NINKAN WAXUU KA DHACAY HOYOYIN SOMALIYED LACAG GAREYSA # 900K# TACSI TEAM DHAQALAHA

  Рет қаралды 10,332

Ruumi Channel

Ruumi Channel

27 күн бұрын

QOF WALBA HAKA FIIESDO MESHU WAXIIS AMA HANTIDISA KU AMIN DONO

Пікірлер: 19
@Nora-lq2gt
@Nora-lq2gt 26 күн бұрын
Wan ku salamay walaal macaan❤️Jasakalaah, khayr walaal, waxan ka mid ahay hablah xaga dhaqalaha ka faiiday iin badan. Noo soo badi macanto❤❤❤
@user-iq5pe1jl9c
@user-iq5pe1jl9c 22 күн бұрын
Ukhtii waa tigidhada waa kala labo
@user-kt7hz8ni4p
@user-kt7hz8ni4p 25 күн бұрын
Asc xabiibti Ruumi Allaah no kaxifdiyo❤❤❤❤❤
@Faatuushinajamac12
@Faatuushinajamac12 25 күн бұрын
Abaayo waa ku salamay ma shaqeeyo 3cunug oo aad u yar ayaa haysta qurbaha ayaana ku nolahay. May dhamaad keda aya ku sobiray janalkaada hadana waa june dhamaad keda waxana haysta 3kun dollar waxa jojiyay ina online wax ka lib sado suuga badan iyo maqayada hada alx nolol cusub oo kale il tahay waayo waa is badalay waxaan bilaaway inaa xisaabtamo bisha xigtana waxa ii gorshesan 2kun dollars ina meel dhigto insha allah. Insha allah sanadkan dhamad kisa lacag fican inee meel ii dhiganta rajayna adna thanks abaayo.
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 24 күн бұрын
Alaahu aclam 😢😢
@kaahaabdulah5820
@kaahaabdulah5820 26 күн бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته I am second one ruumy salaam😄
@queenfatima7231
@queenfatima7231 19 күн бұрын
Asc abaayo rumi alah usahlo uarka cida dhashay xoolo aduun wa la helaye aniga Nairobi labo jeer lay gu dhacay dhicitanka waa jiraa waa ku dhofinaa lee lugu dhahaa mar na wiil kayimid qurbaha idhacay marna gabar Nairobi joogta hadana qofka ku dhici kara waa qof qabilkaga labaduba waa isla majeer teenka aan udhashay waa cidee iska dhaf aa lay dhahay abahay aa idhahay dhaf alah unaxaristo awogay oo dirah baa qur aan isaray iduceeyay wax yar kama so wareegin marka Australia dag dag igu qaday waxan ku nolahay hada Australia cafiska fican ha layis cafiyo alx ilmaha ka arkay inu ilahay ixafiday meshan inta badan carurta somalidu way xiran yihiin alah uga siday carurta xabsiyada somalida qurbaha
@SabariinAhmed-rj8tc
@SabariinAhmed-rj8tc 26 күн бұрын
Ruumi galab wangsan❤
@maryamyusuf1890
@maryamyusuf1890 26 күн бұрын
I’m first one ruumy salaam ❤
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 26 күн бұрын
Mashallaah 🎉
@ShukriAxmad-pb2yb
@ShukriAxmad-pb2yb 26 күн бұрын
Hhh gacanta sida u cananaday cajib ah
@halimoab1221
@halimoab1221 26 күн бұрын
Sidee bu intas oo lacag uga haayey dadka mrka hore
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 26 күн бұрын
Maskiin Allah Soo sahlo
@farhaanss1114
@farhaanss1114 24 күн бұрын
Maanshallah abaayo jij hebt gelaak
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 25 күн бұрын
Dhormeelood dhigta walba ax kuli babaha😢
@faedsaed7461
@faedsaed7461 26 күн бұрын
Wax aanad ogayn ha ka warami
@ruumichannel
@ruumichannel 25 күн бұрын
Waa wax la ogahay adeer
NOLASHA XAGEN KASO BILABAY MAXAN SO MARAY
13:09
Ruumi Channel
Рет қаралды 14 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 187 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 32 МЛН
Maxa I Shaqeyay Aniga Dhaqalaha Qeyb Muhiim Ah
16:27
Ruumi Channel
Рет қаралды 18 М.
HOYO KASTA HADEY INTAN KU FAKARTA WAA TAAJIRAD. (DHAQALAHA iyo Ruumi)
15:22
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 70 М.
BARNAMIJKA DHAQALAHA . KAYD MA LEDAHAY ??
12:38
Hamda Home Decor
Рет қаралды 49 М.
HOYO SOMALIYED 12 CARUUR HAYSAT OO PROGRAMKENA DHAQALAHA KA FAIDAY
14:12
MAAREYNTA BIILKA💸 GURIGA🏕
16:54
Ruumi Channel
Рет қаралды 26 М.
WAA Muhiim Qorshahaga Inuu Ku Dagan Yahay  Intadan Falin KA Fiirso
12:33
QASARAD EE LEDAHY MARKI AD QOF ISA SIISO RUNTA  QISADA MANDEEG
13:07
Ruumi Channel
Рет қаралды 13 М.
50'000K AYAAN SHAQEYSTAY XAGEYN GEEYAY
11:51
Ruumi Channel
Рет қаралды 15 М.
NOLASHADA WEY ISBADALIY DONTA HADII AD IFAHANTO
14:30
Ruumi Channel
Рет қаралды 10 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 187 МЛН