No video

" Nin Majeerteen ah oo dhakhtarka ciidanka ah ayaa i badbaadiyay, wuxuu i moodaayay seedigii"......

  Рет қаралды 50,537

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

" Nin Majeerteen ah oo dhakhtarka ciidanka ah ayaa i badbaadiyay, wuxuu i moodaayay seedigii" Halgamaa Axmed Xirsi Mooge, SNM.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 45
@Abdirahmaan43
@Abdirahmaan43 6 ай бұрын
ILAAHAY caruurtaada iyo adiga diinta ha ku barbaariyo janadana ha idinku kulansiiyo wll ILAAHAY dartii iso sabis garee ❤❤🙏
@zamzam-xl3qj
@zamzam-xl3qj 6 ай бұрын
Qaybahii kale fadlan na soo sii❤❤❤
@user-tg9it3pn4c
@user-tg9it3pn4c 5 ай бұрын
Wa isaq isaq dhalay nin kani
@hodanmume8498
@hodanmume8498 6 ай бұрын
Waxaas muuse biixi BAY KU SOO DHAMAATAY SOM💙
@mohamedkhalif3938
@mohamedkhalif3938 6 ай бұрын
Ninkan ma laftii nagaa baa ka dhex hadlaya, waxba kama fahmin
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 ай бұрын
Somali Waynoodhaama Leftinaga. Ethiopia Igabadbaadisey Kuwaanu Dhiiga Wadasheegan Jirney 1978 …. 1988 Ma’ilaawo💯 Hadaanukafursan weyno Waxwalba Waanu Idiinkategi Ilaa Magacanbaas Kulaykutahay🤨
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 6 ай бұрын
IIDOOR WAGAASHIYO KUFRIGA WACAD ALAW YAALE, waa duull walaala ah tan iyo waaga aakhiro'e.
@sahraj3885
@sahraj3885 6 ай бұрын
Doqon doqon doqon waa adigaa gaadhi karo Cuqdad iyo xumaan baa kaa buuxda yaa Idiot 😡
@ifrahmuze3593
@ifrahmuze3593 Ай бұрын
shiikh khamri caba yaa laa dumarka raagu qabo damca iyo diin laan adiguba caqlad ledahe carar maxa dhama waab maarkan kaa siiya indhaha wahab kaa dula shiikh ilaa khamri
@mohomedusman862
@mohomedusman862 6 ай бұрын
Kenya TV good jop
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 6 ай бұрын
Wixii soomaali baa biyey ayaad xayaysiinaysaan.
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 ай бұрын
Somali waxaa baabiiye afweyen oo xukunka booobey jabahada waxba may dumin ee afweyen uun baay wadnka k sareen
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 6 ай бұрын
WAA SNM TII DAWLADII SOOMAALIYEED KA FADHIYI WEYDEY WAAYO WALIGOOD WAXEEY KA XUMAAYEEN DEGENAANTA SOOMAALIYEED WAA CADAWGA SOOMAALIYA YAAHUU DADBAAN RABEY INAAN LAAYUU KU SHEEKEYNAYAA SALAAMAAD MIN KULI AFAAD
@fardusaw9688
@fardusaw9688 6 ай бұрын
Faqashyay shut up
@user-qy2xq2bg3q
@user-qy2xq2bg3q 6 ай бұрын
Maanshaallah ❤❤❤❤
@Liiloowe
@Liiloowe 6 ай бұрын
BAL EEG TAARIIKHDA MADOOW EE REERKAAS. MAALIN WALBA WAA MUCAARAD. REERKAAN DHIBKA HEYSTA WAA 1. (( KAAYAGA INAGAA LEH KEEGANA KULA LIHI )) 2. (( CADKAANOW AMA KU CUNAY AMA KUCIIDEE)) LABADAAS DHAQAN AYEY LEEYIHIIN. MAANTA WAXEY TAAGAN YIHIIN RAISUL WASAARUHU DEEGAANKEENA MA IMAAN KARO LAAKIIN MADAXWEYNAHA WAAN LA HADLEYNAA. BAL REERKAAS CID AF TAQAAN YAA GARANAYA. SIYAAD BARRE MARKII UU FAHMI WAAYEY WAA KII XOOG KUSOO CELIYEY. MAANTA WAA TII OO KALE
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 6 ай бұрын
Waraysigii oo dhammaystiran keena ha la fahmee... Kolla waa waayihii SNM-ta iyo dawladdii Soomaaliyeed ee xilligaas.
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 6 ай бұрын
Geesigu ma Goblamo , Horaa loo yidhi aduun magac baa ka hadha Raganimo. Congratulations.
@digitalworld1haarin905
@digitalworld1haarin905 6 ай бұрын
Waar qofkaani maxuu ka hadlayaa waa yaabe😂😂😂😂
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 6 ай бұрын
Nin dhiig inuu galay oo danbiila ah ayey wareysanayaan.
@user-vw2wy4to4x
@user-vw2wy4to4x 6 ай бұрын
Ok
@bulohus8548
@bulohus8548 6 ай бұрын
Wuxuu ka hadlayo lama yaqaan ? Bilow malahan !!
@Siciid22
@Siciid22 6 ай бұрын
😳
@safia5954
@safia5954 6 ай бұрын
Ma fahmin
@ronny7suii3
@ronny7suii3 6 ай бұрын
Ma fahmin wuxuu ka hadlaayo,
@bilana289
@bilana289 6 ай бұрын
Gudhuudi oo dhami sheekada way fahmi la’ yihiin Ilayn gudhuu af Somali ma yaqaanaane 😂
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 6 ай бұрын
Waxay moodayaan in code lagu wada hadlayo qadaadwayntu
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 6 ай бұрын
Waa war daba go'an!
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 6 ай бұрын
Ma haduu alifiyaa muxuu ugu marganayaa hadalka
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 6 ай бұрын
Your message is incoherent
@mahadhodey2774
@mahadhodey2774 6 ай бұрын
Idaacadani waa idaacada ugu liidata oday khaadilay ayay meelinba bay keenaan maxaa xikmada kujirta duli dadkiisii kusooduulay adagoo gaal lasocda waxaad kabuunbuninaysaan soo yaab maaha qabyaaladay ba
@abdilahiciilmoge6616
@abdilahiciilmoge6616 6 ай бұрын
Ilaahay baa kaa jisaa I siin insha alaah
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 6 ай бұрын
waxaa way rabaan inay sheegaan hadana way qarinayaan waxay geesteen bay ofyahin hadana waxay iskadhigayan ninqiilradinaya dhakhtarka majertenka muudilay ileyn iidorku waxay ahayen sirdonki kacaankii waakuwii Somali Kala gabiya maxaa haya muurunta shego
@farahabdi6978
@farahabdi6978 6 ай бұрын
Sheeko meel ay ka socoto iyo meel ay usoco aan fahmey maaha. Waar adiguba is qabadsii beenta.
@user-wk7mg8fj5u
@user-wk7mg8fj5u 6 ай бұрын
Ninku ma hooyadaa buu qabay
@jamaabdiali227
@jamaabdiali227 6 ай бұрын
Dadka beenta iyo hataatufka dadka kadhaafa
@SayidSadaad-np7zb
@SayidSadaad-np7zb 6 ай бұрын
Runta laguna mergado
@user-mc4jz8sd4k
@user-mc4jz8sd4k 6 ай бұрын
Muxuu ka hadlaya yaa fahmay noo fasira
@qoraneqorane8484
@qoraneqorane8484 6 ай бұрын
War qof mahmay ma idinku jiraa dadka dhagaystoow
@bilana289
@bilana289 6 ай бұрын
Haa waan fahmay adiga afka Somaliga aya kugu yar Af Somaliga xigmada leh soo baro
@safiyofarah-gs9qx
@safiyofarah-gs9qx 6 ай бұрын
MAXAA LA FAHMAA DADBAAN LAAYEY INUU DHUHUU RABAA RUNTANA WUU KA GABANAYAA MARKAASUU HADALKA CALAALINAYAA
@bilana289
@bilana289 6 ай бұрын
@@safiyofarah-gs9qx Run kama gabanaayo sida ay tahay ayuu sheekada u wadaa qofkii fahmaya ayaa fahmaya kii aan fahmaynina yeelkadii
@AhmednaajiD5
@AhmednaajiD5 6 ай бұрын
Naga fasaxa
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 14 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 21 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 77 МЛН
WHO CAN RUN FASTER?
00:23
Zhong
Рет қаралды 46 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 14 МЛН