🇹🇭Nolosha Thailand Part1 | Muuqaal Guud |

  Рет қаралды 2,529

MMHaji

MMHaji

Күн бұрын

Nolosha thailand part1
hadii ay tahay marki kugu horesay aad channelkeyga soo booqato #subscribe iisaar
mahadsanid.
.
Hadey jiraan aragti aad igusoobirineyso waxaad igalasoo xiriiri kartaa:
Instagram: Mmhaji95
Facebook: Mmhaji Vlogs
inshot
Music: Remember
Musician: @iksonmusic

Пікірлер: 65
@adoontialle9101
@adoontialle9101 2 жыл бұрын
Wlh waan u xiisay thailand walalkey. Nice vlog waye Noosoo badi muqaladaan
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Wakuu xiisnay anagana. Haye walashey aad ayad u mahadsantahay❤❤🙏🏽
@cazkatan7886
@cazkatan7886 2 жыл бұрын
Asc Wll Waxaan kaaga bahaney wll arrin thailand Igaga xidhan Inaad Iga Caawisid Ee Wll nambrkaga Whatsappka Isoo dir ama facebkogaga wll Mhdsnid
@official7456
@official7456 2 жыл бұрын
@@cazkatan7886 ma heshay wll lamabrkiisa
@cazkatan7886
@cazkatan7886 2 жыл бұрын
@@official7456 my wl lkn fcbok ka baadh
@SahraGasleLifestyle
@SahraGasleLifestyle Жыл бұрын
Wll markii hore majoogtay
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 2 жыл бұрын
Masha allah wax badan xiiso U Qabay dhaqmada Thailand ina barto Qeybtii ugu horesay galabtay baa arkay intii kale idhimaan inaa si wacan u sii bartaa jacelahay mahadsanid wllky mcn sida Quruxda badan inagu soo gudbisay ❤🙏
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Aad ayaad u badahtahay abayo🙏🏽❤
@kurinoyalby4477
@kurinoyalby4477 Жыл бұрын
Wll safaarda mareekanka halkaas kwrn lootari aan Ku guuleestay
@shuuhaaji3856
@shuuhaaji3856 2 жыл бұрын
masha allh noso badi muqalada nucaana guuleso 😍😍👍👍
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Mahadsanid abayo waaso wada❤🙏🏽
@fartahaji5744
@fartahaji5744 2 жыл бұрын
Keep going 🤗
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
❤🙏🏽
@abdulahihaji.
@abdulahihaji. 2 жыл бұрын
Noosoo badi masuul part 2 noosoobobsii🙏🏽
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Waa diyaar my bro Stay tuned ❤🙏🏽
@fadumohusseinmaxamed8409
@fadumohusseinmaxamed8409 2 жыл бұрын
Nice vilog
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
❤🙏🏽
@ahmedmohamed-yp6un
@ahmedmohamed-yp6un 2 жыл бұрын
Caadi maaha ❤
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Mahadsanid my brother❤🙏🏽
@umusuleym9441
@umusuleym9441 2 жыл бұрын
Masha Allah
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
❤🙏🏽
@yusufguulofficial
@yusufguulofficial 2 жыл бұрын
Magaaladan 5 hours ayaan transit ku ahaa mar aanka baxay wadanka Egypt 2015 aniga oo kusii jeeday wadanka New Zealand waxaa safarka igu weheliyay 26 qof oo Somali ah Haayada OIM ayaa nagusoo dhoweysay inkastoo aanan dhaafin Airporka dalkaas
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
M.a. 5 hours waad kusoo bixi karteen lkn dhib malaha Nasoo booqda mar kale i.a
@ruqiyomadaxyare1263
@ruqiyomadaxyare1263 2 жыл бұрын
Nice vedio
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
❤🙏🏽
@calimaxamad123
@calimaxamad123 2 жыл бұрын
Horey usoco wllkeey 🥰🙏🙏
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Mahadsanid my bro❤🙏🏽🙏🏽
@Esraahussein5020
@Esraahussein5020 2 жыл бұрын
Maasha allaah
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
❤🙏🏽
@suleeqoabdulkadir6455
@suleeqoabdulkadir6455 2 жыл бұрын
Masha Allah wadan ficn waye
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Mahadsanid walashey❤🙏🏽
@suleeqoabdulkadir6455
@suleeqoabdulkadir6455 2 жыл бұрын
@@MMHaji1ada mudan bro 🙏❤️
@dakhareDhagaxmadow
@dakhareDhagaxmadow Жыл бұрын
Sxb haddii raali ila soo xidhidh maclumad ku saabsan Thailand ayaan ku waydin lahayee pro ii jawaab
@captain_bile236
@captain_bile236 2 жыл бұрын
Inaba cadi mahin🇹🇭
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Mahadsanid my brother ❤🙏🏽
@AliMohamed-ro9fl
@AliMohamed-ro9fl Жыл бұрын
Qadka mabnuuc miyaa
@muqtarhashi6801
@muqtarhashi6801 2 жыл бұрын
Wll xgee kaala soo xariiraa
@nimcohaybe6700
@nimcohaybe6700 Жыл бұрын
Qadankan ayaan raba seen ku iman karanaa
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
@نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع Жыл бұрын
Tirada soomaalida Thailand ?
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 жыл бұрын
Asc waxan raba Thailand inaan imado ee side ku iman kara please 👍
@hoygadramah
@hoygadramah 2 жыл бұрын
Abayo Aniga xita wan rawa wan radinoya maheshay
@jamatahmed2188
@jamatahmed2188 2 жыл бұрын
@@hoygadramah maya abayo wax iga caawiyo ma helin dhanka fisaha
@caaqilka3712
@caaqilka3712 2 жыл бұрын
M baxdeen
@official7456
@official7456 2 жыл бұрын
@@jamatahmed2188 ma hesheen weli
@princeaboodi6890
@princeaboodi6890 2 жыл бұрын
Wll anigu 3 weeks kahor ayan kaso laabtay lkn si fudud aya lugu taga lkn sucudiga ayan kasobaxay 3 bilod kadibna waan ulaabnaya inshallah
@mustafemahad801
@mustafemahad801 2 жыл бұрын
Walal waxad ka soo hadasha nolasha qaxoontiga ee Thailand
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Haye walaal haduu alle idmo waankaso hadlayaa 🙏🏽
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
@@MMHaji1 maka soo hadashay zxb sidoo kale nolosha ma qaalibaa
@nimcohaybe6700
@nimcohaybe6700 Жыл бұрын
Wl Thailand uso socdaye
@marwanofficial534
@marwanofficial534 Жыл бұрын
​@@nimcohaybe6700gormee thailand aadeesa abayo
@carafad05
@carafad05 Жыл бұрын
Xafadii balankow41 inti daganed like ii saar
@qaaliqurux4922
@qaaliqurux4922 2 жыл бұрын
part2 masugi karno
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Coming soon insha allah.❤🙏🏽
@adoontialle9101
@adoontialle9101 2 жыл бұрын
Maskga qasab miya in laxirnado mise adiga iska jecladay inad wajigada qariso
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Sharci ahan marki melaha publicga lajogo wala xirtaa. Walow hada aysan qasab ahayn
@adoontialle9101
@adoontialle9101 2 жыл бұрын
@@MMHaji1 haaa hays abowe. Horumar wacan
@xamzehuseinmohamed7282
@xamzehuseinmohamed7282 2 жыл бұрын
Video tayadiisa wato
@amalcabdiraxmaan7233
@amalcabdiraxmaan7233 2 жыл бұрын
Xajiyad mataalo wadankaan
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Haa xajiyado iyo noocya badano gaadiid ah waalaga adeegsadaa
@suudiibraahim
@suudiibraahim Жыл бұрын
Adoo mahad San isoo jawab waxan rabaa kaarka qaxootiga Thailand 🇹🇭 malaga bixiyaa bro wan imaa rabaa wadanka qof kama maqani what'sp kada intee kahelaa instigram ma ledahay
@marwanofficial534
@marwanofficial534 Жыл бұрын
Aniga xita ina imada raba sxp ee ma baxde adi ma aaday
@mustafmuqtar2548
@mustafmuqtar2548 2 жыл бұрын
Sxb numberkda whatsappka ubahanaa
@MMHaji1
@MMHaji1 2 жыл бұрын
Intagramka mesha kuso qoray igalaso xiriir
@anasabdi840
@anasabdi840 2 жыл бұрын
Masha Allah
Safarkaygii Magaalada Adduunka ugu Dalxiiska Badan 🇹🇭 Bangkok || Thailand
19:39
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 153 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
WADANKA UGU FIICAN EE LAGU NOOLAAN KARO
17:32
Dulmi Diid
Рет қаралды 40 М.
WAX KA OGAW NOLOSHA IYO JAMACADAHA MALAYSIA
20:45
KOKO BULLE
Рет қаралды 172 М.
Thai for beginners: 30 Common Thai Verbs in 1 hour
57:39
BananaThai
Рет қаралды 295 М.
Taiwan 🇹🇼 | Sheekada Guusha mucjisada leh ee dalkan....
9:14
Waaberi Media
Рет қаралды 69 М.
Naag cirwayn oo ninkeeda badar ka boobaysa
7:23
dhuuxa Tv
Рет қаралды 130 М.
Cubao to Sucat MRT and LRT  less than 1 hour TRIP NO Traffic!!!
35:06
Batang Commuter TV
Рет қаралды 153
Nolosha Habeenkii Bangkok, Thailand🇹🇭
15:00
Zizu Channel
Рет қаралды 14 М.
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН