NINKAN DARTIIS DUMARLAND 2 GROUP AYAY UKALA BAXEEN WA TAARIKH CUSUB😂 VAR BADANA WA LAGU HAYA XARIFKA

  Рет қаралды 139,341

Zaki Bin Xaaji

Zaki Bin Xaaji

9 күн бұрын

Пікірлер: 541
@samirahassan3392
@samirahassan3392 7 күн бұрын
Wasir naaga ha tiktok jooga war kooda yaan na loo qaban wy weersan yihiin nama mtaalaan😂😂😂
@AbdinajiibAden
@AbdinajiibAden 7 күн бұрын
😂😂 no problem sister kuwo xun lama waayo
@BashiirIbraahim-ke4fy
@BashiirIbraahim-ke4fy 7 күн бұрын
Ninka wuxu dhay dhayax dalnuurshe wanka kaftma e kama kaftamo wasiir sidin ku yiilay hee😂😂😂😂😂
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 7 күн бұрын
Pin hesha manta😂
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 7 күн бұрын
😂😂
@halimayuusuf9987
@halimayuusuf9987 7 күн бұрын
😅😅😂
@nasteexoahmedali6030
@nasteexoahmedali6030 8 күн бұрын
Dunida maso Marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed scw
@user-nf6no1oi9c
@user-nf6no1oi9c 7 күн бұрын
Sce
@Qaybarmedia320
@Qaybarmedia320 6 күн бұрын
Salalhu calayhim wasalam
@user-bz4wg5bt4e
@user-bz4wg5bt4e 8 күн бұрын
Aynu ku wada salino nabigeen scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed 8 күн бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️
@Mohamuudcaaqil
@Mohamuudcaaqil 8 күн бұрын
Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️
@aaminoxasan2619
@aaminoxasan2619 7 күн бұрын
صلي الله عليه وسلم
@deeqoali8357
@deeqoali8357 7 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤
@user-gc4ni9lk2i
@user-gc4ni9lk2i 5 күн бұрын
Scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤
@Hussein_Mukhtar_10
@Hussein_Mukhtar_10 8 күн бұрын
Kusalliya Nabigena Muxamed Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 7 күн бұрын
قال النبي ﷺ: إنَّ أخوَفَ ما أخافُ على أمتي عملُ قومِ لوطٍ😢😢😢
@Asad-Haagio
@Asad-Haagio 8 күн бұрын
Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw
@hodanxasan-ym7vl
@hodanxasan-ym7vl Күн бұрын
❤❤❤❤❤
@Rayaan277
@Rayaan277 8 күн бұрын
Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 8 күн бұрын
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم🤲❤💚💯
@SamiaAhmed-b334
@SamiaAhmed-b334 8 күн бұрын
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ❤😢
@abumaxamed1925
@abumaxamed1925 8 күн бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 7 күн бұрын
Laba kalmadood oo aad uweyn mizanka qiyamaha carabkana ufudud
@cabdirisaaq5660
@cabdirisaaq5660 7 күн бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@MustafeAxmed-dm9dn
@MustafeAxmed-dm9dn 8 күн бұрын
Anku salino nabi muhamed
@qadarMaxamee
@qadarMaxamee 8 күн бұрын
Scw
@user-zz5cr5xp4z
@user-zz5cr5xp4z 8 күн бұрын
Scwscwscw
@CaashaAxmed-og2mn
@CaashaAxmed-og2mn 8 күн бұрын
Scw scw ❤
@user-om6rk1oe9g
@user-om6rk1oe9g 8 күн бұрын
Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be upon him Our beloved prophet Mohamed peace be ❤❤❤❤❤
@abdrahmenibrahimahmed9646
@abdrahmenibrahimahmed9646 7 күн бұрын
Scw scw scw ❤
@Dr-Hashimi
@Dr-Hashimi 7 күн бұрын
Dumarka tiktok ka dhex qeyliyo waa kuwa RAQIISKA ah ee dumarka soomaaliyeed bahdilay 🙄😎
@AbdifatahOsman-oq3yo
@AbdifatahOsman-oq3yo 7 күн бұрын
يا ايها المشتاق الى رؤيا جماله صلى عليه وسلم ❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 күн бұрын
ياربي صل وسلم على حبيبي محمد المصطفى صلى الله عليه وسلم🤲❤💚💯
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 7 күн бұрын
اللهم أصلح بلادنا والف بين قلوبنا برحمتك يا ارحم الراحمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 күн бұрын
اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲❤
@user-jd1hv5ri5b
@user-jd1hv5ri5b 6 күн бұрын
HAN ku salino Nabigena Maxamed SAlalahu Calehi Wasalam ❤❤❤❤
@halimaelmi7763
@halimaelmi7763 8 күн бұрын
Wasiirkeena hanoolaado first one like iisaar
@MohamedMuuse-rj4vs
@MohamedMuuse-rj4vs 8 күн бұрын
Xalimo tik tok baan idinku naqaanaye you tube aaaaaa😂😂😂
@Sharma_cade
@Sharma_cade 7 күн бұрын
Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤
@Ali-sb9oo
@Ali-sb9oo 8 күн бұрын
Ninkan yaala yareeysan ilmaha yar yar waxo Raba ino qaniisnimo baro
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 8 күн бұрын
ninku haduba jilicsan yhy nin uma aqaan ducan ugu darayna Qomkii ayuu u egyahay Wllhi😂😂😂😂
@jimyjesst7490
@jimyjesst7490 2 күн бұрын
😅
@Kadarkal6
@Kadarkal6 7 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم wa kusalamay wasiir from djibouti
@CabdinajiibYare
@CabdinajiibYare 8 күн бұрын
Madax weynaha faaraxyasha #wazir zaki bin xaaaji 😂😂😂😂
@abdirahiinofficial5594
@abdirahiinofficial5594 8 күн бұрын
Waziira shaatiga uu wato ka qaalisanyahy suudka
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 7 күн бұрын
Kani lifti buu idinka soo qaatay anaguna waa diidnay magan allah,shamso qaliireey nama Soo gasho 😨😱😳😡👍👍
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 5 күн бұрын
Nin dabadiisa lacag ku helaya maxaa lagu fali😂
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 5 күн бұрын
Nin dabadiisa lacag ku helaya maxaa lagu fali😂
@abdiwalihassan2737
@abdiwalihassan2737 7 күн бұрын
Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 4 күн бұрын
in horta wasaqda la iska dhigo waa muhiim wana iimaanka barkii blse in lagu deg dego mfcno RABIGAYGA uun ba og xaqiiqda khyr u rajaynaa Insha ALLAH
@abdullaahicumarhusein5556
@abdullaahicumarhusein5556 8 күн бұрын
Zaki bin Xaaji nin Caqli badan Ayaa tahay maasha Allaah ninkaan Video yaal hore Ayaa jita oo leeyahay Ninkaan hore Ayuu uso vaan baxay.
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 7 күн бұрын
Isagaaba jilicsane muxuu xaliimo yasaa 😂😂😂
@Cabdiraxman..Mudug.
@Cabdiraxman..Mudug. 7 күн бұрын
Muxuu sameeyay wuxu abyo ❓😳
@AnisaMuuse
@AnisaMuuse 7 күн бұрын
@@Cabdiraxman..Mudug. wiilkaan ashraf ladhahayo hormoonka dumarka ayaa ku badan clashaan sida gabadh gabadh oo kle ayuu udhaqma wareesi malin dhaweyd laga qaaday ayuu wxuu ku sheegy inuu gabar somali dhan uu san rabin oo gabdhaha ajanib rabo mrkaa wsaas ... wxaa loo sheega ineysan gabdhaha somaliyeed aysan ubaahneen wax isagiiba aan lakala garaneen wxuu yahay 😑
@crixmaanshuluqe
@crixmaanshuluqe 7 күн бұрын
​@@AnisaMuuseninkan inu halaysan yahy marhore ban arkey bidixle waa 😂😂
@crixmaanshuluqe
@crixmaanshuluqe 7 күн бұрын
​@@AnisaMuuseninkan inu halaysan yahy marhore ban arkey bidixle waa 😂😂
@Qabyaaladiidcabdixakiim
@Qabyaaladiidcabdixakiim 7 күн бұрын
Team Zaki Bin Haji Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤
@qaatemadhige1722
@qaatemadhige1722 7 күн бұрын
Keep Going Bro Qabyaaladiid Cabdixakiim ❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedMuuse-rj4vs
@MohamedMuuse-rj4vs 8 күн бұрын
WASIIR WAAN KUSALAAMAY WAA SALGAAL KAMID AH SARAAKIISHA GALKACYO ❤😂😂😂😂😂
@ifraaxhazzanhazzan1198
@ifraaxhazzanhazzan1198 7 күн бұрын
Alxm ani tiktok ma daawadi lkn warka Dan wasiirka lee ka dawadaa wiilka waan arkayey in KZbin barada ka soo hadalyey ani hadalee wajigiisa iigu horaýsa wuxuu yahay ilhay anagu ma ku danbaabi karno
@user-dl4ho7pe1c
@user-dl4ho7pe1c 8 күн бұрын
Wasiir wankusalamay dhamantiin
@MunaGulled
@MunaGulled 8 күн бұрын
Kan ani waxow yahay ma ogi lkn wlhi nin ahan ina u arose iska daaye lacag dartiis uma shukansadeen aq
@hoodojano199
@hoodojano199 7 күн бұрын
Wasiir ninka ashraf lama yidhaa before mahamuud after hi ashraf waaye😂😂😂😂
@samiir143khadar8
@samiir143khadar8 7 күн бұрын
Sheekada dumarland mataagno ee qadiyad rag utaalo waaye ayna kuxirantahy mustaqbalka ilmaheena iyo kuwaagaba
@Hana-ii7rd
@Hana-ii7rd 7 күн бұрын
Naagaha tiktok joogan wx kale uma tageran sharifo kista aye karaban o magalada kujogi lahayen lkn kuwa fb jogan wa dad wx garad ah o caqligoda kasocdan ❤️❤️❤️❤️❤️
@HudeifaKhadar
@HudeifaKhadar 8 күн бұрын
Wuu xuu gabdhaha somalia udiiday ileen waa qaniis 😱😱
@MKAli-hb9np
@MKAli-hb9np 6 күн бұрын
Taariikhda bidixlihii ugu horeeye ee dumarland kala jibiya dheh de
@MubarikSayid-ok1mq
@MubarikSayid-ok1mq 8 күн бұрын
Frest comment frest like Wasiir 🎉 pin ka manta ana leh 😂
@nastexocabdi106
@nastexocabdi106 7 күн бұрын
Well said, brother. Mabrouk to your family. We ask Allah (SWT) to guide and protect the Ummah
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 8 күн бұрын
Bardh baa hamda ah qofkan
@mohmedkhaliif5639
@mohmedkhaliif5639 8 күн бұрын
Wasiir dabin ka soo hadal zxo❤❤thank
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 8 күн бұрын
Faraxyashii wey nojabnayen wayahane wakanaa inkar qabi wayahan halmarbow nuclear nala beegsaday😂😂😂 Farxiya 11 and Xalimo calalkus don't worry hadhowbow asago baroranaa la arkayaye😂😂😂
@Binthlm
@Binthlm 8 күн бұрын
Hye😭
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 8 күн бұрын
Zaki Dumarka Facebook waa Dumar waa wayn oo aqli u saaxiib ah wax bartay wax garad ah❤❤ Dumarka TikTok waa dhoocilo ama baahi nolasha wax ka aqoon ama ka dhacay sry to say that 😂
@Princess_istar
@Princess_istar 8 күн бұрын
I aamin kuwaas lacagta lee fiirinoyaa hadoo faqiir ahn lahy Mar hore caayi lahaayen😂😂😂 waakas Buufow mee amaanan😂😂💔🗿😭
@husseinabdul8290
@husseinabdul8290 7 күн бұрын
True ❤
@axmadyare6895
@axmadyare6895 8 күн бұрын
Waziur kuwa fezbuga waa sufficient kuwa tik Tokina waa wahaaviyo🎉
@rodaali169
@rodaali169 7 күн бұрын
Walalyaal nonkii kor is ku soo qado Daya, waa model somali ninkii is maydha waa naftisa masha allaah 😁
@ruquyoamuse4584
@ruquyoamuse4584 7 күн бұрын
Zaki waku wada walalkey sidaa wax u sharaxdo waku haysta ilahey haku xafido❤❤
@RahmoAhmed-fu9yh
@RahmoAhmed-fu9yh 7 күн бұрын
Hambalyo hambalyo hambalyo sodaahy waziir dheemanta rar habo and eedo soobarbaar diinta kudadaal congratulations 🎉
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 7 күн бұрын
Waziir arinta ashraf hadii aad wali in uu rag yahay kutirinayso update maahid 😁
@user-qz9mr4dx7o
@user-qz9mr4dx7o 8 күн бұрын
wasiir hadaa madaxweynaha faarax land kaadhigno kwrn 😂❤
@maxamed8792
@maxamed8792 7 күн бұрын
Wasiir thanks naftaada saa u difaac
@user-sg3ei3sb4z
@user-sg3ei3sb4z 7 күн бұрын
Wasiir podcast Jadwalka inoogu dar 😊
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 4 күн бұрын
سبحان الله والحمدالله الله ٱكبر
@djkhaledjr92i
@djkhaledjr92i 8 күн бұрын
First comment
@user-xb1dx1sb5w
@user-xb1dx1sb5w 8 күн бұрын
Wasiiiiir ninkaaaaan dumarka inuuu jecleeeen waxaa ku garanayaaaaa hi guys raga luuuu salaaamaaaa 🤣🤣🤣
@hanayusuf2262
@hanayusuf2262 7 күн бұрын
Iyaaaaaaaa Kano kale wa la Yaqaanaa Ninka ka maarmay Dumar Far weeeeyn aya ku Godan Mar horeeeeero uu Is Rahaamqday Balse Yaaaaaa Guursan Doona Subxanalaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤. lacagteede Rajistiino ama Keenshali Isogoo Gashaa. Ayaan so wdnaa Wasiir hanaga Dag dagin😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅🥰🥰❤️💕💕❤️🥰🥰🥰❤️💕💕❤️😴🥰🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 7 күн бұрын
Sunta dumarka hee Haye iwad sheekada ana an dhageeste 😮sheekada
@hodanxasan-ym7vl
@hodanxasan-ym7vl Күн бұрын
saki sethy wllo❤❤❤
@saedothman5934
@saedothman5934 8 күн бұрын
Ninkaan waa khaniis wixii taageeran waa khaniisiin.
@Camendowmuslim
@Camendowmuslim 8 күн бұрын
😂 udaka xishad qoyaya
@fardusaali6618
@fardusaali6618 7 күн бұрын
Ninkaan waa mashruuc waana gabareey maanyo ookiyaalaha ay qabto fiiri waakii gabareey maanyada
@mahadddcalli8876
@mahadddcalli8876 8 күн бұрын
Second comment ❤
@izrasaeed
@izrasaeed 7 күн бұрын
From tiktok war jacal awgii😅😅😅
@user-bf8oj2pb4b
@user-bf8oj2pb4b 4 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم
@mahamudmohamed6624
@mahamudmohamed6624 4 күн бұрын
Asc zaki wakusalamay brother waxan umalay nayaa inubilaw uyahay qoloyinki qar sonay ee reer qomulud oo hadakuso baten magalada sida lashegayo allahu aclam waan kawar sugayna zaki ❤
@user-uh6fy6kw5d
@user-uh6fy6kw5d 7 күн бұрын
Waziir kan teamka naga kuma jiro waa team xalimo waye 😂😂😂😂
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 7 күн бұрын
Wasiir DD 😂joog hooy😂
@CaaishaCabdinaasir
@CaaishaCabdinaasir 7 күн бұрын
Xattaa haduu dhihilaha wakuraba ninaa isku kalsoo nayn maninbaa namaste gayo😮
@deeqoali8357
@deeqoali8357 7 күн бұрын
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤
@NasteexoMaxamuud-vp1ow
@NasteexoMaxamuud-vp1ow 7 күн бұрын
Wa ina cebyaseen team tiktok sharfta alla idinka qaad🤣
@jannah5330
@jannah5330 7 күн бұрын
1m wasiirka coming soon Inshalllah let’s get guys 😍😍😍
@Malekmedia24_7
@Malekmedia24_7 6 күн бұрын
Blue make up awal dumarbaa naga celcelinayay hdana kanna waa sidaas aakhirna ufiirso wuu iskeeni doonaa sidii blue make up
@umuayman6814
@umuayman6814 5 күн бұрын
Xmr alashaba iney qabsadan ficned hadeeba sidan so wato
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 7 күн бұрын
Ilaahow nagaqabo oo fashili haduu xumaan wado War faadaxo
@MaamoCadey
@MaamoCadey 7 күн бұрын
Jah calanka gacanta o ku sito❤
@user-vm1ie2vi9v
@user-vm1ie2vi9v 5 күн бұрын
Ani doqon mahi wlh ani ninkaan waa hore ka shakiyay
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 8 күн бұрын
Illaahay hasoo hadeeyo. In ummada lahorkeenaava qalad ahayd. Wayo caruuro yaryar oo isaga ka quruxbadan baa jira oo hadana duruufuhu jeexjeexeen. Kuwas oo kale way hungurayn karaan line kaa qabaw ee yarku soo furtay. Allaahuma najinaa wallee waa layna soo galay.
@AmarAlle-tw6zj
@AmarAlle-tw6zj 5 күн бұрын
Markii horaan kashakisanaa wasiir😅😅😅😅😅😅❤❤❤❤😂😂😂
@gaabayabshir5863
@gaabayabshir5863 8 күн бұрын
Waxan muxu ahaa bidixle mise yab adun wllhi
@abuubakarcade
@abuubakarcade 7 күн бұрын
Waziir ninkan hor markiisa kaxuntahay😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@mohamedadendaliehtaka
@mohamedadendaliehtaka 7 күн бұрын
Wasirka ma horomar ba ka maqan jog warya from zaki bin xaji
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 7 күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@saadeaali9231
@saadeaali9231 7 күн бұрын
Waaa ku salamaay Wasiir ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abdikaniosman1010
@abdikaniosman1010 7 күн бұрын
Zaki bin xaaji Taliye wiilkii osman sabri ✅ Meel hala ku sheego wiilka waa maqan yahay ogaada saas ula socoda wiilka asi hala waydiiyo
@nourahussein2534
@nourahussein2534 2 күн бұрын
Wuu dhofay
@khaalidyare4252
@khaalidyare4252 7 күн бұрын
Waziirkeena😂😂😂hanoo laado😂😂
@faraxabdiahmed6819
@faraxabdiahmed6819 8 күн бұрын
Waa Run xalane waa magaalo dhan oo aad u qurux badan
@imans3899
@imans3899 7 күн бұрын
Waa meesha dhalintii somaliyeed lagu haligay in la iibsaday jirkooda ama xubnohooda
@farhiafagadhe1273
@farhiafagadhe1273 7 күн бұрын
Ninkaa waxbuu soo wadaa😂😂😂
@user-bk1gq9hr7x
@user-bk1gq9hr7x 7 күн бұрын
Waziir Wana matshy hi zaki bixaji😂😂😂😂😂 INA fcn thy rajenaa 😂sudna wanagu daqartey😂😂😂
@MohamedDeeq-d5c
@MohamedDeeq-d5c 8 күн бұрын
Eey labdiiday waa buka😂😂😂
@ifrahege8954
@ifrahege8954 Күн бұрын
لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 5 күн бұрын
Alla soomaliyeey aakhiro maad illawdeen raaxo aakhiro ayay taalaa ninyar ayaa madaxa idinka qabsaday
@AbdikarimMuuse
@AbdikarimMuuse 7 күн бұрын
Wasir ninka wllalkii ka wayn ba lacagtisa cunaa ani i aamin😊😂❤
@jacobizak2868
@jacobizak2868 4 күн бұрын
Masha TikTok waa Orimadii tuugsiga laguso koriyay 😂
@KeynaanMohamud-qy8tp
@KeynaanMohamud-qy8tp 8 күн бұрын
Hi haliima kaalay hee I soo raaac
@Samiera175
@Samiera175 7 күн бұрын
Hey hey wasiir ani xataa tiktok jooga ogow😂
@user-kx6lt6dh3e
@user-kx6lt6dh3e 7 күн бұрын
Ha noo qaban reer tiktok waa wada fadaro family
@nasroaweisshakul3282
@nasroaweisshakul3282 8 күн бұрын
Malijeeda horta😂❤🎉
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 8 күн бұрын
Hi guys Ashraf wye l hope inafiican tihiin rajaynayaa
@hamzaupdynzyr
@hamzaupdynzyr 7 күн бұрын
Dumarland facebook waa dad waaweyn
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 8 күн бұрын
Wiilkaan Xaliimooyink inuu ku soo biiro buu rabaa saantiisaan u jeedaa ee intuu nagu soo biirin Rabigay ha soo hadeeyo.
@KeeyowInamohamed
@KeeyowInamohamed 8 күн бұрын
Mar horena waan kuwaydiiyey
@MunasarCqaadir-n6q
@MunasarCqaadir-n6q 8 күн бұрын
Hhhhhh 😂😂😂 suudka sha tigis aabay waser
@MaryamoRuun-nq5lu
@MaryamoRuun-nq5lu 7 күн бұрын
Qamiis mu kahoos wataa
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 9 МЛН
FOOLED THE GUARD🤢
00:54
INO
Рет қаралды 63 МЛН
ASHRAF DUMARKA SOMALIDA KAMA HELO REACTION BUUQISA WATA
9:30
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 129 М.
NIMCAAN HILAAC { ANAA XAMAREEY KU JECEL } 2024
5:12
Hillaac Music
Рет қаралды 50 М.