Ninkii ugu aqoonta badnaa Soomaaliada ayaa la xiray dhanka Taaariikhda bal ila daawo Prof Shuceyb

  Рет қаралды 21,852

Abwaan Camaari🎤

Abwaan Camaari🎤

Күн бұрын

Пікірлер: 97
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Ай бұрын
Waa wax jira in yuhuudu ay ku soo dhex dhunten reer xamarka hadana waxay u egtahay in pr. Sorka afdub iyo cadaadis lagu hayo manta ma ashraf ayaa soomaali handadaysa awalba qoladan ashrafta shegata waan kashakisanan jirey sababtuna waxay shegan jiren duriyadii nebi muxamed صلى الله عليه وسلم hadana way tugsan jiren oo waxay wax ku radin jiren karamo iyo wax aan jirin inay wax dadka kaga cunan. Nebi maxamed na صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤iyo faraciisuba sadaqada maqadan jirin. Niman kan ashrafta shegtana waxay nolol ka dhigan jiren karamo iyo sharaf duriyadii nebi muxamed inan ahay darted ii karame oo sadaqo igu sii subxanallah.
@MohamedHassan-gt9yg
@MohamedHassan-gt9yg Ай бұрын
Ashraaftu iyagaa yuhuud ah asalkoodìi.
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Profesor shucayb waa nin wanaagsan ee yaa xiray
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Inalilaahi waina ilayhi rajicuun kuwansiday odaga uladhaqmayaan waaba dhaqankii yuhuude ninkan sharubaha wayn sidiyuhudi fiiri
@CabdixakiimMaxamed-ww1ds
@CabdixakiimMaxamed-ww1ds Ай бұрын
Waalaal abwaan camaari ha dhihin professor ee dheh buuni kaas ayaa ah ereyga Soomaaliga ah
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 Ай бұрын
😢😢innaallillaahu waa innaa ileyhi raajucuun waadad badaw dhaafay taariikhdu maceebbaa inkaarbay shaqaysteen 😢😢😢😢waar caawiya ninka intaanay dilin 😢😢😢
@Isse-Farah
@Isse-Farah Ай бұрын
Professorka waliba waa macallin afka talyaaniga dhiga. Jaamacadda Ummadda ayaan ku arkay 2020.
@user-j2i9d
@user-j2i9d Ай бұрын
Cadcadka oo maalin maalmaha kamida marti cml u iimaadeen baa kibreen subxaanaAllah
@Nasashochannel-w6o
@Nasashochannel-w6o Ай бұрын
Lacanad Alle haku Rido yahuuda somalia ku nool
@sooyaanherbal
@sooyaanherbal Ай бұрын
Allah ka soodaayo cidii,xertay
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب Ай бұрын
Subxaana Allaah wadaadka waa lahandaday malaha .
@abdimuxumed954
@abdimuxumed954 Ай бұрын
Abwaan barfasorka inta uu kusugan yahy raadi warkiisa plz
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Handadaad ayaan u arkaa. Anigaana wasa yuhuud iyo asharaaf.
@FaysalZaki-n1y
@FaysalZaki-n1y Ай бұрын
Batfasoorka anaa amnigiisa sugaayee runta haka hadlo😎
@bullowhassan7970
@bullowhassan7970 Ай бұрын
Mashallaah
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e Ай бұрын
taariikh hore oo lagayimid muhiim cidna uma ahan ee maanta maxaanoodan ah dhamaanteen
@felisabdi3794
@felisabdi3794 Ай бұрын
Cirbado ayay raban iney ku duran, kadibna gurigiisa u soo diraan saacado kadibna uu isku dhexyaaco oo ka yiraahdo wuu jiradey, Illaahey ha badbaadiyo odeyga aamiin
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Waa lahandaday odayga. Anigu Marka ayan ku arkay dad dhahahay yahuud ayan nahay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Warsheekadu Taanu Burco Somaliland.ku’aragnay U’ekaa. Walle Weligeenba Laynagudhexjirey💔
@maryammb7064
@maryammb7064 Ай бұрын
Waa loo socdaa soomaali markey isku daalaan😢
@HuseinHashiAli
@HuseinHashiAli Ай бұрын
Waxaa jira dhagax meesha ku yaal oo sidii guska uu eg oo naagah aan dhalin lagu fariisin jiray kuna dhax yaal qabuuraha dadkii horana waa ogyihiin lkn madama leys dhax galy qof walbo wuy xishoonayaa
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih Ай бұрын
Waa nin qaali ku ah umada allah hadhawro
@HuseinHashiAli
@HuseinHashiAli Ай бұрын
Adeerkey ayaa waxan ka maqli jiray iney jiraan qabuuraha talyani ineey jireen io qabuuro xamar weyne ku yaal oo la yiraa maqbaraat binu nadiir io banii qureeyda waa ogyihiin reer magaalkii hore
@AxmedNuur-pn1im
@AxmedNuur-pn1im Ай бұрын
Run looma baahna wall ❤ subxaanalaah
@osmanyusuf9493
@osmanyusuf9493 Ай бұрын
Allaha ka Soo badbaadiye
@mahadali1052
@mahadali1052 Ай бұрын
Please 🙏 abwan raadi inta aad awoodo oo wax badan ka qor sxb
@CabdiAbdi-b8p
@CabdiAbdi-b8p Ай бұрын
Cadalada Allah hasoo saro.
@mahadali1052
@mahadali1052 Ай бұрын
Abwan nikan hada taqani ka qor booga sxb
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s Ай бұрын
Waa la handaday odayga
@HousseinGorgorMohamed
@HousseinGorgorMohamed Ай бұрын
Il faut libéré sans condition car ce notre sage, notre lumière. celui qui nous verre une chemin doit
@KaahocalikilmiyeKumiye
@KaahocalikilmiyeKumiye Ай бұрын
Wadankee lagu hayaa balfisoorkan wll
@MunocabdirashiidMunocabdirashi
@MunocabdirashiidMunocabdirashi Ай бұрын
Mogadish waabari
@Afrolady12
@Afrolady12 Ай бұрын
Soomaaliyeey dadka u hanjabay waa in maxkamada lakewnaa oo hiil latusaa macalinkeena taariikhda waxiiruna ama beena labaaraa
@abdifatahabdulleaddow2446
@abdifatahabdulleaddow2446 Ай бұрын
"SHANGAANI" WAA HALKA QUBUURAHAN KU YAALLIIN !
@sundusmohamed3151
@sundusmohamed3151 Ай бұрын
Qori ayaa laguma hayaaaa
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Qubuuraha yuhuudda calaamado ayey leeyihiin mana qarsoomaan. Dadka asharaafta sheegtana waa in ladaba galaa oo la weydiiyo siday asharaaf ku noqdeen yaase asharaaf layiraahdaa.
@XafsaxaajiCabdulaahi
@XafsaxaajiCabdulaahi Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 Ай бұрын
Walee Waayaab😮
@AxmedNuur-k9u
@AxmedNuur-k9u Ай бұрын
🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
Aaway dadkii qabuuradas io eeriyadas yaqiinay prodesarka wuxu shegayo ma ku qornan jiren waqtiyo hore ila 2000
@HuseinHashiAli
@HuseinHashiAli Ай бұрын
Walaahi bilaahi talaahi adeerkey oo macalin ah ayaa ii sheegay inuu jiro dhagax sidi gus u sameeysan oo naagaha lagu fariisin jiray
@cadceed-wt5
@cadceed-wt5 Ай бұрын
@HuseinHashiAli taas waa sheeko kale ee qabri hebel bani qureyda ku qoranthy maku yaalay meshas macalinkaga weydii
@AxmedMowduuc
@AxmedMowduuc Ай бұрын
War kaan kahor ayaan yar sahib key iyiri anagu halkaas ayan galnaa belse lama she got waxbajira
@aweesahmadmohamad
@aweesahmadmohamad Ай бұрын
Somalia xalane loga taliya xildhiban iyo wasiro basabor shasheye watan ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka somaliyed Ku bishan tugada
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 Ай бұрын
Waa Jahiil weyn waxba kama yaqan tariq waa XASID dadka AF LAGADO U GEESTA. ADIGA AYAA AH YAHUD YAHUD DHALAY NACAL TULLAH DULLI QURUN AH
@fatimayusuf633
@fatimayusuf633 Ай бұрын
Dhib malaha Abuunaa Aadam iyo Umunaa Xaawa ayaan ka imaanay
@mohamedahmedqasaali3243
@mohamedahmedqasaali3243 Ай бұрын
Israel yar yar baa noqoteey nio 😂😂😂😂😂😂
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Ninkii nabi Mohammed s.c. W. S.ku been abuurto meeshow naarta ka galago ha sii xaaqxaaqdo 😮😮😮
@TikTokBlend1
@TikTokBlend1 Ай бұрын
Muxuu sheegay sxp
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Ай бұрын
Doqon diin bararay ... adeer mar danbe somali magac diin la gu layn maayo aamu yuhuud yahow qadhmuun 😅😂
@AaminoMohamed-mo4ec
@AaminoMohamed-mo4ec Ай бұрын
Kkkkkk meesha wax ku jire nimanka aqon yahanka heysta hala dabagalo farbaa ku godan ma asharaaf bey af hayeen u yihiin aqon yahanku xor ma aheyn markuu hadlayey subxaanallah xataa sheybka lagama xishoonayo miyaa somali waa u dhamaatey waxaa ka jidha car butuli dheh
@sucaado7
@sucaado7 Ай бұрын
Qof aqoon yaqanka waala shar fa elama xiro xuriyadiisa halo so. Celiyo
@Amiirka3o
@Amiirka3o Ай бұрын
Nimanka ashraaf sheeganaya midhaa waa yuhuuf
@adna5265
@adna5265 Ай бұрын
Prof way kamuuqataa nattiisu halisbay kujiryaa
@SAIDIBRAHIM-yl1un
@SAIDIBRAHIM-yl1un Ай бұрын
Kuwaani oadayga haysta ayaba dhaqankii yahuuudda leh
@Amir_Aweys_Nuur
@Amir_Aweys_Nuur Ай бұрын
😊
@BintoAli-v6g
@BintoAli-v6g Ай бұрын
AshRaf waxabo lagamashegin maxay karaban
@maxamed9633
@maxamed9633 Ай бұрын
Waryaa umada yaan laxidhin haldoorka umada soomaaliyeed 🇸🇴
@AnwarCabaas-t5u
@AnwarCabaas-t5u Ай бұрын
Aniga waxaalayaabanahay ashraaf waxay ismoodaa inay dadka kale waxdheeryihiin profosoorka qaabka loolatacaamulaayey qaabfiican maysan ahayn ah!
@raybadlebi5000
@raybadlebi5000 Ай бұрын
Anigu waxaan ka shakiyay ninmanka cadcad ee qasabka u keenay meesha in aanay ahaynba Somali belo u degtay maxa isku hoose Jira yamyam iyo qadaadwayn ayaan maqli jiraye binu wuraydda makuso darsantay
@Dhiirigaliyeec8cq
@Dhiirigaliyeec8cq Ай бұрын
Waa lacabsi galiyey
@Abdulahixaaji
@Abdulahixaaji Ай бұрын
Yuhuud intee meel iskula degney
@itzManha125
@itzManha125 Ай бұрын
Waa lala dagaye aduunka ku bahasn yaa yaqaano in ee is qarinayaan carab sheeganayaan asharftaa ah DNA hala mariyo cidaas xaasid nimadooda ka shakiye iyo rer baraawe labadaas soomali ha baraan
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o Ай бұрын
Sax nin xoog dul saran atuu u ekyahay barafasorka
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Ай бұрын
Xoog ayaa loo sheegtay
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
Wuxuu sheegay in magacaas lagu soo dhuuntay, waana run oo yuhuudii soomaaliya timid waxay ku dhuuman jireen magaca ashraaf wayna muslimeen oo hada lama oran karo waa yuhuud dadkana lagama soo dhex saari karo oo waa ku milmeen isku soo wada duub hada waa muslimiin dhamaantood, professor shuceybna waa nin soomaalida quluubtooda ku weyn waa in la raadshaa oo la hubiyaa badqabkiisa
@MaxamedCali-m2e
@MaxamedCali-m2e Ай бұрын
maxaad ugumashquuleydiin yahuud waahore timid hadey timaadaa soomaliya kana buuxdaa ayadoo diinta islaamka iyo carabiga lasoobaray oo culimo isusoo ekeysiiyey alshabaab iyo kooxaha waxlayhaa ayeyna kadhaxbuuxaan waa arkeydeen midkii yahuudka ahaay ee putland laguqabtay asagoo daacish usocda
@sayidka6911
@sayidka6911 Ай бұрын
@MaxamedCali-m2e tariikh unbaa laga hadlay ee dhib kale majiro, Kuwa aad hadda sheegeysana waa runtaa wey jiraan waana buuxaan, taariikhdana waxbaa laga bartaa si aan markale laguugu soo dhuuman.
@AbdinasirYusufcise
@AbdinasirYusufcise Ай бұрын
Adiga maxaad udifaaceysaa yahuud. Waa run. Meelkastey nooga yimaadeen muslina ma noqdaan ilaa ey nagaadayaan. Oo diinteena ey uqasi lahaayeen weyna qaseen in badan imisaad qilaaf diineed ee dhamaan la aad aragtaa ayagaa ka dan beeya iska dhigaaya. Culuma ama somaali ah ama sacuudi wax ku baratay. Waxaasoo shaqa. Iyo kuwa ka daran ee hoos laga wada. Ayaa jirtaadiga miyaa ah yahuuda asharaafta sheegata somaali barigii nin cad oo carab ah uu. Awliyada u ahaa wey ka. Aqliyowdaywaaya carab seef baa lagu muslimiyay laakiin somaali waa asal islaam carab badan keedii oo diinta gaarin rasuulkoo csw ayey somaali diinta timid. Waan ognahay iney naga dhax kaluumeysata yahuud ama muslin sheegta amadaaya diinteena ma badali kartaan laakiin murun ayaad galin kartaan. Wey nagu seefgareysan tahay diinta. Baldaya. 2badan qof. Ee cad cad ee handadaaya. Aqoon yahan keena. Asagoo. Ajanabi ah asal somaali aheen yaa siiyay cadcad xamarweyne iney soo xiraan somaali handadaan yahuudaa lasheegaayaa sax ah oo xalaney fadhiyaan ayahaana loo adeegsaday waa lahaystayaal somaali waa in lakacaa la xoreeya wadankaan. Walaahi yahuud ayaa maamusha oo xalane fadhida. Xamarweyne dib haloo baaro ito shangaani. Ajanabigaa ku badanama carab hasheegto ama reer baraawe ama asharaaf. Kuli waa ajanabi iska jira. Balaaya kastey isugu jiraan​@@MaxamedCali-m2e
@istanbulelmi5200
@istanbulelmi5200 Ай бұрын
Qafkas oo tuugsad waxuu leeyahay waxaan away asharaaf asharaaf somaalid xageey kasoogashaa
@mowlidnoor8985
@mowlidnoor8985 Ай бұрын
Haah meshana lagaracag barafasorka sorry
@osmanahmad8509
@osmanahmad8509 Ай бұрын
Ustad shucayb waa macalin kii taariikhda inoo dhigi jirey dugsii sare ee bilaal ee xamar jadiid ku yaaley Haday runtahay ma mudna in laxiro ninkaa umada wacyigeeda dhisaa ookale
@SamayoSaciid
@SamayoSaciid Ай бұрын
Banii qurayda waa yahuudii madina ee suuratu alxashri ay kusoo dagtay
@Afrolady12
@Afrolady12 Ай бұрын
Garab istaag ayuu ubaahanyahay
@abdirahimfarah2753
@abdirahimfarah2753 Ай бұрын
Ninkaan shuceeb la dhaho waa beenaale yaan lagu sirmin dhaqankaas is bad badalka ah waa lagu yaqaan wax uu dhahay oo run ah lama sheegin weligeed
@Cadnaancumar-vs9km
@Cadnaancumar-vs9km Ай бұрын
kolay somalida jahli iyo nacas nimo aya tala all somali mel ay jogto wa noca mid awonle iyo mid jahila wa isku wada meqam ta yan la yabay
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Ай бұрын
Ashraftu waa yuhuud dhumanaysey waa in wadanka laga safeyaa.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Sister Hada Xumaan Ma jirto haduu ruuxa muslim yahay oo asharaaf ku dhex dhuumanayan wax laga sii daba Galo Ma Wanaagsana oo weliba uu Geeriyoday marka waa qalad in beesha Asharaf lagu tiimbareyo yuhuud kuwaa qabsadayna laga yaaba ehelada asharafta iney Ahaayen oo ay yirahden professor shuceebow kaaley kalaabo somali yey yuhuud Nagu shabadeenine fadlan xumaanta ma wanaagsana
@hawoali120
@hawoali120 Ай бұрын
Wax somaliya kajira ayaa mikiinkan kudhacday wala handadey barfasorka sorry barfasore
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 Ай бұрын
Imisaan laahaa somaliyeey YUHUUD ayaa waddanka inala jooga ASHRAAF AMA YAMEM ayay sheegtaan waana dadka cascad ee koonfurta u badan… markay ajaanibta la joogaan ma sheegtaan Somali 🧐
@raxmojowhar451
@raxmojowhar451 Ай бұрын
WAR CADDAADAY ,YAA CAJIIB !,WAA LEEYSKU HOOS DHUUMANAA.
@FadumaTumaye
@FadumaTumaye Ай бұрын
Somalia looms rabo wax garad si Bari loo adoonsado ragaan why handadayaan odayga
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r Ай бұрын
Waa fake news ninkaan wadanka maba joogo maxaa qaldan social media been badanaa
@itzManha125
@itzManha125 Ай бұрын
Asharasfta laftirkooda dhiigooda hala baaro waaba ka shakiye ameeye cida yahiin nagu hoos jirta duqa maxee u hadadyaan aawaye dadka badbaadiya aqoon yaheye oo ma cidaas baa maanta xamar dad ku hadad deh yaab waye
@AbdiraxmanHussein-y8o
@AbdiraxmanHussein-y8o Ай бұрын
Sax magacii laga jibiyay aya loo bahan yahay ha dhaha waxuu ka dhax arkay saan filaayo magac yahuuda
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Waxan ahay qofkii ugu horreeyey ee kashifay in Soomaaliya ay ku noolaayeen yuhuud asharaaf sheegata waxayna ku noolaayeen dalka badankiisa siiba koonfur siiba Baraawe iyo xamar. Kaddibna anigii ayaa laygu yiri waad waalantahay. Yuhuuddii xamar ayuu fashiliyey kaddibna way xireen iyagoo dawladda xaggeeda ka maraya. Hhhhhhhhhhhhj.
@nabadawaanololgobanimosoma5457
@nabadawaanololgobanimosoma5457 Ай бұрын
Way jiraan yuhuda carabta qaas ahan kuwii sucudiga
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct Ай бұрын
Ashraafta lagushegayo malahayga wabayuhuud ufiirso sharifsakiinkii farmajo nagaqabtay xageawooda kakeenay yakatagera siyadada? Wale farbakugodan
@mohamedahmedmohamed54
@mohamedahmedmohamed54 Ай бұрын
War hala garaco Nacal Tullah dulliga
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Ай бұрын
Waaruntiisa yuhuud waaye ashraafta waa yuhuudii banuu qureyda taariikhda miyaa leysku qabsan waliba qabiilokaloo yuhuuda ahaa ayaa kunool
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 Ай бұрын
War qabuuraha reer binu nadiir iyo reer binu qurayda hhhh xamarwayne kashifuu , dee nimanku dalka geeswalba waa daganyihii. Faraha halaga qaado .
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Ай бұрын
Waa wax jira in yuhuudu ay ku soo dhex dhunten reer xamarka hadana waxay u egtahay in pr. Sorka afdub iyo cadaadis lagu hayo manta ma ashraf ayaa soomaali handadaysa awalba qoladan ashrafta shegata waan kashakisanan jirey sababtuna waxay shegan jiren duriyadii nebi muxamed صلى الله عليه وسلم hadana way tugsan jiren oo waxay wax ku radin jiren karamo iyo wax aan jirin inay wax dadka kaga cunan. Nebi maxamed na صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤iyo faraciisuba sadaqada maqadan jirin. Niman kan ashrafta shegtana waxay nolol ka dhigan jiren karamo iyo sharaf duriyadii nebi muxamed inan ahay darted ii karame oo sadaqo igu sii subxanallah.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Ай бұрын
Walaaley Adiga Dambi ha Gelin Fitnada Jooji qabuuro laga hadlooyaa marka Adiga fitno ha dhex Gelinin Dadka walaalaha ah
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Мясо вегана? 🧐 @Whatthefshow
01:01
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
DFS SAFARKII ITOOBIYA | KIISKA BADDA | NISA | UN, WALEE WAA YAAB
16:42
Tani waa Gunnimadii ugu weyneyd  bal fiiri waxa aadan wali arag
8:35
Abwaan Camaari🎤
Рет қаралды 24 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН