Nin Naag Jin Ah Guursaday (Qisada Oo Dhan)

  Рет қаралды 836,964

East Cable

East Cable

13 жыл бұрын

Nin Naag Jin Ah Guursaday waa qiso dhab ah oo ku dhacday ninkan odayga ah oo lagu magcaabo Xassan Olol Faarax. qisadan waxaa lagu magcaabaa Qisadii Mulax Beyle iyo Guurkii Xassan. Sheekadan waxaa markii ugu horreysay laga siidaayey televion-ka Hargeysa.

Пікірлер: 553
@jimcaalegacan2556
@jimcaalegacan2556 4 жыл бұрын
Intii 2020 daawanayza like iigu qabta
@auntmoon6806
@auntmoon6806 7 жыл бұрын
10+ years ago ayaan sheekadan maqlay allah ha u Naxaristo mucjiso aduunka waa lagu tusee anagana allah ha noo wada Naxaristo amiin
@mahdimaxmuud2020
@mahdimaxmuud2020 9 жыл бұрын
Waa sheeko xaqiiqo ah waxan wax ka weydiiyey walaalkii maxamuud olol oo jooga magaala madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo waxuu ii sheeegay inay run tahay sheekadani oo ay xasan olol mudo fra badan waayi jireen meel uu jaan iyo cidhib dhigay
@Khayrqabe
@Khayrqabe 11 жыл бұрын
waxaan sheekadan ka dhegeystay 1986, he was in Ceerigaabo and i was in Badan sanaag bari. allow waayo waayo dheh. intuu umaydu qiimaha alahayd.
@abdikadirfahmed7340
@abdikadirfahmed7340 2 жыл бұрын
This hestory is true 👍🙏🏻 💃🏻 naaag insiga fahma la nahay si ku fahmantay naag jiine ah
@mohammedhassansaid1193
@mohammedhassansaid1193 12 жыл бұрын
Waa sheeko cajiiba waana suurta ninka sheekaynaayaana waa nin weyn waana ceeb nin intaa la eg in la dheho beenbuu sheegaayaa
@welovefananitaasanaadkaa5544
@welovefananitaasanaadkaa5544 6 жыл бұрын
ruunti sheekadan waan amiinay wayo sii dhabaa ayuu ugaa shekeyay Alaha kunaxaristo xassan olol awowe
@ruqiyomuhumed5524
@ruqiyomuhumed5524 6 жыл бұрын
we love fananitaa sanaadkaa asaga awuuwa haa miyaa adi bahda jinka maadahay misi insiga bal isheeg
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 7 жыл бұрын
Aun Xasan olol shekadaan horay Ayaan u fiir saday balse mar walbo waan jeclahay inaan Ku ceshto waa xikmad miiran qisadaan cajiib waaye wlhi
@mohamedabdulaahifarah5787
@mohamedabdulaahifarah5787 2 жыл бұрын
Marxuum Xasan Olol Jaamac Alle Ha Unaxariisto Wuxu Ahaa Nin Raga Oo Qalbi Wanaagsan Oo Ilbaxa Isaga oo Da.diisu Weyntahay Ayuu Si Hufan Uga Sheekaynayaa QisadanCajiibka Ah
@ummueymanibraheem4225
@ummueymanibraheem4225 6 жыл бұрын
Marka hore Ilahey haunaxaristo duqaan madaama uu manta aduunka joogin Midakale hada ilmaha uu dhaley ma jiin baa reer abtigood ah😉😉😉
@fatimaibrahim9417
@fatimaibrahim9417 8 жыл бұрын
illaaahoow kuu naxariiiso xasan olol waa awooowahay sheekadama live buu iga shekeyey
@khadijajames4100
@khadijajames4100 8 жыл бұрын
Wow
@Garashoo
@Garashoo 8 жыл бұрын
+Salaad Mohamoud kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@Garashoo
@Garashoo 8 жыл бұрын
+Salaad Mohamoud wlhi waad iga qoslisay gabadha kaleexo labada bahba waa umado islaamee
@medaden1648
@medaden1648 7 жыл бұрын
Fatima Ibrahim
@medaden1648
@medaden1648 7 жыл бұрын
sawir ka sodir
@moaden716
@moaden716 3 жыл бұрын
Inta 2021 daawanaysa ismuujiya 👍
@elsabahnur3019
@elsabahnur3019 2 жыл бұрын
Ana dawada nin dayn lugu leeyoo waalan 😊
@muuseaadan9964
@muuseaadan9964 12 жыл бұрын
waa wax dhici karah laakiin quraanka ha laga eego in lays guursan karo alaahu aclam
@wiilwaal400
@wiilwaal400 6 жыл бұрын
War in lagaga guursado wacaana illahow bal mar isoo mari
@aasiyoaxmed6216
@aasiyoaxmed6216 2 жыл бұрын
isagaaba jinkii u ekaaday odayganu bismillaah. waaba laga baqayaa
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
Alla waan daawaday walhi 2010 meelahaa waan xasuustaa alloow u Naxariizo yaa allaah
@ibrahimali827
@ibrahimali827 6 жыл бұрын
haashim binu ismael Ninkani mi yuu dhintay
@2plus2equals59
@2plus2equals59 6 жыл бұрын
caruurti jinku dhalay jeegaan bay dhaleen.
@Qoordheere.
@Qoordheere. 10 жыл бұрын
Waa Qiso, cajiib, run ahaantii waa wax dhici kara, ifkaana wax walba ka bilo, waana ceeb inaan ruux inaga wayn oo ina dhali karaa an niraah hadalkiisa wa been taasi wa ceeb ee bulshow xishooda, ani ma beensanayo hadaliisana wan la dhacsanahay, hadduubanool yahay fataxada halo maro.
@abdirahmankeiza3579
@abdirahmankeiza3579 6 жыл бұрын
Gabadh jin ah hdn hle lha wn ilazhn lha 😍😍
@xamsebaashe816
@xamsebaashe816 4 жыл бұрын
Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim
@fatimaibrahim9417
@fatimaibrahim9417 8 жыл бұрын
dadkiina caytamaya xishoooda waa qof wayn oo islaaam ah beena ma sheegi karo waa dhintaye illaahay ka cabsada
@Jessica52115
@Jessica52115 8 жыл бұрын
Waa sheeeko xaqiiiq ah illaahoow ku naxariiso xasan olol
@abdiwalisaid4285
@abdiwalisaid4285 11 жыл бұрын
Way dhici karta oo Ilaahay wuxuu doonuusameeya
@cqaadiralshaami7284
@cqaadiralshaami7284 2 жыл бұрын
2021 daawanaya inta daawanaysaa is muuujia
@Maxamedxuseen-ik3zq
@Maxamedxuseen-ik3zq Жыл бұрын
Inta daawanysa 2030 like saarna Waxan daawady qisadan 2016
@ruqiyomuhumed5524
@ruqiyomuhumed5524 6 жыл бұрын
Sheegataan buuk ayaan ka quraa waayo waa xaqeeqo dhacday
@hassanokieh1612
@hassanokieh1612 2 жыл бұрын
Haye wax maka qortay
@geesiyare
@geesiyare 10 жыл бұрын
sheekadanu waa sheeko dhab ah, weyna ku dhacday odaygan 80-maadkii ayaa laga sii dayn jiray sidaan shekada beri hore ku maqlay,anoon wareysigan dhageysan ayaan hore ugu maqlay sheeko, hadii tariikhda ama qisooyinki hore udhacay dhanka diinta ama aad tariikho hore ama dhaqamo kale sida carabta baadho waad ku arki kartaa arimahan oo kal, wanaan rumaystay anigu odayga weeyn been mashegayo.
@muqtaar1726
@muqtaar1726 Жыл бұрын
Wooow 8dano ayaa ka soo wareegatay commentigaaga wll adiga ayaa cajiib ah Malaga yaabaa in aad weli Gmail kaan isticmaalaysid oo ii soo jawaabtid lolz ❤🌌
@MOHD-MOH
@MOHD-MOH 16 күн бұрын
​@@muqtaar1726 Sidoo kale mudo sanad ah Ayaa Ka soo waregtay faaladadan Waxan rajanaya in fican tahay Wakhtigu aad buu dhereynaya
@ceebkasaliim4322
@ceebkasaliim4322 6 жыл бұрын
Illahow naag jin Muslim ah ayaan kabaryey
@abukarsky5274
@abukarsky5274 6 жыл бұрын
Ilahey haku sahlo dxb
@ruqiyomuhumed5524
@ruqiyomuhumed5524 6 жыл бұрын
samiir yare walaalo anaa gabar jin ah ee maad iguursan hada ayaan guugu imaanaa halgaad jookto inshaa alaah hada balaso gu imaado in aadan guur geeyga deeden garin margaan gu imaado hadaba lasocu
@ceebkasaliim4322
@ceebkasaliim4322 6 жыл бұрын
INDIA JOGAA SO DHAQSO MCNY LKN DAHABKA IYO KCGTA HASO ILAAWIN
@ruqiyomuhumed5524
@ruqiyomuhumed5524 6 жыл бұрын
samiir yare haye xabbi hadaba waan gulo jookaa waliba hadyad qaas ayaan guu wadaa
@ruqiyomuhumed5524
@ruqiyomuhumed5524 6 жыл бұрын
samiir yare kkkkk qali waad iwaaysay ayaan umaleey naa waayo waad iraadi neey saa ana waan gu ag jookaa maxaa dhacay
@shaaficisiciid462
@shaaficisiciid462 6 ай бұрын
Ciyaalka 2030 daawanaya likta🎉😂😢😮😅
@saynubabdulahi8220
@saynubabdulahi8220 8 жыл бұрын
ilahay haku naxriisto Hassan olol wa nin rer cerigabo caruurtu aderka uha ba xagad ku wada koray qiisadan wa dhan
@maxamedkhalif8031
@maxamedkhalif8031 6 жыл бұрын
Saynub Abdulahi ilahay
@kennedyjama2003
@kennedyjama2003 10 жыл бұрын
waa qiso dhaba waxan xasustaa dhalanimadaydii odayal badan o ka shekeyaa wana qiso can ak ah geyiga somalidu dagto gar ahan gobolada bari ee somaliland qisadu waxay dhacday 1948 xasan olol waa nin cana wana lagaranaya wa nin rer cerigabo ah dadka rer sanag way yaqanin dadka cuqdadu hayso hala ixtiraamo ninkani waa odaya kana mid aha haldorki rer sanag lascaanod iyo cerigabo ba wad ka helaysan shekadan xaqiqdeda ila burco walaga yaqan iyo DHaman geyiga somalida inta caqliga usaxibka ah dariskana la ah xikmada iyo soyaalka somalida
@jamesgonzales4691
@jamesgonzales4691 9 жыл бұрын
cidna cuqdad kaba qabto waa nin soomaaliyeed xasan olol itoopiya kama imaan koleeyba
@munaismail2152
@munaismail2152 8 жыл бұрын
why would a man lie maarki hore waxan waa jira dad jinni binadan waa jira iyo ilmaha hata haysan iyo guurka haystan
@jamesgonzales4691
@jamesgonzales4691 8 жыл бұрын
haa muna waa wax jiro
@abdihakiinibraahimdayax1775
@abdihakiinibraahimdayax1775 8 жыл бұрын
Wlhi qisadani waa dhab wanay dhacdaa tanoo kale wlhi tuntii dad wanagsan ayaa helay
@khadar.1984
@khadar.1984 2 жыл бұрын
Shekadaan waan udhaafreey saan udhameysto Ruuntii wakhtii aad ufoog ayuu kashekeyy hadana waaa.2021/12/14_____________
@Xodayo
@Xodayo 12 жыл бұрын
Ninkani nin been sheegaya uma eka, laakiin waqtiga uu ka hadlayo ayaa aad u fogaa oo wax badan ka ilaaway.
@mahamedafey9224
@mahamedafey9224 2 жыл бұрын
Ninkan alaha unaxariistee isaga iyo ilaah keebaa saxsan Quraanka waxaa kuqoran jinka ma arkikartaan laakiin iyagu weyidin arkaan Ninkan wuxuu leeyahey gabadha matkii uhoreysey wuu arkey oo wuu la dabaashey
@shirwajama2066
@shirwajama2066 8 жыл бұрын
Hassan Olol Jaamac, Awoowe Allaha unaxariisto.
@omaariofficial7771
@omaariofficial7771 2 жыл бұрын
Nio awoowe waxa uu sheegayo ma runbaa
@shantasonaliyeed9100
@shantasonaliyeed9100 2 жыл бұрын
@@omaariofficial7771 haa sxb anàa rer ceerigàbo ah anoo yaryar baa nalooka sheekayn jiray AUN xasan olol
@husseinmohamedshigshigow4521
@husseinmohamedshigshigow4521 8 жыл бұрын
Awoowgaa nin leeg beenale haku tilmaamiin
@Faarax96
@Faarax96 8 жыл бұрын
Haduu been ama run sheegayo Ilaahay uun ba og , anagu taa ma ogaan karno. Laakinse inuu been sheegayo waa macquul , been sheegida age kuma xidhno , qof yar iyo wayn ba waa sheegi kaara. Markaa in aad tiraahdo been ma sheegi karo waa qalad.
@ahlaamiloveislaam8413
@ahlaamiloveislaam8413 7 жыл бұрын
ilaaahow naga nabad gali jin.ka aamiin
@suleqasiman1401
@suleqasiman1401 7 жыл бұрын
subxanallaah bismilaahi raxmaani raxiim ilaaho jini iyo insii naga koori
@mohamoudibrahim8153
@mohamoudibrahim8153 Жыл бұрын
sheekadiisu waa run sababtoo ah qofka been sheegaya ee sameeya sheekooyinka wuu kala ilaaba oo wax badan ayuuna isku qaldaa oo iska hor yimaada laakiin isaga sheekadiisu waa toos aan leexleexad lahayn kkkk love it
@AmeinaApdirahman
@AmeinaApdirahman Ай бұрын
2024 ban daawanayaa
@seydi64
@seydi64 12 жыл бұрын
odeyga ma riyoneya misse waa ruun
@MyHawo
@MyHawo 12 жыл бұрын
marka hore waa sheeko caajib ah weyna dhici kartaa waxana og nahey in jinku jiro oo quraanka ayaa noo sheegey wuxuu jinku kala lee yahey mid muslim ah iyo mid gaal ahba waxan umelaynayaa aamina iney muslim jin aheyd alahuma anta salaaaaaaaaaama cajaaib
@user-nk5wp5dt9t
@user-nk5wp5dt9t 6 жыл бұрын
xasan ollol allow kuu naxariisoo faataxada umara zxpyaal
@nimcoqali8791
@nimcoqali8791 7 жыл бұрын
xasanaw walahi waa kanaxay oo waliba caruur ku dhashay ax ax ax ax
@hassanyusuf4747
@hassanyusuf4747 6 жыл бұрын
wa jin Somali ahi
@mohammedfarah8855
@mohammedfarah8855 8 жыл бұрын
alleh ha ku unaxaristo
@kalthumxusein2122
@kalthumxusein2122 2 жыл бұрын
Cajiib waye waxan dawanaya habeen ay so galyso arbaco Bisha 09/11/2021
@ayaanlexasanjamac6436
@ayaanlexasanjamac6436 8 жыл бұрын
Waaa sheeeko cajib badan run ahanti marban is dhahy allow yaaa ka dhigo odayga hhhhh wan ladhacy i like it
@tsarolad
@tsarolad 10 жыл бұрын
woooooooooow waa qiso macan oo dhaba oo horena waxa iiga sheekeye aderkey .....walahy wa layab .......lkn janiska inuu ka fa ideysto ayaa ay ahyd..... oo uu languages ka all in the world ka laga ga hadlo inuu ka baro real story
@Abdullahimohamud156
@Abdullahimohamud156 6 жыл бұрын
sheekadani hadday dhabtahay anigana gabadh jiina haa laydoono😆😆😆
@abshirshiikh8239
@abshirshiikh8239 4 жыл бұрын
Aun ninkan war adag busomaray.
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 6 жыл бұрын
Acuudubilaaahi minashaydaani rajiiim !!! Idagaaaba jin u eg.
@Xildhibanka4
@Xildhibanka4 6 жыл бұрын
naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha a.haaaato
@Never_give_up484
@Never_give_up484 4 жыл бұрын
Aniga gabadh ina Suldaan ah oo Aamina sideeda ah wax garad ha lay soo raadiyo.😁😄😄
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 2 жыл бұрын
Hhhhhhh suufiyada karaadso ayagaa la qaraabtee
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
@@mohamudaliabi5890 waar ana i tilmaan hhhhh
@Ak-nv9zn
@Ak-nv9zn 2 жыл бұрын
Jin qofku kaxesto mala arka qofku dardaro waa la arka balse carur iyo nag insi kadhalay yashegay hadalkadadka mela ilbina adin kalin magalo oo isha meshikudhacdu isana kudugalaa isweydin ishu indho iskuxiran isha beydhabo isha mako mel dadku dhahan kor hada ufiriso micnaha hadadamacdo miya oohadi lafirsho waawalane alahuwaclan sababte kalabataha dhulka diyarad mamarto oo waxa arke gudaha samada alahuwaclan ninki dhimanayo korufiriya dadko dhan mawada firsho dad isago firin budhinta
@AdaweAbdullahi10
@AdaweAbdullahi10 3 жыл бұрын
Cajiib 🤔 Old is gold
@adenhersare6537
@adenhersare6537 7 жыл бұрын
Laandheer xasan olol khatar weeye waa runtii qisadani way ku dhacday
@nicmoabdikriim4424
@nicmoabdikriim4424 8 жыл бұрын
alle Ha unaxarizto
@maantejkk
@maantejkk 11 жыл бұрын
waa wax dhicikaro runta anaga ma ogin allah unaxariisto xassan olol
@laascanoboy
@laascanoboy 12 жыл бұрын
waaaw that was amzing life:) ilike it
@xustomu8127
@xustomu8127 7 жыл бұрын
xiis waa magaladii an ku dhashe ku barbaaray
@kingbillajr
@kingbillajr 5 жыл бұрын
wallahi qisa cajiba innaba caadi aheen.
@osmanbare
@osmanbare 8 жыл бұрын
man heelo anigu wan gursanlaha
@hindiismailkhalif3991
@hindiismailkhalif3991 8 жыл бұрын
wa qiso aad iyo aad u caaja iba ah
@yusufmohamed344
@yusufmohamed344 8 жыл бұрын
waa qiso khatara run ahantii wan kahelay
@eidali8832
@eidali8832 11 жыл бұрын
Waar taas wada lacagta ah anaaba u baahnaaa baca lacaga aya soo daadanayabee
@nabiilshyussuf4120
@nabiilshyussuf4120 2 жыл бұрын
Waryada abahey ayaa aga maqaan armo jiin aga qatee 😅😅😅😅😅207 aya agu dambaysee
@mohajamavlogs2633
@mohajamavlogs2633 8 жыл бұрын
allahu aclam ilaahay baa garanaya ma odhan karno waa run mana beenin karno waayo sidii ogaygu u hadlayaan layaabayba
@Jibbz28
@Jibbz28 13 жыл бұрын
koob shaaah kulahaaa jini acuudu bilaah miniasheydami rajiim
@Bashi869
@Bashi869 12 жыл бұрын
waa qiso cajiiba oo 1hr intay socotay waan ku raaxaysanayay...very amaizin story. movie ayaaba laga samaynkaraa qisada sida uu u sheegayo....xeebta markuu dhinac cararayo, tima dheer oo cas ayaan lahaa ayuu yiri. iyo markuu inta quuso uu heesteeda kasoo baxayo oo uu timihiisii dheeraa shax kusiinayo si uu uga caraysiiyo.
@qaloonbi143
@qaloonbi143 11 жыл бұрын
Dadku Iskuma Jiraan Dunidana Allaa Kakala Dhigay Hadba Dabciga Iyo Dabaceedaha Jira Ninka Waqooyi Kudirqiyayoow Manihin Duul Hadalka Dusha Ka Xaadshoo Dalab Umayeelno SIdiino Kale Dawguu leeyahay iyo dariiqiisaan marsiinaa Hadaanad dafiraynin Dawladaha Shisheeyaba Waqooyigay Wariyaashu Afkoodii Wali Kuwaramayaan
@cumarcabdimaxamed1833
@cumarcabdimaxamed1833 8 жыл бұрын
waw waa cajiib arintaan
@mohaabdi753
@mohaabdi753 2 жыл бұрын
🙏🙏Allow raxiimow waxan ka baryaya naagtaas oo kale jin ah oo famly muslim ah ka dhalatay ii sahal wlhi maba kaso tageen👌 nolasha wan la dhameysan lahaa yaa rabbi ii sahal🙏🙏🙏❤️🌹♥️ naag somali buuqeeda ma.rabo wlhi
@faisomuuse7753
@faisomuuse7753 2 жыл бұрын
nocasa tahay miya hhhhhh 🤗🤗
@mukhtardhiif
@mukhtardhiif 2 жыл бұрын
Anigu waxaan dawaday 2016 anoo Somalia jooga Hada marki labad ban ku dawanaunaa Kampala ani iyo inabtigy abdirisak Siciid shiikh OO aan uga sheekeeyay ba udaaray hada Sep-6-2021
@kitalechannelmediasomlikit8454
@kitalechannelmediasomlikit8454 6 жыл бұрын
Ina olool waxan garanaya sheekada isago ka sheekeya yarantayidi wuxu fadhisan jirnay kabada qarni
@aliabdi7558
@aliabdi7558 6 жыл бұрын
alle haw naxariisto
@yoyohneysingh6235
@yoyohneysingh6235 8 жыл бұрын
alla naag jin baan kanabad galay 100 caruur ah kharsh uma hayee
@khadarkaraamoh9813
@khadarkaraamoh9813 2 жыл бұрын
Qaad iyo bolwad ayaa rerkisi burburiyay wana ta somali burburisay
@FARXYOBELLO
@FARXYOBELLO 8 жыл бұрын
Subxanallah wixii jiro allaa og
@hassanabdidaoud5241
@hassanabdidaoud5241 6 жыл бұрын
maasa cagaalayda Djibouti kunol isga iyaa dhalay
@mrmaguurefarizi9960
@mrmaguurefarizi9960 10 жыл бұрын
Xasan olol waa daraawiishtii horee macaa jinkay wasijireen inaba caadi maah hhhhhhhh
@mowlidosmn4703
@mowlidosmn4703 6 жыл бұрын
MrMaguure Farizi kkkkkkkkkkk
@caddeeyembaxnaan7600
@caddeeyembaxnaan7600 2 жыл бұрын
Hhhhh
@salmahasan2438
@salmahasan2438 6 жыл бұрын
alla qisadaan dhowr mar ayaa laygaga sheekeyay show waaba run
@saynabcali2671
@saynabcali2671 6 жыл бұрын
Kkk wlhi waa qiso cajib ah
@abdikafiahmed9832
@abdikafiahmed9832 Жыл бұрын
8 Sano Kahor Baan daawaday Cajalkaan mar mar wuu igu soo dhacaan Allaha u naxariiste
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 2 жыл бұрын
Waa sheeko cajiib oo u baahan in buug laga qoro, balse aad ugu Dhow malo awaal aan xaqiiq ahayn.
@shantasonaliyeed9100
@shantasonaliyeed9100 2 жыл бұрын
Mala awaal ma aha sxb qisadan w dhacda
@mohamedbk475
@mohamedbk475 8 жыл бұрын
Qisadan waa qiso dhaba oo dhacday waxaana iigasheekeeyey maCalikaygiii Carabida iyo tarbiyada ii dhigi jiray ahaaana macalin aan aad ujeclaaa macalin seyid dugsiga dhexe ee guryosamo kuna yaala xaafada xidigta ee magaaalada hargaysa
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 6 жыл бұрын
mohamed bk mohamed bk miyaa adiGa walaalkay sln zre
@maxamedxasan5369
@maxamedxasan5369 6 жыл бұрын
mohamed bk waa runtaa maxamedow
@Geelwanaaje
@Geelwanaaje 12 жыл бұрын
waa sheeko yaab leh
@abdirashidjama9788
@abdirashidjama9788 2 жыл бұрын
Which country is that shooshaland? Kuukuland? Or quduurland
@Rumaysa144
@Rumaysa144 12 жыл бұрын
Ragow qaadka iska daaya, hadii kale naago jiniyo ah ayaad wada guursanaysaan(hallucination) Jiniga ma arki karno laakiin wayna arkaan,sidee ayay isku guursanayaan markaas. ilaahay ayaan ka magan gal nay Jini & shaydaanba.
@hassanwarcad5246
@hassanwarcad5246 6 жыл бұрын
Sheekadan qeybtii danbe ee 80-tankii ayay BBC-DU siiday. C/laahi xaaji ayaa wareysigaa qaaday ayaan filayaa. Waatii lafteedii. Waxaa dhab ah qofka beenaalaha ah uu hadalka siduu u ahaa ugu celin Karin. Was wax dhici kara.
@mahamedsiraad4137
@mahamedsiraad4137 9 жыл бұрын
Allahay ninki nool maxa aragti ulaabban waa qiso cajaiba runtii way adag tahay in laqaato isla markaana way adagtahay inan laqaadan allahu aclam
@ayubahmed5376
@ayubahmed5376 9 жыл бұрын
I cant, belife this story walahi
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 6 жыл бұрын
Sheekadan wa sheko mucujiso ah cabi.com
@sayidcalixaji1397
@sayidcalixaji1397 2 жыл бұрын
ilahy ha uu naxarizto 😓🤲
@dakharetv
@dakharetv 6 жыл бұрын
Asc asxaabey Ehel iyo sokeeyeba
@deeqaqani4709
@deeqaqani4709 10 жыл бұрын
Walee waan garan Hassan Olol sheekadana waan kadharag sanahay aniga ooyarbaan maqli jiray waxan garan xitaa haweeneey uu mar qabi jiray oo somali ah lana yiraahdo Mulki jaamac Waxanu jaar aheey xilayadii ugu dambeeyay ee Dagaalkii sokeye uu kadhacay somaliya 1991
@mohamedibrahimhorreh2206
@mohamedibrahimhorreh2206 6 жыл бұрын
waa taariikh alle ha una xariisto
@wiilwaal400
@wiilwaal400 6 жыл бұрын
Miyuu dhintay
@baskilyare
@baskilyare 12 жыл бұрын
hada odeeyga koley anigu ma aminsani ...
@youloveme9555
@youloveme9555 8 жыл бұрын
😥😥😥 Subxanallah
@shiinetamer9135
@shiinetamer9135 8 жыл бұрын
waa cajiba qisadani
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 3 ай бұрын
Hadera suldankii xagee lagahelaya
@elmohamudi9953
@elmohamudi9953 4 жыл бұрын
Taariikhda dadna wey qoraan dadna wey akhristan, dhacdadan mrkan dhageystey wxey i bartey nolashu iney tahey kalsoni
@anasmaxamed7789
@anasmaxamed7789 6 жыл бұрын
waa qasiyo cajiib
@CHILDRENUNITED
@CHILDRENUNITED 12 жыл бұрын
xishoodka waa muhiim.
@MohamedAli-dx2fp
@MohamedAli-dx2fp 6 жыл бұрын
Shaale isagoo intan la eg noo sheegi mayo!
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 11 жыл бұрын
waa qiso cajiiba
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 100 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 45 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 9 МЛН
Sheeko Dhab Ah: "Ninkii Naagta Jin Ku Guursaday Gobolka Sanaag Ee Somalilnad"
1:07:02
Armuu Idilaa Cishqigu  - Official Audio Release - 4K
6:53
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 5 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 319 М.
"Wiil jeclaaday gabadh jin ah" Barnaamijka Waayo Arag
20:46
Xariif Magaalo Xaraan Mayaqaan Part 2
32:37
Abdirahman C-BOY
Рет қаралды 543 М.
Siad Barre (Dardaaran)
3:07
Rooble1234
Рет қаралды 1,1 МЛН
7 Fatiha 7 Ayetel Kürsi 7 İhlas 7 Felak 7 Nas Kur'an-ı Kerim Rukye
24:23
fussilet Kuran Merkezi
Рет қаралды 76 МЛН
Sida Loo Guursado Gabdhaha JInka | Sheekh Maxamed Ismaaciil
14:05
Suldaan Media
Рет қаралды 170 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 7 МЛН
V $ X V PRiNCE - Не интересно
2:48
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,6 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 629 М.
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 46 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН
Kobelek
4:11
6ELLUCCI - Topic
Рет қаралды 572 М.