Siduu 1999 U Qiyaasay Shiikh Axmed Yaasiin in 2027 ay israaiil Dhacayso ?

  Рет қаралды 280,539

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 805
@ogaansho
@ogaansho 11 ай бұрын
Sixitaan xarakada xamaas waxaa la aasaaday 1987
@jalaalmedia
@jalaalmedia 11 ай бұрын
اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشرفين أعدائك أعدائك الدين يا رب العالمين
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 11 ай бұрын
​@@somali-op6ekShabab ma wax laga hadlaa maraykan baa samaystaye ilaa ay iyagu kala diraana kaa tagi mayaan
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 11 ай бұрын
@@somali-op6eksoomalia waa iyaga dhexfooda iyo tuuganimo ka socoto somalia laakiin Palestine cadow isbaheystey ayaa haysato oo diinan kala duwan wataan ee ha iska soo boodboodinee meel fadhow kiin dhihi
@City-sr4iv
@City-sr4iv 11 ай бұрын
Alshabaab mooriyaanta dalka loo soo direy diin aan laxeyn alle aan agoon xaraanta una
@sultan_maestro14
@sultan_maestro14 11 ай бұрын
​@@somali-op6ekwaxaas ha igu soo dhisin tan kale ka hadalka ay cumar uga baahantahay maxay tahay soo dhamaaanteen ma ogin inay cadow yihiin illeen falasdiin wax badan kama ogin tan kale alshabaab miyay leedahay awoodda yuhuu.dda
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid 11 ай бұрын
Axmed yaasiin waxa laga noolaado waa qalbiga ee jasadka ma ahan ❤nin karmeed Asigoo kursiga lagu wado ayey u adkeysan wayeen insha allah guul walaalaheena falastiin❤
@asmaosman4892
@asmaosman4892 11 ай бұрын
اللهم اغفر له وارحمه واجعل قبره روضة من رياض الجنه ❤❤❤❤
@abdullahiali1322
@abdullahiali1322 11 ай бұрын
Allahuma Amen insha Allah
@HassanYasin-h5o
@HassanYasin-h5o 11 ай бұрын
Aamiin
@Kaldoojiye
@Kaldoojiye 11 ай бұрын
Eebe ha u raxmado Sheekh Axmed Yaasin aabaha halganka reer Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@mbj8899
@mbj8899 11 ай бұрын
Amin Ya Allah
@FardussYussuf
@FardussYussuf 11 ай бұрын
Amiin INSHAALLAHA walaal
@caynicadey6146
@caynicadey6146 11 ай бұрын
SAnadku dhinte wll inoolyahay aya umaleynaaye
@nashaad870
@nashaad870 10 ай бұрын
@@caynicadey6146 2003 ayaa ladilay ciidanka sahnuuniyada ayaa dilay🥺😭😥
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 11 ай бұрын
team sahanka xogaha waxaan ogaanay bur burka Israel 2023_4_1 🤚 falastiin guul inshalah ❤💪
@AbdilahiJama-ox5br
@AbdilahiJama-ox5br 11 ай бұрын
Aadan wax badan buu akhriyaa runtiii
@inamohamed5768
@inamohamed5768 11 ай бұрын
Xaqiqdii uu mahadsanyhy AdaM
@badarsiciid3718
@badarsiciid3718 11 ай бұрын
@@AbdilahiJama-ox5br zxp waa runtaa aadan waan ku xidhanahay ogaansho waan ku xidhanahay farqiga udhexeeyaa waa farqi wayn aadan wax buu sahamiyaa ama saadaliyaa waan arkay 3 uu caadi usii saadaliyay 1 dagaalka yukreen 2 dagaalka lascanod 3 dagaalka yahuuda lagu qaadayo 🙂
@AbdilahiJama-ox5br
@AbdilahiJama-ox5br 11 ай бұрын
@@badarsiciid3718 waa idheed garad wllkeen
@yaxyesiciid714
@yaxyesiciid714 11 ай бұрын
​@@badarsiciid3718aadanku kee sxb
@maxamedzaki
@maxamedzaki 11 ай бұрын
Ilaahow u gargaar muslimiinta meel kasta ay joogaan qalbiyadoodana mideee..❤
@omarodaysuge2503
@omarodaysuge2503 11 ай бұрын
Aamiin
@mrelite9960
@mrelite9960 11 ай бұрын
Amin
@khadaripnuhirred1204
@khadaripnuhirred1204 11 ай бұрын
Amiin taa Ravi yaa raxman ❤❤😢
@salmaahmed2263
@salmaahmed2263 11 ай бұрын
Aamiin yaarabi 🤲
@CabdicasiisSiisey
@CabdicasiisSiisey 10 күн бұрын
Aamiin yaarabi
@jamiilmedia
@jamiilmedia 11 ай бұрын
لَا يُقَٰتِلُونَكُمْ جَمِيعًا إِلَّا فِى قُرًى مُّحَصَّنَةٍ أَوْ مِن وَرَآءِ جُدُرٍۭ ۚ بَأْسُهُم بَيْنَهُمْ شَدِيدٌ ۚ تَحْسَبُهُمْ جَمِيعًا وَقُلُوبُهُمْ شَتَّىٰ ۚ ذَٰلِكَ بِأَنَّهُمْ قَوْمٌ لَّا يَعْقِلُونَ
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 11 ай бұрын
Runahanti 😢😢😢 geerid sheeikh wa kanaxay lakin tariq wanagsan ayow katagay falastiin guusha ey gaartay manta asaga sabab u ah wan farxasnhay sheeikh sadalintisay warun dinta ayow wax badan ka ogyahay ilahey jenada fardowse ha ugu bishareyo 😢😢 Palestine 🇵🇸 inshallah wa xurobi donta inshallah tariq cusub aya sameyen ❤❤❤
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 11 ай бұрын
In shaa Allah
@هناءحسن-ظ2ض
@هناءحسن-ظ2ض 11 ай бұрын
2027 waanagu dheer tahay yahuuda allaah habur buriyo insha allaah sacadaha soo socdo xuduudaha bentaha weey furmaa yaan insha allaah
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 11 ай бұрын
2027 mq jirto ayuu dhahy israiil ugu danbeen hda burburkeeda socda
@Cr71251
@Cr71251 11 ай бұрын
Isha,allah, allah ha burburiyo
@jamiilaibraahim2228
@jamiilaibraahim2228 11 ай бұрын
Haduu bilaabmay burburkii yuhuudu Allah ayaa u hiilinaya falastiin
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj 11 ай бұрын
Ilaahay ha rumeeyo saadaashaas aamiin aamiiin
@MarwaanObsiiye-np8bd
@MarwaanObsiiye-np8bd 11 ай бұрын
Masha Allah
@Jacjkleyeith
@Jacjkleyeith 11 ай бұрын
اللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🤲🤲🤲
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 11 ай бұрын
ألهم امين يارب العالمين
@cabdiraxiinyareofficial5723
@cabdiraxiinyareofficial5723 11 ай бұрын
Insha Allha mar uun Wan guulaysaneynaa illahay waxan ka baryeynaa inuu jabiyo yahuuda iyo Kuwa galgaaliyo u ah. Falastiin oo hor ah masjid alqasa oo ku tukanayno midaas illahay ayaan ka rajeyneynaa insha Allha
@mawliidcabdiqaadir2382
@mawliidcabdiqaadir2382 11 ай бұрын
alle ha guuleeyo walaaladeen reer Palestine 🇵🇸💪 ... adna wll cumar sidoo kale ,wali ma arag kanaal udhigma ogaansho oo soomali ah❤
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 11 ай бұрын
Waa Aqoonyahan wax badan ka ogaa xaalka markaasi dunida uu joogey اللهم إنصر إخواننا في فلسطين ❤🇵🇸💚💙❤🎉
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv 11 ай бұрын
Ilahayow nagu dar kuwa ku il qabowsado guusha weyn ee soo socota insha'allah
@FouadElmi
@FouadElmi 6 ай бұрын
Amiin walaal❤❤❤
@dewinner3554
@dewinner3554 11 ай бұрын
اللهم شتت شملهم وفرق جمعهم وانصر اخواننا في الفلسطين يارب العالمين وثبت أقدامهم
@Yuusufroble-eq8hg
@Yuusufroble-eq8hg 11 ай бұрын
Aamiin ya allah
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 11 ай бұрын
Ameen
@fatimaisxaaq588
@fatimaisxaaq588 11 ай бұрын
اللهم ءامين
@munaalizalebaan9718
@munaalizalebaan9718 11 ай бұрын
الهم امين يارب العالمين
@tasnimmohamed8670
@tasnimmohamed8670 11 ай бұрын
Aameen yaa Allah
@zahradurow9525
@zahradurow9525 11 ай бұрын
Insha allaah free palestin 🤲🤲🥰🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇸🇴🇸🇴 bietnilaa free palestin
@bintunor4941
@bintunor4941 11 ай бұрын
Wa ninki cadka aha Ee xita kitapka mrku aqrisanayo carabka ku gadisanayay Lkn Dawlad dhan ay ka hurdi waysay 😢😢allow kunaxariso 💪🇵🇸🫡
@aishahibo8796
@aishahibo8796 11 ай бұрын
Ilaahow rid adaa Wayne ilaahow guulee wiilasha xaqa ku taagan. Masaaridu may u furan xuduuda tolow 😢😢❤
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 11 ай бұрын
IlahoW caafimad iyo Nolol igu gaadhsiii malinTa ay Israel dhacayso sababto ah waxay ku taagan yihin xaqdaro iyo gardaro
@zakariehussein3650
@zakariehussein3650 11 ай бұрын
Inzhllah Guushu Waxay Noqon Dhanka Muslim ☪️ ♥️
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi 11 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤❤
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 11 ай бұрын
2019 up to now ayan kugu xiranahay ogansho allah yaxfidak wayaxfidana horey usoco insha allah 1m coming soon
@ismailkhipro2023
@ismailkhipro2023 11 ай бұрын
Aslaamu calaykum
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 11 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير يا عمر انشار. اللهم أغفر ورحم الشيخ أحمد ياسين ووسع قبره . اللهم اجعل قبره من قبور الجنة امين امين امين امين امين امين
@abo.ase.1071
@abo.ase.1071 11 ай бұрын
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🤍
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 11 ай бұрын
آللهم انصر اخواننا في فلسطين ❤❤
@abdulkadirbaari8331
@abdulkadirbaari8331 11 ай бұрын
Insha Allah Free Palestine 👏❤️🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️❤️
@CabdicaziizMohamed-ep2rk
@CabdicaziizMohamed-ep2rk 11 ай бұрын
We will wait
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir 11 ай бұрын
Free free Palestine 🇵🇸 free free Palestine 🇵🇸 to the river to sea Palestine will be free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇺🇸
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 11 ай бұрын
Allaha u Naxariisto Sheikh Ahmed Gacanta Cadowga Ayuu Ku Baxay Janatul Firdows alaha ugu Bishaareeyo Aamiin Wuxuu Ahaa Qof Garashadiisa Sarayso Free Palestine 🇵🇸
@zakariyaaabdiahmedbzb7592
@zakariyaaabdiahmedbzb7592 11 ай бұрын
اللهم إني استودعتُك فلسطين وأهلَها، كبارَها وصغارَها، رجالَها ونساءَها، شبابَها وبناتِها، أرضَها وسماءَها، فاحفظها يا ربنا من كل سوء انك على كل شئ قدير، اللهم بردآ و سلامآ على فلسطين الحبيبه 🇵🇸
@munaalizalebaan9718
@munaalizalebaan9718 11 ай бұрын
اللهم آمين يارب العالمين
@qalbi.uron.channel
@qalbi.uron.channel 11 ай бұрын
2023 7 October maalin farxaded sheikh ahmed yaasin muhajidka aas aasay libax yada sabdidi taariqda geestay 🦁🇵🇸❤️💪
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 11 ай бұрын
الله يرحمك ويغفر لك ويسكنك فسيح جناته ويلهم أهله الصبر
@shuuriyecadde8244
@shuuriyecadde8244 11 ай бұрын
Waa xanuunsanahy isoo duceya walalyal❤
@FaadumoDaahir-wt5op
@FaadumoDaahir-wt5op 11 ай бұрын
Allaha ku cafiyo
@ummkhubayb2290
@ummkhubayb2290 11 ай бұрын
Allow kucaafi qaali
@amirabukar2913
@amirabukar2913 11 ай бұрын
Ilahey haku caafiyo wllkey
@abdilaahiabdirashiid8401
@abdilaahiabdirashiid8401 11 ай бұрын
Subxaa nallaah ilaahow islaamka ugar gaar oo imaanka noo xooji yaa rabbii😢
@khawlam5008
@khawlam5008 11 ай бұрын
الله يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضة من رياض الجنة قتل مظلومًا
@Arlind_14
@Arlind_14 11 ай бұрын
اللهم أعز الإسلام والمسلمين وانصر إخواننا في الفلسطين ❤❤🇵🇸🤲
@haa8793
@haa8793 11 ай бұрын
أللهم اغفر له وارحمه وادخله فصيح جناته
@ibroosbinibrahim7003
@ibroosbinibrahim7003 11 ай бұрын
Waa Aqoonyahan wax badan ka ogaa xaalka markaasi dunida uu joogey اللهم إنصر إخواننا في فلسطين ❤🇵🇸💚💙❤
@fathiya5106
@fathiya5106 11 ай бұрын
InshaAllah ❤❤🤲🤲💪💪💪🇵🇸🇦🇪🇦🇪🤲🤲💪
@hassanabdirahman5380
@hassanabdirahman5380 11 ай бұрын
Abu faysal cumar maxamed shukrn wll in badan allena ha ka jazaai siiyo waxtarkan aad no so gudbinayso ilaahayna wa jebinaya yuhuuda iyo cidda la socotaba ilaahayna wa ino guulaynaya insha allah ayaadasa inagu filan qalbigana ino dejinaysa (وَلَا تَهِنُواْ وَلَا تَحْزَنُواْ وَأَنتُمُ ٱلْأَعْلَوْنَ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِينَ)
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 11 ай бұрын
❤alle hawnaxariisto alle muslimiinta haquweeyo gaaladana alle hajabiyo falastina alle guusha hasiiyo insha allaahu
@CllaahiAhmed-c9w
@CllaahiAhmed-c9w 11 ай бұрын
يارب لا حول لهم ولا قوه الا بك اللهم أغث أهل غزة وانزل لهم جنود من عندك وانصرهم🤲🤲😭🇵🇸
@fartunahmad7054
@fartunahmad7054 11 ай бұрын
Allaha ka aqbalo shahaadadòda inta nool na ha u gargaaro🤲🤲🤲🤲😢😢😢😢
@mbj8899
@mbj8899 11 ай бұрын
Amiin Ya Allah
@Harvin09
@Harvin09 11 ай бұрын
Allahu akbar ❤ Ogaansho wxn ku rajeynaa 1m bro wn kugu xiranahy runti wxa thy nin kudayasho mudan
@Ezy15311
@Ezy15311 11 ай бұрын
Animaba sugi kara bur burka Israel ilahow igaarsii bur burka Israel waxan balan kaga qadaya inan sujuudu shukri kugu sujuudidono dhulka laheesto ee falastiin in sha allah 🇵🇸🤲🤲🤲🤲
@NimcoAbdikaadir11
@NimcoAbdikaadir11 11 ай бұрын
Insha allah riyadiisa way rumoobi wana aragna waxan allah waydisanaya inan joga malinka yahuud dhacaysa o farxada falastin an la qaybsanayno somalia nbd allaha noga yeelo
@maxamed-axmed
@maxamed-axmed 11 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا فلسطين
@ShukriXayeesi
@ShukriXayeesi 6 ай бұрын
Shekh axmad yaasin alle UNAXARIISO sheqa jahiideya diinta alle jameeco lehe quruxiisa rashulkeena scw diinta udhiibteya jamac falasiina alle ugargaaro shacabka falasiina jahiidana dhulkooda alle ku siiyo naxariisata alle baxeya nasiiba alle baxeya
@MarwoCiise-yr8fc
@MarwoCiise-yr8fc 11 ай бұрын
Qof walbo muslima ha dhaho alhamdulilah🤲❤
@aaminasahra1875
@aaminasahra1875 11 ай бұрын
Insha ALAAH ,ALAHA ka soo hormariyo ayaga iyo dowladaha musliimta heysta ee dadkooda ka dhigey naafo tvyada walaalahood ka daawada dhibaatadooda sida hada meel walba aan u daawaneyno ayadoo aanan far dhaqaajineynin 😢😢😢😢.free falastiin RABOOW,iyo xukuumadaha gaalada u shaqeeyana suuli.
@RahimAbdi-hg4uw
@RahimAbdi-hg4uw 11 ай бұрын
Allah is one
@nasrayasin4472
@nasrayasin4472 11 ай бұрын
لا الله الا الله . Koofiyad yar ma xish xishooto. Qof Kursi ku fadhiya ayaa ka لله جميعًا
@mrsaman4721
@mrsaman4721 11 ай бұрын
Insha allah waa rumoobay 2027dii markii lagaaro ayaa udanbaynayso Israel
@erumroble5081
@erumroble5081 11 ай бұрын
Alle ha ugargaaro Falastin ha na kaxoreeyo hororka Israiil☠☠☠☠
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 11 ай бұрын
sheekh axmed yaasiin asaga oo jidhkiisa meesha kali ah ee dhaqaaqaysa ay carabkiisa ahayd ayuu dhammanteen naga fiicna. hadafkiisa dartii buu udhintay,lkn inagu jidhkeena caafimaadka qaba muxuu inoo tarayaa,hadaan hadafka kamadhanahy?
@YareEyman
@YareEyman 11 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا فلسطينى
@falastinyusuf6062
@falastinyusuf6062 11 ай бұрын
Malaga yaaaba anaga in 40sano ka dib inaa is bedelno ka somali ahan😢
@Ezy15311
@Ezy15311 11 ай бұрын
iyaga waa kadhib yar nahy wana kala duwanahy
@caduurmedia
@caduurmedia 11 ай бұрын
Waa macquul in lahelo dowlad Awood Leb Waxana burburidoona dalalkale oo hadeer dowlad leh
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 11 ай бұрын
In sha alah masi jiridonan ❤❤❤ doqomada dharka wato oo Ana lehen wax tarikh ah oo ay udagalamayan ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊
@اااتا-و5ي
@اااتا-و5ي 11 ай бұрын
اللهم انصرهم نصرا عزيزا يارب العالمين 🤲
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 11 ай бұрын
رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه فسيح جناته الشيخ احمد ياسين وَلَا تَحْسَبَنَّ الَّذِينَ قُتِلُوا فِي سَبِيلِ اللَّهِ أَمْوَاتًا بَلْ أَحْيَاءٌ عِنْدَ رَبِّهِمْ يُرْزَقُونَ ۝ فَرِحِينَ بِمَا آتَاهُمُ اللَّهُ مِنْ فَضْلِهِ وَيَسْتَبْشِرُونَ بِالَّذِينَ لَمْ يَلْحَقُوا بِهِمْ مِنْ خَلْفِهِمْ أَلَّا خَوْفٌ عَلَيْهِمْ وَلَا هُمْ يَحْزَنُونَ ۝ يَسْتَبْشِرُونَ بِنِعْمَةٍ مِنَ اللَّهِ وَفَضْلٍ وَأَنَّ اللَّهَ لَا يُضِيعُ أَجْرَ الْمُؤْمِنِينَ ۝
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 11 ай бұрын
Sheikh Ahmed Yassin Alle ha unaxaristo 2027 jiilka so socdo side dadka noqon donana
@ayubfilms5533
@ayubfilms5533 11 ай бұрын
اللهم إنصر إخواننا المسلمين في الفلسطينيين
@AadanDaahir-ui7qw
@AadanDaahir-ui7qw 11 ай бұрын
Reer falastiin wax yar idinkaga harey dulqaata insha allah muslim baa guuleysan doono
@ebrahimmohamed7305
@ebrahimmohamed7305 11 ай бұрын
الشيخ احمد ياسين رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته ورزق اهله بالصبر والسلوان
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 11 ай бұрын
Allaha unaxariisto sheekh axmed yasiin xamaas 1987 ayay ahayd wll
@AbdilahiJama-ox5br
@AbdilahiJama-ox5br 11 ай бұрын
Inagana way ina dhaafi doonaan kuwa aan lahayn wax mabda'a😢😮 inshallh
@crisaaq3877
@crisaaq3877 11 ай бұрын
Asc kudarsoo alle ha inoo rumeeyo allow ugargaar dalka dadka diinta reer Palestine 🇵🇸 insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥ dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga so dhexsaaro umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin aamiin 🇸🇴
@Siciid22
@Siciid22 11 ай бұрын
Somaliya isma aragto xamar waxa ka dhcay ee u diiday qurbo jogtii dalka dhisilaheed
@Abdirisakmohamed-o7h
@Abdirisakmohamed-o7h 11 ай бұрын
اللهم إغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الاعلى يارب العالمين
@deeqmaxamed2480
@deeqmaxamed2480 11 ай бұрын
Shabaab ka waran iyaga anaka somali ahaan khawaarijta shabaab wax nooga daran dunidan dusheeda ma saaree
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 11 ай бұрын
Dulmii waqtiga dheer soo jirey maanta waa ciribtiisa dhamaadkiisa ee Allah ha soo dadajiyo burburkooda aamiin Allah falastiin ha quwadeeyo gacantii sareyso marwalba Allah ha ka dhigo aamiin guul guul marwalba falastiin aamiin
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 11 ай бұрын
اللهم أعز الإسلام والمسلمين وانصر إخواننا في الفلسطين ❤❤🇵🇸🤲
@fatmamohommed8279
@fatmamohommed8279 11 ай бұрын
اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة 😢😢
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 9 ай бұрын
Amiin yaa rabb 🙏❤️🎉🇵🇸🇵🇸🇵🇸⚖️⚖️⚖️
@-Y95
@-Y95 11 ай бұрын
Inshaalh 💪💪🇵🇸❤️
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 11 ай бұрын
Allahu akbar asgo welcher kufadhiyo ayee u adkesan wayan oo helicopter 🚁 uso qaten alla yaraxma
@abdikhadiribrahim90
@abdikhadiribrahim90 11 ай бұрын
Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah Inshallah yaarabi Amiin yaarabi Amiin
@cadewaaye23
@cadewaaye23 11 ай бұрын
Dowlada somaliya maxey ugu hadli la,dahay qadiyada palestine 🇵🇸 waxaan dowlad maaha dad neh maaha baqtiga
@abdirazakhassan9829
@abdirazakhassan9829 11 ай бұрын
Waa dawlad Gaalo ay dhisatay ayaga waala laheystayaal Villada Gaalada Kenya aa ilaaliso iyo xarumaha xukuumada gaalada dhaqaalaha waxa siiya gaalo marka ma hadli karaaan😢😢😢
@mubaarak2982
@mubaarak2982 11 ай бұрын
اللهم انصر الاسلام والمسلمين واعز الاسلام والمسلمين واذل الشرك و المشركون 🤲
@NAQEEYE
@NAQEEYE 11 ай бұрын
اللهم يامن حفظت سيدنا إبراهيم من النار وجعلتها برداً وسلاماً ونجيت سيدنا موسى وهو طفل من الغرق وحفظت سيدنا يوسف ونجيته من البئر ونجيت سيدنا يونس من بطن الحوت وحفظت سيدنا محمد في الغار نستودعك يا الله إخواننا في فلسطين فكن معهم لا إله إلا انت ولا حافظ إلا انت ولا حامي إلا انت يا من لا تضيع عنده الودائع
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 11 ай бұрын
Allahuma Ameen ☝️❤️
@Maazim12
@Maazim12 11 ай бұрын
Allahuma Amiin
@Maazim12
@Maazim12 11 ай бұрын
Duco mug iyo Miisaan leh baad kuducaysay wll
@kaahoxajiyusuf3611
@kaahoxajiyusuf3611 11 ай бұрын
اللهم امين يا رب
@aaminoalisiyaad2209
@aaminoalisiyaad2209 11 ай бұрын
اللهم امين يا رب العالمين ا😢😢🤲🤲
@suldaanofficially
@suldaanofficially 11 ай бұрын
يارب انصرهم فأنهم أخر ماتبقى لنا من كرامة🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@Mohammed_Jacob
@Mohammed_Jacob 11 ай бұрын
{ إِنَّمَا ذَٰلِكُمُ ٱلشَّيۡطَٰنُ يُخَوِّفُ أَوۡلِيَآءَهُۥ فَلَا تَخَافُوهُمۡ وَخَافُونِ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِينَ } [Surah Āli-ʿImrān: 175] Digniintaas˺ waxay ahayd uun shaydaanka, isagoo isku dayaya inuu kugu dhiirigeliyo inaad ka cabsato xertiisa. Haddaba ha ka cabsanina; iga cabsada haddaad tihiin mu'miniin.
@NSalah2006
@NSalah2006 11 ай бұрын
Haa Maasha ALLAH, sheeqaas taariiqdaas uu sheegay sadax sano ayaa ka dhiman, insha ALLAH sanad kaan bay codhibtoodu go’i masiibadaas meesha daran ka timid.
@AbdikriimAbdullah
@AbdikriimAbdullah 11 ай бұрын
ان شاءالله سنحرر فلسطين ✊️🇸🇴
@mohamedyusuf7521
@mohamedyusuf7521 11 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين يارب العالمين
@Kosarmohamed-u4q
@Kosarmohamed-u4q 11 ай бұрын
INSHA ALLAH WAA AY XOROBI DOONTAA falastiin
@sultansomalijr990
@sultansomalijr990 11 ай бұрын
Allaha rogo yuhuuda nacdalbaa ku dhacdeee
@nownews2792
@nownews2792 11 ай бұрын
inshaAllah allow anigo diman itus Yahuuda cadaab kujida
@AhmedMohamed-vs8wo
@AhmedMohamed-vs8wo 11 ай бұрын
Xamaas iyo qasam hal miyaa ama wey kala yihiin wll
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 11 ай бұрын
❤s❤c❤w❤ wcs islmka rabi haguleyo falastiina rabi howhiiliyo❤yrabbii❤cadowgena❤qabo❤islmka rabi grab hasiiyo yrabbii❤❤
@fathiabdilahiahmed1813
@fathiabdilahiahmed1813 11 ай бұрын
AXMED MANSUUR IYO SHEEKH AHMED YASIN
@muxammad2413
@muxammad2413 11 ай бұрын
ASC, Nolloshan uu islaamka dhabta ahi dhawaannahan ku sugganyahay waa mid ay dhimnashaddu dhaanto!: Siddaa awgeed israa'iil waa salleellee, Gaalladda oo dhan baa adduunyaddan korkeegga lagga waayi doonnaa JUMCAHA WAYN EE 17-11-2023 , Siibba 6da arroornimmo iyo hal ilbidhiqsi saacadda hargaysaad insha ALLAAH. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@hodoadam7781
@hodoadam7781 11 ай бұрын
Maxa ula jeedaah wall
@muxammad2413
@muxammad2413 11 ай бұрын
@@hodoadam7781 ASC,Waxaan wallaal ulla jeeddaa, JUMCAHA WAYN EE 17-11-2023 , Siibba 6da arroornimmo iyo hal ilbidhiqsi saacadda hargaysaad labba xaalladdood midkood ayuun baa dhici doonna insha ALLAAH, Kuwaas oo kalla ah 1. In uu duuggankii ( Adduunyo gaddoonkii) dhaco taarriikhdaas aan soo xusay insha ALLAAH, 2.iyo in isla taarriikdaas la wadda dillo gaalladda oo dhan , Lagguna soo reebbo adduunyaddan korkeegga muslim kalli ah insha ALLAAH. Wa BILLAAHI tawfiiq.
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 11 ай бұрын
Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah subxaanallaah 😭😭‼️⁉️ Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲😭 Allow dacwada naga aqbal yarabal callamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲😭😭‼️
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 11 ай бұрын
Rumaynta quranka ayaynu ku kalsoonahay
@qorsheeyechannel6185
@qorsheeyechannel6185 11 ай бұрын
Ilaahayoow i gaadhsii israa,iil oo Duntay oo baabaday
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 11 ай бұрын
Adduun iyo aakhiraba hoog ayaa u dambayn doona insha allah 😊😊
@daadirqaadutube444
@daadirqaadutube444 11 ай бұрын
Illahey waxaan ka baryaa israiil inaay dhulka gasha la dhaha israiil bari baay jirtay insha Allah waayna dhaceeysa 😢😢😢😢😢
@samatar602
@samatar602 11 ай бұрын
Riyo İyo Hurdaad Kujirtaan İsrael Waxan Urajeynaaya İney Si dag dag ah Usoo Afjarto Kooxaha Xagjirinta 🇮🇱
@nasriina3355
@nasriina3355 11 ай бұрын
War maxaad ku hadashay ma waalanntahay? Ma yahuud ayaa tageeree oo muslimkaad kasoo horjeedaa ,? Is cadee kumaa tahay ? Hoog iyo halaag allaha ku rido israaiil iyo intii raacsan
@samatar602
@samatar602 11 ай бұрын
@@nasriina3355 Shabab Xamas iyo Dacish Xagjirin Magecey Doonan Ha Lahadane Taagero İyo Naxaris Midnaba Uma Hayo
@ibrahimosman9445
@ibrahimosman9445 Ай бұрын
Falastine wey xuroobeysaa goordhaw Alle idankii☝️☝️☝️
@modahiir
@modahiir 11 ай бұрын
runta ayaan kugu jeclahay iyo inad ogtahay waxad kahadlayso walalkay 😍
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi
@MaxamedCabaasabuukar-lw8zi Ай бұрын
Inshaa Allah guull falastiin
@czamadgaming5264
@czamadgaming5264 11 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسظين ،ورحمهم🤲 يارب يا رحيم🤲
@BarreMaclin-lb5jj
@BarreMaclin-lb5jj 11 ай бұрын
Masha Allaah walalhi tabtuu ushegay oo Alle darensiiyay aawgii bay udileen wuu na shahiiday alxamdu liillaaa
Maxaa Sugaayo Ciidankooda ? | Ku Soo Dhawaada jaxiimada
12:10
OGAANSHO
Рет қаралды 126 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Bike Vs Tricycle Fast Challenge
00:43
Russo
Рет қаралды 102 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН
Wuxuu Ahaa Nin Madow | Qisada Luqmaan Al Xakiim .
17:12
OGAANSHO
Рет қаралды 228 М.
Maxeey Aaminsan Yihiin Yahuuda, Maxayse ka aaminsan yihiin Alle Wayne
8:38
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 97 М.
TAARIIKHDA YAHUUDA IYO TILMAAHOODA |Q1AAD|
36:44
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 91 М.
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН