Abayo raliyooyin alha naga dhigo xana allaha hanatuso aamiin
@sharafahmedchannel75574 жыл бұрын
Somali nimankooda wax ka fiican lama arko nin somali ah ayaa i qaba waana ninka aduunka ugu fiican alx waan xasuusta anoon cunto Karin aqoon canjeelo cad oo ciirin ah u keeno waa macaantahay i dhahaa suugadoo kala jeeda keena waa macaan marka nimanka Somalida dadka oran wa niman xun hadii hal koo haleesan idinku soo aaday ha eedaynina ragoo idil.
@zinuushmohamed39814 жыл бұрын
msha allh allh ku deysto xbbti
@abdinasirmohamed93454 жыл бұрын
@sharaf.ahmed channel aad iyo aad
@zamzamabdirashid76764 жыл бұрын
M.a habo mcn somali xaqiiqda majecla say the truth even though its bitter love u so much habo yasmin 💕
I can't get over watching nd listening to ur stories mama yasmin Ilahey hku xfido I really admire u a lot
@samsammaxamed2712 жыл бұрын
Asc
@abdirahinabdimajid17294 жыл бұрын
Why did KZbin randomly recommended me this video? Although it's effective at some point, Dhibka ugu weyn ee soomaalida haysta waa family plan ma lahan ee wa un la is gursada oo kaliya oo hal darsin oo cunug bay rabaan inay iska dhalaan sida iyaga oo loo sheegay 12 ka yar wa la idin cadaabayaa🤗Anyway isku daya inad family plan samaysataan, ogaada ee muhiimada guurka ma ahan in un ilmo la dhalo ee waa in labada qofood nafsiyan u qancaan ama u xasilaan, ilmuhuna waa deeq Alle ugu daro dadka sidas darted bal marka hore idinka is hagaajiya💯✌Yasmin you're doing great job and I should recommend your video to my future wife so that she can be prepared!!🤣😂
@wonderfulsacdaa74464 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Facaan maaba single tahay saa family plan ka sheekeynee War orodoo iska yaaab😂
@abdirahinabdimajid17294 жыл бұрын
@@wonderfulsacdaa7446 family plan hade intad single tahay hadadan samaynin hadhow baa sida hadaba reeraha soomaalida haysata cml la is qac dhabaya dee😂🤣😂🤣
@wonderfulsacdaa74464 жыл бұрын
@@abdirahinabdimajid1729 😂😂😂😂😂 Markaad guursato pls reply nasoo sii Bal inaad family plan sameyso iyo inkale
@abdirahinabdimajid17294 жыл бұрын
@@wonderfulsacdaa7446 marka family plan-ka aan sameeyey hirgaliyo dheh😂🤣warka ku dhan🤝🙌😂🤣
Guurku waa calaf waxaan aqaan naag ilmaha ninka ka ilaaliso qeyladooda qolkaga soo xerto iyo mid Ilmaha uga dhuumato ku dhibto 2daba waa lala guursaday waa gursanaa wixii illah u calfay
@aaminacabdiraxmaan78454 жыл бұрын
Abu dalxa ladhihi jiray asaxaabga yadana umu sulaym
@hyassin42764 жыл бұрын
kkkk miss yes wa ladardara wa lala guursada nin somaliyeed asxan maleh lacag hadii lo dhiibo guriga intu dhiso ayu naag ku guursan kkkkk ninke caano la siiya sariir lo hagajiya kkkk.
@qabdulkadir85054 жыл бұрын
Abaayo waaba qalad ka bad badiska nimanka ilmaha looga ilaalinaayo sababtoo ah asaa dhalay. Markii la daalan yahay ama waxyar qofka hurdada ku daahaayo ama xanuunsan yahay asna gabadha haka haayo ilmaha ayadana markiisa haka heyso lakn saas markii looga badbadiyo abaalkeeda naag in uu isla markii kadaba keeno ayuu abaal uga dhigaaa ayadana bax uu dhaho ama silciyo waayo waa laga bad badiyey.
@dunxx21404 жыл бұрын
@@qabdulkadir8505 haa Saxiix
@hyassin42764 жыл бұрын
@@rahmaaliyuusuf1580 kkkk hadii aad rabin in wax lagu sheego maxad khadka yasmin uso gashay , ma cid ba ku qasabtay ada share yidhi ee (easy come easy go ) maad sameysid ,wax badan ba mumadan laga fa'iday , wadna ka fai'idi donta mustaqbalka , barnamijkan hadu kugu socon wayey kkkk wbt
@shafaarmoha94794 жыл бұрын
Mma yaasmiin markan ku dawado guurka aan jclada inaan aroosan niyeystaa mnshallh 🤣🤣🤣 nolosha dhan mcn noga dhigta nolosha adun iyo tan aakhiroba ilaahey macan hakaga dhigo inshallh 🙏🌹🌹
@qabdulkadir85054 жыл бұрын
Amiin maasha Allah tabaarakallah
@xasanaxmed22214 жыл бұрын
Abaayo ma hadaad barnaysaa sida loo ga shaqaysto guriga iyo adiga qudhaada ba.
@shafaarmoha94794 жыл бұрын
@@xasanaxmed2221 Abaayo Aa😳😳😳 tankale baaye guri kama hadlin ee guurkan kahadlay bz I'm single man welcome hada madax badantahay 🌹👈
@ribihabdullahi34934 жыл бұрын
@@shafaarmoha9479 hhhhhh anaa ku haya mid diyaar ah
@axlaammaxamed26384 жыл бұрын
Kkkkk anaa kula mid ah gur majecleen wajeclanoya
@elmikamil94874 жыл бұрын
Raga somalida qaar baa wax la koro mooyee aan ba aqoon in xaaskiisu caawin rabto. Raga qaar baa mooda caawinta kaliya ee ay naagtu rabto iney tahay wasmo 😢
@mahadosman36684 жыл бұрын
Yasmiin Hassan Cam anigaa mar Qati ka ah inaa ku soo kortay Guri ❤️ is jaceel ka jiro masha alaah cashar fiican baad siisay dumarka somaliyeed
@suaadmo52214 жыл бұрын
Masha Allah walaashay qali Yasmiin thank you 🙏 for the advice ka even though I am single 😂😂
@the8thhero6204 жыл бұрын
Mansha Allha abaayo macanto Thanks wa talo wanasaan waya
Maasha alaah yaasmiin wax fiican ayaad ka hadloysaa oo loo baahan yahay in dumarka loo sheego
@juweriyaabdi29794 жыл бұрын
Illaaheey dartiis ayaan kuu jeclahay abaayo yasmiin
@saidomohamed34424 жыл бұрын
Hooyooyinka dhibbay qabaan kwrn hadaysan rabin in aysan caawimaad. Kuu samayn uu waxkastana rabo inlooqabto aabayasha soomaalida waxay. U badan yihiin rag aan dumarkooda caawin
@abdinasirmohamed93454 жыл бұрын
@saido mohamed whi wa ruunta horta anig wli ma guursanin lkin iyo la cawiyo w ficn tahaay dumark lkin sid xoolah cml lo dumar lo isticmalo ma fican rag dumark u naxarist
@fatmaasad39984 жыл бұрын
Hhhh adiba waa kula ahaqeeyee is garo cml dee
@zakiyabadriya92754 жыл бұрын
Mashallah abayo yasmiin waa ka helaa shekadada wan ku jeclahay
@bellaabdibile55034 жыл бұрын
She is lucky to have such a husband only single woman will understand the blessings of this Abyo yasmin.
@darwiishyaresomalidhaba54774 жыл бұрын
Kkkkkk
@ahlaamcdy52454 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤭
@dailychallenges25952 жыл бұрын
😂😂😂❤️
@aminaosman98764 жыл бұрын
Xirfad aad u leedahey dhanka qoyska abaayo yaasmiin
@imanomarhassan89424 жыл бұрын
Asc Ukhtifillaah Yasmin, runti wa talo fiican, Jzklh Kheir ❤️
@habebakhara34013 жыл бұрын
Sax
@maryansiciid65834 жыл бұрын
Mnsh allaah mama.yasmiin llove you ❤🌷 wxd noo soo badisa wx yaalaha qossaka ka sheekaynaya
@deeqoalimasul81604 жыл бұрын
Masha allaah Allaaha ha idin Barakeeyo Anigane Dhamaantiin iso duceeya waxaan doonayaa helo Zowaj wanagsan Mom waxaa ladhaha Abu Dalxa iyo Umu Suleym
@a.m.k99764 жыл бұрын
Adigu zawjah saalixa ma tahay Zawj wanaagsan waad helaysaaye Deeqo.
@marwamiskiofficialchannel7704 жыл бұрын
I dont get that chance to live my love not seen hm 4yrs pls pry for me.
@fatumamohamed32624 жыл бұрын
Maskiin may Allah bring him for you
@CafimatFican4 жыл бұрын
Loads of duca’s sweetie 💕💋
@hirsi89054 жыл бұрын
Like me xabiibti August by for yrs aan kala fognahay aniga iyo zawjkaygu ee gabadheey alxamdulilaah dheh
@umusumayawabari40164 жыл бұрын
Allah haku kano abayo samirka badi anigaba 5 y ayan sugaya
@hirsi89054 жыл бұрын
@@umusumayawabari4016 dumar baynu nahay wakhti na uu ina guryaa waanse ku khasbsnahay samirka Walaalo oo dad islaam ha baanahay ee Ilahay albaabada naxariisto ha inoo furo
@geedichannel73424 жыл бұрын
Hadii ninka uu rabo inuu saacad kasta cuno ama garaaco how dhisto odhan lahaa minyaro si u yar nasato ilmaha u koraan hadii ninkaasi suuqa gali doona
@nasraabdirahman96804 жыл бұрын
Habo yaaaasmiiin waaaan ku jeclahay wllaaaahi/firdowsa alle haynugu kulansiiyo ummmmmmmh love you
@aliahashi12654 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/mHzZfGmAh5KWrKM bokho. Walal
@fartunnuur143 жыл бұрын
Mash alaah gabadhaas nasiib ay leedahay naago aa 10 sano laga maqayahay oo loo imaanin ilaahey ku shuri marka ninka soodhawey oodadaal hadaa gal gacel tusto wax kasto wuu kula fahmaaya wuuna kula shaqeynaaya waqtina wad iskuheleysaan ❤❤❤❤
@Axmed-h6j5 ай бұрын
Dumarku ma jecla dhinacna hadii laga seexdana way soo cabanayaa oo waxay dhahayaan biriq weeyaan😂
@mariyacm56124 жыл бұрын
Abuu dalxa ayuu ahaa xaaskiisa waa umu salma mama yaasmin
@CafimatFican4 жыл бұрын
Yes,yes MashaAllah 💋💋JazakALlah Qeyr 💕
@mariyacm56124 жыл бұрын
Cafimat Fican mahadsanid habo macan allaaha ku xafido 💯💕
Maasha Allah alle haku barakeeyo janada alle hakugu casuumo Maamo
@sahraabdi96994 жыл бұрын
The title is funny I laughed before I watched it😂😂😂
@Amshayy12344 жыл бұрын
sahra abdi me too sahra Momi yasmin she so funny 😂
@munadayib4 жыл бұрын
Asc walalo waxan ku su alya madaba ad dhiirta baratay bal wax information u fiican bal iso sheeg
@ßí777-e1c4 жыл бұрын
Hhhhhhh
@hodanahmed57054 жыл бұрын
Me2 hhh
@aliahashi12654 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/mHzZfGmAh5KWrKM bokho. Walal
@ladanqaali46344 жыл бұрын
Mahadsanid wall Jazakallah alf khair. Nin somali ahayn manaba fahmaya illahaw no hagaaji
@farduusahmed61714 жыл бұрын
Cawadaada qarso dheh nasiib badanaa labada maalmood wax kale ha qaban cuntada maalinta hore sii karso firiijka ku guro ama suuqa Ka dalbo caruurtadana wada haya marna is kora salacalee Ka faa'iidayso waqtigaaga la ciyaar ninkaaga adigoo ku farxsan
@ridwaanmohamedridwaan23404 жыл бұрын
Hhhh waa sax
@aragsan65524 жыл бұрын
Kkkkkk
@saaam68964 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@faisadahir46864 жыл бұрын
Abaayo war leyskama haayo dadna waqti ilama qaato ayeey leeyihiin qaarbaa jiro dhowr bil aan sariir loogu tegen
@haalaabdihalim38524 жыл бұрын
@@faisadahir4686 inta kalamaqan allah isku keeno ayagoo nabada inta isla joogtana allaha isku maceeyo oo kala maceeystaan
@fatumamohamed1273 жыл бұрын
Abdullahi Mohammed wllo wax garad ayaa tahay barakallaah
@fartunq11284 жыл бұрын
SC abaayo waqti nagama aadan dhuminin ee waxbaad dadka u faa iideysaa JazaakumuAllah Qeeyr abaayo 😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤🤲🤲🤲 DUCADAADANA AAMIIN YAA RABI
@annaahmed2564 Жыл бұрын
Masha Allah xabiibtii yaasmiin jzklq qaaliyeey thanks for sharing abaayo yaasmiin keep it up good work xabiibtii
@awesabdi8824 жыл бұрын
Masha allah tabaraka my lovely sister yasmin may Allah bless you and ur family u doing wonderful job for the community we appreciate u jazakallah kheir ur somali bro awes from Toronto canada
@amalhroble62564 жыл бұрын
Mamo Yasmin Masha ALLAH talo dhamaystiran.ALLAH ha ku barakeyo.
@ummucayn24744 жыл бұрын
Asc. Maamo shukran جزاك اللهُ
@zakiyareproduction41474 жыл бұрын
Hhhh
@zakiyareproduction41474 жыл бұрын
Hhhhhhh
@AyannaCumarr Жыл бұрын
Mshlh mamo ale haku dhawro❤ cilmi dherar iyo cafimad ale haku siyo❤
@deeqmaxamud93674 жыл бұрын
Asc abaayo ilaahay ajar iyo xasanaad hakaasiino intaas ka dib abaayo waxaan kaga baanaa in aad ii soo qodho sida looqoro nats aad tiri family guu ufiican yahay fadlan
salaan sare Yaska dear sis, my opinion is Hadii meesha ilmo jiraan iyo howl guri then the only chance is night time even night time she already tired @ full of stress SO have your Sabr, when ever is ur wife ready for you have a full good time..
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Sheikha waxba kaa qarin maayo ee waxaad tahay Dhakhtar….Halkaa kawad…. Waa Khayran katiiran
@hawoumar5884 жыл бұрын
Masha allaah Allaha KU xafido 🌹 👌 💕 adiga iyo qooskaaga. Walaahi intaa sheeygtay waa sax. Allaha reer walbo oo somali ah nolol qurxan iyo farxad 💕💯
@kakalove57294 жыл бұрын
Masha allah waxaad tahay qof wanaagsan waxaadna ka hadlaysaa sheeko wanagsan
Ar dumaraaa marna wuu nagu batay marna waa biriq , ilaahay ha idin hanuuniyo , dumarki soomaliyeed camalkoodi nin buu noqday iyo sariir , naa shaqaysta oo lacag yeesha oo dadkina iyo dalkiina wax u qabta nimankinana raliyo u noqda isfahma oo waxaad rabin isaga usheeg oo ilmahinana korsada , sariir camal haka dhiganine
@juweyriyaaxmed66764 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk kkkkkk kkkkkkkk shaqo yeesha dheh shaqo ma qabtaane
@shankaroonahmed68094 жыл бұрын
@@juweyriyaaxmed6676 haa walahi meeshi ay ninkoda sirtisa u qarin lahayen shaqaysan lahayen oo ilmahoda korsanlahayen jirkooda ku mashquli lahayen , ninkaygi ba sas yiri ninkagy ba waxas igu sameyey , ninkayga saas hadu idhaho maxan sameya bay shaqo ka dhigten
@juweyriyaaxmed66764 жыл бұрын
Sax walaahi beenta ma ahan abaayo waxyabaha sariirta in laga sheekeyo waa mabnuuc gabadha seey wa ka noqdeen ma aqaano
@shukriahasan37704 жыл бұрын
@@juweyriyaaxmed6676 haa wllhi waaba danbi in lagashekeeyo abaayo
@ikranabdullahi55364 жыл бұрын
Kkkk
@Dahablamod4 жыл бұрын
Nin somali ah o hool qabtay miya ilmo in kuuhayo ku riyonee dameer baqtiyay cml ayeey u jifanaya
@sabrinabe8044 жыл бұрын
Hhhhh dameer baqtiye iga dheh I like u comment
@omar-farouqabu-muctasim78654 жыл бұрын
Kkk beenta ma aha walle.waa lagu suuxa howshas🤭🤪
@wehelashaq33684 жыл бұрын
anagaa wll qabna xaas ilmahana hayna hawsha gurigana dhankay kahayso maahee dhinaca kale kaqabana mar marka qaar ayada iska seexo ama ii naso dhahaa wlhi anaa hawsha dhan qabta iyada waxaanan garanayn bas iitilmaantaa noloshuna waa is caawin yaa hooyada kaliya kuxukumay shaqada guriga
@bishaaroabdulkadir3844 жыл бұрын
@@wehelashaq3368 mnsha Allah wllhy ilhy ha isku kin daayo
@mohamednur22014 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhh
@dabjecaylkariwaa77314 жыл бұрын
Garaadsiyo Bella Horay u soco
@hassanyare91864 жыл бұрын
Good idea wali naag ka caqli badan ma arag masha allah
@xildhibansaleban65934 жыл бұрын
Thanks Janada Ilaahay Haku geeyo Ehlu jano
@kundiidahmed50744 жыл бұрын
🤯🤯 wad raaxeysatay🙈🙈
@adaninshar40934 жыл бұрын
Aniga waxan rabaaa inad ila takisan abayo yaasmin aniga sanado badan ayan kugu xiranahy waxyalo badan ayan kafaide jazakaalllkh hbtti aniga nin ayan ku mehersanahy mudo 3yrs sharciga ayaa kaxaniban waqti u helayo maogi wuu ka adkade anigana qof dumara ahy waqti igu socdo bal ila taliya walalayalll taladina raba ❤️love u geyz
@bilanadan42764 жыл бұрын
Nin wuxuu kaaga daba lusho waa shaqo la aan ee gurika haka caawiyo wlley nagaha Somalida wax ka doqonsan sidii dameerkii bay kaligeed u feero jabaysaa🤣🤣
@wadaadkatv37054 жыл бұрын
Waanu idinla shaqaynaynaa insha alllaha 🙆♂️🤣🤣🤸♂️lkn idinkana wax ha laydinka helo dee
@khadraciise7233 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@funnyanimalslife3333 жыл бұрын
Yasmin Masha allah waan Ku Salamay Masha allah Waxaa Tahay Gabar Wanagsan Guuleyso Masha allah.