Wlhi wa qiso xanuun bdn lkn guurkaanid ka wanaag ayaan heleysaa I.a kuna ilow siin doono Abaayo wan ku ducynayaa mid kaa farxiyo in uu ilaahy calaf kugu daro abaayo walaalaha taladuuda qaado I.a wad ku kheyri doontaa farxad zaa.idaan ku rajeyna I.a iyo jeceyl aad ku waarto