NINKII MUQDISHO IGU QIYAAMAY OO MUSTAQBALKAYAGA KU CIYAARAY AYAAN YURUB KULA KULMAY ASAGOO AROOS AH

  Рет қаралды 59,249

Ayaan Gobdoon

Ayaan Gobdoon

Күн бұрын

Пікірлер: 145
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
subxanalaah waa arin xanuun badan gabdhana aad loo qiyaana😭😭😭😭😭😭😭😭😭waan kaxu mahay runtiin
@nimcocabdi7714
@nimcocabdi7714 2 жыл бұрын
Hore uso wanku tageera walhi alle waxsatab haku fududeeyo
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 жыл бұрын
Walee waa yaab Allaha naga qabto qurux ku dhiiglaha dabinadisa qiyaanada badan
@WardahCilmicaliWardahcilmicali
@WardahCilmicaliWardahcilmicali 4 ай бұрын
🎉🎉🎉رررررررررررbln h. Uu ub November uggvu😮iuu😮 i I nb. U. Vhv. V. M umm n. Hvivv vhv h h boohoo ih to the office yet 😅ghgy I nb g. Hv v. Vihhi hi hvh vvg. H vbv. G😅8i😅
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 жыл бұрын
Gobtiii oo qof ah ayaan gobdoon sharaf ku noolow abyo
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Hooyaday macaan naxariista janatul fardowsa aclaa allaha awoodda leh ha ii geeyo waxay i dhihi jirtay burkaad laqdo boodantiisa lahaaw oo ah micnaheeda nin haddii aad xoolahiisa cunto adigana ogow inuu ku cunaayo ee iska ilaali xoolo nimood
@caamiraadan5691
@caamiraadan5691 11 ай бұрын
Fiiri abaayo nimanka aad ayay u qiyàano badan yihiin❤
@anissaifrah5810
@anissaifrah5810 Жыл бұрын
Mashaallah IL ahey ha gulagarb gala
@zeynabmohamedgalool4796
@zeynabmohamedgalool4796 2 жыл бұрын
Qisooyinkaada sida roobkaan u sugaa I love u my dear sister ❤💖♥💕💓💗❤
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Walaaley meel macaan ayey nooga go day
@deeqaabdullahi5777
@deeqaabdullahi5777 2 жыл бұрын
Maalin walba same story iyo qaran gabdhuhu cashir kama bartaan miyaa oo ma baraarugaan yaab ilaahey qaadiroow noo xifdi gabdhaheena iyo wiilasheena aamiin yaa rabi
@zuheyramao1548
@zuheyramao1548 2 жыл бұрын
Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay
@nimcaali3930
@nimcaali3930 2 жыл бұрын
Masha.allah mi Sis wllhi qisoyinka sogudbiso aad ayaan uxiiseeyaa waaya aragnimana wan kaqaatey. Hormar wacan qaali❤💯
@liyaomars
@liyaomars 2 жыл бұрын
Weeyba igu socotay sheekada yac waa igu kala jartay cml👍💕💕
@zeinahzy3818
@zeinahzy3818 2 жыл бұрын
Markad Qisoyin dhagaysato ayay waayo aragnimadu ku siyaadaa🔥🔥🔥
@shokriahasan8316
@shokriahasan8316 2 жыл бұрын
Dumarow raga qurbaha kayimadan iska ilaliya inta badan wa daneystal inta yar ay jogan waxay kumodan ayay raban wa inkaar qabayal balayo haku dhacde Ninki gabar xumeya asiga aya dhib qabo oay kagoantahy
@yahyeibrahimbarre9955
@yahyeibrahimbarre9955 2 жыл бұрын
Walaahi ayaaneey aad ayaan ugucalool xumaaday qisadaan
@yahyeibrahimbarre9955
@yahyeibrahimbarre9955 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭
@umusuheyb3192
@umusuheyb3192 2 жыл бұрын
Somaliyey isuduceya xanuun ayaan daremoya madax xanuun ayaan isku arkay muqalka xalay mafirsan abaayo lkn wan sogalay madhamesan 🥺🥺🥺
@faadumoabdi660
@faadumoabdi660 2 жыл бұрын
Allahaa ku cafiyo walalo
@umusuheyb3192
@umusuheyb3192 2 жыл бұрын
@@faadumoabdi660 aamiin yarabi abaayo mahadsanid qeer alle hakusiiyo adini🥰🥰
@umubahja1508
@umubahja1508 2 жыл бұрын
Allah haku caafiya abayo
@mushtaaqcaday472
@mushtaaqcaday472 2 жыл бұрын
maskiin illaahaay aad baan oga xumhay wllhi😥🙏
@khadardayib3868
@khadardayib3868 2 жыл бұрын
walaalo aad baad ugu mahadsan tahay sida fiicanee aad noogu soo tabisid sheekooyinka macmacaan
@faaydeeqo6206
@faaydeeqo6206 2 жыл бұрын
Ayaan wan ku salmay walashey waan tagera inbadan mar kasto wan dawad qiisda hol ayaan kucabasad mahad sanid quruxey
@mohameddahir2149
@mohameddahir2149 2 жыл бұрын
Guur bila weli aqbalin waa xharan wanna macsiyo.ayanney
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@mali-dy4yj
@mali-dy4yj 2 жыл бұрын
Jazakalaah khayran quruxay. Allah Hanoo xafido awlaada
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
CMS.SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW THEN KEEB GOING INSHALLAAH TACALLAA MARWO AYAAN
@nimcocabdi7714
@nimcocabdi7714 2 жыл бұрын
Mansha allha ayaan goobdon
@iftincabdi248
@iftincabdi248 2 жыл бұрын
M.a bayo qarxy wankujeclahy
@ayaanmuuse4169
@ayaanmuuse4169 2 жыл бұрын
Msha allah ayaan qaali dumar Alle haku xafido aamiin 💋💋💯💯❤❤
@munoxasan2266
@munoxasan2266 2 жыл бұрын
Qisooyinka saan cml aan ka helaa ani noo soo badi xabiibti
@luqmaan753
@luqmaan753 2 жыл бұрын
Go forward sister ayn
@sudimohamed760
@sudimohamed760 2 жыл бұрын
Asc Ayaan setahay qaali qaybta Labaad nogu soo dhaqso mcnto
@xuriyocali7837
@xuriyocali7837 2 жыл бұрын
Nimanka waxay jecelyihiin in ay gabdhaha duleeyaan siduu ay ku soo jiidan lahaa
@ashahussein4483
@ashahussein4483 2 жыл бұрын
Wcs gacaliso ayaan
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 2 жыл бұрын
Asc abaayo waan ku salaamay ilhaya ha ku xifadiyo masha Allah tabaraka Allah qisooyinkaada
@deeqoali4252
@deeqoali4252 2 жыл бұрын
2013 ma telefan ee fona socdy quruxeey
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
Akiid wuu jiry dib usoo baar 207 uu bilaawday waraan hubin kuma hadlo
@deeqoali4252
@deeqoali4252 2 жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 miyaa thnks aniga mobilkas hada baa ku so bara rugay 👍
@NUURNUUR-wg7eg
@NUURNUUR-wg7eg 2 жыл бұрын
Sharta allah naga xijaabo
@fridasson848
@fridasson848 2 жыл бұрын
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤
@rayaanaxmed2779
@rayaanaxmed2779 2 жыл бұрын
Lkn caqliga waa shey qaaliah siidee uaami nee nin eeysan aqoon iyo meel ey uraacato eysan laheen taasaba ubaahan inla fahmo
@ummusulaymaan5961
@ummusulaymaan5961 2 жыл бұрын
Guurka qarsoon waa xaaraan culimada waa sheegtaa markasto eeyaa dhageesaahee
@hamdaibrahim3805
@hamdaibrahim3805 2 жыл бұрын
Mashll tagero buxada ayn ku haya ayan dheman ❤😘😘😘💯💯
@deqoxasan7680
@deqoxasan7680 2 жыл бұрын
Abaayo alaha kuxifdiyi wlhi waa kujeclahay aniga xitaa waxaan kula wadagu lahaa qiso igu dhacday lkn meelaan kala xiriiro ayaan waayay
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
Abaayo instgramkayga iyo fcbook pejkayga igala soo xiriir vidiyowga kadhex qoro
@army-on8wp
@army-on8wp 2 жыл бұрын
Sub xanalaah gabdhaheena ilaaha umaqan mustaqbalkoda lacag iyo moobel but udhumayaa
@salmaahmed3975
@salmaahmed3975 2 жыл бұрын
War gabdoow qudbasirada wax xuun weeye pealse iska daya waxa laidn khayamaya waa waxuunae ale rali kahayn eed ku dhaqaqdee
@sahalberleh1992
@sahalberleh1992 2 жыл бұрын
Amin amin ya rabbi
@fariixaguleid2793
@fariixaguleid2793 2 жыл бұрын
Ayan hore usoco qaali
@Am_abdalla
@Am_abdalla 2 жыл бұрын
Gabadh nin lacag ka cuntay ha ogaato in iyadana la cunayo
@xaliimogedi8933
@xaliimogedi8933 2 жыл бұрын
Wcs my abaayo waa ugaaso horey usoco Allaha ku xifdito
@fatmahussien9629
@fatmahussien9629 2 жыл бұрын
Ayaan cadeey horay usoco
@abdikadarsalatali4829
@abdikadarsalatali4829 2 жыл бұрын
Ayaaney qisada cml sobadi whli wanjclahy qisada malinkii 5 jeer kucesh ceshtaa wankubaryaa isobadi qisada cml whli abaayo
@layloaxmed2385
@layloaxmed2385 2 жыл бұрын
Wcs ayaan xbbti horey usoco mcnto ilaaheey hakuxifidiyo❤❤❤❤👌
@XawoaliAbdirahman
@XawoaliAbdirahman 2 ай бұрын
Asc.ayanaycafimad.iyo.cimridheer Ala.haku.siiyo.dherigalintada.wad Ku.mahadsanthay
@سهامفارع-ث6م
@سهامفارع-ث6م 2 жыл бұрын
سبحان الله 😱
@cashodahir7717
@cashodahir7717 2 жыл бұрын
Allh ku sharfo aduun iyo aqirabo abaayo 🥰🤩🥰
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allah❤️❤️❤️
@deeqocumur8109
@deeqocumur8109 2 жыл бұрын
Mashaallah
@nadiifoabdullahi3266
@nadiifoabdullahi3266 2 жыл бұрын
Waxan maqlijirey waxad qarsato waa ku qurunsadaa
@muslimoiimaan3308
@muslimoiimaan3308 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo keep going
@yaqin_abdi8074
@yaqin_abdi8074 2 жыл бұрын
Abaayo Asc markahore 😍 Abaayo Halkee qisada lagaaga soowadaagi karaa
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
Wcs xbbt fcbook pejkayga ama instgaramkayga vidiyowga kadhex qoro xbbt
@bintihasan900
@bintihasan900 2 жыл бұрын
Thankswalaal
@hamdiya9671
@hamdiya9671 2 жыл бұрын
Abaayo mcn codsi qisoyinka 1mar so habe noso wada gali 1mar qeybahodo o dhan
@ayaangobdoon3254
@ayaangobdoon3254 2 жыл бұрын
Abaayo macquul maaha ee dulqaad muuji
@huriyoibrahim597
@huriyoibrahim597 2 жыл бұрын
Yaa sub Hana Allah gabdhaxeydha maxa ku dhacey
@Axmed1024
@Axmed1024 2 жыл бұрын
Asc.aadbo soodhawow Abaayo qaali
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
asc sis😍😍😍🥰🥰🥰🥰
@samiiraadanabdulle4689
@samiiraadanabdulle4689 2 жыл бұрын
Thanks abyo
@hamidamohammad2853
@hamidamohammad2853 2 жыл бұрын
Alaahu akbar I can’t wait part 2 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🥺🥺🥺
@sacdiyagobeey7516
@sacdiyagobeey7516 2 жыл бұрын
Gabdhow waxaad qarsato way ku qarsadaan , nin ku yiraahday aanu isqarsano kula imaaday khayr ma soobwado, meeshaada iyo Meel ka dheer
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
Walalaha muslinka ah iso duceya ubadka iga so qubta kii 3 ayaad iga socda in ilaahay ijoojiyo iso duceya wll dhamantiinba
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 2 жыл бұрын
Ilhy hku adkeyo abyo mcn🤲
@deqamohamoud8916
@deqamohamoud8916 2 жыл бұрын
@@hafzaahmet1879 aamiin yaa Allah
@rayaanaxmed2779
@rayaanaxmed2779 2 жыл бұрын
😭😭 alla walhi waayaaab walhi nin sakasto oo kaaga helo sharaftaada kamasoomaro nin markuu mustaqbar kaarabo hotel iyo melo kale masheego srry abaayo istar alle hakula garab garo abaayo ayaan mhd sanid❤❤
@maymunaxmed8550
@maymunaxmed8550 2 жыл бұрын
Keep going mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋
@mushtaaqcaday472
@mushtaaqcaday472 2 жыл бұрын
bal meey qaatado waaba uuw udigaye daawada uurka ka hor tagta zxbdeedsa xaasisanaa ganiinasha uurka celiyo ilaahbaa wax celiyee qaado meey diraahdo ileen guurgiyaba qodba sira ahe ax sorry wllhi 😥
@ikraanabdirashid5806
@ikraanabdirashid5806 2 жыл бұрын
Mashallha abyo keep going
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 жыл бұрын
waan dhowahay abaayo❤❤❤
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 2 жыл бұрын
Asc abayo gulwacan
@mohamedabdullah5286
@mohamedabdullah5286 2 жыл бұрын
Keep going ayaan
@xaloumsacdi739
@xaloumsacdi739 2 жыл бұрын
ان الله لا يستحيي من الحق
@istahilosmanabdi9190
@istahilosmanabdi9190 2 жыл бұрын
Sheekadiii ishwaaq waaye mcnto taas isku egyihiiin mcnto saas kaaa rabaaaa wax diin ku saabsan inadan ka hadlin kugu taagersanhy caqlileey tahy ina adeer mcn
@owliyo1218
@owliyo1218 2 жыл бұрын
Diintu maxay qabtaa!! haday ka hadasho
@anisamoha6321
@anisamoha6321 2 жыл бұрын
Sorry caqliga oo kaxady 🥲
@umumahado1766
@umumahado1766 2 жыл бұрын
Habalawa ma jiro mehera lsguogayan maaha xaalala
@munacabdi2044
@munacabdi2044 2 жыл бұрын
Wcs abayo wanku sugayay
@asmacabdi1795
@asmacabdi1795 2 жыл бұрын
Subxanallh ragu noc badana
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Subaxaanallh 😭 😭 😭 😭
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
gabdhaheena waxa duli nimada u horseeda waa qariska ey walaalahood iyo waalidkooda waxa ka qarinayaan hadey hooyadeed u sheegto oo ey dhahdo nin ayaan is baranay lacagtan I siiyay markaas waalidka ayaa talo siinaa ey dhagar walba uga badbaado waa runtaa wallo shu uunta diinta ka hadalkeeda culimada ayay u taala Haa qaali waa Sheekadii Ashwaaq bal ma sixrantahay maxey u qarinee nin eysan weligeed arkin
@zeynabmohamedgalool4796
@zeynabmohamedgalool4796 2 жыл бұрын
Wcs walaashey macaanto ❤❤❤❤❤
@zamzamcaalim5054
@zamzamcaalim5054 2 жыл бұрын
Subxaanalaah subxaanalah
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Beerta banaadir ayaa jirta
@Sumayocabdulahiyuusuf
@Sumayocabdulahiyuusuf Жыл бұрын
iisoo duceey asxaabey
@cabdiqaninoobalami222
@cabdiqaninoobalami222 2 жыл бұрын
Gulayso marwalba garabkaka ayaan taganahay
@nihamcilmi5301
@nihamcilmi5301 2 жыл бұрын
Subxanallah allow na astur😰😪😪😪😪😪
@hannaismail4482
@hannaismail4482 2 жыл бұрын
Yaaa allah gabadheheen noo xifti
@queenyaxlaamnuur2534
@queenyaxlaamnuur2534 2 жыл бұрын
17:10 abaayo waa xaaraan cad sbbto ah gabadha ma mehersameeso ilaa waligeeda uu dhiibo qofaana wligeeda dhiibin siduu meher ugu xirmayaa
@nuura1hussein434
@nuura1hussein434 2 жыл бұрын
Gabar fariid ah weyo
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 жыл бұрын
Ok soo dadaji
@raxmaaxmed5410
@raxmaaxmed5410 2 жыл бұрын
Wcs qurux dumar
@natramohamed8233
@natramohamed8233 2 жыл бұрын
Kow koow haye noowad shekada 👍
@zulekhahussein4919
@zulekhahussein4919 2 жыл бұрын
Wsc
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Wcs abaayo macan
@bishaaroahmedbisharo9342
@bishaaroahmedbisharo9342 2 жыл бұрын
Subxa nallh
@sifiamaryamsalim5077
@sifiamaryamsalim5077 2 жыл бұрын
Asc
@XamdiMaxamed-uz5ll
@XamdiMaxamed-uz5ll Жыл бұрын
Ayaney cawo xage aday
@sahracarab4220
@sahracarab4220 2 жыл бұрын
Wa waaxalagu sir0 naagaha
@xaloumsacdi739
@xaloumsacdi739 2 жыл бұрын
Meher ka ma ansaxmayo hadi gabadha ehelked bixin
QISADII NOLOSHAYDA EE 9 SANO MASE HELAY WIILKAYGII IBRAAHIIM YARE?
32:53
ЗНАЛИ? ТОЛЬКО ОАЭ 🤫
00:13
Сам себе сушист
Рет қаралды 2,4 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,8 МЛН
Daruuf Dumar Full #qiso
55:06
HIGSI NO.1
Рет қаралды 4,5 М.
MAXBUUSKI ILIIN WAA QISO QARIIB!!@sawdamqaalib
49:52
Sawda Qaalib
Рет қаралды 48 М.