Milyan Qurux wa Baari wa Naxaristiii o qof ah Mash'Allah❤❤❤ waalidkeeda ma rabto nolosheeda inta murugta iney arkaan, Farxada le tussi laha jah.❤❤❤ Noshada inta ka dhiman Alle murug ku ma tusso, Farxad igu noolow.❤❤❤
@FatxiCalisalaadАй бұрын
Aamiin yaarabi
@lavieestbelle-neutre3431Ай бұрын
Allahouma Amiin 🤲🤲🤲👍
@adoontiallesiman262Ай бұрын
Runtaa waaye waa baari ❤ Alle wax murug ah nama tuso dhamaanteena
@safsafsaid7041Ай бұрын
@@adoontiallesiman262 🙏 Amiiiin Habibti
@KOKOBULLE-it5eАй бұрын
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw🥹🫶🏻🎉
@adoontiallesiman262Ай бұрын
Amiira funny 😂😂😂😂😂 saas waaye yaa wada daawada siin karo kistoo laga boodsina gabdhaha isku fikir baan nahay bee dadka dhana ine saa dhihi lahaayen baa filaa 😂😂
@MulkiyadaАй бұрын
Sundus ine su aasha ka jawaabto ine fahanta ka horeeso inte fahmesa waqti ehbo 😂😂😂
@HalushAbdullahiАй бұрын
Wlhi sax wayee 😂😂
@hodanidris2437Ай бұрын
😂😂
@aaminaxussen8345Ай бұрын
Wlh sax waaye 90 wax ma fahanto sundus
@khadraali5225Ай бұрын
sax😂😂😂😂😂
@xamdiClraxmaanАй бұрын
😅sax
@HibaaqAhmed-kv4mlАй бұрын
Waa u daari lahaa lkn meelo qaar speed ku furi lahaa😂😂 Asad hadaa la joogi lahaa qosol u dhiman lahaaa😂😂😂😂😂
@Hussaindulane321Ай бұрын
Qosol maloo dhintaa😂😂
@ZamzamMohamed-v3kАй бұрын
waan ku taageera walaalkay cayda
@adoontiallesiman262Ай бұрын
😂😂Asad markuu dhahay wax aan indhah u roonayn baan sameeyay sundus way oroday intay qosol iyo yaab isku dartay saa Asad faahfaahin buu galay ba wax kastuu noqon karaa kulahaa lkn sundus daacad waaye Asad waxaas inuu dhib lee ka wado ma oga 😂
Koko darteed u imaadey inanta yar igu salaam❤love ku ahy
@adoontiallesiman262Ай бұрын
😂😂😂😂
@FatimaYar-sh3pfАй бұрын
Somha ❤
@MoanvJbsjАй бұрын
Ani xita❤
@SamiiroAbduleАй бұрын
Hogaaa 😱 baxar waa lkn Koko io amiira racsanehe wax yaabo qaar u daari lahaa 😅😂
@adoontiallesiman262Ай бұрын
😂😂😂
@UmulkheyrEarlyАй бұрын
Hey to all team 27 from Kenya, Garissa
@IntisaarMaxamed-nj4zoАй бұрын
Team Sundus Team Samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤
@NasroCabdijimcaleАй бұрын
Team ceyda one like 👍
@HASSANMOHAMEDHASSANMOHAMED-h9uАй бұрын
Waxad ka cabsanysa in walidkagu dawadaan Bal kawaran allle malinka qiyamaha in lagawada xisaabinyo dhamantood wanag iyo xumanba Marka wanaaji buugaga lagusiin doono qiyamaha wixii xumana kamasax oo استغفر ربك wanagana badso si aad ugu faraxdo oo dadko dhan way wada arkayan malintaas lagasobilaabo nabi adem ila آخر يوم في الدنيا
@adoontiallesiman262Ай бұрын
xumaan laga qarinaayo maaha waa wax yaabo ay walwal ku dareemi karaan sida in la waydiiyo wax aanay awoodin oo aad si yaabo kale ku xalinaysid iyo inaad u sheegto wax aanay waxba ka qaban karin
@HASSANMOHAMEDHASSANMOHAMED-h9uАй бұрын
@@adoontiallesiman262 wa sax Hadana inay sidan klena ufikiraan weeye waayo waxy u eegtahay sida loo xisabinyo malinta akhiro allena khayrka dhamn ha inawafajiyo insha allah
@@queenayaanita8809 oh sorry alle naxariisti jano haka warabiyo 😥🤲
@queenliza596Ай бұрын
@@queenayaanita8809abahis monolo miyaa 😢
@adoontiallesiman262Ай бұрын
@@queenayaanita8809ma dhiman
@XASAAASIАй бұрын
@@queenayaanita8809MAXAAD UGA HABAARAY WAA NOOL YAHAY EH
@Ubax-uy8tvАй бұрын
Nolo shaada below ilaadhamaad waalidka ma udaarulahayn lkn alle waa daawanayaa❤❤🎉🎉
@saynabxarrago9746Ай бұрын
Ma gali kari wlhy Kala badh baan u daari lahaa kala badhna waxaan odhan lahaa laydhkaa tagay tvga😂
@adoontiallesiman262Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@AbdiAhmedMahamedАй бұрын
Cayda maya ani uma daari lahayn sxbsavabtoo ah nolosheenu waa qaabdaro miyan kanixinaa walidkeen Caawa wajimcee xabibkeena maxamed han kusalino s c w
@fatmina08Ай бұрын
Waa fuuray wlh ma daaru lahyn ani waa jarjari lahaa ani😂😂😂😂
@FaadumoCabdimahadАй бұрын
Deeqow jini io asad wllhi.umadeen ma han wllhi😂
@Maria_Team27Ай бұрын
Alaa Asad laantisa qosol majiro😂😂😂😂
@SabriinYuusuf-p7lАй бұрын
Team amiira iyo ceyda
@NajmaMaxamed-bg3fdАй бұрын
OK effects aaa ku so dareesid maka dhaafi kartaa muqaaldda waayo codkaba si fiican Loma maqlo waxaa rabnaa in aan ku raxeesano muqalka lkn qosolka a ku so daresid wuxu kenayaa in aan muqalka ku raaxesan mahadsanid
@CimraanModelАй бұрын
Koko adi wallakaa sinabad kutagay xamar l.n sinada kusoo noqda l.n
@xanaanmustaf15Ай бұрын
Aniga ugu horya😂🎉❤
@mumtaas420Ай бұрын
Amira iaku fikir baanu nahey❤😂
@adoontiallesiman262Ай бұрын
Ani xataa ❤
@Kin_ceydaАй бұрын
igula sali nabiga ❤❤ scw scw scw
@IkraanXasan-c1oАй бұрын
Scw❤❤❤
@HiboMaxamed-ru9zlАй бұрын
Team king cayda❤❤ like😊😊
@sundusmohamed2792Ай бұрын
Amiro iyo sundus suashas kuma haboono kuwa single le weydi o wali guur somarin if you know what I mean😅
@ameyra1Ай бұрын
Maskax wasaq😭😭😂😂😂
@adoontiallesiman262Ай бұрын
Guur miyaa ah wax wayno waalid laga qariyo caqli xumidaa saas aad u fahamtay maahe waa nolosha qofka oo video lagu soo koobay lagana soo bilaabay markuu 5 sano tusaale ahaan jiray yacni inta xasuustiisa ah ilaa saacadan la joogo wixii dhacay waaye