NOLOL CUSUB! #15: MAXAAD KU MASHQUULSANTAHAY?!

  Рет қаралды 6,048

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

Күн бұрын

KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Пікірлер: 71
@samaaraabdi2730
@samaaraabdi2730 7 жыл бұрын
masha allah @Ayuub yuusuf sakiin waxbadn ayaa kafa iday fidiyow yaashda allaha kuxafido walal noloshyda hore usocod ee yelaty thankz alot bro
@yuusufcabdi2858
@yuusufcabdi2858 7 жыл бұрын
MAashaa Allah waat mahadsantahey
@salmankanu7749
@salmankanu7749 7 жыл бұрын
mansha Allah ayub thanks %100 runta kahadasha sxb alaha kudayo
@Digitbuzzy
@Digitbuzzy 7 жыл бұрын
masha allah Jazakallahu Kheyr ustaad
@shuaibaliahmed8478
@shuaibaliahmed8478 7 жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@dekaahmed9598
@dekaahmed9598 7 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah khayran Ayub Yusuf sakiin
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 7 жыл бұрын
mahadsanid macalin runtii waan ku jecelnahay
@hamdimohamed5679
@hamdimohamed5679 7 жыл бұрын
mashaAllaah Macalim Ayub Allaha Ku xifdiyo wanaag badan ayaan kuu hayaa barakow
@mizz_black648
@mizz_black648 7 жыл бұрын
mashallh thankz wlll ayuub 👍👍👍👍
@calicabqaricalicabqari8242
@calicabqaricalicabqari8242 7 жыл бұрын
MASHAALAH YA MACLIN YUSUF JAZAKALAHU KHEYRAN
@mariaaddow3119
@mariaaddow3119 7 жыл бұрын
maasha allah wad mahadsantahay yuusuf sakiiin dhiiiri galintaada wax badan wan ka faaiiidnay vediogaada
@nimaabdi4203
@nimaabdi4203 7 жыл бұрын
waan sugayay muqaalkan macalin shukran
@mohamedidiris7581
@mohamedidiris7581 7 жыл бұрын
macalin runti muuqaaladada aadban u xiiseeya aadbad umahadsantahay jazakallaah wll
@yahyeali2464
@yahyeali2464 7 жыл бұрын
masha alaah ayub alaah kuu barakeyo cilmigaaaga
@geedihalab9982
@geedihalab9982 7 жыл бұрын
mancha allaah jasakalaah khayr aqoonyahan ayub
@hannaismail1204
@hannaismail1204 7 жыл бұрын
ماشاء الله. شكرا. ايوب
@ifraaxcabdiraxmaan1204
@ifraaxcabdiraxmaan1204 5 жыл бұрын
mnsha allh walal ama macalinka dhiirigalinta aniga wxnku leyhy guuleyste alle haku barakeyo wakhtigaaga
@abuukarabdirahman6704
@abuukarabdirahman6704 7 жыл бұрын
mahadsanid ayub yusuf sakiin allaha kuxifdiyo bro
@aminamusa4578
@aminamusa4578 7 жыл бұрын
shukaran ayub yusuf sakiin thank you so much Allah haku xafido wll waadku mahdsantahy waa videos qiimo iyo dhirgalin bdn wll qali nolow jazakala khyir
@suldanjibriil1727
@suldanjibriil1727 7 жыл бұрын
maasha allaah waa kaaga mahadnaqenaa barnamijyada fiican oo noo soo diyaarisid
@musehaaji2224
@musehaaji2224 7 жыл бұрын
MAASHA ALAAH
@sadhagi8072
@sadhagi8072 7 жыл бұрын
shukran aquuya
@abdallamahad1818
@abdallamahad1818 5 жыл бұрын
Jazaakalaah ayub
@mohamedabdi9903
@mohamedabdi9903 7 жыл бұрын
asc ayub anigu aad ayan ujeclahay dhagaysiga waanoyinkaga waxanan ka faa,iday waxyaabo aad umuhiima waad mahadsantahay
@sacdiyomohamed3326
@sacdiyomohamed3326 7 жыл бұрын
masha allah ayuub alle hku xafido walal
@nasiibaabdikariim9332
@nasiibaabdikariim9332 7 жыл бұрын
masha alla ilahay khyr haku siiyo walal dar ilahay ayanku jecelahay wlh dhawan ayan helay pagkagan ilahay haynaga yeelo kuwi waqtiga ka faidaysta dadka aan aqon waxay ku mashquulsan yiin ayanka mid ahay runti 😓
@caamirlajakis2950
@caamirlajakis2950 7 жыл бұрын
maasha,Allah @yuusf sakiin ii geeya
@yuusufcabdi2858
@yuusufcabdi2858 7 жыл бұрын
MAASHAA Allah waat ku mahadsintahey sxp qaali
@miskiibraahim609
@miskiibraahim609 7 жыл бұрын
جزاك الله خير
@abbashilowleadam4127
@abbashilowleadam4127 7 жыл бұрын
Masha allah
@lailamahad3274
@lailamahad3274 7 жыл бұрын
mashallaah a yuub jzkallah qeer waa mahadsan tahay waxaa ku mashquulsanahay daawashada vediogaaga waa la socdaa chanalkaaga
@umumunasar5420
@umumunasar5420 7 жыл бұрын
mansha allah allah ku xifdiyo
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
MashaAllah walahi sida roobka ayan ku sugayey
@munaabukar2469
@munaabukar2469 7 жыл бұрын
maasha allaah mahadsanid Akhii
@boqoradarernugaleed1393
@boqoradarernugaleed1393 7 жыл бұрын
manzha allh my teacher janada allh hanagukulmiyo
@ahmedabdinur9363
@ahmedabdinur9363 7 жыл бұрын
Mansha Allah bless you my bro
@faiidomedia7709
@faiidomedia7709 7 жыл бұрын
shugarn wllkey ilaah haku xifdiyoh wa hadal dhaxal gal ah ilaah hanaga dhogo kuwo waqtigooda ka fa iidesto shugarn alfa maraha
@aishayusufxirsi1733
@aishayusufxirsi1733 7 жыл бұрын
maclin ayub yusuf sakin wax badan ayaan kaa faaiday runtii wxn ahaa qof iska socda jiho la'aan ah hada lkn noloshayda waxbadan ayaan ka faaiday intaan lasocday talooyinkaaga wax walba oo aad nagula taliso wxn isku dayi jiray inaan sameeyo ugu danbayntii hada wxn ahay qof jiho leh yaqaanana meeluu usocdo ahna qofka u horeeya uguna xariifsan ardayda (guushaasoo dhan adaa idhiiri galiyay allah janada ha idinku bushaareeyo adiyo waalidkaaba mahad balaadhan macalin #guulayso )
@ismaaciilmaxamad3760
@ismaaciilmaxamad3760 7 жыл бұрын
maasha allaah
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 7 жыл бұрын
mcha allah *ayuub*
@mohamedmukhtar3226
@mohamedmukhtar3226 7 жыл бұрын
masha allh alle hakuziyadiyo cilmigaaada
@umucafiifayaasin76
@umucafiifayaasin76 7 жыл бұрын
Masha allh
@sacdiyacabdi3290
@sacdiyacabdi3290 7 жыл бұрын
waxaan kushaqulaa shaqadeyda iyo hormarka walidkeyga
@suleyqosweet8563
@suleyqosweet8563 7 жыл бұрын
👏👏✌ masha Allah
@drshafsa6847
@drshafsa6847 7 жыл бұрын
mashaa allha
@fathiaamoud671
@fathiaamoud671 7 жыл бұрын
mahadsanid wll
@hasanadan342
@hasanadan342 7 жыл бұрын
Thanks
@ferehanabdi1926
@ferehanabdi1926 7 жыл бұрын
ayuub meri.tout le jour markasta fikrado si dhaba aan ula dhaco ayaad kawarantaa oo xaqiiqda taabanay JAZAA KA LAAHU KHAYR
@saidaabdi8053
@saidaabdi8053 7 жыл бұрын
masha allah wll allaha kuxafido
@fosiyaali812
@fosiyaali812 7 жыл бұрын
Asc ayub kawaran adigo kumashquulsan arimahaga garka ah matalan waxad tahay hooyo waxad kumashquushay ilmahaga gurigaga ninkaga adi damcan arimahago dhan iskusodudubo haday kudhahan hooyoyika darikaga ah iyo kuwa family kaga ah ba naa adi wad walandonta ood dhahdid maxadhacay wll waxay kuleyihin guriga umbad kujirta cidina uma timadid markad timadana wad carareysa naa hawalanine dadka u imow oo markad dhado wll wanbaxaa bananka wan aada waxay kuleyahin tasi mabixid ba waxa kulasocda ninkagi iyo caruurtadi nakalay marmar walaga nastaye ood dhahdo ani sidaas ayanku faraxsanahay waxay dhahayan adiga arkidona sidokalena waykawada gagabsanayan markad salanto salanta sifican kama qadayan kawaran arintas wll kasojawab wan kubaryayaye akhri walalahkalana waxan ka codsanay inay igu sigudbiyan because ayub kama hayo imel
@monasuja6232
@monasuja6232 7 жыл бұрын
Ayuub walal jiro
@israchanell4296
@israchanell4296 7 жыл бұрын
waxan kumashquulsanahy sidaan unoqonlahaa journalism's
@someway8072
@someway8072 6 жыл бұрын
Runti is badal iska dareme marka raco hala dada thank you 😊
@shakiraahmed74
@shakiraahmed74 7 жыл бұрын
mashllh
@cusmaancabdihabi934
@cusmaancabdihabi934 7 жыл бұрын
mashaallah ayuup yuusuf sakiin wax badan ayaa ka faaiday video kaka hor mar wcn bro
@zaki-ni3uz
@zaki-ni3uz 7 жыл бұрын
walhi waaan iska dholacadeya markan arko videogaada xita hadan xalaan sanahay
@najmayusuf7293
@najmayusuf7293 7 жыл бұрын
Manshallah yes aniga ugu soreya
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 7 жыл бұрын
Guuleyso. Mahadsanid
@hoooyoaabo4224
@hoooyoaabo4224 7 жыл бұрын
Sakiin jazakumulahu qeeyr
@drshadiabashe2854
@drshadiabashe2854 7 жыл бұрын
Ayub Yusuf Sakiin asc mcllin zare alle haku sharfo wxn anigu kumash quulsany sidaan unoqon lahaa doctor gaar ahaan cardiologist,idan mcllin maxaa iga cawinaya inaan hadafka gaadho .
@shaataxwarsame5823
@shaataxwarsame5823 7 жыл бұрын
yuusuf sakiin wll dadka runta wad kla hadashaa ilaah danbigaago hadhaafo wxn rabaa inaad nookeentid xirfadaha hugaamiyaha
@ganiabdi6535
@ganiabdi6535 7 жыл бұрын
ilaahay dartii baan kuu jeclahay
@hamsehaji402
@hamsehaji402 7 жыл бұрын
thanks alot wll I love u so much
@c.maalikmaxmuud4974
@c.maalikmaxmuud4974 7 жыл бұрын
Waxyaaabo nafteeda hormarineyso %97
@abdi.mahatmuhudiin461
@abdi.mahatmuhudiin461 7 жыл бұрын
MAHAD SANID MACALIN AYUB YUSUF Sukeen Mahad.sanid
@grandpeace6428
@grandpeace6428 7 жыл бұрын
hurdo iyo caajis aan dhamaaneen
@smartcadey21
@smartcadey21 7 жыл бұрын
samaraa ilaa intee is badashay
@boqoradarernugaleed1393
@boqoradarernugaleed1393 7 жыл бұрын
Maclin waxbarsho ayan kumashuulsanhy
@mohamedabdi9903
@mohamedabdi9903 7 жыл бұрын
asc ayub anigu aad ayan ujeclahay dhagaysiga waanoyinkaga waxanan ka faa,iday waxyaabo aad umuhiima waad mahadsantahay
@lailamahad3274
@lailamahad3274 7 жыл бұрын
mashallaah a yuub jzkallah qeer waa mahadsan tahay waxaa ku mashquulsanahay daawashada vediogaaga waa la socdaa chanalkaaga
@maxamedmaxamed1628
@maxamedmaxamed1628 7 жыл бұрын
masha allah
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 47 МЛН
Sida Looga Dhigo RAMADAANKAN Midkii Ugu WANAAGSANAA Ee EBED Kusoo Mara!
10:22
NOLOSHU WAXAY KU QURUX BADANTAHAY KALA DUWANAANSHAHA!
10:04
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 25 М.
GEERIDU WAA MACALINKA QOFKA NOOL! KALA DOORO: HABAAR ama DUCO!
6:58
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 19 М.
U DHAMEE GEBI AHAANBA CAAJISKA WAX AKHRISKA! I WADADA GUUSHA #8
19:37
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 95 М.
MAXAAN U MAQANAHAY?! I JAWAABTA SU'AASHA AAD I WEYDIISAAN MARWALBA! I
7:54
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 39 МЛН