Ninkaan Masriga wax badan ayuu sii qiyaasay | Abiy Axmed si rasmi ah ayuu ugu dhawaaqay ujeedkiisa .

  Рет қаралды 132,883

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 433
@CaddeCali-ie5pz
@CaddeCali-ie5pz 23 күн бұрын
Muuqalka inta danbe codka wa isku dhex yaacsan yahay waxay ahaataba inta hore baa xog muhiim ah thanks omar saxib😊❤
@Shakir-ali0
@Shakir-ali0 23 күн бұрын
‏﴿فَوَرَبِّكَ لَنَسۡـَٔلَنَّهُمۡ أَجۡمَعِینَ ۝٩٢ عَمَّا كَانُوا۟ یَعۡمَلُونَ ۝٩٣ فَٱصۡدَعۡ بِمَا تُؤۡمَرُ وَأَعۡرِضۡ عَنِ ٱلۡمُشۡرِكِینَ ۝٩٤﴾
@mohamednashiid
@mohamednashiid 23 күн бұрын
Qur'aanka sidaas u qoran hapkaan ka helikaraa zxpkayga😊
@Shakir-ali0
@Shakir-ali0 23 күн бұрын
Harakat keyboard play store search
@Shakir-ali0
@Shakir-ali0 23 күн бұрын
Harakat keyboard
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 23 күн бұрын
Malacni Baa Tahay Omarow Geedo soo Xooreyso Marka Hore Beenta Jooji
@AhmondeJully
@AhmondeJully 23 күн бұрын
Allaha kubarakeeyo
@khady4206
@khady4206 23 күн бұрын
Aniga south africa jooga wadankeeyga waan jeclahay Dumarka wadankeeyga guursadaa waliba kuwa joogo dalkooda hooyo si aan u adkeeyo jiritaanka somalia Maahi qof ku Milmo shacuubta kale wadankeeyga Garab u ahay sakada siiyaa
@FatimaMaxamed-xp3py
@FatimaMaxamed-xp3py 23 күн бұрын
Mudane
@Unknown-l1f6z
@Unknown-l1f6z 22 күн бұрын
Hadii wiil walbo oo qurbaha joogo oo somaliya inta uu booqdo ku guursan lahaay soomaali uma baqi leheen balse maanta in dhalin yaro badan ee dalka ka tagay eysan faracooda dalka ku soo noqo een ayaan ka walwalsanahay
@medhoche8117
@medhoche8117 21 күн бұрын
.​@@Unknown-l1f6z
@Mucaadmohamed267
@Mucaadmohamed267 23 күн бұрын
Afarsano wllkey omar imadhaafin alle cimri dheer iyo cibaado suuban hakusiiyo wllkey iga ween❤❤
@MunaManka-n4y
@MunaManka-n4y 23 күн бұрын
Anigu waan yara baqi jiray markuu axmed sahyuuni kahadlo bad laakiin israaiil markaan arkay jabka sahnuuniyadda waxaan garawsaday in itoobiya ubaahantahay xamaasta soomaaliya wallaahi maalinkaa ayaan dareemidoonaa xoriyadda Afghanistan 🇦🇫 maanta haysato
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 23 күн бұрын
Abayo m.a caqligan inu qof somaliya kujiro maogayn😂oo waxan islaha somali way hurudaa Inshallah dimoqraadi waan tuuri dona Kitabka Allana waanqaadandoonna
@MunaManka-n4y
@MunaManka-n4y 23 күн бұрын
@Aamina-fb3mn insha allaah aamiin
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 23 күн бұрын
Aad iyo aad wll qli
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 23 күн бұрын
Aamiin insha Allah ❤❤
@SucdiAbuubakar-k8o
@SucdiAbuubakar-k8o 11 сағат бұрын
Walahi niyadaa kuhayay hadal kaas isra sha mad madoow waa amxaaro amxaaro hadaa sodhaweso waa adoo sodhaweyay iraa iil
@MUAD83
@MUAD83 22 күн бұрын
Diinteyda iyo Wadangeyka waan u dhimana 🇸🇴 💪🏽
@shijo2055
@shijo2055 21 күн бұрын
اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح بلادنا وبلاد المسلمين والمسلمات 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂
@Africaunite27
@Africaunite27 21 күн бұрын
🤲🏽 آمين اللهم آمين يارب العالمين 🤲🏽
@GuuleedYuusuf-s3f
@GuuleedYuusuf-s3f 16 күн бұрын
Saaxiib 😢😢soomaaliya way kudaysay wllo
@hogamiyahabulshada2430
@hogamiyahabulshada2430 23 күн бұрын
Itoobiya waa yuhuuda afrika Soo soco ayaan leenahay.
@kowsarmohamud-y7j
@kowsarmohamud-y7j 4 күн бұрын
Waligeed ahay yuhudu waxay saylac utaqaan janadii ifka sidaas ayey itoobiya bad uga rabtaa saylac hadhowna yuhuud ayaa soo dagaysa
@Kulbiyoow114
@Kulbiyoow114 7 күн бұрын
Ustaad Cumar Inshaar Jazaakalaahu khayran xigmadahaaga dad badan oo hurda ayaa kubaraarugaaya!!
@wllMaHAD89
@wllMaHAD89 23 күн бұрын
Wax walba Allah is greatest ☝️
@popular7493
@popular7493 22 күн бұрын
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@popular7493
@popular7493 22 күн бұрын
اللهم أمين
@IbraahimBaashi
@IbraahimBaashi 23 күн бұрын
Cumaroow Mahadsanid wllo لقد نصحت واحسنت النصيحة
@Kvara77-w8w
@Kvara77-w8w 23 күн бұрын
( إنما أشكو بثي وحزني إلله🖤🤲)
@khadarhassan9786
@khadarhassan9786 23 күн бұрын
Walal omar inshaar Mahadsanid 💯💯💯💯💯💯
@DekaDahirAhmed
@DekaDahirAhmed 23 күн бұрын
اللهم انصر اخواننا في غزة ❤
@MustafeCabdiqaadir
@MustafeCabdiqaadir 23 күн бұрын
امين
@ميساء-ظ4ش
@ميساء-ظ4ش 23 күн бұрын
اللهم آمين ءامين يارب العالمين
@mukallagroupofco
@mukallagroupofco 19 күн бұрын
😂😢😢😅😊😊🎉😊❤
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 21 күн бұрын
اللهم انا وضعناك في نحورهم ونعوذ بك من شرورهم
@JaamacNio
@JaamacNio 22 күн бұрын
Aadbaad ugu mahadsanthy baraarujinta ummada muslimiinta
@MahamedIsmail-zc8ob
@MahamedIsmail-zc8ob 23 күн бұрын
صل الله عليه وسلم
@djamacmahdi8721
@djamacmahdi8721 22 күн бұрын
Halka kawaad ustaat omar inshaar waa wacyi Muheeema wlhi Arintan
@IbrahimOmar-j3f
@IbrahimOmar-j3f 23 күн бұрын
Wll niyadda ayaan ka hdlayaa janadda ilaahay hayskaaga kaayo kulmiyo I.a❤
@LovelyArmadillo-xn5bm
@LovelyArmadillo-xn5bm 18 күн бұрын
Amiin i.a❤
@haania2495
@haania2495 16 күн бұрын
🥲🥲🥲 Siyaad Baroow qabrigaga allaha ku waasiciyo
@User7654suy
@User7654suy 23 күн бұрын
اللهم اصلح لنا شأننا والف بين قلوبنا يارب العالمين 🇸🇴🤲🇸🇴🤲🇹🇷🇸🇴🇹🇷💙🇸🇴🙏
@Garorrebusiness
@Garorrebusiness 23 күн бұрын
Mahadsanid walaal si niyad ah Cadowga Allaha jabiya Dadka haddii diinta labaro marna madaxooda foorarin maayaan Ilaaheey ghayrkiis
@XamzeBini
@XamzeBini 23 күн бұрын
masha allah alle haku barakeeyo amin
@mohamednashiid
@mohamednashiid 23 күн бұрын
Somalia 🇸🇴 Illaahay ha u sakhiro hogaamiyeyaal Daacada oo ummadda mideeya. 🎉
@haa8793
@haa8793 23 күн бұрын
Sisi iyo xasan sheikh hal nin ayaa wato hal hadaf ayeyna leyahin yaa wax kaqaban
@Barc32
@Barc32 23 күн бұрын
Aameen insha Allah
@popular7493
@popular7493 22 күн бұрын
اللهم أمين
@Edbashir
@Edbashir 23 күн бұрын
This is so sad… may Allah help Somalia
@Shaashad-1
@Shaashad-1 23 күн бұрын
5:49 kalmada _itoobiyaan_ kun sadar ii hoos dhig mudane 😊
@GALAL__077
@GALAL__077 22 күн бұрын
Ma fahantay walal
@BillanXuseen
@BillanXuseen 22 күн бұрын
WAA SOMALI MARKEY LAADAAN, ANAGA SOMALI IYO XABASHI WAXAA ILBAXSAN ANAGA, HADABA XABASHI INAGAA QABSAN DOONO INSHA ALLLAAH
@MaslaxMideeye-yo9
@MaslaxMideeye-yo9 23 күн бұрын
I shaa Allaah Alloow dagaalkan nooga dhig kii Aan ku midoowe laheyn oo Aan cadow geena kaga Ad kaan laheyn in❤
@Mrdalxiis234
@Mrdalxiis234 23 күн бұрын
Kusalmy akhii omar ❤❤❤❤
@SimanAbdisamad
@SimanAbdisamad 8 күн бұрын
😮😮😮Amzing
@abdulkadirgediahmedsanka5978
@abdulkadirgediahmedsanka5978 14 күн бұрын
Mid Ogow In Ka SOMALI Ahaan Inaa Dhan walba Ka burburnay Taasna Waa Xaqiiqada Aniga Qoraya Qoraalkaan Waxaan Dhashay Burburkii Taasna Ku darsado mid ogow Somaliya Waa dad la Garanayo iyo qiyimka Aan leenahay Somali Xur ah Waan Arki Doonaa insha Allah Somaliya Hanoolaato 🇸🇴SYL Hadaa Horay Umaqashay Hadana Maqal (SYH )
@osmancadeyusuf951
@osmancadeyusuf951 23 күн бұрын
Minaafuqaan sici ah Kwaran hee wadanka xiligaan dhahaayo ciidankiisa ayaan keeniyaa somaliya Muxuu dhaamaa
@Ismahanyy
@Ismahanyy 20 күн бұрын
خير ان شاء الله😢❤
@hanade_7H
@hanade_7H 23 күн бұрын
اللهم فك أسر الشيخ حازم صلاح أبو إسماعيل بالعز يارب
@Ashaabdi-n7v
@Ashaabdi-n7v 23 күн бұрын
Abay iyo oroomada u wato waliska ceelin bada somaliya haku riiyon waa tad ku dhaman leheedan itobiya waa cadowga somalida
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
@ABDIMAJIDMOHAMED-v5k 23 күн бұрын
Thanks
@LuqmaanRashiidCabdi-sd4jd
@LuqmaanRashiidCabdi-sd4jd 22 күн бұрын
آمين يارب العالمين
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii 23 күн бұрын
🥺🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@CeeshmahadCeshmahadcali-lo3vj
@CeeshmahadCeshmahadcali-lo3vj 23 күн бұрын
Salaan sare wll cumer ❤❤
@Adan974
@Adan974 22 күн бұрын
Inshalah daba dhilifyada iyo gumeysiga wuu is raaci geesiyada xaq udirirada ahaana somaaliya uhari doona 20ki sana ee afghaanistaan wax yara ka haray ee somaaliyey wiilashiina garab istaaga hana ladiyaar garooba rag hadii dalka loo gacan galiyo ithoopia ka adag waad hysataane garab istaaga waad guuleysaneyni
@Storyteller0909-k4q
@Storyteller0909-k4q 23 күн бұрын
Wllky Omar waxaad bedashay sidii aan u arkayey caalamka 🎉
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 23 күн бұрын
Ilaahay habarakeeyo
@JabirQodax
@JabirQodax 23 күн бұрын
Mawduuc Aad u macaan
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 2 күн бұрын
Cadaalad Alle xagisa ayuu jiraa Ilaahwo qabo siisii iyo mujriminta Iyo kuwa ugargaara yuhuuda
@malyunukash2975
@malyunukash2975 11 күн бұрын
Xasbiyalaah wa nicmal wakiil, Xasbiyalaah wa nicmal wakiil, Xasbiyalaah wa nicmal wakiil. Ilaahayow cadawgana qabo, ilaahayow cadawgana qabo, ilaahayow cadawgana qabo.
@dragondragz6540
@dragondragz6540 23 күн бұрын
Aamiin
@Weber6656
@Weber6656 21 күн бұрын
GuuL Somaliland ❤
@kingyaasin8580
@kingyaasin8580 21 күн бұрын
Oromo😂😂😂
@userng4
@userng4 15 күн бұрын
​@@kingyaasin8580ina amisom
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 22 күн бұрын
Wallahi warakan Aya xaqeeqada u daaw somalidana waa dohanyuhen
@jaceelka5374
@jaceelka5374 22 күн бұрын
dag dag fara bdn kaa muuqdo inshaar
@XasanDiiriye-b6p
@XasanDiiriye-b6p 23 күн бұрын
Guuleyso sxb
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 23 күн бұрын
hawiye iyo daarood. Baa Sabab u noqonaayo. In dalka somalia kenya iyo Ethiopia qabsadaan. Mida kale dadkaan ma hishiin karaan. Mana is maamuli karaan. Waa in la maamulaa oo kaliya. Waa intaas oo kaliya. Qofkii somalia nabad iyo cadaalad ka sugaayo waa qof waalan. Oo madaxa ka jiran, Wa billahi towfiiq.
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 22 күн бұрын
Cillada waxaay ka socotaa Hawiye oo 91kii xasuuqay dad gaaraya 300 oo kun oo Daarood ah oo aaminsan in uu Daarood ka aarsan doono haddii aay Dowladnimo hagaagto oo isla xisaabtam baa imaanaya!
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 22 күн бұрын
@@Madaxey-r2f waxaas ma jiraan dagaal 300 oo kun dad ah eey ku dhimatay somalia kama dhicin. Lkn waa doqonimo heeysato daarood iyo hawiye dalkiina iyaga ayaa god ku ridaayo. Sida rwanda eey u garteen ineey is cafiyaan maantane dalka rwanda waad aragtaa halka oo aduunka ka joogo xitaa gaaladii ayaan danteeda garatay. Dadka soo muslim maaha maxaa ku dhagan iyaga.?
@Madaxey-r2f
@Madaxey-r2f 22 күн бұрын
@@Ahmedali-gw7xm Ma waxaad dhalatay 91kii ka dib! Ma lagaa qariyey in Muqdisho oo aay ku noolaayeen dad gaarayey 600kun oo Daarood ah in aay badbaadeen oo kali wixii Derbi ka booday ee cago ku baxsaday?! Ma is weeydiisay erayga aay Beesha Hawiye ku celcelisa ee ah, Aryaa 91kii aa loo noqaa?! Waxaan kamid ahay kuwii nasiibka u yeeshay in aay cagahooda ku baxsadaan!
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm 22 күн бұрын
@Madaxey-r2f daarood soo iyagane 21 sano oo dalka heeysteen soo ma xasuuqin hawiye dadkaas weey is wada Xasuuqeen lkn dalkii iyo umadii kale beey nabadii u aqoonsadeen ilaa 35 sano ah maxeey u garan waayeen ineey is cafiyaan oo dalka u turaan ileen wixii dhacay Mala soo celin karee
@Fardawsacc
@Fardawsacc 22 күн бұрын
Waxaaas ka baxa ee hada dalka dhista war hutu io tuzu baa is xasuuqay oo hada isku dhex nool oo Hal shacab isku ah idinkuna waxaad wali ka sheekysanysaan wax waa hore ahaa xasbunallah 😢 hadii la is cafin waxba ma hagaagayan
@IlwaadbashiirQURUX
@IlwaadbashiirQURUX 21 күн бұрын
Cumar caloosha I hurisay 😢 dalkeen illhay baa ku maaneysananaa rageeni illahy wax ha fahansiiyo😢
@engciileey2197
@engciileey2197 22 күн бұрын
Sheekhaan waa ninka aad ii saameeyey waxaana ku jiraa taageerahiisa siyaasadeed ayaana ku jiraa ❤
@mariashamzi
@mariashamzi 22 күн бұрын
😂😂
@MumtazAhmed-j6w
@MumtazAhmed-j6w 22 күн бұрын
Madaxdeenu wax walba wala socota indhahay kalabatay hadhowna bilaa macni bay kula imanaysa ilahyba nomaqan insha allh ilahy khyr haka dhigo
@SharmaakeCabduqaadir-x1r
@SharmaakeCabduqaadir-x1r 23 күн бұрын
Asxabey waan idin salaamay
@cabdibiycabdiboy
@cabdibiycabdiboy 22 күн бұрын
Ok ustad xogaga iska celinta xaalufka bada somalia
@mohamedmusa1598
@mohamedmusa1598 23 күн бұрын
somalia 🇸🇴 is done
@engcosoble174
@engcosoble174 3 күн бұрын
Waa xaqiiq midaani mid jirta
@AbdouPopo-t7b
@AbdouPopo-t7b 23 күн бұрын
الهم انصر فلستين
@darulfowz3974
@darulfowz3974 22 күн бұрын
Waad mahadsantahay aabaheey somigiisoow
@mohamedalimohamed2493
@mohamedalimohamed2493 23 күн бұрын
6:00 kalamada
@Usaame_cze_7
@Usaame_cze_7 22 күн бұрын
Saaxib cumarow kalmada burcad badeed caybaanu u aragnaa anaku inta igu raacsan🙋‍♂️
@ShaaficiMuuse-c5q
@ShaaficiMuuse-c5q 23 күн бұрын
Waa cidnka bada somaliya
@theappaz
@theappaz 15 күн бұрын
Macquul mahin in somali galbeed oo ah dhul somali leedahay oo inaga maqan in dhul kale abiye inaga rabo 😢😢
@SbuceebcaliMaxamed
@SbuceebcaliMaxamed 23 күн бұрын
Kusalmy akhii omar❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CandullaahiMucallim-j2u
@CandullaahiMucallim-j2u 23 күн бұрын
Muuqaalkaan lab lakac badan iyo kafiirsi la,aan ayaa kamiiwata cumar waxaad aad ugu kacsantahay xukuumadda siisi oo ururkaagii ikhwaamka ka takhallustay Macnaha haddaan soo koobo sidaad rabto maahan marka sudaad rabto haddey socon weyso indha caddeys Naga daa waan og nahay sidii laga rabay maahan lkn inaan kaashanno waa muhiim ethiobiyana nooga fiican
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 23 күн бұрын
Yur oromayahow No itiyoobiya😂
@abdirahmanmuutu5656
@abdirahmanmuutu5656 23 күн бұрын
Fudeedka dhaaf ninkaan aad replyga aad uso gashay ithopia asaaba caynaaya ​@@Aamina-fb3mn
@QOLOFEY_8
@QOLOFEY_8 23 күн бұрын
13:49 😮😮
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 22 күн бұрын
Somali karaama xagey ka keeni qabyaladaa laisku haystaa 2024
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 22 күн бұрын
Madaxdena saa uma hadli karto uff alle idin madhi waa nala hareen
@saadaqcarabchanel450
@saadaqcarabchanel450 12 күн бұрын
insha alah anaga nagta kasaari doono inyahuuda afriko aan dhulka lasino bal ufiirso inaan iscuneyno balse waan hormari doona waana ciilidoonaa cadowgeyna
@zuhuura6219
@zuhuura6219 22 күн бұрын
Walalkey Cumar waa nasiib xumadena in mantay uusan jirin hal masuul o si adag uga hadlikato damaca iyo gardarada qaawan ee Ethiopia xita dadkena banan bax masameynayan ayakabo isku mashqulsan qabyalad iyo qurun intay isku maqan yihiin walagu maqan yhy alle hano keeno masuul daacad ah 😢🤲🏻
@HasanAbdirahman-f1z
@HasanAbdirahman-f1z 18 күн бұрын
Ilaahyba Bad Ma Siine Bal waynoo Tahay
@osmancadeyusuf951
@osmancadeyusuf951 23 күн бұрын
Gacanta midig ee reergalabeedka & yuhuuda waa alcisi
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 22 күн бұрын
Salaam Team Ogaansho ❤❤❤ Mays lasoconaa?
@ibrahimsagol6129
@ibrahimsagol6129 23 күн бұрын
Djibouti 🇩🇯 waa wadan awood leeh etobiyaa kuma dhacadoo Djibouti wax kama sheeyto adeer 🇩🇯🤝🏾🇩🇯
@m-12flix73
@m-12flix73 23 күн бұрын
hhhhhh 😂😂😂😂😂yaab saacad gudaheed ayaa ciidankeeda waxaa jebiyey oo afduutay ciidankeeda guuto yar oo eretria ka mid ah😅😅
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 22 күн бұрын
Million million gaadhnayey 😂horta jabuti ma gaadhay
@omarcilmijaamac
@omarcilmijaamac 22 күн бұрын
@@m-12flix73adigan dalkaga kooba ciidan ku difacayo sow kuma dhaanto, boliska jabuuti ayaa somalia hal malin gudaheed ku qabsan kara
@CadnaanAbdiQani
@CadnaanAbdiQani 23 күн бұрын
Adunyada an jogna wa mid si dhamanaysa waxad aragTa umada muslimin ah o dalkoda an wax ka odhan karin si kada maca an banan bax samaynkirin inzh allh mar un wan rajayna in musliminTa cida xogomaysa ay mesha kasari dinan❤❤
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 22 күн бұрын
🇪🇹 way qabsaneysa 🇸🇴 runta qaraar 💯✔️
@Baraarug-11584
@Baraarug-11584 22 күн бұрын
Anigu waxan dhaha I am proud to be piret
@SamiroCabdullahi
@SamiroCabdullahi 22 күн бұрын
Shugran❤
@MaankaFarxaan-i7e
@MaankaFarxaan-i7e 23 күн бұрын
Hi asc
@SadaamDm
@SadaamDm 23 күн бұрын
Western iyo carabta intaba kuli yahuud ushaqeyaaan.2006 waxaa aheyn hal qof lkn maanta waxaa nahay dad kla duwan
@popular7493
@popular7493 22 күн бұрын
🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴
@geeleisse4406
@geeleisse4406 23 күн бұрын
Ogaansho waa aaminsanan jiray lkn nidaamka oromiya abiya baad buun buunisa isagoo adis lagu hareeresanyehe tan kale oo ah inaa wadamaa carbeed jaajuus utehe ❗️❗️❗️
@Aamina-fb3mn
@Aamina-fb3mn 23 күн бұрын
Adiguna yaad jaajus uthy😂
@kumliyefilms8911
@kumliyefilms8911 23 күн бұрын
MAR WALBA WA SIDAS OROMADA AYUU BUUN BUUNIYA CAJIIB
@geeleisse4406
@geeleisse4406 23 күн бұрын
@@Aamina-fb3mn aniga wadani wadankisa jecel lkn dowlad uu ku harsado la baan ahay
@geeleisse4406
@geeleisse4406 23 күн бұрын
@@kumliyefilms8911 dhowaan baan fahmay inuu cadowga buunbunsho owal waan ogaa inuu qalijka uu fadhiyo noo amaano oo u shaqeeyo lkn xabashina wuu ku darsade❗
@Afguduud
@Afguduud 22 күн бұрын
Adeer Taas lagu hareeraysan iyo kuwa ku hareeraysanba hal g'aan bay wataan oo Ah inay somalida qabsadaan lkn Adi xaqiiqda Ka dhacsan Tahay. HADAY oromo liidato inagu Xageen joognaa Maanta Saw 10 jeer Kama Liidano. Tan 2aad Ninkaan wax Aad ku Caydid waaba Khalad waxa caalamka Ka jira buu kuu sheegay TixraacYo ku siiyay Dad buu warkooda ku so xigtay waxaa Hadaadan Waxba Ka Ogayn Maxaad u Caayaysaa Qof xog kuu sheegay. Jaajuuska Malaha si kalaad u Taqaan U malayn.
@rahmamoalim5937
@rahmamoalim5937 22 күн бұрын
Ethiopia will never lead Somali insha Allaah Somalia will lead Ethiopia insha Allaah guul Somalia❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@nuuurcabdii
@nuuurcabdii 23 күн бұрын
🥺🥺🥺🥺🥺 Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa ( *Eber Eber Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
@AMIINGACAL
@AMIINGACAL 23 күн бұрын
Siisi waa mujrim 😊
@BaxnaanChannel
@BaxnaanChannel 20 күн бұрын
Muslim Kuma cabiidsamo, wallaan madax kaa goyn...... Abwaan hore
@AbdiwaliAbdullahi-u1w
@AbdiwaliAbdullahi-u1w 22 күн бұрын
Abii axmed wagaa Yalam
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 23 күн бұрын
😢😢
@abdihassan3836
@abdihassan3836 21 күн бұрын
Qayr bahar =Bada Cas
@husseinjelle4100
@husseinjelle4100 23 күн бұрын
First viewer, first like and first comment
@DhuuxAfrica17
@DhuuxAfrica17 23 күн бұрын
❤❤❤😊
@hajiinacaddow
@hajiinacaddow 20 күн бұрын
Sxb kala saar xaqiiqda iyo caadifada ! Hadalkana haku darin ! Hadalka hada ad soo qaadaty Abiy axmad ma odhanin xoog ! Ee wada nabadeed ayu yiri !!
@AhmednasirOsman
@AhmednasirOsman 18 күн бұрын
5:59 Test
@Sarmaan4u
@Sarmaan4u 17 күн бұрын
🎉
@zackhusein6393
@zackhusein6393 5 күн бұрын
Asc wll
@shukricawil9357
@shukricawil9357 23 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله تعالي وبركاته❤ صدام حسين رحمه الله... وأنت تعلم أنك ستموت، فلا تسمح للعالم أبدًا أن يعيش في جبن.
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 22 күн бұрын
Waa Sidaad jeceshahey
@mamarijalkitchens7619
@mamarijalkitchens7619 22 күн бұрын
Abowe anigana isar inshallah darillahey shear isame
@Muxammed22
@Muxammed22 23 күн бұрын
30 ilbiriqsi ee codka khaldamay yaan lagu mashquulin ee 13ka daqiiqo ee kale Nuxurka, manfaca, iyo wayci dhisida ku jirta aynu dhuuxno liibaanayaal
Rasmi : Dhamaadka dagaalka Lubnaan ... Tafaasiil muhiim ah .
22:39
Accompanying my daughter to practice dance is so annoying #funny #cute#comedy
00:17
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 20 МЛН
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,5 МЛН
Markii Ugu Horaysay Gudaha Imaaraatka .
23:52
OGAANSHO
Рет қаралды 73 М.
Sirta Ilaahay ee Xalka Dhibaatooyinka oo Dhan .
15:44
OGAANSHO
Рет қаралды 130 М.