Ninkeyga Waa Baqiil Guriga Hooyadey inaan Ku Nooladu Rabaa Qiso Cajiib Ah

  Рет қаралды 21,535

Qiso Channel

Qiso Channel

Күн бұрын

#qiso_cajiib_ah #somalia #somalia #sheeko #history

Пікірлер: 41
@Hi__nata__77
@Hi__nata__77 6 ай бұрын
Walalow gabadhan video yaasheda amaan usii waqti aa ka galee adi neh ma iska qadane
@FatimaHussein-p2m
@FatimaHussein-p2m 6 ай бұрын
Alhuma sali waslm wabark cala muhamed scw
@FarhiyaIssack-x5f
@FarhiyaIssack-x5f 6 ай бұрын
Asc
@FjamacFjamac-l1u
@FjamacFjamac-l1u 6 ай бұрын
Scw scw scw ❤❤❤❤scw scw scw scw scw scw
@FjamacFjamac-l1u
@FjamacFjamac-l1u 6 ай бұрын
Asc
@MohamedDhuhulo
@MohamedDhuhulo 6 ай бұрын
SCW SCW SCW ❤️❤️❤️❤ Guuleeyso Adeer mcnto Insha'allah ❤️❤️❤️❤️ Guul Guul Falastiin Insha'allah GUUL ❤❤❤❤
@abdihassan3836
@abdihassan3836 6 ай бұрын
Abayo gabadh fiican baa tahay
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 6 ай бұрын
Sawdaay wllhi qisadan I.o taydu wa iskumid 😢 waxan aqal leeyay mudo 18 sano ah ilaa 16 sano dumashigay baan ka dhismi lanay aniyo ninkaygu geed dheer I.o mid gaaban waxu u fuulay sidi lay fuurilaha markasta wuxu dhihijiray si toosa fur marku kari waayay shaxadi wubadalay wuxu keenay inu dhaho biilka kayare gadhigay wadato ka qaad wa kharash markasu ninkaygi wuxu kuwado wu isbdalay wuxu sameyay biilki 600$ qaadan jiray 400 laga dhigay hadana 300 hadana 200 hadana 100 aakhiir markan idhi sidani waaxay wuxu kuyidhi ina furto wa diide laguurso hayu dhay gabdha u isagu qabo walashed u guuriyay anigi qaracan waan iska aamusay hadana wu igu diray wuxu dhahay maser tir haziin way kaa tagaysaye aakhiir gurgaygi wu igu dul iibiyay inta kadib gurigyagi iska tagay 6 caruuran u dhalay 2 iga saqiiray 4 tii I.o aniga aniga hooyo dulsaar ku aheen 2sano kadib waan xanusaday wa lay qalay iima iman walakay iga bixiyay lacgti qaliinka marki danbe dhakhtar jiif noqday dhiiga iga dhaman jiray wa laygu shuba wan gosta mudo dheer kadib Ethiopia lay qaaday alxm wan fcndy aakhir reerkaygi culees daremen wan kuso noqday alxm samir dheer kadib dhibki wu iga daayay naakiin nabsiba ku dhacay 2 doodiba shaqa laan ku dhacday kaygu wu shaqa Beeley kali lakiin dumashgay wu daymobay wala xidhay isagaba loo dawara wallhi hada ugu danbeyn waan caafimaday ninkahga waan cafiyay xoolisi way baaben kiraan ku jirna aniyo caruurtaydi I.o naagtu gursadayba waxana umay dhalin 5 sanu qaba anigu midkalAn dhaly imka alxm ❤ caruurti hore way iikoren alxm ugudanben samiirka wax kafican male ❤❤❤ adiguna shukrn sawda qaali from somaalilaad😂😂
@Dheegmedia
@Dheegmedia 3 ай бұрын
Maanshallah illahay samirkaga kuguma qadin dumaashigana cafi illahay baa ku abaalmarine Iska cafi illahay dartiis
@xamdaxubi9807
@xamdaxubi9807 3 ай бұрын
@@Dheegmedia wll wallhi markasta waxan idhaa waan cafiyay isaga I.o laba dumaru qabo isaga kadaran siday ii dhibi jiren hadana waan kari wayay inan illawo subxanllaah
@dekoibrahim-zi2of
@dekoibrahim-zi2of Ай бұрын
Csw❤
@NaciimoFarhan
@NaciimoFarhan 6 ай бұрын
Qisadan gabar sawda qaalib la dhaha leh wll maxa kuu geeye sow qalad maha
@FarahHirsi-w9g
@FarahHirsi-w9g 6 ай бұрын
Waa isla ayadii wll
@ابومسعودابنعلي
@ابومسعودابنعلي 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@NuuraYuusuf-j1b
@NuuraYuusuf-j1b 6 ай бұрын
Asc,habosawdawankusalamaygulayso inshaallhfalasdiingulinshaallh
@MulkiAlii
@MulkiAlii 6 ай бұрын
Xaaraam caleeg sowda leh video gan dug
@FarahHirsi-w9g
@FarahHirsi-w9g 6 ай бұрын
Hhhh
@FarahHirsi-w9g
@FarahHirsi-w9g 6 ай бұрын
Soo isla ayadii maahan hadu janalka kala duwanyahay wajikedii magaran weeeyde
@fadumomohamed-uf3lb
@fadumomohamed-uf3lb 6 ай бұрын
Waxaan ku sheeegaya in and wax adieu leedahay soo gashatiid chaanl ka
@shukrinur3956
@shukrinur3956 6 ай бұрын
Waa runtaa aan report gareeyno Sowda malaha channel kaan.
@NimcoXaamud-e1s
@NimcoXaamud-e1s 6 ай бұрын
Allah akbar
@samiyacismaanahmed5210
@samiyacismaanahmed5210 6 ай бұрын
Sawda qisadan Mar hore ayad so gudpisay
@FadxicabdiRashid
@FadxicabdiRashid 6 ай бұрын
Haa
@Laylaabdullahi12312
@Laylaabdullahi12312 6 ай бұрын
sawda salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukrinur3956
@shukrinur3956 6 ай бұрын
Walaal Sowda channel keedii ma ha waalaga xaday video ga Waa in a report gareeyno.
@ayannageye9376
@ayannageye9376 6 ай бұрын
Sowda wdka shekaysay tan huno 😢
@hafsahomar4287
@hafsahomar4287 6 ай бұрын
Umada unabad gali xoolahoda video yo waqti ka galay easy hakuso qaadane
@FaadumoMuusecashuur
@FaadumoMuusecashuur 6 ай бұрын
😊😊
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 6 ай бұрын
Wcs abaayo macan
@HodoYusufHashi
@HodoYusufHashi 6 ай бұрын
Sowda qaalib
@yusufwarsame3387
@yusufwarsame3387 6 ай бұрын
❤❤❤
@vetdoctor8100
@vetdoctor8100 6 ай бұрын
Waar dadka waxay juhdi ku bixiyen hasoo qaadane wax la kaalay
@shukrinur3956
@shukrinur3956 6 ай бұрын
Waa tuntaa walaal aan report gareeyno
@haliimosacdiyo2385
@haliimosacdiyo2385 6 ай бұрын
channalkan sowdo miyaa leh
@shukrinur3956
@shukrinur3956 6 ай бұрын
Maya waa mid tuugo ah please report gareeya
@AtiyaabdirahmanBuuwe
@AtiyaabdirahmanBuuwe 6 ай бұрын
Scwscwscwscwscw❤❤❤❤
@LeyloWarsame-u2v
@LeyloWarsame-u2v 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@HodoYusufHashi
@HodoYusufHashi 6 ай бұрын
Sowda qaalib
@kowsarcabdi4459
@kowsarcabdi4459 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤
@HodoYusufHashi
@HodoYusufHashi 6 ай бұрын
Sowda qaalib
Banana vs Sword on a Conveyor Belt
01:00
Mini Katana
Рет қаралды 77 МЛН
And what’s your height? 😁 @karina-kola
00:10
Andrey Grechka
Рет қаралды 52 МЛН
New Colour Match Puzzle Challenge - Incredibox Sprunki
00:23
Music Playground
Рет қаралды 43 МЛН
#Qiso dambi baaris ah qisada Abuu casaafiir @Hafsabilanchannel6337
42:26
Hafsa bilan channel
Рет қаралды 6 М.
RAACIGII MUCJISADA AHAA!@SawdaBillan
38:02
Sawda Bilan
Рет қаралды 71 М.
DHAMAADKII NOLOSHAYDA!!
30:03
Qisas Channel
Рет қаралды 8 М.
CEBEEY TACAAL SHUSHU ABDALLA AYA LAGU GUURSADAY QUDBO SIRO
11:18
BURUSHYADA WAX LAGU SAWIRO/WAA QISO CAJIIB!@sawdamqaalib
46:48
Sawda Qaalib
Рет қаралды 107 М.
QISADA MUNA IYO SIHAAM!@SawdaBillan
38:59
Sawda Bilan
Рет қаралды 144 М.
Banana vs Sword on a Conveyor Belt
01:00
Mini Katana
Рет қаралды 77 МЛН