NIn Kabotole Ah Oo Matalaya codadkii M saleebaanCumar Dhuule IYo Heeso Macaan

  Рет қаралды 53,934

Dalxiis Channel Tv

Dalxiis Channel Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 50
@hamsesheikh1516
@hamsesheikh1516 5 жыл бұрын
waxay mudan yihin in wax lo qabto oo la dayac tiro allaah hygu simo mar uun umada inaan wax u qabto allaaah ha u gar gaaro hana siyo iyaga & ubadkodaba mustqbl wngsn
@shookarichannel2853
@shookarichannel2853 6 жыл бұрын
Anshaxa weriye Nimda waxaa ka mid ah qofka bini aadmka ah hadi ad warysanyso ku waryso studio ama meel muuqal fiican pro sidaan wax ka bedell khayrbadn ban ku dhafy
@hanadisla6381
@hanadisla6381 4 жыл бұрын
Runtaa weeye sxb
@abdikhalif1777
@abdikhalif1777 4 жыл бұрын
shookari channel that is true bro👍👍👍👍👍
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Shookari mahadsanid, walaal waxaa dadka lagu wareystaa meelaha shaqadooda ee nolol maalmoodkooda waana sharaf, fadhi laguma wada waraysto dadka, gaalada iyaga oo shaahooda karsanaya ayaa la wareystaa oo kusheenada ku jira, mahadsanid
@Somabilbooks
@Somabilbooks 3 жыл бұрын
wariyaha waxaa u fiican wareysigan oo kale inuu meel fiican kaga qaado kolay anig siday ila tahay codkisun wa fiican yahay wariyuhuna waa mahadsnd yhay
@shaaficidiiriye3238
@shaaficidiiriye3238 4 жыл бұрын
Ciwaanka siduu u qoran yahay, waa laga haboonaa KABOTOLE in lagu qoro siyaabo ka hanoon ayaa jiri karay. Mudane Muuse Cabdullaahi, waa ku mahadsan yahay siduu shaqadiisa ugu faanayo.
@mohamudishak9994
@mohamudishak9994 4 жыл бұрын
Ani ahaan igama muuqato wax xumaan ah, Wayo wa shaqo wa iyado la dhahay camal macalin ama arday. Wana iska caadi qofka shaqashiisa loogu yeero.
@farhanhassan3829
@farhanhassan3829 4 жыл бұрын
Madaxiis hoos u Raracaa Kuma faraxsana noloshan iyo bari samaadki ku siduu unolaan jiray 😥😥 Inshallah nolol wacan ku rajeynaa ustaad
@istahilibrahim5633
@istahilibrahim5633 4 жыл бұрын
Adero ilhy wxku dhiba kuma tuso intad nooshey aakhirana meel roon haku geeyo😍
@geelleguure8808
@geelleguure8808 4 жыл бұрын
Muuse waa nin aad u qiima badan. Waana dadkii wadanka loogu yimid, inteenna kale wadanka waan soo degnay. Markaa waa inaan xaqooda iyo sharaftooda siinnaa. Midda kale kama ay qayb qaadan boobkii, dhacii iyo musuqmaasuqii. Alle aan ka cabsanno.
@khalidmudane4729
@khalidmudane4729 6 жыл бұрын
Mnsha Allah Allah Ha U gargaaro Ninkan Odayga ah
@xalimacdy8775
@xalimacdy8775 6 жыл бұрын
Mash allh adero Codka allh haku dayo tubec iyo cumar dhule Wad kentay codkodi
@cawiladan5724
@cawiladan5724 6 жыл бұрын
Muuse canjal waxan daawan jiray riwaayadii dhaqan magaalo ee 84 kiii
@jaamacabdi489
@jaamacabdi489 4 жыл бұрын
Dhaqanka weriye nimo waxka bedel zhp ninka studio warka kaga qaad Ama meel.kaloo hagagsan
@feisalotoneto2908
@feisalotoneto2908 4 жыл бұрын
The voice 😰 very deep and beautiful 💋
@Somali58
@Somali58 4 жыл бұрын
ninkaan waa dadka gaarka ah ee ka nool tariikhdii hore/fanka ee somalida, waxaan ogahay hadii moralkiisa la'saxo in uu dad badan oo kale caawin lahaa
@qadanali599
@qadanali599 4 жыл бұрын
Mansha alaaah wllhi waan kahela yaqiintisa allow hamigaga kurume
@abasabdisalad5307
@abasabdisalad5307 2 жыл бұрын
Masha Allah
@cabdiraxiinaadan2311
@cabdiraxiinaadan2311 3 жыл бұрын
Mnsha AlH
@namelos2963
@namelos2963 5 жыл бұрын
Waaaaw walee wuu keenay yasalaaaam cadi maaha halataageeero ninkan plsss
@jamagamingpes2021mobile
@jamagamingpes2021mobile 4 жыл бұрын
Real talent waan kaxumahay duruufta nololeed uu kujiro ilaahy wax fiican hawgu bedelo
@amjaninahazzan1810
@amjaninahazzan1810 4 жыл бұрын
Mzhaa aaalah aadbu u wacan yhy nolo wacan ku nolow
@ameenhoussaine2695
@ameenhoussaine2695 5 жыл бұрын
Caafimaad qab iyo cimri sann muuse waayeel Farra ku tirriska ah een laga faaidaysan hantida dhaqan iyo xirfad aqooneed ee EEBBE ku manaystay.😍
@sulekhaabdul468
@sulekhaabdul468 4 жыл бұрын
Manshalah 🔥🔥🔥🔥🔥👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@sualibrahim9956
@sualibrahim9956 4 жыл бұрын
Wooow 💝💝❤❤❤❤
@xamsefarxan1336
@xamsefarxan1336 4 жыл бұрын
Waa niyow si wangsan ninka uhgaaji waxay zidani niyow
@salmaandheere5679
@salmaandheere5679 4 жыл бұрын
QOF SHAQADIISII KU JIRA AYUU MICROPHONE INDHAHA KA GALINAYAA WAREYSI WAXA LAGA QAADAA QOF DAGGAN OO KUSOO TALA GALAY IN LA WAREYSANAYO WAXANI SAXAAFAD MA YAQAANNAAN...
@cabdulqadircabdulahi1309
@cabdulqadircabdulahi1309 6 жыл бұрын
maashaa ALLAAH codkaan aadaan ama qu'raan ama heeso bilaamuudig ah ok waaye
@ahmedhaybe7352
@ahmedhaybe7352 6 жыл бұрын
waxaan ka yaabay siduu u dhagay gabaygii alle ha naxriiste c\laahi suldaan tima cade
@khadarlibaax4403
@khadarlibaax4403 5 жыл бұрын
Muuse canjil allhakuu bara keeyo codka cimriga iyo caafimaadkaba Maxay dantu ciishay wiiloo dulqaad iyo deeq lahaayoo dadkuna doqon moodayaan
@Amow-Ev
@Amow-Ev 5 жыл бұрын
Waaha waah ilaahey baa cod udhiibey
@runlawinahaji7398
@runlawinahaji7398 5 жыл бұрын
Kabatolihisa iyo badihisa mxa ka galay wasuukhdan
@nimonaruuroh340
@nimonaruuroh340 5 жыл бұрын
Run law Ina haji Ceep maha wa shaqo wll navtiza u tabcaya 😁
@sulekhaabdul468
@sulekhaabdul468 4 жыл бұрын
Manshalah
@samatarmoha3582
@samatarmoha3582 4 жыл бұрын
Wa jidhi dhicooday
@alihassanhiraabe8244
@alihassanhiraabe8244 4 жыл бұрын
Shaqi waa sharaf ceeb , maaha Shaxaatkaa c eeb ah.
@buuhoodleshacani224
@buuhoodleshacani224 4 жыл бұрын
Dadkii fanka iska lahaa weye
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Жыл бұрын
Odaygan hala gacan qabto xaqiisii muuna ka helin hargeysa
@mustafeabdi3364
@mustafeabdi3364 6 жыл бұрын
Si wcn bu ninka wariyaha u waraysty Bro Bal warayasi kale kaso qaad nin wax garad ba tahay
@fahadhassan7555
@fahadhassan7555 5 жыл бұрын
Aad ban usalamaya muuse sxb fanaan baad tahay sxb ee xamar noogu kalay meshan wilal yaryar ayaa fananin iskaga ken dhige
@almaahmed7417
@almaahmed7417 5 жыл бұрын
Muxu kasoo donya hoygi nabada ayu joogaye hayska dhurmin nio
@jamalali8111
@jamalali8111 4 жыл бұрын
@@almaahmed7417 nacas baa tahay miyaad ka fa,ideysatan ma sidaan baad kuledihin hoygi nabadu joga wuxu mudan yahay heybada alle siiyay inaad uga fa,idan
@almaahmed7417
@almaahmed7417 4 жыл бұрын
Jamal Ali adiga maraan ah lax iska neefsty bad tahe ordoo idnku hagajista wadankina wada qaraxa ah 🖕🖕🖕🖕haku mashqulan tan land baa ladhaha ader
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@jamalali8111 Maad daryeeshaan Axmeday abdi (Indhoolaha ) dayaca u dhintay iyo abdi tahliil, adeer meel walba dayac ayaa yaala, mahadsanid,
@axmedfaarah4626
@axmedfaarah4626 4 жыл бұрын
Halkeedu dhigay
@maxamadxasan5272
@maxamadxasan5272 4 жыл бұрын
masha allah
@sharmarkecumar1450
@sharmarkecumar1450 4 жыл бұрын
Mashalaah
@iimaanali1542
@iimaanali1542 4 жыл бұрын
Masha allah
BUL AMAR ALLE LAAKIIN 26 October 2024
26:27
Halbeg Tv 24
Рет қаралды 2,5 М.
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
This dad wins Halloween! 🎃💀
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 26 МЛН
Ali Harare iyo Sheekh Asuuli maxaa kala qabsaday.?
16:45
Xogmaal Media
Рет қаралды 48 М.
الزهد في الدنيآء.                         Sheikh Bashir sheikh maxaad
44:46
Heeso xul ah oo bilaa music ah 2021
19:39
Somali Top Media
Рет қаралды 151 М.
FANKA IYO SUUGAANTA KHADRA CUMAR DHUULE 23-10-2020
40:00
Somali National Television
Рет қаралды 7 М.