Nolosha magaaladda london, tahriib Ku imaadow maxaa Ku sugaayo!

  Рет қаралды 14,643

Abdullahi Hagi

Abdullahi Hagi

3 жыл бұрын

Nolosha magaaladda London waa mid waqtiga barakka laheen, guryaha ciriiiri ah haddana qaali wallow shaqooyin lahelo sida waayeel la xanaaneeyo, gaadiid wadow dhul nadaafis iyo shaqooyin fiicanba sida lahaansho shirkad iyo xirfad Ku shaqees. laakiin tahriib qofgii Ku imaado oon liqad aqoonin wax baa Ku sugaayo, in aad faaiiddana waa laga yaabaa markaad shirkad sameesato.

Пікірлер: 135
@rashka_49
@rashka_49 6 ай бұрын
muhiimada looso tahribayo maaha guruyaha ee waa Shaqo😮
@zerpwron8696
@zerpwron8696 3 жыл бұрын
Wlhi! Waxaan kuu Noolahy Mudo 11 sano UK Dhanka Positive Hadadan kaa eego Waa dal kuu wangaasan Kobocaa dhaqaalah, waxbarshada, iyo Cafimaadka . Wadan walbaab waxuu leeyahay Meel uu kuu ficaan yahay iyo meel uu kuxun yahay Marka dadka kugu xidhaan Ha u soo gudbiin oo kaliyaaa Meeshaay London Ku xuntay. Sidaan arko Waad ku cusub tahay Waan dareemi karaa qof maagalo ku cusubi Waxaa kuu dareemi karo!
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Sax waaye sxb aniga waxaan ka soo hor jeeddaa dadka nafsaddooda soo haligaayo iyo magaffe soo maraayo iyo waxa horyaallo. Waxaan ogahay oday naag london keentay markuu basaboorka 6sano ku qaatay ka guuray London ka doorbiday Nairobi. Soomaaliya fursaddaha yaallo way baddanyihiin illaahay nawad hanoogu dhigo. London negative badan ay leedahay oo kulli maan soo bandhigin runtiina positive badan way leedahay. Ha arkin dhaldhalaalka iyo dhaqaalaha waxaad dheehataa dhaqanka dhumaayo dhibaatooyinka qoysaska. Aniga kulla hadlaayo waddamaddaan illaa 95 aan joogaa.
@ksheikh3836
@ksheikh3836 3 жыл бұрын
Asc wll aniga jarmalka ayaan 6 Sano joogay sharcina way ii diiday 2 caruurana wn ku dhalay inan london uso tarhibo ayan rabaaye kawrn xlkeda Se malaga yaaba in lay qaato
@codwarfare2196
@codwarfare2196 2 жыл бұрын
@@abdullahihagi7741 Maad ku soo laabatid dhulkaaga hooyo, wax kuu dhaamo malahan, Dadka beenta ka daa😏😏😏
@nasramahdi7225
@nasramahdi7225 Жыл бұрын
Asc wll wxn rabey inaan london visa dalxiis ku imaado mid shaqo ma la iigu badali kraa
@rahmaisse4869
@rahmaisse4869 7 ай бұрын
Exactly ❤
@fmou1283
@fmou1283 Ай бұрын
London is the most beautiful city on earth l love this city so much ❤
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 Ай бұрын
Maybe you are not a traveler. London is vibrant city, but it is not the most beautiful city in the world my self I don't like London. Outskirt of london is much beautiful than London.
@fasiixmadia3636
@fasiixmadia3636 2 жыл бұрын
Muhiimadeyda waa sharciga oo kaliya in aan helo
@mohamedabdiahmed5923
@mohamedabdiahmed5923 2 жыл бұрын
London saaaan dhan u qurux dad intaaas sano kla shekesaty adigaa waxad ka shekosid wa fahmi la ahy anwy Waxad ka nxesa dadka magafe so marayo sax nin wlipa calafkiiiso Cunaaaa hadad adiga dhx fadhiso waxd qabta qabnaaaa abti 💚💙😘🤗
@marufmaruf5242
@marufmaruf5242 3 жыл бұрын
Walahi waan soosocdaa waligaaba waxaad doonto akhri. Haday xuntahay adaaba iskaga imaanlahaa 😁
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
insha'Allah waan ka imaani adigana wadanka hakuu carfiyo
@asadboy2186
@asadboy2186 2 жыл бұрын
xageed joogta hada
@mohamed-rb2om
@mohamed-rb2om 2 жыл бұрын
Ma noshahay hada ma tagty😅 wlley
@cilowcali4537
@cilowcali4537 2 жыл бұрын
Saas wye runtaa badanaa waxaa dontan sheeka waa sosocnaa😏
@cilowcali4537
@cilowcali4537 2 жыл бұрын
@@asadboy2186 France Calais jooga pro
@yoonscabdiraxin1775
@yoonscabdiraxin1775 3 жыл бұрын
Xasaasid maya anfac inanfac maya aslax adiguba waa tagte maaxad kuwakale ugu cabsiinaysaa allow khalqigaagu badanaaa
@omaryuusuf3859
@omaryuusuf3859 3 жыл бұрын
WAA run
@cawf2825
@cawf2825 3 жыл бұрын
Muqdisho aan ku nolahay intaan aad shegtay mushquul iyo cariiri waa inla qabnaa waxaan malin kasoo racay BL sanco marka aan saacad kudhow saranahay wali aan garin isgoyska bakaaro baan kadagay oon qatay bajaaj ayna sidii oo kalo nabar afar baan usocday labo saac kudhawaad baan usoo socday waxaaba noo dheer intaas qarax iyo amni daro marka saaxb aniga un waan soo socdaa hadaan nolahay insha allah
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Goboladda iyo baadiyaha qaraxa aad iyo aad bay ugu uaryihiin haddaysan jirinba, nolol muxtaram waad ku noolaani kartaa, beer falo, ama xoolo dhaqo ama ganacsi billaaw, meeshaan mushqul dhaqaw iyo waayeel nadiifin aa aad looga helaa haddaan aqoon laheen.
@dhulmar3545
@dhulmar3545 2 жыл бұрын
Xagee kaalasoo xiriiraa?
@therock6314
@therock6314 Жыл бұрын
Walalayal waa idin barya qof london itahribayo ha isooqabto
@muusehassansiyaad2573
@muusehassansiyaad2573 2 жыл бұрын
War adiga uk miyaa wax ka shegeysay nio wadamadaan kale wey ka fiicnatahy wlhi San Ami shy aniga ❤️❤️ alx dheh aadab uk joogo
@xuseenabdikulmiye3265
@xuseenabdikulmiye3265 2 жыл бұрын
Hadii London xuntahay adiga maxaad u joogtaa maad wadankaada ku soo laabatid adeer meel xun qofna ma joogaayo hadii London xun tahay Somalia imaaw markaas ayaad ogaaneeysaa meesha fiican I love ❤️❤️❤️💯 London
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Aduunka meel wada xun majirto iyo meel wadafiican, dulucda hadalka waxaa waaye tahriib faaiido maleh
@usernotfound162
@usernotfound162 Жыл бұрын
​@@abdullahihagi7741 xasid ba tahay hoyada wase
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 Жыл бұрын
@@usernotfound162 walaal hoyadaa adiga ku dhashay ee sharafta leh ha caayin. Kana ducayso haday nooshahay iyo haday dhimatayna u ducee walaal.
@user-lf4ib3rt6m
@user-lf4ib3rt6m 9 ай бұрын
​@@abdullahihagi7741 waar zxb magaaladu ma is badashay
@somali7378
@somali7378 Жыл бұрын
Guri muhiim ma ahan hadaad wacbarasho shaqo cafimaad helayso guri weyn oo kuqanciyo waad raadsan kartaa hadaad dhaqaale samaysid Somalia waan udhalanay balse maxaa yaala Shaqo laan waxbarasho taya lahayn cafimaad iyo daawo dhacday Marka tahtiibka kala tali balse dadka ha u xumeen
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro 3 жыл бұрын
Guri yar oo ciriiri ah oo aad nabad ku heleysid ayaa ka wanaagsan Guri weyn oo aad cabsi & amni darro ugu nooshahay walaal. Waddanka waxa looga cararaayo waxaa koow ka ah amni darrada iyo shaqa la’aanta.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 жыл бұрын
Maxaa Ku ogeesiyey iney nabad tahay. Amniga London aad buu u xun yahay hadaad waalid tahay ama walalo kaa yar yar haysatid 24 hours intaa waad ka fakkaraysaa. Inamadii Somaliyeed wey dhamaadeen. Kuwa xabsi Ku jira kuwo god Ku jira.
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro 3 жыл бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620 Walaal Soomaaliya iyo Ingiriiska Nabad hadii laga hadlo ma ahan laba la is barbardhigi karo xaqiiqada hadii aan ka hadalno, Soomaaliya qofka jooga gaar ahaan Muqdisho subixi marka uu gurigiisa ka baxayo wuxuu ku fikiraa toloow masoo nabad noqon doontaa, Waa meel cid walba hub gacanta ugu jiro oo waxaa la isku dilaa qaabab fara badan, Qarax aan loo meel dayeyn na wuu kuusii dheeryahay.
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro 3 жыл бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620 Walaal Soomaalida inamadooda maxaa xabsi ka buuxiyay ma is weydiisay? Ma cadaalad daro ayaa lagu xiray mise in ay dambi galeen? Soomaalida inamadooda sow ma ahan kuwa habeen iyo maalin suuqyada London Toorrida iyo Xabadda iskula dhaca oo daroogada iyo gangistarnimada ku shaqeysanaya? Walaal qof si Nabad ah ku jooga London oo ama waxbarashadiisa ama shaqadiisa ku eg cid xireysa ama xabsi galineysa ma jirto runta hadii aan ka hadalno. London hadii aysan Nabad aheyn Muqdisho ayey iska soo xaadirin lahaayeen dadka ku nool.
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 жыл бұрын
@@HamzaMalik-ez4ro Yes waan kugu raacsanahay laakin xaafadaha iyo Magaalooyinka ey Somalidu iyo Ajanibtu degaan ayaa dhibkaas leh. Caruurta iyako yar yar baa la ugaadhsadaa 12 jiro daroogada la baraa sidey u iibiyaan. Intaas caruurtaad dugaagan wadooyinka u taagan baad uga baqaysaa. Qof kalena maaha waa caruur kale. Daroogo uuna maaha hadey ilmahaaga jacket brand ah ku arkaan wey dilayaan. It really is not a place to raise children.
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro 3 жыл бұрын
@@sunshineseaandvitamind8620 Walaal Waan ku fahmay. Aniga waxa aan ka hadlaayo waa amniga guud. Dhibaatada dhanka daroogada meel kasta ayey ka jirtaa gaar ahaan Muqdishu hada waxaaba daroogo ahaan loo isticmaalaa Daawooying irbado ah oo Pharmacy-ga si fudud looga soo iibsan karo. Annaga Soomaali hadii aan nahay dhibaatada ugu weyn ee dhanka caruurta naga heysata waa inaanan caruurteena la saaxiibin. Caruurta hadii lala saaxiibo oo friend laga dhigto wax walba oo ay banaanka kusoo sameeyaan wey kuu sheegayaan. Annaga laakiin waxaan naqaan oo kaliya sida ilmaha shuruuc uun aan u duldhigi laheyn (do this, don’t do this) taas waxey keeneysaa inuu cunuggi sxbo kale oo uu sirta ku qarsado banaanka ka sameysto.
@farhanawil2270
@farhanawil2270 2 жыл бұрын
waar indr adigu mxaad uga tagtay dhulkaagii hadaad diidantahay car soo noqo nacasyahay
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Lama huraan waa cooska jiilaal, ninkii caqli lah wuu soo laawan nacaskama qurbaha uu iski dhajinaa ama u soo qixi doonaa.
@baakaayproduction6008
@baakaayproduction6008 10 ай бұрын
Waa iga qosolsiisay
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 9 ай бұрын
Mashallah illaahay sadaqo qosolkaada ha iiga dhigo aamiin dheh wll. 😃😃😃
@baakaayproduction6008
@baakaayproduction6008 9 ай бұрын
@@abdullahihagi7741 aamiin walaal adigana ilaaheey hakaa qosolsiiyo xiligayada aad qosolka ugu baahi badantahay noloshada ilaaheey farxad iyo reynreyn hakaaga dhigo
@aminahmedmohamed1905
@aminahmedmohamed1905 3 жыл бұрын
Wxbaa cariiri ah hana dhihinee nolosha iyo shaqooyinka nooga sheekee ama madaxa nooga bax nio😂😂😂
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Shaqo waa jirtaa oo waayeelka aa ku badan dhalinyaro waa loo baahanyahay.
@enggarantinmedia9253
@enggarantinmedia9253 3 жыл бұрын
@@abdullahihagi7741 somalidu waxba iskuMa oGola marka Lagu Leyahay wa iska sidan
@fardoosofar317
@fardoosofar317 7 ай бұрын
1800 aa😮😮😮
@cabdifitaaxbashiir6965
@cabdifitaaxbashiir6965 3 жыл бұрын
wall lacak bay rabaan mahane guri lama soo aadin
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Dadkii dalka ku harray aa ka lacak badan dadka qurbaha joogo. Laakiin dadkii dalka joogay waxay rabaan in aysan shaqeesan oo suudka u caddaaddo. Boqol ari hadduu sameesto lacag uu ka heli karaa asigoon dibadda imaanin soo mahan
@djlaabzame
@djlaabzame 3 жыл бұрын
Zxp adigu maxad uga so noqon wayday
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
insha'Allah waan soo laawani lamahuraan waa cooska jiilaal.
@somalicharityorganisation7238
@somalicharityorganisation7238 3 жыл бұрын
@@abdullahihagi7741 ilaa 1995 baan kunoolahay baad tidhi hadana kamaad iman marka maxaad intaasoo dhan ufadhiday waa suaale*
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Walaal carabta waxay ku maahmaahdaa ha waydiinin dhaqtarka ee waydii qofka jaribay. Anigoo yar aan imaaday qurbaha. Qurbahana wuu is badalay intaas oo sano waxaa kajiro arrimo badan oo faquuq ay ugu yartahay. Marka tahriib intaa ku imaani laheed oo nafsaddaada soo haligi laheed waxaa kuu dhaamo wadankaadda oo fursado ka abuuratid
@alijabril9124
@alijabril9124 3 жыл бұрын
Asaga ma rabo inu so noqdo, mana rabo iney soomali kale ku cariiriyaan london lacagta iney jeebkiisa la baxeyso bu mooda malaha ll
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
@@alijabril9124 ku soo dhawaaw London :) Doqoni wixii loo diido ay jeclaataayaa Dookhayga dalkii aan doorbidayaaye Dal aan dalkaaga aheen ha dooranine Dahab iyo luul kadhigno degmooyinke Dibad anaa arkay duruufo darranee Dad yar mooyee inta kale daateenne Digniin weeye doorashada adiga lehe Dibad imaansho duruufo weeyaanne
@shuceib_officially3747
@shuceib_officially3747 Жыл бұрын
hhhh waa xaasid nimadii oo qof ah .
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 Жыл бұрын
Doqon wixii loo diido uu ĵeclaadaa. Shuceib walaal ku soo dhawoow hee london.
@Suuraley-sg6lt
@Suuraley-sg6lt Жыл бұрын
Waxbarashada plz😢
@luulumucumar4631
@luulumucumar4631 3 жыл бұрын
Mahaysanaba kahoreysa dalki ban jogna xata biyo aan cabno mahelno war wan soo socda ada iman laha ee nacasnimada nagala tag
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Wallaal wixii kuu qoran waad heli. Illaah aan barinno si Soomaaliya illaahay nabad noogu dhigo illaahayna na siiyo biyo nadiif oo macaan iyo cunto organic iyo hospitaallo caalami iyo shaqo ama mihnad aan ku shaqeesano. Qurbaha anaa joogo dheef iyo dhibaato wuu leeyahay. Illaahayna ha kuu dambi dhaafo inta aad dhehday nacasnimadda Nagala tag.
@aiderousfedol4484
@aiderousfedol4484 2 жыл бұрын
Oo wll adigu maxad ka dhex qabanaysa hadeyba xuntahy somali dheef isuma ogola saano kale waaye
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Runtaa waaye wallaal waa innaan iska billaawo aniga ee isug innaan dalkii imaado insha-allaah. Waxaan rabaa in aan qurbaha ka soo qaxo.
@ayaankaahin5446
@ayaankaahin5446 3 жыл бұрын
Ilmaderayalow hadad soamali yihin siden ugu so tahriba
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Hasoo tahriibin dalkaada ka raadso fursad, fursaddaha way baddanyihiine. Imisa ku dhimatay tahriib imisa la odoonsaday imisa tahriib soo dhaafay fursaddana ka waayay dalalkaan.
@yahyeabdikadiraliabdi
@yahyeabdikadiraliabdi Жыл бұрын
Adi kaley somalia imow
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 Жыл бұрын
I.a
@abdirisaqcarab1386
@abdirisaqcarab1386 2 жыл бұрын
Waxs uma is tagno ilaaa wax aad umada u shegty in aad xasid tahy waliga hormar ma garsid by
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
يا أيها الذين آمنوا اجتنبوا كثيرا من الظن إن بعض الظن إثم Walaal kaalay imow london ishaa macalin ah.
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
”Doqoni wixii loo diido ay jeclaataayaa Dookhayga dalkii aan doorbidayaaye Dal aan dalkaaga aheen ha dooranine Dahab iyo luul kadhigno degmooyinke Dibad anaa arkay duruufo darranee Dad yar mooyee inta kale daateenne Digniin weeye doorashada adiga lehe Dibad imaansho dareen weeyaanne”
@ahmedmohamed-rz9tj
@ahmedmohamed-rz9tj 3 жыл бұрын
Wasq ba thy oo xaaasid ah ah duli
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Illaahay ha ku cafiyo, Nawiga wuxuu yiri qofkii rumaysan illaahay iyo maalinta aakhiro wax fiican ha ku hadlo ama ha iska aamuso.
@xamseaadam1954
@xamseaadam1954 2 жыл бұрын
Adigbaaa ku Raaxynya ayd noo diiidntahy angga
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Wallaal dalkeenna aan ka dhiginno meel loo soo qaxo aan laga qixin.
@crdarman4084
@crdarman4084 2 жыл бұрын
You are negative my Allah shows you the positive way
@user-rf9cd3ps8b
@user-rf9cd3ps8b Жыл бұрын
Qodob ka hadal oday waxa ka qori mayno eh
@user-vp2lb5dc4g
@user-vp2lb5dc4g 12 күн бұрын
Maxaa weeynan tiisa lagu falayaa
@anoubakeribrahimadou4203
@anoubakeribrahimadou4203 Жыл бұрын
Inta iney ninkan shekada kadidey farta taga ani waligaba inacsi wan so socda😁
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 Жыл бұрын
Sxb Somalia aan ka dhigno meel loo soo qaxo.
@anoubakeribrahimadou4203
@anoubakeribrahimadou4203 Жыл бұрын
@@abdullahihagi7741 am from jabuti mana kuu qanacsani nolasheda hada sul an kutaganahay bro
@maxamedmuuse4407
@maxamedmuuse4407 2 жыл бұрын
*xlda london kwrn sidii hore ma dhanta corona kwrn*
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Waa sideedda, corona dadkii waa laga tallaalay saddax mar mana baxaayo corona
@mohamedavez615
@mohamedavez615 2 жыл бұрын
Benalee
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Alla ha ku cafiyo buufis aa kaa buuxo..
@mohamedavez615
@mohamedavez615 2 жыл бұрын
Marka yuruub gashay ayad sidaa ledaahay
@marwaanofficial9707
@marwaanofficial9707 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 4 ай бұрын
😂😂😂😂😂🤔
@imanhusseinali5005
@imanhusseinali5005 2 жыл бұрын
Saxibow aniga swedan ayan joga waxana raba london inan imado adigana waba caynesa kawaran 😂
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Kkkk, välkommen till london det är en fantastisk stad,
@imanhusseinali5005
@imanhusseinali5005 2 жыл бұрын
@@abdullahihagi7741 kkk tack så mycket bro waxa u malena sverige ka baxdy
@Bunna_4K
@Bunna_4K 2 жыл бұрын
@@imanhusseinali5005 sxb ma baxdey mise wlli wad jogta
@mumtazmahameith2558
@mumtazmahameith2558 3 жыл бұрын
HHH
@suldaand
@suldaand Жыл бұрын
Soo laaabo adigu zxp kkkk
@ahmedmohamed-rz9tj
@ahmedmohamed-rz9tj 3 жыл бұрын
Uk sedax sano ayan jogaa somalia guri ka dhistey xoolayahooow
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Xogaa wuuba na niyad jabiyy bisinka hadaba qurbaba usocdaye
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
@@gabariwahooyaded6714 london maa u socta 😉
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
Mya canada i.allh
@qoorgoye5569
@qoorgoye5569 2 жыл бұрын
@@gabariwahooyaded6714 xage jokta hada
@gabariwahooyaded6714
@gabariwahooyaded6714 2 жыл бұрын
@@qoorgoye5569 somalia
@redback043
@redback043 Жыл бұрын
Dadka ha u dardaar warin ee landan hadey xuntayahay adiga kuuma ay yeeren london ee iskaga soo tag
@umurayan296
@umurayan296 3 жыл бұрын
Adiga sow kuma noolid
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Haa wallaal ducaddeeda waa in aan ka soo haajiraa diyaarta qurbaha adigana soo ducee wallaal in uu illaahay qurbahaan iga soo wado oon dadkeena tabaalaysan wax u qawannaa.
@YAHYEMADAR
@YAHYEMADAR Жыл бұрын
Waxagu waa haso tahribin war ani waa soo socdaa
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 Жыл бұрын
Welcome to qurbo
@alxigma3604
@alxigma3604 3 жыл бұрын
Rer londan waxasid baa iskugu yimid wa sidan war anaa joga muhiimadu wa inaad lacag heshaa inta xun hasawirine intafiican sawir london waa mel ku habon in lagu nolado kusoyaca
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Sxb adiga inta fiican noo sawir, anigana inta nafsaddooda tahlugu iyo magaffe soo marayo ayaan tusayaa in ee meesha Ku sharxanneen ubaxyo oo kali
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 жыл бұрын
London laguma noolaan karo. Magaalooyinka Waqooyiga ingiriiska haa laakin London no. Waa Magaalo ghali dhaaf kharashkeedu aan dhamaaneen, buuq miidhan dad aad u farabadan, hawadeedu aad bey u xun tahay, biyaheedu ma kaa degayyo, dil iyo dhac jariimad badan. Meel lagu noolaado maaha.
@mahamedabubakar7113
@mahamedabubakar7113 2 жыл бұрын
Adiga neh waad jogta adiga ka tag oo Somali tag kadib aan ka tageena uk
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Insha-allaah waad igu ogtahay, cimri illaahay ha na siiyo aan kutagno aan ku dagno. Maogtahay hawadda muqdisho caalamka dhan aa rabo!
@farhanawil2270
@farhanawil2270 2 жыл бұрын
xooolo xoolo dhalay
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
وَإِذَا خَاطَبَهُمُ الْجَاهِلُونَ قَالُوا سَلَامًا Hadduu baddow jaahil murakab ku caayo ka soco. Doqoni wixii loo diido ay jeclaataayaa Dookhayga dalkii aan doorbidayaaye Dal aan dalkaaga aheen ha dooranine Dahab iyo luul kadhigno degmooyinke Dibad anaa arkay duruufo darranee Dad yar mooyee inta kale daateenne Digniin weeye doorashada adiga lehe Dibad imaansho dareen weeyaanne
@Muuminacademy
@Muuminacademy 29 күн бұрын
​@@abdullahihagi7741😂
@said-dd1wb
@said-dd1wb 2 жыл бұрын
Horta adiga kasoo tag meesha
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 2 жыл бұрын
Waad igu ogtahay insha-allaah in aan qurbaha ka soo hayaamo, ee igu soo dhawee dalkii hana i oronin kani reer diasboro
@cabdifitaaxbashiir6965
@cabdifitaaxbashiir6965 3 жыл бұрын
lakiin lacak ayaa taalo somahan adigaba waad ku noshahy
@abdullahihagi7741
@abdullahihagi7741 3 жыл бұрын
Waxay ku xirantahay aqoontaada, shaqooyin aan aqoon loo baahneenna way jiraan, sida beer la guraayo taasna Soomaaliya adigaa beer lahaani karo.
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Hereri Media
Рет қаралды 80 М.
Sidee Ku Imaan Karta UK
12:48
Ridwan Osman
Рет қаралды 4,9 М.
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 57 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 28 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,7 МЛН
Nolosha UK maxay ugu adkaatay Somalida?
19:45
Sola Portal
Рет қаралды 71 М.
Wax Ka Ogow Sharciyada Iyo Qaabka Loo Helo Wadanka SWITZERLAND-
14:19
NOLOSHA YURUB
17:06
Axmed Bahjad
Рет қаралды 593
NOOCYADA GURYAHA LONDON IYO SIDA LAGU HELO
8:55
Bashir Tani
Рет қаралды 11 М.
Xaafada Edmonton London ee Somalidu ay degto with Sola Vlog
10:01
MAXAY TAHRIIBAYAASHA FARANSIISKA KU SUGAN U DOONAYAAN UK?
4:53
Farhan Jimale
Рет қаралды 617
SOMALIDA SHARCIGA LAGALA NOQDO  EE UK  | FOWZIA ABDI
23:04
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 41 М.
NOLASHA LONDON🇬🇧| COST OF LIVING IN LONDON
5:05
Bashir Tani
Рет қаралды 29 М.
Inside Out Team VS E E Ei Meat Team - Who wins?
0:23
AmogusMan
Рет қаралды 7 МЛН
Inside Out Team VS God Team #shorts #insideout #god
0:13
SG Highlight
Рет қаралды 13 МЛН