Waayojoog: "Caawaa lagu dilayaaye maxaa shandadda kuugu jira"? Halgamaa Maxamuud Xirsi Caraj. Qayb.

  Рет қаралды 16,319

CBA TV

CBA TV

10 ай бұрын

Waayojoog: "Caawaa lagu dilayaaye maxaa shandadda kuugu jira"? Halgamaa Maxamuud Xirsi Caraj. Qaybtii 2aad.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 17
@talentfilmz7026
@talentfilmz7026 3 ай бұрын
Hambalyo geesiydii qaranka soomaaliland u soo halgamay ee snm intii dhimatay alle ha u naxariisto inta nooola ilaahay caafimaad taama ìyo nolol fiican ha siiyo anaguna waan ogsoonahay abaaalka ay wadankeenna u galeen faqashta lawasay way ka naxaysaa waraysiyada geesiyadan lkn loo joojin maayo guuuul guuul guuilqaranka soomaaliland
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 10 ай бұрын
Ragii Naftoodii Kuwaayey Ayaanu Waa Dhiigoodii Weeye Waxaanu maanta Midhohoodi guranaynaa Ee Dadna Rabaan Inaysiyar Noogaxayuubiyaan . Dee waynadhacayn 💯Feejignaada Hadagan SOMALILANDEEY Hadagan
@SacadHajji
@SacadHajji Ай бұрын
@mohamednur1696
@mohamednur1696 10 ай бұрын
WAA RUN NAAGAHA HABARJECLO NAAGAHA KA WANAAGSAN,RAGGA AYEY U DHIGMAAN
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 10 ай бұрын
Hada yaa ugu xanaaqeysaa oo kueedeyneysaa gabiradii mid xirtay mid xeeryaan
@shacbaanahmed
@shacbaanahmed 10 ай бұрын
Waxay soo galeen 2:15 pm Habeen taloodo soo gashay, qolada galbeedka waa loo xilqariyaa waxay u habsaameen si qolada burco 27 May 1988 burco gashay ee ina Mire watey afka loo gashado. Ragga maanta xumaantooda loo taag la,yahay ayaa meesha joogay wax daacad ah DHEGAWEYNE ayaa ku jirey isaguna madax xanuun ayuu ka qaadey oo kabahay kaga taagnaayeen fulayadu. Run ayaa fiican dhegaweyne, Ina Mire iyo rag kaloo badan oo waslado dahab ah ayuu isaaq lahaa laakiin xil ma hayaan oo waa lagu masayray sharaftooda darteed.
@Xirsishow
@Xirsishow 10 ай бұрын
adana u sheeg sheegaya waar beryahan lagaama hayo snm waad gaabisay
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 10 ай бұрын
Waayo arag wax badan ayuu dusha ka xaadiyay oo si fiican umuu dhex galin , dhibkii dadkaan soo mareen ayuu si hoga tusaalaysan inoogu sheegay . Somaliland ciyaar kuma iman walee
@zakisoleiman4287
@zakisoleiman4287 10 ай бұрын
Horta wxni taariikh ma ahee mxd ka duubtan ilayn mujaahid waa ninkii islaamka u jihaday ayaa magaca mujahid leh lkn soomali is dishay ma aha mujaahid
@zakisoleiman4287
@zakisoleiman4287 10 ай бұрын
Waa dadkii xamaasada qabiil qaaday ee wxy yihiin aan la garaneyn ehelka naarta nabi maxamed NNKHA ayaa sheegay muslin dhexdoda dagaalamay waa ehelu naar ka wx dila iyo ka la dilaba hadalkasana run dagaal noocas ah dadka galaa waa ehelka naarta ifkana wxba kuma laha
@user-qq9nr1qo1t
@user-qq9nr1qo1t 6 ай бұрын
Waa beentii isaaqa nacaladi idi ku dhacday caawaba waa kuwaas saylac iiibinaya
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 10 ай бұрын
Midh kamaam fahmin wuxuu ka hadlayo odaygani
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 10 ай бұрын
si aad af somaliga u fahanto magac somali soo qaado halkaa waxa ka cad inaad tahey say walaahi ama odey luqada englishka bartey. kolkaa dhibka odeyga hadkisa ma ahaa waa somali dhageysaga kuga yar ka bilow inaad soo dhasgto culamada somaliga si aad af somaligaaga u korarasto intaasi waa iga waano iyo odeyga somaliga ku hadlyaa eed maagtey jawabteedii
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 10 ай бұрын
@@abdullahiomarali5241 war la'aan baa col hoddey !!
@Mohammedabdi1127
@Mohammedabdi1127 5 ай бұрын
Nin geed u baxay oo Allah bad baadiyey iyo Somali isku dhamatay. Dalkeeni oo wada burburay waan ka fahmay
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 10 ай бұрын
waa been tii wasanka burburisay waa bahal reeraysan qabyaaladu qiimadaranaa
@mustapharashid2249
@mustapharashid2249 10 ай бұрын
Adigu md joogtey hdaad wax hayso soo sheeg aw barreyhw ina geeshi
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 57 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 53 МЛН
xussus reeb  Duuliye Xeyd
1:59:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 639 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42