Normal life in Somalia morning routine

  Рет қаралды 26,101

Nasteexo Channel

Nasteexo Channel

Жыл бұрын

Waxaan rajeynayaa in aad ka bogateen video gan oo an idinkugu soo bandhigay my morning routine wixii ra’yi ah iigu reeb qeybta comment iga instagrem keyga waaakan ⤵️
reelCh_8Ns...

Пікірлер: 61
@hfm9834
@hfm9834 Жыл бұрын
Masha Allah fariid. Gaare haween ayaa tahay gabdhaha hada jiro waa caajis socdo Ilahay isha ha ka xijaabo wllshy waa igu banaantay😁🙌👍👋 Adkarta ka aqirso reer caajislooshin. Meesha heeso saarisid noo da shaqarta dabeeciga ah inta jaceyl ayaa badan ama Quran saaro seey xalal kugu noqto. Love you sis.💞
@hfm9834
@hfm9834 Жыл бұрын
Crying 😭
@user-bm5zf7bf3u
@user-bm5zf7bf3u Жыл бұрын
ماشاءالله العمل جميل أختي نستيحه، الله يبارك فيك، 🥰🥰👍
@cryptocarrency
@cryptocarrency Жыл бұрын
100% waxaan jeclaaday nadaafadaada quruxdaada ❤ sidaa u asturan tahay masha allaah Anaga dhan waan ku jecelnahay wiilal iyo gabdho 💜
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia Жыл бұрын
Mashallah inoo soo badi sharafeey! aniga adigaan kula mid ahay oo waan jeclahay in codka natural aan maqlo!
@umuiqraaahmed4686
@umuiqraaahmed4686 Жыл бұрын
Mashallah habo keep going ❤
@Wacane.
@Wacane. Жыл бұрын
Cod mcney dar ALLAH ku jeclahy ❤️💋❤️🥰😍😘
@aminaosman4997
@aminaosman4997 Жыл бұрын
Mansha Allaah tabarakalaah Hooyo Alle ha Ku Xiftiyo Waa Nolol Aad u Qurux badan Mansha dhan keena wanaagsan ❤
@faadmamaxamuud9369
@faadmamaxamuud9369 Жыл бұрын
Masha allaha abyo noo soo badi rutinka qado ii casho
@abdirizakhersi3248
@abdirizakhersi3248 Жыл бұрын
Waa ka helay ee soo badi laakiin xagee ku nooshahay adigoo raali ah
@nimcoali360
@nimcoali360 Жыл бұрын
Masha allh abyo hore usoco
@umunihaal
@umunihaal Жыл бұрын
Masha allh cadi ma ahan I like isoo booqda anigana adiga iyo asxabta kugu xiran insha allh
@dinaandzaddinaandzad5277
@dinaandzaddinaandzad5277 Жыл бұрын
Jabadhuu
@maryanabdiwali6401
@maryanabdiwali6401 Жыл бұрын
M.a horey usoco wallal
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
Allaah ku daayo wllshey
@amranmukhtaarhassan1953
@amranmukhtaarhassan1953 Жыл бұрын
Masha allh abyo ale hagu xafido
@happyfamilychannel1363
@happyfamilychannel1363 Жыл бұрын
Masha allah
@kamalazhar4455
@kamalazhar4455 Жыл бұрын
Horeusoco wlashey guuleyso 🖖
@nehaaqueen
@nehaaqueen Жыл бұрын
Mnsha Allh Quen♡
@nasrakiin4187
@nasrakiin4187 Жыл бұрын
masha alaah wll isoo boqo ana waan kusoo boqde❤❤❤
@jabrilmahammed3376
@jabrilmahammed3376 Жыл бұрын
Masha Allah beautiful 😍 🤩 👌 ❤️ 💖
@fadilamed3578
@fadilamed3578 Жыл бұрын
Machallah i like
@haadkaduula7294
@haadkaduula7294 8 ай бұрын
Muhiim🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mudahikosman4145
@mudahikosman4145 Жыл бұрын
Mss ceeldheere 😅💛
@abu-akhlaaqahmed1594
@abu-akhlaaqahmed1594 Жыл бұрын
Perfect day
@abdulgurey831
@abdulgurey831 Жыл бұрын
M.a wll nasteexo
@drsnajuu7874
@drsnajuu7874 Жыл бұрын
Maasha allaah
@adnanomar7172
@adnanomar7172 Жыл бұрын
Masha alah abayo ❤
@sadaamcismaanahmed9225
@sadaamcismaanahmed9225 Жыл бұрын
Masha Allah alow hablaha somali nodhawr ❣🥰🌹iyaga la antod heer maanu gaadhneene garbaha anu kuduulno waa iniga sister
@miskimohamed5018
@miskimohamed5018 Жыл бұрын
Asc both sick xapiipti qaali keep going
@maryn.humble
@maryn.humble Жыл бұрын
MashaAllah xppti nastexa go forward 🔥🫂
@ummusafa8394
@ummusafa8394 Жыл бұрын
Masha allaah
@afnaanahmed2705
@afnaanahmed2705 Жыл бұрын
Mashallah 🥰
@batulaali5118
@batulaali5118 Жыл бұрын
Maansha allah
@farhiyayussuf1545
@farhiyayussuf1545 Жыл бұрын
Hore usoco
@Nimco.qaali143
@Nimco.qaali143 Жыл бұрын
Anii adi iskudoqanahay dhawaqa dabicigan jeclahay biyaha iyo hawada qajafta an jeclahay
@fahiimoahmad9092
@fahiimoahmad9092 Жыл бұрын
Miss you my wadan
@amugaato2638
@amugaato2638 Жыл бұрын
💚💚
@Safooya
@Safooya Жыл бұрын
Nolashaan waa u xiisay
@faizaali59
@faizaali59 Жыл бұрын
😍😍😍😍😍
@faadmamaxamuud9369
@faadmamaxamuud9369 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@kahaahmed7152
@kahaahmed7152 Жыл бұрын
Hbty shaqadi subax walba nasougayso baad ijeclaysiy baa sxb sida kuwad allah dulka xanodayo
@ramaas360
@ramaas360 Жыл бұрын
Hesta ngadaa
@najmaciise9642
@najmaciise9642 Жыл бұрын
wlhi wa iga dulqad badan thy wayo bananka xaqin an ku xaqo waqti igu danbeysay ma aqan wayo dadkas jidka marayo maba ku horforarsan karo iskobo len ku xaqa abayo iskobo ubadalo
@ayuush14
@ayuush14 Жыл бұрын
forarka dhabar xanuun laga qaada istaaga fican
@kahaahmed7152
@kahaahmed7152 Жыл бұрын
Sxb taas baa ana kula qaba lakin salada subax markad sida outoukatid baa laxaqa intay cedcedou sobixin oo dakou sokackacin
@meysunqaali234
@meysunqaali234 Жыл бұрын
Abaayo muqalada heesta kadaa Dad neceb heesaha ayaa jiro in lagudawado wn jeelahy taking heesta nagadaa xitaa mid aan musiclahayn gabay geeraar saari
@mariaabdi162
@mariaabdi162 Жыл бұрын
Nasteexo
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 Жыл бұрын
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😮😮😮Masha Allah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍Keep Going Abaayo Mcn Masha Allah 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👑😚
@samiraahmed1409
@samiraahmed1409 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 aniga hesta wanba fahmi wayay majirto. Ninka wuxu hesayo xita wan fahmi wayay🫣🫣
@shshss1192
@shshss1192 Жыл бұрын
Abayo somalia makiinada dharka lagi dhaqo waa lagu gadaaye dadka qaar mixi uso gadan waayeen! Korontadeed ma qaali ah talow?
@bilemaanka5140
@bilemaanka5140 Жыл бұрын
Abaayo waaku tageraa xagee jogtaa
@anhaarmahammed4977
@anhaarmahammed4977 Жыл бұрын
Maxaa dhuxusha uga badisaa burjikada😂
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Жыл бұрын
Yariseey waxan kugutagerayba wadabiicigaas horusoco wixidantada kusabsan kunawanagsan wado cidikugutagertana wamahadsantahay cidikalena.......
@xayadyiusuf2447
@xayadyiusuf2447 Жыл бұрын
Masha Allah wll
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Жыл бұрын
@@xayadyiusuf2447 adamudan sharafey
@abdulrahmanbakari8082
@abdulrahmanbakari8082 Жыл бұрын
I want to marry Somalia girl help me with that
@ramaas360
@ramaas360 Жыл бұрын
Unsubscribe hesta kugu ncy
@Teamasadhaji27
@Teamasadhaji27 Жыл бұрын
Masha allah
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Nono farxiyeetofariidaaykhatraaaay ama naanayso badanaan leetahee yarta gabadha
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun kasoo saartay kiiska gabdho caan ka ah barta TikTok.
19:58
traditional village wedding || Aroos Dhaqameedka Tuulada
10:44
Ismahan Dahir
Рет қаралды 92 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 120 МЛН
I'm Excited To see If Kelly Can Meet This Challenge!
00:16
Mini Katana
Рет қаралды 26 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 88 МЛН
Sababta aan idinkaga maqnaa 😫
12:11
Nasteexo Channel
Рет қаралды 12 М.
Shopping vlog + routine
8:44
Nasteexo Channel
Рет қаралды 12 М.
PRANK GII IGU YAABKA BADNAA MASEER DARTIIS AYAY IGU GACAN QAADAY😩🫣
13:09
Marish Beauty channel
Рет қаралды 172 М.
JADWALKAYGA SUBAXLAHA SINGLE MOM MORNING ROUTINE
10:12
Amira Qurux
Рет қаралды 125 М.
FILM CUSUB DAKANO QABIIL PART 24
22:38
Sucdi Team 22
Рет қаралды 4,9 М.
MOGADISHU :Safaarada ugu weyn ee Turkiga caalamka ku leeyahay
44:43
Run Sheeg Media
Рет қаралды 35 М.
PRANK WAA KU JECLAHAY MARISH AAN UGA YAABSADAY MAXA IGA RACAY🙈😅
17:25
Marish Beauty channel
Рет қаралды 604 М.
WORLD'S SHORTEST WOMAN
00:58
Stokes Twins
Рет қаралды 120 МЛН