Ninkaan Waa Kansar yar oo la korinaayo, waxana uu rabaa in uu is qarxiyo, DFS oo Fishil hor leh gash

  Рет қаралды 6,873

Suldaanka TV.

Suldaanka TV.

Күн бұрын

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 40
@hillowdiriye
@hillowdiriye 11 сағат бұрын
Suldaanka tv waakansar umadda iskudiraaya
@Umo580
@Umo580 18 сағат бұрын
SUBXAANLAA DAWOLADUBA AYADA KORISA AL SHABAAB
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 14 сағат бұрын
Many questions!
@abdigaafaa2931
@abdigaafaa2931 13 сағат бұрын
Aniga suldaanka ma aqaan mana taageero lkn waxa uu ka hadlaayo waa wax dhici kara Aniga waxan qabaa inuu xabsiga qol kamida ku arooso inta laga hubinayo
@somaliyeymidnimo8529
@somaliyeymidnimo8529 17 сағат бұрын
Ninyohow ka leexo waa ilmo yaryar Somaliyeed ee ha kaa ceeshan. Waa ninraga aniga sida ay aniga ilatahay.
@zamzam4478
@zamzam4478 15 сағат бұрын
Waa wiilyr oo mustqbal leh maserka jooji awoowe
@MacalinGaney
@MacalinGaney 18 сағат бұрын
نحن نحكم الظواهر والله يتولى السراير،
@DarmuushiyoKoob
@DarmuushiyoKoob 17 сағат бұрын
MAAX kaa galy
@batulasmail8261
@batulasmail8261 17 сағат бұрын
Argagaxisada Ninkii u sareeyey ee Boqolaal qof Xasuuqay kuwii uu dhaawacayna ay la tiihayaan oo shaashadaha ka Daawanayo Abuur Masuur Robow oo oranaayo iisacabtuma Maxay dareemayaan. Dowlada ayadaaba Argagaxisada qayb ka aha.
@walalhamza1830
@walalhamza1830 18 сағат бұрын
Beeri asga qarxinayo insha alaah walaga walay
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 18 сағат бұрын
Yaahuu jaceyloow xaal qaado jacelku waxuu bilawdaa marka layla aqalgalo waa ku arkay waa ku caashaqay miyaa waaxiiso ee waxaasu jacayl mashan eelikaas yarkaa waa sirdoon al shabaab waana la soo diray waxaan arki doonaa isagoo wax qarxiyeey ee kuwaan doowlada dheeganaaya waa wada rooboow manquer dadkeey rabaan in ay marin habaabiyaan tuug
@abshirocismail4839
@abshirocismail4839 18 сағат бұрын
Dadkaas baa raba in ay nabad ku nolaadan
@hillowdiriye
@hillowdiriye 11 сағат бұрын
Waxad Ku hadleeysi hadalma aha
@abshirocismail4839
@abshirocismail4839 17 сағат бұрын
Hadda ka hor wiil isa soo dhibey adeerkiis oo shaqo siiyey buu qarxiyey oo akhira u direy
@MohammedEssa-um4ee
@MohammedEssa-um4ee 18 сағат бұрын
Ninka xerada goordan wax dilay wax keenay wasirka Gashan dhiga oo damiin ka aha.
@SalahMohamed-y2r
@SalahMohamed-y2r 18 сағат бұрын
Ninkan suldanka TV waa nin somali neceb arabna jecel Somaliyey fellow da kala laabta Waa cadow somali caruur tan ayuu raba in la dilo
@ismaciilcabdisakiin2898
@ismaciilcabdisakiin2898 18 сағат бұрын
Suldaanow adiga jacelka❤ waxba kama taqanid niyoo ka leexo lamanahaan
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 17 сағат бұрын
Jacayl maxaya? 😂 ARSENAL KOONFUR KA TALISA
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 16 сағат бұрын
Nin naftiisi jeclaan waayay oo is qarxiyay maxuu jaceeyl ka yaqaan yaab
@ismaciilcabdisakiin2898
@ismaciilcabdisakiin2898 16 сағат бұрын
@Mohamed-ali-abdule abaa jacel nagax ayuu jaleec kadhigay fikir walba ha heysto jaceyl ayaa ka wood badan
@مدرسةالخليللتعليمالقرآنالكريم
@مدرسةالخليللتعليمالقرآنالكريم 17 сағат бұрын
Jaahil hadduu jiro waa ninkaan,waxuu isleeyahay laguma fahmaayo, qabyaalladbaa madax martay.(كل إناء ينضح بما فيه)
@badraomar3509
@badraomar3509 19 сағат бұрын
Nin kaa dhaqan celin haloo sameeyo ayaan odhan lahaa maskaxdiisa halaga dhaqo
@axmedsahal2688
@axmedsahal2688 19 сағат бұрын
Marhaduuisasoodhiibey Siiskiisa Waxeytahay Balayada Aadsheygeyso soowkiilayiri isasoodhiibaaaa???
@MukhtaarMohamed-m9n
@MukhtaarMohamed-m9n 16 сағат бұрын
Fashiluuu
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 18 сағат бұрын
Dowlada xasan shiiq waa argagixiso waayo wiilkaan yar waa qooqanyahay waana la soo diray waad maqli doontaan isagoo qaraxyo waaweyn hogasminaya waa sirdoon nimankii soomaaliyee qooq maskixiyan ah ayaa haya maxaa nin duurk u galay in uu waxdilo loogu qeeylinayaa jacerlkii qarniga huuhaa waa sheeko cusub guri ba oow yaa kuleh haku daalinina dowlada dhan ayaa argagixisaa meeqo dhslin yaraa ayaa xooga dalka u fhimanaya oo aan jacerlkooda la zixgelin waa dowlada qabyaaladu shaqeyso ee maahan dowlad dadka oo dhan u simaan
@dahiromar1060
@dahiromar1060 19 сағат бұрын
Jaceylka ayaaba dhaqan celin oogu filan wiilka farah ha laga qaado ,shaqana haa. Loo raadiyo
@baaqshacab1440
@baaqshacab1440 19 сағат бұрын
Kuwaa kale sii aay iskuso dhiibaan ayay dawlaado wanaaga badan oo tuusaysaa. Ee. Dhib kale maajiiro laamaaha amaankaana niinkan way kudaaba jiirii doonaan dhaqdhaqaaqiisa
@aminsayid856
@aminsayid856 19 сағат бұрын
Waar ninkan dil toogasha ha lagu fuliyo qofku hadii khawaariijta uu galo ma daahiro
@CosobleMasuud
@CosobleMasuud 7 сағат бұрын
Roobow in tiirka lageeyo ayee dadkaan kuqancaan iyo xasan daahir aweys' qofka dhalinyarada ah wuu isbsdali karaa fikirkiisa laakin waadku saxantahy waayo in horeba lasiidaayo misna lasii buunbuuniyo ma'aheyn ee xooga in hawada lagabadelo ayee aheyd xaaraanka
@hudaali8660
@hudaali8660 18 сағат бұрын
Waar ninyahow dawada kama caqli badnide amuus suaala garan mayside
@LibanAhmed-d7u
@LibanAhmed-d7u 18 сағат бұрын
Suldanow Dowlad dhan makulatahay ineey fahmi wayaan waxad farahamtey adoo shaqsi ah⁉️
@FaadumoAbukar-t5d
@FaadumoAbukar-t5d 10 сағат бұрын
Maxaa kaa galay kuwa xabsiyada dhmeeystay ma adaa masuulka axaa rufiyaan saqa jaan wasaq maseeroow tuuk roowoow iyo shariif moow ka xunyahay
@nuurcaluula7589
@nuurcaluula7589 19 сағат бұрын
Runtu waxay tahay arintaan waa mashruuc lacag lagu bixiyey oo loo samaystay boorar nin bil gudaheeda argagaxisada ka imaadey oo aan dhaqan celis loo samayn in madaxdii u soo banaan baxay waa laab la kaca damul jadiid
@HaaruunSamow
@HaaruunSamow 18 сағат бұрын
Wariye ayaa tahay shagadada ku ekaw macalinka maxkamada adiga matihid
@maxamedclle2573
@maxamedclle2573 18 сағат бұрын
War adiga miskinkan maxa u baxaraynay, caloshisa miya dalacata
@AbdirahmanABDI-r9m
@AbdirahmanABDI-r9m 19 сағат бұрын
Nin yahoow waa edeb daran tahay, waayo waxad hormar udiidantahay nolosha cusub ee familka Allah isku keenay. Dowladuna way kusaxan tahay waayo maxkamad ayaa fasaxdey adiga waxba kama bedeli kartid ogow. Sharcigana baro sxbw... Hafiirinin abaal marinta qoyska cusub lasiiyey....
@Mohamed-ali-abdule
@Mohamed-ali-abdule 16 сағат бұрын
Nin naftiisi qarax ku xiray maxuu jaceyl ka ogyhy
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 17 сағат бұрын
😂😂! MUQDISHO IYO KOONFUR 😂WEEYAAN MEESHU😂?? MAXAAD FILEYSAAN😂?? DADKA BADANKOODU. WAA ARSENAL!! KA IMINKA LASOO DAAYAY OO LOO GUURIYEY NAAG ARSENAL ISLA YIHIIN! beri HAWSHISII AYUU BILAABAYA😂!! MEEL BILAA DAWLADA! ARSRNBAA KAWADA TALISA!
@abdulkadirabukar5761
@abdulkadirabukar5761 19 сағат бұрын
Wiilkaan wuu toobad keenay ee kuwa kale ee khawaarijta ku jira u gudub
@AmbiyaAhmed-wn2pw
@AmbiyaAhmed-wn2pw 18 сағат бұрын
Adugu naftada Ayana Cancer Somaliyed Willa Wa wil Somaliyed oo Allah so badabadi Wa wil ay hooyadis oynisi ntas oo Samad mahad karabta adugu Aya dowlada kanhorjeda ayada oo ardun ah war nadaf dolad Laan dowlada him Aya danta QoS SAR in Mahan Karna waqtikasata
Tuhun & Shaki wayn oo dul hoganaya Alshababkii Jaceylku Galay?
10:00
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
99.9% IMPOSSIBLE
00:24
STORROR
Рет қаралды 31 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
To Brawl AND BEYOND!
00:51
Brawl Stars
Рет қаралды 17 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН