Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ..
@hawamahad7659 Жыл бұрын
Xamday waad mahadsan tahay wll qali boos muhim ah ayaa gabdhaha ugu jirtaa abyoh ku dhiiri geli iney xirfad bartaa sida cilaanka cuntooyinka wey ku shaqeysan karaan wlhy markaaan arko Gabar noloshu ku adagtahay waan la taliyaaaa gabdho badana taladayda wey anfacday Gabar waxaa jirta aan deris ahayn gabarnimadaydii 2sano waa layqabey xafadiina wan kasoo waregey blse waan xiriirnaa gandha nin keeda bajaaj ayuu watey ciyaal badana wey haysteen 7melahaa marka biilka iyo wax barashadooda ayuu yaa Alaa Ku debiri jirey miskiinta ciyaalkeda lebis Uma Heli jirin iyada warkeedaba daa shopping wa Lebis midna mar walba waan dhiirin gelin jirey waxaaa noo dhowaa school ciyaal badan dhigtaa waxaan ku Oran jirey sanbuus iyo bur Dubo oo schoolka la tag Modo ka dib sidii ayey sameysay wlhy iminka dahab cad cad ayey leedahay intey nolosheeda dhan ku filaaatay
@queenaisha8930 Жыл бұрын
Ilaahay haku abaalgudo qaali
@aishaadam7473 Жыл бұрын
MashaAllah
@mohamedamin-zz1ol Жыл бұрын
Asc waxan umalaynayaa inuu wilkasi sixran yahay ama la xasday ilahay hacaafiyo gabadhana ilahay culayska haka dulqaado istiqfaarta ha badiso iyo saliga nabiga csw inshallah faraj dhow ilahay hasiiyo
@talawanaaggoodadvice8891 Жыл бұрын
Asc walaaley ninkaa u ducee hore na Waan u idhi iminkna waan leeyahay Waayo qos dhisma waa wuxuu illahay Ugu jelyahay furiin kuna waxa illahay Xalaa leeyey hadna agtiisa loooga nacayb badan yahay markaa walaasley saalatu layl u kac sidaad horeba u samaysay oo illahay swt ka bari inuu ninkaaga qalbigiisa Kuuso Jerdiyo adigiyo caruur taada sadaqna Bixi waayo ducada iyo sadaqada Labaduba qadarta ayay bedelaan ❤✌️good luck
@cabtanmohamed4514 Жыл бұрын
Xmdi wa ku salamy waxa ku weydinaya ma garoob Aya tahy
@abdullahimohamed1923 Жыл бұрын
Mansha alah walashey mcn wanku tagera cajib
@miina7524 Жыл бұрын
Hadana alle mahadi
@XaawoAbdirisaaq-xj6go Жыл бұрын
waxba ka khaladan abaya mcn Allah Haku fudadaya
@qadroali2268 Жыл бұрын
Asckm masha allaah
@amiiracadeey9914 Жыл бұрын
Masha allaah sifiican ayaad ula talisay ilaahey meeshi qeyr ugu jiro ha u sahlo
@Basrabilan462 Жыл бұрын
asc abayo xamdi wankusalamay qali dhirigelintad
@abyanabraar7588 Жыл бұрын
Alla kujecliyaa xamda xubi rerkayga dhan way kugaranayan wan kuwada baray wanagada dartiis gabadhayda kedan kaga soo qorayaa hada wan kuwada tagernaa Alle wayne dartisan kujeclahay qaali
@ifkaladan1268 Жыл бұрын
Xamda xarago wakan gmailkayga Alle dartisan kujeclahay& dhiiragalintaada wan kufaa'iiday wlhi waxbadana wan kabartay wax dhigada aad na tiri 3bil ayaan kayd dhigtay wana wadayaa inta nafta igu jirto inshaa Allah ajir Allaha kasiiyo wanadaada wanagsan laysma xaqiro waxaa tahay qof aan waxbadan Kafaa'iiday kuma halmaami doono
Masha allah waa gabadha samir badan abayo cafimadkaga ilasho furin ha ka biqin duceso qurux dumar insha allah waxad ku faraxdo ilahay hakula kulasiyo wan qiroday walahi
@ilhaanisrailhaji4608 Жыл бұрын
Masha allah xbbti horay u soco ❤
@qadroali2268 Жыл бұрын
Allaha nawada caawiyo all dumar hadaa nahay
@shukraanmohamed4129 Жыл бұрын
Masha Allaah
@nasteexochannel9334 Жыл бұрын
Xamdiyeey aqligaaga iyo xigmadaada ayaan jeclahay dadaada iyo maskaxdaada ismalaha ilaahay ha kuu si yaadiyo Manshaa allah ilaahay dartiis ayaan kujeclahay qaali dumar
@hamdushmo Жыл бұрын
Queen of the queens horay u soco walshy dhiigaa u sharaf badnow
@Runsheegcaadi Жыл бұрын
Hiiliyaaay Allaah ha nokaa Xafido adiga iyo Qoyskaaga.
Xamda wa iska jeclahay wlhi mrkaa vedioyadeda ano afka kala haya dawada wax badan ban ka bartay ilaahay haku karaameyo Gabdha armaa ninked la sixray ilaahay ha isu sakhiro dhibka haka dulqaado
Gabdhas istaqfarta saliga nabiga scw surah baqrah salatul leyl iyo saladaha ine waqtigood ku tagato intas ha sameyso wlhi mgaca rabiga I aburta ku dhartay nololsha ugu sareysa helee iyo se jeceshehe❤cibadada le ha badsato mideda klana furiin yeka cabsan wlhi nolol xun ka daran bahdil hdu u quranyehe yeka cabsan mideda kalana Ninked hde ina hesata rabtana illhay wa u so jedina sababto eh gurka wa adag yehe bur burkis ma fcna illhay se jeceshehe Allah u yelo gabdhas ayadana illhay xagiisa cibadada ha u cararto🤲
@liishoawed1934 Жыл бұрын
wlhi been maaha liibaantu waa alle agtiisa
@laylumohamutt2788 Жыл бұрын
Hamdi wllshen naga wayn❤️🫀
@miina7524 Жыл бұрын
Waxan jeclaan lahaa in aan mar hore ku Barto wllhi
@xamdaxiis1873 Жыл бұрын
1m bad u qalantaa balse somali kadhalatay wad gari i,n❤️🧕
Dabcan ninkas wa sixranyahay walashey e Qur'an Saar ninka kudih walashena
@igalsamiirahussain9508 Жыл бұрын
Masha allah 😍🥰😍
@queenfatima8019 Жыл бұрын
Keep going hapo mcn wax badan kaa faaidney gabdho yar yar aa kugu xiran
@boxedbynadz3238 Жыл бұрын
Sorry abaayo
@rodanasser4067 Жыл бұрын
Waxan umalynaya ninkasi inu sixranyhy o naagta la nacsiyay allh haw qabojiyo qalbiga gabadha 😢
@raaxoahmed5303 Жыл бұрын
Masha allaah sis waan ku wataa I love ur advice
@abdullahimohamed1923 Жыл бұрын
Aniga inat ila taliso ayan rawa kawaran my sister
@munasaidchannel5767 Жыл бұрын
Shukran abayo wax bdn Aya kafaidey👏
@umrimuseh6797 Жыл бұрын
Masha Allah Hamda qali illahay ha Ku xifdiyo adi iyo family
@xafsaahmed2285 Жыл бұрын
Mnsha allah wll waxad tahay gabdh samir badan ilaahay wax ku dhiba kuma Tusayo waxan kugula talin lahaa intaad maalin kasta murugon lahad furiunka iska qaado kuna dhiiro insha insha allah khar hayu ku noqon
@nimcomaxamed3916 Жыл бұрын
Ax ala hoyo badan maxey cishutay
@naimamohamed644 Жыл бұрын
masha allaah hogaamiyaha Haweenka Somaaliyeed thy anagaana kuu doonay xppt❤🙏
@nimomohmud8227 Жыл бұрын
Horay usoco qali dumar
@1GodDifferentPaths Жыл бұрын
MashaAllah ❤
@sharafsaidali7468 Жыл бұрын
Hamdiyey mel laga so xariiro sheeg abayo
@hawinaisse8489 Жыл бұрын
Thanks sis😍😍😍
@xafsomaxamud8694 Жыл бұрын
Allaah u carar oo u sheek dhibkaada adoo si dhab ah u rumeesan inoo kaa qaadaayo dhibka
@amiiramohamud8240 Жыл бұрын
Daiman hadeey jirto xamda waa adiga Mahadsanid aby 😢😢❤❤
@ayaannuuraani3433 Жыл бұрын
Masha Allah abayo qeyr aan dhamaan ilahey haku siiyo walaahi waan jeclahay qofka dadka dhirigaliya e dhaha hore usoco waana jeclahay qofka dadaalo e horumar gaara aad ayan ugu farxaa
Queen ba thy wlhi Vedio yadada mid an dawan ma jirto alha ka siiyo ajar fara bdn abyo KZbin rada kle dantoda bisee ka hdlaan blse adiga dadka u dodaa i like your behavior ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏
@naimamohammed814 Жыл бұрын
Kalmada aan ugu jeclahay inan maqlo waa gabadh somaliyed qabiil malaha hamda madax waynha Somaliland hadad isu soo sharaxdid waan ku codayn laha ❤
@yuuuuga1 Жыл бұрын
Qalbi ❤❤ Mahad sanid
@faadumojaamac9460 Жыл бұрын
Albaqra ha akhrisato maalin walba intey awoodo
@luulabdulahi2702 Жыл бұрын
Asc abyo arin ayaan ka rabaa please mel aan kala xiriiro isheg please