Waa Qiso Cibra Qaadasho Mudan, Ee Fadlan Ka Faa’ideyso Siina Gudbi Insha’Allah Allah Ku Xifdiyo
@naimafarah39032 жыл бұрын
Only sheekha an dhagaysto adkula socda Facebook iyo KZbin ba rabbi haku barakeeyo sheeekh
@hassanbuho2 жыл бұрын
Salaam Aleykum Sheikh Ahmed, Ka waran naag oo sixitay ninkeed asoogo dhaacad eeh oo la jacaal wax kasto. Sixir oo rabto in ninka ku xukuunto ona ka yeelo wax kasto????
@suadosheikhhassanabdullahi77752 жыл бұрын
Maaasha Allah Rabbi hakü barakeeyo Sheikhna wax badanbaad nabadbaadisay waa qiso ka cibro qaadasho muddn Jazaaka llahu Bill jannh
MASHALLAH WALAAHI RUNTII IYO XAQIIDII WAA TAAWAY SHEEQ AHMED JIZAIKALLAH SHEEQ AHMED NAAG WIILALAL SIXIR KU HAYTAAN WAA FURYAY 3 MAR WALI SIXIRE KU HAYTAA ILMAHAA SOO SOO WACEL MAHAA
@yinhodaahir10752 жыл бұрын
Sheikh allaha ku barakeeyo
@saidomohamed34422 жыл бұрын
Ellahay ha u soo hanuuniyo caruurta
@hoyoomuna87062 жыл бұрын
Masha allah sheekh Ahmed allah ha ku barakeeyo.
@Mona-wc6wg2 жыл бұрын
Mash Allah true Shekih ❤❤❤
@اميوسفيوسف-ض3ز2 жыл бұрын
Walaahi sidaan oo kale anigey i qabsatey laakin waa illaah mahadiye caruurteyda ayaa i daaweyen markan warersaday oo uu abahoda i sixrey oo uu ibadiley kadib caruurteyda waxay habeen kasto i saarijireen oo ay igu dul aqrin jiree 114ta qur aanka kariimka hadeer alxadulilaah waan caafimmaadey alxamdu llillaah
@dahaba42 жыл бұрын
Illaahay caruurtaada ha kuu barakeeyo adigana iska cafi wixii dhib kuu gaystay si rabbi aw kuugu siyaadiyo caafimaadka caruurtaadana kuu barakeeyo
@hiyadaarulqaraar69412 жыл бұрын
Wcs subxaanllaah mansh allaah illaahay haku xafido sh Axamed al yamani alle haku sharfo
@fatimahassan29152 жыл бұрын
Asww ma xuma qisadu laakiin waxan kugula talin lahaa sh dumarka qaab loo waaniyo ayaa jirta ma aha in la aflagaadeeyo wasalaamu calaykum
@marianjama93022 жыл бұрын
Mashalaha tabarakalaha❤️
@aminaahmed80282 жыл бұрын
Subxaanalah yaa rabi ilaahey hanaga bad baadsho fitanka socdaa xoowleeyni walaa calaynaa xaqana hanagu sugo rabigeen waa aaqiro saban aduunyada lagu tartamaayo faaido maleh mana istaahisho inaad qof ku colaadisit ruux kastaa uu yahay ilaaheyow qalbiga wanaagsan aad nasiisay wax naga fitneeyo wax hanoogu darin liana meesha kaliyah ee qofka muslimka uu ka dhaq dhaqaaqo waa qalbiga
@mustafeadan-cy2gr Жыл бұрын
Asc dr.axmed selagu Heli Kara mahadsanid
@xamdamahamad52972 жыл бұрын
Alle khayr hakusiiyo sheekh waa run ilmaha kubaabo meesh
@sacdiyoabdullahi7757 Жыл бұрын
Subxanallah waa qiso xanun badan
@juweriaabdi90732 жыл бұрын
Sheikh wlhi waa yaabay ma aaminsanayn laba qof oo ilaa xadkaa isugu soo dhawaday inay caruur isudhalaan inay waxa intaa leeg isku samayn karaaan Xasbunallah
@missuk48512 жыл бұрын
Subxanallah waa qiso xanun badan😢
@munahussein96872 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Allaha ku xafido
@zamzamyusuf49192 жыл бұрын
Mansha allah sheikh allah haku barakeeyo
@Safooya2 жыл бұрын
Sheikh Ahmed su'aal a rabaa inaa ku waydoo intee kala so xiriraa mise intaa kuso qoraa
@binthassan35772 жыл бұрын
Xaa wallahi aniga xataaa
@maslah3452 жыл бұрын
Waa shaydaanimo naarta ALLAH dheeldheel uma samaynin
Waa qiso xanuun badan Waxaasna waxa keenaya waa diin yarida Dadka wadamada reer galbeedka jooga runtii waa dad iga yaabiyay Mid Naagtiisii dila iyo nin naagtiisii ay xirto un bay noqdeen Caruurta ale kala siiyana suuqay galaan DADKA WADAMADA REER GALBEEDKA U SII ORDAYA WAXAAS IYO WAX KA DARAN BAA U DAMBEEYA ADUUNKIINA WAA SEEGEEN AAKHIRANA WAA SEEGEE DHAN WALBA SEEG BAA KU DHACAY DADKA WADAMADAA REER GALBEEDKA U SIII YAACAYA
@samiraige43602 жыл бұрын
Wadamada reer galbeedka dadka jooga kun jeer waxa ka daran dadka wadankii iyo wadamada kale ee ama muslimka ama Afrika jooga. Dulmi iyo xumaan oodhan halkaa ayay taala sharci kaa qabanayana majiro. Halkan waxaad doonto ma samayn kartid qofkii xadgudba shaqo ayaa laga qabtaa
@Abdirahmangacayte2 жыл бұрын
@@samiraige4360 wadamada reer galbeedkaa ka daran dalka sababtoo ah halkaasi waa dhul gaalo dee gaalana sharci iyo xuquuq ma taqaan dadka wax ma garatada ah bay intaa ugu sheekeeyaan waa kuwa dadka ugu hanjaba Ilmihiinaa laydin ka qaadanayaa hadad juuq dhahdaan Xabsiyadooda qofka gala markuu soo baxo ma adan arkin miyaa suu yahay Kuwaas sharci bay leeyihiin yaan lagaa maqal mar dambe
@samiraige43602 жыл бұрын
@@Abdirahmangacayte adigu miyaad ku noolaatay wadamadan ood war u haysaa mise adigoo wadankii fadhiya ayaad hadana moodaysaa inaad waxkasta ogtahay? Waarun qoysas badan ayaa ku kala tagay wadamadan, lkn gaal khaladkiisa maahan ee waa dadkeena khaladku. Lacag iyo wax aan Macno lahayn ayay isku qabsadaan. Caruurtuna xuquuq bay leeyihin ma dili kartid ma dayaci kartid si xunna ulama dhaqmi kartid adigoo caruurtaadii ay yihiin. Waalidka sifiican caruurtooda wax u bara oo korsada cidna kama qaadato. Saan u jeclahay wadankeeniina in hayaad caruurta xaqeeda ilaalisa laga furi lahaa. Maxaa dad badan lala xisaabtami lahaa
Asalamu caleykum sh intee kaalasoo xariiraa arintaan camal aneey iheeysataa lambarkaaga isii sh fadlan qofdhibanaa ahay iisoo jwb
@leylaabdirashid43922 жыл бұрын
Xanuun waye wlhi
@FarxiyoCabdullaahi-r2i Жыл бұрын
Asc
@Shaafici948 Жыл бұрын
Hinaasa wxs dheen keenay shaydnka waka fa idaysty runti lkn hadi ilahy iso tawbd keenay alx runti qiso xanuun badan xasas nimada ma wacna 12:44
@abdihassanaden45212 жыл бұрын
Sixirku WA gaalnimo ilahey ha kacabdsadna lawa qof kasta oo wada nool yeysan is dulminin ilahey ma jecla dulmiiga ..inta la wada nool yahay halaisu sabro xaaq badan Aya laisku leyahayee
Waa iney ninkalle somartaa dar ilaaheyne inloo furo maxlall majirto waa xaran hadii ninki hore ey rabtey niyada ugu jirey
@Amiinadam102 жыл бұрын
@@doodoali4306 sax marka nin kalle markay soo guursato ka dib lasoo furo way isku noqon karan ninki hore
@hoodoabdulrahman65292 жыл бұрын
أعوذ بالله
@omerabdikadir90842 жыл бұрын
Waxaad dumarka ku dhagtidba ma maantaad keentay inaad ku dhadid adoo uraysidaad u soo galaysaa siduu damiirkaagu kuu siinyaa in aad ruux dumar ah ku dhahdid hadlkaas bilaa xushmada ah horta adigu waxaad awood u leedahay in aad dumarka runta u sheegtid se ragga uma sheegi kartid xasbiyalaah may be in aad experaince xun dumarka ka soo martay