdhukuro34012 жыл бұрын
Abyo ilahey haku so hadeyo Insha Allah ana iso duceey inuu ilahey iso jediyo qalbigisa 😭😭
@munaahmed79012 жыл бұрын
@@mssdhukuro3401 amiin abayo macan alle swt hakuso jediyo qalbigiisa idam alle
Wlhi wa hanun nin ilma kulakori sas lomagalo sorry 😥
@dekamusemohamed64652 жыл бұрын
Wcs
@aminaamish2422 жыл бұрын
Weykucaasiyeen Ninki sokoriyay waa qiso xanun badan runti
@aarboy23052 жыл бұрын
لعله خير.
@yasmiinayaanlecali31277 ай бұрын
😂😂😂😊
@frganfrgan73532 жыл бұрын
xagee kalaso xididha
@indhauron73262 жыл бұрын
Dulmi ma ficno wey qiyantey ninka
@maryamanuur98092 жыл бұрын
Wiil asha yar yar ma fiicna in aay guur sadaan islaamah ka waawaayn aabahood mahaay ee waxaay u arkaan saaxiib kii hooyadiid kkkkkkkk baga waaay is tahishaa
@hamdihaji72982 жыл бұрын
Oo ma gabadha yar baa marka tahay ineey guursadaan odaya wa weyn ee awoowgood la eg
@omariobk46142 жыл бұрын
This is why u will never ever marry single mother
@umimohamed23232 жыл бұрын
Dadka isku mid ma’aha
@ashanur71662 жыл бұрын
Miskiintaas waa masayrtey aan fillaa
@hamdihaji72982 жыл бұрын
In eyada la dulmiyeey beey u badan tahay ka dibna dhibana la iska dhigaayo