Ma sufur baad u xidhi lahayd geela, sida orgacda? Waligeedbuu reer miyugu dhirta waxkadamysan jiray, ee dadkawaxyeelay waa reer magaalka dhuxusha kadhiga.
@Sariah195 Жыл бұрын
my home town
@AhmedHandule-b5p11 ай бұрын
Dhirta,inoo ilaaliya
@MohamedAhmed-mr7wn Жыл бұрын
Talo soo jeedin: Muuqaalkii shalay fadlan iska sax Gobolka M/jeex degmooyinkiisa waxa ka mid ah Sallaxay fadlan ixtiraam dadka axsaabta kula ah oo dib u sax. Waxaad ku sheegtay degmaadaasi in ay meel kale hoos tagto.
@FadumaAli-g9k Жыл бұрын
Waryaa nene ka gacntiis muumadhin
@siciidali4034 Жыл бұрын
Waar barwaaqada iyo dhulkeena hooyo somaliland waanu jecel nahay laakiin sodohdii oo aan daawasiinayo ayaad awrkii iyo jini isku dirtay anna xaajiyaddii iyo hooyadeedba waxaan iska dhigay qof wax ka soo qabanaya banaanka 😅😅😅😅😅😅😅😅 nabadeey ma dhamaysan barwaaqaddii dhulka !!!!
@aishamuuse3003 Жыл бұрын
waa hore ayaa iigu dambaysa awr doobta soo rida araggiisa hhhhhhh