Ninkeyga Waa Kala Tageyna

  Рет қаралды 66,640

Xaas Iyo Hooyo Ali

Xaas Iyo Hooyo Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 334
@janat23m
@janat23m 5 жыл бұрын
Asc abaayo inuu deppresion haayo baalaga yaabaa markaa caawi perfume no fcn usoo gad dharkana kagaaji dhaqtarna gee waayo waxyaalo badan ayaa sababa qofka inuu nadaafadiisa ilaawo
@uniquehooyo
@uniquehooyo 5 жыл бұрын
😱😢😭 Subhaanalaah walaasheyda ciwaanka iga nixiyey Alhamdulilaah talad aad siisay waa sax dad baa ku ileyeen Quran Quran isisaar reer ka oo dhan
@amaljuju7625
@amaljuju7625 5 жыл бұрын
Musqusha ine gasho hadhahdo kalay waan wada qabesanena. Habeen walan WADA qabeesta Ayaan dhahi lahay aniga😉👍🏻
@Akhi-Mo
@Akhi-Mo 5 жыл бұрын
Miskiinka yurub miya lagu soo galay ma basaboorna lagu qaatay maxaa loogu yiri waa uraysaa , YAAB WAYE WAXAAN
@shamsaalicilmi8327
@shamsaalicilmi8327 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk wallahi hadii yurub leygu soo galay inkee sidan ka o goladen marne lkn aniga ahan wan u qubeyn lahaa walibo si romantic ah
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Moori Mo Alla Og xaajadu Sidaytaha
@khadrajamac9585
@khadrajamac9585 5 жыл бұрын
Subxaanalaah waa aakhiro sabaan maxay kasheegi ceebta qofka waa la asduraa ha u ducaayso quaana hasaardo waa waa ilmaheeda aabahood alloow na asdur
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
Khadra Jamac isagaba umaceeb astureen
@sabahbille294
@sabahbille294 5 жыл бұрын
Subhanna Allah,is this the reason to leave your husband wow!please sister you should support your husband,talk to him this is more than GYM situation, this man is depressed, let him be comfortable with you,this person wasn't like this before so what changed she have to be patient and Allah love who have patient, have sabr with your husband this is the test from Allah,keep it real sister,its not a reason to leave your husband.
@fardosaismail3149
@fardosaismail3149 5 жыл бұрын
Number one she have to read Quraan for him .Number two she have to give him a shower she have to say baby let’s go take a shower together👍
@laylakeysegas948
@laylakeysegas948 5 жыл бұрын
Bisinka waa naxay adi kuu maleeye abaayo illaahay ha kuu xifdiyo reerkaaga 💞❤⚘⚘⚘
@hankabighan2136
@hankabighan2136 5 жыл бұрын
Xaas iyo Hooyo Aniga aragtidayda ninkaas deparetion Ayaa Hayo ama wuu isku Buuqay. Waa Calaamadaha aad sheegayso Ayaa laga Fahmayaa. So Dr Cilmi Nafsiga Ha Arko please 👈👈👈👈👈👈👈👈
@maryomamatalah219
@maryomamatalah219 5 жыл бұрын
Masha Allah walal aqlisalim qof le o comment gan ku arka uguhoreysaa👏👍
@hankabighan2136
@hankabighan2136 5 жыл бұрын
Moryam Abdulle Thank you Ukhti. Jazaka-Allah khayr 😘😘😘😘😘😘
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512
@xasbunnalaahiwanimcawakiil9512 4 жыл бұрын
Waxaan kula talinaa gabadhan iney usamirto oo ey quraanka habeen iyo maalin baqara kashido daaweysatana ninkeeda oo eysan cudurka uga tegin inshalaah ilahey ha u caafiyo anaga iyo asagaba
@user-kd3cf3ix2m
@user-kd3cf3ix2m 5 жыл бұрын
Qofka muslimka ceebtiisa lama sheego qaasatan ninkaaga subxaanallah maxaa ka qaldan gabadha teeda waan jeclahay iyo waan ceebeenayaa meel islam gasho gabadhaas abaayo waxaad kuwaanisaa iney Alle kacabsato
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
aisha sharif magac mey shegin
@rukhiahassan
@rukhiahassan 5 жыл бұрын
wlh waa run qof kuusoo uraya maloo dulqaadan daro ninkaaga waa jirkiisa waa kaaga o.o kale gogol ayaa idinka dhaxeyso nafta ayaa idinka dhaxeyso caruurta aad dhashay ayaaba marka uu afkooda kuusoo uro aad dhibsaneysaa ani mugoo aduunka qof iiso ura ayaan unecbahay wlh
@zianebabdirahman5996
@zianebabdirahman5996 5 жыл бұрын
insha Allah abaayo macan alle hawwanaajiyo ninkeeda ha,uducayso yaysan kadaalin quraaan halasaaro hakucelceliso yaysan kudagdagin furiin dhakhtarkiisa khaaska ahna haloosheego arintaas
@mamasafachannel
@mamasafachannel 5 жыл бұрын
👍👍👍
@marwobarlin869
@marwobarlin869 5 жыл бұрын
Ciwaan kaba laga naxayaa abaayo
@safiodool1888
@safiodool1888 5 жыл бұрын
Hi
@umusuunaa
@umusuunaa 5 жыл бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaay abaayo waa ninkaaga adiga ogaaw inuu ka yaryaay ilma kuugu yar ee aad dhashay abaayo qubeyska adiga u soo qubey hana is kala weynaanin janadaada waa asaga ee ku dadaal sheydaankana iska dhaar abaayo taladaan wey ku anfici doontaa
@abumalik8309
@abumalik8309 5 жыл бұрын
Waa ka xumhy nadaafada waa shey muhiim ah bisinkee ilaahey nama tuso qof is cerre gareyn gabdha walashen allaha u saqiro wa arin adag lagu sabri karine
@saynab2031
@saynab2031 5 жыл бұрын
Waxa laga yaba in dhibhaysto marka waxa fiican ineey mooraal ahaan udhisto nafaqo fiicano cajiska iyo wahsigiisa kasarta fataminka hajikimo niyadana hawdhisto farxad hasiiso qubayso hadhihin ee baafka uqurxi u carfi kudheh baby manta khataran kagasoo dhigay waa inad kusoo nasata I sorry walahay noloshu waa labada qof iney is qanciyan
@maryomamatalah219
@maryomamatalah219 5 жыл бұрын
Good idea but I hope it works for her
@ayanahmed8948
@ayanahmed8948 5 жыл бұрын
Waxaa laga yabaa in shaqada kuu badan tahey mise xanuunsan yahey koley arin yar oo timid dhaqsidaas in kuu samiirto oo nacdo ilmaheda abahoda iilama ficno hala hadasho si hoose 😭 alle haa uu saqiiro
@idilaeey7456
@idilaeey7456 4 жыл бұрын
Walee yaab jiro bisinka. Naag walba sidey halkan qaaq uga lee tahay waxa ku xigo ninki baa is fureynaa subxnlaah, mid kalena waa arkey oo is waaleyso. Media waa lagu dhex waashey nin kale baa meeshan laga barana kii caruurta dhalay ba la burinaa naa xishoo ilaahey ka baq you tube iska daa shaqeyso caruurta aabahoda ha ceyrinin iimaanka allaha ka qaade ciyaal suuqad yhy
@nimcomuhudiin4216
@nimcomuhudiin4216 5 жыл бұрын
Ninka inu xanunsanyahay laga yaba quran hasarata ama nin walan ey wax ka ogena laga yaba eeso arostay
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 5 жыл бұрын
Ilaahay isfahan dhexdooda ha dhigo
@ulfaddilbar5489
@ulfaddilbar5489 5 жыл бұрын
Gabadha ninkeeda si jecl kujiro hau fahansiiso ninkeeda waxwalba uu qofka usku nadiifiyo musqusha hau dhigto marwalban ndaafada soo xasuusi siwaanagsan sixirna wuu jiraa quraanka kudadaal dhe abaayo waan ku salaamay
@hidaayohonesty6983
@hidaayohonesty6983 5 жыл бұрын
Dhib malaha markuu imado hala dhedhesho shawarka ha isla tagano ga islaso medhaan
@mohamoudhassan189
@mohamoudhassan189 5 жыл бұрын
Naagtaan nin kale ay soo diyaar satay warkeeda waxbaa iiga muqda
@ruqiyarooney7160
@ruqiyarooney7160 5 жыл бұрын
Masha Allah illahay hakubarakeeyo gabadha samirka habadiso insha Allah waygaari siday rabto qaboowna ha olahadasho insh Allah
@mahdisalah138
@mahdisalah138 5 жыл бұрын
Talo sii oo usheeg ninkaaga waxaa dhici kara inu aad mashqul darteed ama is xasuusan la'an iney jirto lakin ceebta ninkaaga qaari walashey alle haku naxaristo thnks
@maryamasheeqabdallah6205
@maryamasheeqabdallah6205 5 жыл бұрын
Abaayo waxey aheyd iney sheekada nookala sarto waxan umaleyn ayaa sheekada iney ku socoto inuusan cadaysan afka oo eysan neefta urkeeda ugu dhawan karin dhibkaasna walawada qabaa kaliged maaha calol weyn waxba madhibto haduu ninku carfayo jirkiisa iyo afkiisuba Marka waxn kucawiyo mahayo ee hadeysan udul qadan karin haka daneysato waayoo allah wuxu yiri Laaya kalifu llah nafsan ilaa wasici haa Noloshuna ciyar maaha adoo ninkaagiira inaa udhawan weyso waa qalad hadusan cudur alle kenay jirin abaayo alle umuuraha hakuu saqiro
@neamaahmed1882
@neamaahmed1882 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 ninkii gurigiisa ku dhex qubeesan waayo dadka dhexdiisa ayaa loogu qubeenaa🤣🤣🤣🤣
@shadayonoor1113
@shadayonoor1113 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@zuzuahmed3703
@zuzuahmed3703 5 жыл бұрын
😂😂😂😂
@hanihibaaq4169
@hanihibaaq4169 5 жыл бұрын
Walaal dumar iyo ragba way so shiiran qofkii aan isnadiifin waana shaay qaali ah nadafadu lakiin gabarta ma fiicna inay dad kale wax waydiiso waayo iyada iyo ninkeeda ayey wax ka dhexeeyaan waan inay si dhab ah ugu sheegto ooy tiraahdo walaalow maxaa kugu dhacay baryahan oy u sheegto lakiin inay shiirkiisa dadka u sheegto ma quruux badna kaliya waa inay si adag kala hadasho Allena ha fahansiiyo nadafadiisa 🤔🤔
@maryomamatalah219
@maryomamatalah219 5 жыл бұрын
Somali wa sambesan wlee war ma dad nikeda yaqanee ku cebeesay mise magiciisee sheegtay mise qofka lagahadlaayo sidiisaba qof dadka kasoo dhexsaari karaa meesgaan jooga yaahuu aqli alaa idiiinkumaqan wixi dad masjax shaqeneso inaqabtin idin mo ase idinkadaran aqas 😏
@naimastar9366
@naimastar9366 5 жыл бұрын
hoyo iyo xaas wad ku mahadsantahay talada aad siisay walasha jazakalah khayr abayo
@hafzaqurux3010
@hafzaqurux3010 5 жыл бұрын
Niman nocaas sanadkan buux walaaley hakudalin in aad wax usheegto ileen wey malax adag yehiin iskadhaaf ayaan ku oran lahaa waad iskudalineysaa midkleh iskaraadso
@naimastar9366
@naimastar9366 5 жыл бұрын
asxabta hoyo iyo xaas pls subscribe iisaara idinkoo raali ah ilaahay dardii
@safaccasiiz8513
@safaccasiiz8513 5 жыл бұрын
🙋🙋🙋
@sleepingbeauty.8359
@sleepingbeauty.8359 5 жыл бұрын
It's not about gym ur husband is depressed definately so help him stop being selfish.
@Mizzfm1
@Mizzfm1 5 жыл бұрын
Sleeping beauty. Truth...
@queenamuun7683
@queenamuun7683 5 жыл бұрын
Walalaheyga waxan raba inad iishegtan qofka i jecl sideen ku gartaa why marar badn been ley sheegay haderna qof nolasheyda ino kusoo biiro rabo ma aqaano sida u aamino shaki daran ka qabaa ila taliya asxbey
@hibayuusuf1849
@hibayuusuf1849 5 жыл бұрын
Queen amina cadey wey sahlan thy qodobadan ka eeg 1 hadu xili walbo kusoo waco ka codsado inad swro iyo wax yalo qabdaran ka codsado kuma jecla 2 hadu waqti badan kugu bixiyo farxadada iyo waxa jcshahy wu ku jcl yhy 3 hadu jcl yhy walidkaa iyo walalaha inu barto oo la hadlo wuku jcl yhy 4 hadu mustaqbal ka hadlayo oo horumar iyo dhaqale ka fikirayo iyo ku weydinayo noloshiina sida ay ku fican thy iyo qarashadka guri hada guri yelatan
@suhuuromar8195
@suhuuromar8195 5 жыл бұрын
Walaalo in uu ilaahay ku xidhanyahay adna uu ku sharfayo ixtiraana aadka dareemayso waxyaalo aad kuheshiiseena uu fulinayo masuuliyadna wuu qaadi karayo jacayl ka dhab ta aha waa marka guriga la tago Kulay anuu intaa baan ka eegilahaa wabilaahi fowfiiq
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 5 жыл бұрын
Marka horaba abayo qofkaan asaga kuma dhalin naftado dhan haku aminiin wax kasta ka filo hadu qof ficano kujecel noqdo ok so dhaweyso hada fahmi waysana nabadey dheh
@yywvy7025
@yywvy7025 5 жыл бұрын
Walal alle talada u dhibo labarakacadod tuko allah isku xidhi walalo
@souhaybwacays1083
@souhaybwacays1083 5 жыл бұрын
Walal haday beeniba jirto way sii badan cilad kaxun majirto plse haguursan beenale diin iyo iiman male
@hayaatyusuf8843
@hayaatyusuf8843 5 жыл бұрын
Masha allah sister am so happy you feel better from your recovery. But the tittle scared me hell.
@suberamin9609
@suberamin9609 4 жыл бұрын
Walaley ninka waxa laga yaba inu deprahin haayo wayo aniga bu i haya depreshinka.wlhi ma cadesan jirin ma qubesan jirin ma shalensan jirin ani dhan wan u ray ninkeyga aya markasta i qubem jiray oo i caden jiray timaha i shaleyo alxm hada sidi wan dhama iso duceya wali waxa ika.qaldan inu alah cfmd isoyo
@cayuunii3149
@cayuunii3149 5 жыл бұрын
Wlhi dumarka somaliyaad in ninmki istrees kuridaan ayey ila tali kuleyihin waxan kula talin laha ninka hadey warerineyso haka jojiso tan kale si romance ah musqusha ha ugu sameyso kadibna ha isla qubeystaan iney kudhahdo ma ahan waso ureysa so qubeyso wa ceeb
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 5 жыл бұрын
Cayuuni beenta maha shekdan ayadoon social media Kenine xalin karta
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 5 жыл бұрын
Qofkana hadub Diin leyahay shanta wakhtina tukanayo wesaysanayo maba uri karo
@cayuunii3149
@cayuunii3149 5 жыл бұрын
Waa sax walashy qof salaad tukanayo allah caabudayo qubeys la aan ma ahaanayo hadu balawad leyahay mooye
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Wallaahu Aclam
@maskiintiiallemawalwasho726
@maskiintiiallemawalwasho726 5 жыл бұрын
Aduunyada mar walpa ma noqoneyso sidad rabtid faaraxyasha somalida badankodu uma dhalan nadafad lkn mar hadii aad intas la jogtay hada ha dalban single mother iyo silac hor leh walaley nin lagu heysto maxad ucayishay mexey tahay ma ada aburay mise asiga doortay ar mad adigu qeyb katahay streska haaya oo aad qeylo raxada uga qaaday ninku wa sida ubad oo kale badankodu waa sidas naag aqli leh hadad iska dhigto allana ubariso waad badali karta nadafad darada isu jilci mcn sidan ma wanagsana dheh ani waan ku bahanahy dheh mc macanka waa cudur dheh udar barnamijyada cafimadka la daawo hana darensiin neceyb isku dhib waa ninkagi mar haduu ku dhibeyn balwad leheyn suuqa waregen ka shekeyneyn raga uu la shaaho dooda ka da illahey ka xishoo waxas wax weyn maha oo rer lagu dumiyo shalayba waa rabtay wanaga adigu la baadi doon udaar barnajiyada dhiiri galinta nafta haku degdegin furiin waa iga talo indhaha isku heysa wallhi wax runta ku shega weysay isbedel allah aya haya salada dukada 2diina gurigana quran ku daar dhib weyn mesha ma yaalo raga badankod manta waa sidas beriya mid afkisu hurayo qamra kuu qarin doona markasa shaleyn doonta war joog
@warisroobo1759
@warisroobo1759 5 жыл бұрын
Asc how are you feeling sister I hope you get good recovery.
@fatumamohamed4687
@fatumamohamed4687 5 жыл бұрын
Wanka xumahay abaayana hadey farinteyda aragto meel ankalasoo xiriiro haidhafto sida emailkeda ama facebook tan camal anige igu dhacday lks hada alxm wan xalinay marka inan kucawiyo ilaahey dartisa diyaar kuahay xabibty abayo kawsar iga gaarsi farinteyda gabadha
@miskiamira6157
@miskiamira6157 5 жыл бұрын
Abayo laftigaga so lagama yabo inu sxbka ama rerkisa ama asxbtada Ku arkan , wey Ku daranthy ogow siba asxbtada macqul mida isku dhacdan iney kugu ceyso qisada ledahy wey igu dhacday sooooo be careful
@nobodyabovethelawbecareful6762
@nobodyabovethelawbecareful6762 5 жыл бұрын
Wow I can't believe it yabwaaye what kind of man !,,, ........ maybe he have stress .
@sabahbille294
@sabahbille294 5 жыл бұрын
She should know what is the problems, he may be depressed, she should be there for him, you married a person for bad and good,support your husband sister have patients Allah love those who have patients
@fatumahassan6489
@fatumahassan6489 5 жыл бұрын
Asc walaley hadaad markii hore ninkaan qurux kusoo raacday markaad guursatay kadibna uu isbadalay waxaaba laga yaabaa inaa lagaa cayuumay ee ninka quraan saar ooniyadda hakajabin wax dhibaayana haku sameyn waxaa laga yaabaa hadaa qofka sii ceebeyso inuuba kasii daro adba ilaahey sidaas wuu kaa dhigi karaa nafsigu ma fiicno ha la isku dulqaato
@samraabdi7614
@samraabdi7614 5 жыл бұрын
Wlhi abaayo mcn waakanaxay ciwaanka mxa ku daaray sota na waanin jirtay sorry abaayo kunjeer
@mariamnur7305
@mariamnur7305 5 жыл бұрын
Abyo iyda ma ahn waa naag kale ninkeeda ka cabanysa
@fadumaali3385
@fadumaali3385 5 жыл бұрын
Wiilasha soomaliyeed waxaas oo kale waligeed mediayaha lama imaadaan ee xishooda. Ninkuse ma tukado miyaa ileen dad muslim aa layahay oo qasli aa laga qubeystaa. Nin iyo naag is qaba qubeys kama dhanaado hadey tukadaan.
@iskufilanmohamed2913
@iskufilanmohamed2913 5 жыл бұрын
Abaayo waxa kula talin laha marka hore udaji kadibne waxa kudhahda xaji kalay an isla qubeysane waskada biyo kuwada shibta kadib waa hubal inuu jaclan doono mida labad jiimka iska dayo guriga ku ororda mida sadaxad waxa kudhahda xaji aniga iyo adiga waa inaa misanka iska dhino xabiibti insha allah wax walbo ok bey noqon naag walbo dhib wuu soo mara markey reer tahay waa inaa isku dayna inaa xalisane una Samir abaayo khery baa kurajenaya allaha kuxafido reerkaga qu,aan aqrista mise guriga kushid
@heyfaiyohelan9865
@heyfaiyohelan9865 5 жыл бұрын
Nin kaga ka dhiigo carurta miid ka ugu yar saa isga uu danbeyo wax laseyo sheydan ka iska sar
@ilyasdjamafarah2036
@ilyasdjamafarah2036 5 жыл бұрын
Messageka si fiican u gudbi ka dibna fikirka iyo faalada usoo jeeso.
@khaliifrashid5005
@khaliifrashid5005 5 жыл бұрын
Nadafadu rag iyo dumarmalaha waa udhalasho nadafadu ninku borka hayskajafo halafadhisato runta haushegto ninkeda intaysan katagin hakalahadashoarinkan
@mariastories8851
@mariastories8851 5 жыл бұрын
Wlle anigu waxan dhihi laha alle kacabso gabadhasey ninkaga saar oo gym ka aada oo socodka badiya saciid dhiri gali samirna yeelo wuu isbadali doona insha allah waa xanun il ama sixir midba haya ee hala quraan saro walhi ninkan waa jiran yahay
@awalenuro4947
@awalenuro4947 5 жыл бұрын
Allahu manajeynaa acudu bilah subxana Allah
@luulmoha92
@luulmoha92 5 жыл бұрын
taladeyda gurigas.quran sarta suratul.baqarah.nadafada.ha.cawiso.hownaxarisato
@muniranur7028
@muniranur7028 5 жыл бұрын
Wale waada lagugu qoslaayo bulshit u brought ur business to the internet and this is what happened what kind of advice she is looking for ?? Please hablooy isku xiishodaa
@zaynabmaxamed5873
@zaynabmaxamed5873 5 жыл бұрын
Naa xishooda waxa sheegtaan ayaa waydeene
@raaliyodumar7368
@raaliyodumar7368 4 жыл бұрын
Waqti badan hageliso wax ayaa jiro o bedelay keliya ninkeeda waa iney udhimataa o mal iyo xoogba gelisaa wa hadey run katahay tala doonka
@yaquttahir7830
@yaquttahir7830 5 жыл бұрын
Wabaa niin kedee markaay medhanaysoo maay uu meedhaa cream kaa markaay marsatoo haa uu marisoo iyo cadaar intaas saay ugatagi other half keda
@foos7330
@foos7330 5 жыл бұрын
Asc asxaabta maashaalah walahi waa u fiicantahay cali uraaye naag maka damceyso alxamdulilah ha dhahdo meel maka aadayo ha iska jafjafato
@sofiyabehi9854
@sofiyabehi9854 5 жыл бұрын
Wax yabaha qaar inaa laga xishada muhiim ah gabadhan nin fiican allah siiyay lkn ayada waa qof xun nin keyga hadow fiicanyahay qubeys maxa ka micna ah anaa u qubenlaha wlhi jawabteda u qubeso ceeb leey tahay ku dheh areba nimadedey dad ka lawadahtay ilmahaga iyo ninkaga waaisku mid nadafadoda cuntadoda kafikir hado ninkaga u rayo adaa lakugu cayna ilmahagana hadow urayo adaa lakugu cayna tala soco
@shaaddashaadda5424
@shaaddashaadda5424 5 жыл бұрын
waa sax
@fartaxaaji5145
@fartaxaaji5145 5 жыл бұрын
Abayo quraan saar dheh mida kalana waxad weydidaa istares maku furan weydii dheh
@hawoabdulahi3693
@hawoabdulahi3693 5 жыл бұрын
Saaax waye abayo niinkeda haa uqabeeyso waa caadii
@umuaahil4220
@umuaahil4220 5 жыл бұрын
Markasto madaxa ooma uga shub si uqubeeysto shiirki ninki waa wax xun cayil habadanbeeyo
@HoyaZak
@HoyaZak 5 жыл бұрын
nafta adigaa wahel u ah iyadaba ugumusamreyn
@sadiks.9871
@sadiks.9871 5 жыл бұрын
Ninkaa waxaay ubadan tahay inuu stress ama depresion hayo ee ha caawiso. Hadii kale waxaa helaysaa naag caawinayso oo quruxduu lahaa mid kabadan uyeelayso.
@shafaarmoha9479
@shafaarmoha9479 5 жыл бұрын
Ninka xogaa yara xanun ba ka muuqda abaayo Quran sar dhaqtarna gee awalan salada ha tukado Ku wani inshllh wu Ku hagaagay abayo wllka somaliyeed waye suuqa haku sii deyn malintii uu kuu baahnaa waye adiga malinkad ubahneyd wu kaso saraye
@qalbi_lulafamily5297
@qalbi_lulafamily5297 5 жыл бұрын
Maa sha alaah abaaayo alaah waa ku soo nabad celiyay baryahyn kuma arg
@MrLooyaan
@MrLooyaan 5 жыл бұрын
Waxaaas Wax Lagu Kala Tago Maaha , Ee Naagtaas Nin Kale Ayeey Soo Diyaarsatay Waa Been Warkeeda .Marka Naagtaas Oo Kale Talo Uma Baahna .
@maimunamohamed9308
@maimunamohamed9308 5 жыл бұрын
Xaaas iyo hoyooo habayr macaaan .... ilahay hakubarakeyoo
@megal470
@megal470 5 жыл бұрын
mashalah walal kosar ithink my idea about this issue waa disapointed ilaahay xaqa ha tuso ninkaa
@seynababdile6147
@seynababdile6147 5 жыл бұрын
waa xumaan way iska nacday ninkeeda may saturto mazay midhiyaha ukeene
@dahabod3649
@dahabod3649 5 жыл бұрын
Bismillaah. wlh aad baan u xanaaqey. waan sugi waayey jawaabtaada. pls hanoqon dadka ciwaanada khaladka ah ku soo jiita dadka. uma baahnid. ka fiirso ciwaanada ad soo qoreyso, waan naxay, wana xanaaqey, waxan nin soomaali u geystey in tan warkaaga sugaayey ilaahbaa og. pls use correct title. Thank you.
@sahraomar6872
@sahraomar6872 5 жыл бұрын
Naag aan xishonayn waaye taas ninkeeda iyada daryeeli karta malaha meel baa u cad
@shamsolifestyle2047
@shamsolifestyle2047 5 жыл бұрын
Runta hausheegto abayo waayo reerkeda yuusan si sahlan oga dumin haku dhahdo wllow waa ku dhibsaday ee sidaan iska badal haduu diidana caruurta laseexo asagaa ku dareemi doonee
@ismageyno3153
@ismageyno3153 4 жыл бұрын
Waxan uu arkaa bahdilaad raga loo geesanayo ee ka xishoow umada ilahey
@MISKIJAMA-86
@MISKIJAMA-86 5 жыл бұрын
Inaan ku danbaabo marabo laakiin qoftaas u sheeg iney iyada u sabab tahay waxaas dhan wexeyna u egtahay qof aan ku qanac saneen ee dib a isugu laabato iyada cuntada junkfoodkana haka yareyso eeda iyadaa leh.
@Mizzfm1
@Mizzfm1 5 жыл бұрын
It’s called stress sweat 😓 maybe he’s stressed or maybe quruxdii ayaa la ga ilestay oo ilbaaheyso. Naa Quran saar
@maryanmohamed5142
@maryanmohamed5142 5 жыл бұрын
Walaasheey waxaa lagayaabaa gurigiina in oo ka aradanyahay xaga diinta oo alle xagiisa idinkaga socoto ilaah iskuxera hadaan ilaah lagu xerneen aduunyo raaxo malaguhelaayo aqirana kaba daran. Kabaara cudurka thyrod ka dhibaatadaas asaga ayaa keena kadibna adkaaraha aqrista
@lunamud3143
@lunamud3143 5 жыл бұрын
Abaayo gabadhaas hadii ay caruur u hayso ninkaas caruurtaas darteed ha fiiriso ninkaas yeysan furin ilmaha markasta aabo ayey u baahan yihiin.
@farxiyomohamed2586
@farxiyomohamed2586 5 жыл бұрын
Wll qali wad madsantahey .waxan raba inan ku weydiyo mesha ad canborada kagadato PLZ.bitte.danke Schatz
@gaasiranagye6178
@gaasiranagye6178 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk maba udhawaan kari kulha gurigii dhamaaba jawiguu ka badakay
@fatahhussin2195
@fatahhussin2195 4 жыл бұрын
Mac macaanka shiir ma keeno
@Xalimo421
@Xalimo421 5 жыл бұрын
Naf ureyso lala seexan kari maayo marka waqti ha uqabato ilaa iyo waqtigaas hadaad isbadaleynin aniga wan katagaya hatirahdo hadusan wax kuqadaneynin qof urayo yaa shumin karo darwenkada oo dhan ayu aaqiro uxawilayaye.
@hamdiibrahim2949
@hamdiibrahim2949 5 жыл бұрын
Ninka haduu markii hore ficnaa uu hada saas noqdy ayadaa waashay hadana ceebaynaysa naa ninka haceebayn kabii istarayeka & welwelka cayila nadafad darada waxa keena waa ninka adoo kale guursada ee ninka udhimri
@yassmennagi1539
@yassmennagi1539 5 жыл бұрын
Soomaalaay sheekayaalkaan iska dhaafa wiilisha soomaali ceebo ha u yeeline illaahay halaga cabsado wax walbo iney reeraha isqabo dhaafaan ma aha yuutobka qalad aa ka fahanten allaha nii soo hanuuniyo
@zeytunhajideer1968
@zeytunhajideer1968 5 жыл бұрын
Abayo waxa lagayaba inuu ninkas shireynin Lakin hadii uu jin reerka kudaxjira jinka wuxuu ogadhiga inuu ninkaa shirayo mise afkisa mise jirkiisa
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 5 жыл бұрын
Sobxanalah ma tukadu miya ilahay ha cafiyo kulayba waxa dhici kartu inu xanansanyahay quf cafimad qabu wasaq iskuma firsan karu
@fartundahirabukar2646
@fartundahirabukar2646 5 жыл бұрын
Ani hada so galay naxtintan dadka qoralkoda waa firiye please wanag ku dadal Abyo
@nastexoabdi4012
@nastexoabdi4012 5 жыл бұрын
Ninka quraan saaro abyo wuu fiicnane una duceey dhiirana gali
@rahmamohamed998
@rahmamohamed998 5 жыл бұрын
Asc kawsar abayo wa ku salamay rahma waye gabadhi salida ku gadaysay USA please ila so xidhidh mel an ka radinin malaha
@ttoooonn5020
@ttoooonn5020 5 жыл бұрын
Asc abayada waxaan dhihi lahaa ninkeeda ha garab istaagto saas yay reerkeeda kudumin allaa og midka fican heli doon anigu wxaan u arkaa wax laxalinkaro iney tahy dad ayaa isgu dul qaata wax kadar wxaas
@halimaomar6393
@halimaomar6393 5 жыл бұрын
Walaal cayil iyo xanuun laskumanacee saygaada updated kusamayso hadii jacelku dhabkaayahay cuntada kabadal una muuji I naad aad ujeceshahay
@xalimacdy8775
@xalimacdy8775 4 жыл бұрын
Hhh fani waye gabartan wlhi ayado shekada wada laga qusliyay qusulka nagaa dhafa kulahaa artan xaigalay wanku wataa abayo horo usoco qaaliii
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 5 жыл бұрын
Asc walal setay xld cafimad ka waran alle ha ku xiftiyo 🙏🙏🙏💕💕❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍👍
@fatahhussin2195
@fatahhussin2195 4 жыл бұрын
Naagtaas iska fur dheh qashinkaas anaa guursanayaa
@fartundahirabukar2646
@fartundahirabukar2646 5 жыл бұрын
4:30 hada qof ka hadlayso oo ba run ben la aqon ani of ka ahay 1wEek
@Amshayy1234
@Amshayy1234 4 жыл бұрын
Gabdhas talan sinaya waxan oran laha ceb waaye ninkada cebtisa bananka hauso hibixin markale naag kasta ninkeda wey jaf jafata gabarey waxaba ceeb kugu filan in aad gabar faca ah aad talo way diisato oo lagugu jees jeso comments dhan laguugu qos qoslo shame of you ninkas hada katagtana nabsi baa jilbaha kuulabaya maskin batehe orod dib iskugu labo adinkana waxyalahas qaldan bulshada hauso gudbinina tukala barina wax kale laiman donta
@امنةجيليمحمد
@امنةجيليمحمد 4 жыл бұрын
A
@fatahhussin2195
@fatahhussin2195 4 жыл бұрын
Aniga Hal mar aan sanadkii qubaystaa
@xafsamohamed2503
@xafsamohamed2503 5 жыл бұрын
Walaalo qofka salaada haduu tukodo waa nadiif salaada hatukado hadaa nuutukan salaada ha saxsado walaalo
@zammyali3047
@zammyali3047 5 жыл бұрын
Yaab aduunkaan waxkasta la malayan im absolutely shocked
@samiraabdikhalif_official1769
@samiraabdikhalif_official1769 5 жыл бұрын
Hhhhh waxaan ogaanay in dadka kugu xiran badanaa iyagoon dhamaysan ama korka ka arkay commentiga isaga soo jawabaan . Iga rali noqda asxaapey xumaan hayga qaadinin.
@aminoabdulle5828
@aminoabdulle5828 5 жыл бұрын
Abaayo adiga lee yeeshay shaley aragtadiisa haday fiicneyd maanta adigalee allosha kusoobicisey taaskalana nadaafadana adiga uqabeey sharaftaadana cilaali wallaley
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride 5 жыл бұрын
Maskiin dheh in xanuunsan yahay baa dhicikadha Dr appointment hakasamayso caawi kudheh
@zawjatusalixa4206
@zawjatusalixa4206 5 жыл бұрын
Haa abayo sida igu dhee wn ka naxay lkn illahay haa ugargaroo
@Stoover_capon
@Stoover_capon 5 жыл бұрын
qofka markuu si iskugu buuqsanyahay xooga ayaa laga qabsadaaainuu waxlba uu qabsanjiray qabsaneen baad arkeeysaa sixr kaliye ma aha ee stress u badi alllaha caafiyo
@hodogul2575
@hodogul2575 5 жыл бұрын
Salamucalaykum walal Inantan waxad kutidhahda cuntada bedel Oo Health food for the diet Xaga nadafada quran sarka gey oo waxa layidhi qofkan hadu nadafada kadhimato waxa sababa ill ama sixir intaba waysamaysa Allahu yaclam
@fatahhussin2195
@fatahhussin2195 4 жыл бұрын
Nin fiican ma ahan
@muwaahibmaxamed8946
@muwaahibmaxamed8946 5 жыл бұрын
dhib male inkeen so meydhano labdenibu ku dheh some thing is wrong wllo maskaxiyan ubdn lkn ku dadal in garab qabto waa matankagi ee icawi
FILO PART 123
31:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 181 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 22 МЛН
Men Vs Women Survive The Wilderness For $500,000
31:48
MrBeast
Рет қаралды 95 МЛН
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 42 М.
WALIGA tinta ha marsan, hadaa u naxeysid timahaaga!!
16:57
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 47 М.
JERMALKA WAAN ISKAGA GUURA 😭😭😭
15:09
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 110 М.
7calamadood Hadaad Isku aragto waxad tahay Qof Aqli Badan
11:07
Khadra dheeman
Рет қаралды 12 М.
خلي بالكم الخيانه ممكن تيجي من أقرب الناس ليكم😔😔
48:30
anna abouel مغتربة في فرنسا
Рет қаралды 47 М.
Qasidii qoorgaab, reacting, cajiib ah .
29:10
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 8 М.
Jijimicsiga Qoor Xanuunka - Neck Pain Exercises
6:22
Barashada Xaawo
Рет қаралды 7 М.
isniinta wa nacay, 😭 routine ka Isniinta , iyo lasagne aad macaan
18:37
Tinta Qaleelka kan kaga jooji. EXTREAME MOISTURE!!!
23:38
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 10 М.
Tinta gogodey sida loo so caliyo, iyo sida loga  hortago.
15:19
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 11 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 1 МЛН