NUUCYADA BASASHA EE BARRIGA AFRICA-TEE KAYDINTA KUHABOON?

  Рет қаралды 2,931

Farm Somalia

Farm Somalia

2 жыл бұрын

Abuurka basasha oo tayo sare leh waa mid ay ubaahan yihiin beeraleyda Somaliyeed. Fidiyowgan waxaan uga hadlaynaa basasha lagu abuuro barriga Africa, oon inta badan cimilo ahaan isleenahay. Waliba waxaan awooda saaraynaa dhanka kaydinta maxaa yeelay aad ayey muhiim ugu tahay beeraleyda Somaliyeed in ay helaan basal waqti dheer daahaysa. Waana fidiyowgii sadexaad oon basasha kasamaynay.

Пікірлер: 25
@oskarwarame8882
@oskarwarame8882 2 жыл бұрын
Maa Sha allh adeer
@kismachannel
@kismachannel 2 жыл бұрын
Masha alah bro jazaakumulah
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Aamin brother
@FADSO
@FADSO 2 жыл бұрын
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN. .... .
@aminabare865
@aminabare865 2 жыл бұрын
A c w w casharkio waa sugaynay ustaadanaa, waxaan rajaynayaa in aad caafimaad qabto oo uusan dhib jirin casharkeenii basjiyey, ALLAHA shar oo dhan kaa xifdiyo, aamiin aamiin aamiin
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
WCS W W. Waad mahadsan tahay walaal. Mashquul ayaa jiray raali noqda. Insha Allah waxaan rajaynayaa in aaan sidii hore uwadi doono. Aamin ducada aad ii ducaysay
@aweysmaaw5846
@aweysmaaw5846 2 жыл бұрын
Mashaa allah
@aminabare865
@aminabare865 2 жыл бұрын
Maashaa ALLAAHtabaarakaLAAH, jazaaka LAAHU khayraa,
@updykadir7739
@updykadir7739 2 жыл бұрын
Tnx ustaad halkaas kasii wad dathaalkaga👑💯
@abdisamedmohmoud6050
@abdisamedmohmoud6050 2 жыл бұрын
Thnks macalin tamaandhada ayaan sugaynaa
@rod12456
@rod12456 2 жыл бұрын
Will need Corporate investment. Thank you brother
@aminabare865
@aminabare865 2 жыл бұрын
Maasha ALLAAH waxaan noday sidaan horey idinku sheegayba qof wuxuu beerayo yaqaana, mahad ALLE ayey u sugnaatay dabadeed ustaad cali baashi baaraka LAAHUfiika, waxaan soo saaray basal dalagii iigu horeeyey suuq la'aan ayaan la kulmay anigoo qarash badan galay,abuurkii yemen laga keenay kaydinteeda ma xumayn aakhirkii basashii waxna waa halaabeen waxna waa la iibiyey, waxaan dhihi karaa 70% way ii badbaaday, mudo shan bilood ku dhow ayey taalay hadii casharkaan maanta ustaad cali baashi ka qaatay aan aqoon u lahaan lahaa waxaan badbaadin lahaa basal badan,shukran ustaad , waxaan u baahanayn wacyi gelin badan hadaan nahay beeralayda cusub ee jecel in ay soo saaraan, ustaad cali baashi ayaa in badan naga caawiyey miisaankaaga xasanaadka ALLAHA kuugu buuxiyo. Inshaa ALLAAH qaabka loo beero xagga diyaarinta dhulka iyo dhaqaalaynteeda ayaa noogu xigo. Shukran
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Masha Allah qoraal qiimo leh. Waxaan kufaraxsanahay in aad kafaa’iiday. Insha Allah qaybaha dhimana waan siiwadi doonaa. Lkn khibrada aad sooqaadatay qiimo wayn ayey leedahay oo marka danbe ood basal abuurto ku’abfacaysa. Dabcan booskii aad basasha ku’abuurtay sanadkii hore ugu yaraan sadex sano haku celin
@aminabare865
@aminabare865 2 жыл бұрын
@@FarmSomalia A c w w ustaad waa mahadsan tahay, inshaa ALLAAH email ayaan kuu soo dirayaa aan kuugu faahfaahin doono waxyaabihii aan kala kulmay tijaabadaydii hore, waxaan aragnay basashiiarkii dhulka lagu talaalay qaybo ayaa bahal hoos ka cunaayaa aan loo jeedin oo qaybtii dhulka ku jirtay ayuu eber ka dhigay,basal badan iga qasaariyey sunta kor looga buufinaayo maba gaarayso, inshaa ALLAAH qaybta soo socota waxaan rajaynayaa in aad macluumaad ku saabsan aad noogu soo darto inshaa ALLAAH shukran ustaad jazaaka LAAHU khayraa,
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 2 жыл бұрын
Su'aal? aan ku weydiiyo ustaad! "China wuxuu beertaa 5million km² oo dhul ah, wuxuuna quudiyaa 22% dadka adduunka ku nool" Haddaba immisa kilometre square² ayaa quudin karta hal milyan oo qof. Si kale: immisa kilometre square² ayay u baahantahay in lagu quudiyo 20ka million ee soomaalida ahi. Waxan rajaynayaa in aad suaashayda ka soo jawaabto in aan waxbadan fahannana waa noo muhiim.😍♥️
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Walaal suaal fiican Lkn jawaabteeda mid ay sahlan tahay maahan. Waxyaabo badan ayey kuxiran tahay. Waad ogtahay beeraha wadamada sookoraya halkii hectare inta ay kasoosaaraan iyo kuwo hormaray iskuma dhawa. Lkn muhiimadu waxay tahay dhul waan haysanaa in uu nagu filnaado cuntadeena
@garaadhayraan1885
@garaadhayraan1885 2 жыл бұрын
@@FarmSomalia waa sax ustaad. Lkn su'ashaydu waxa weye haddii aan qalab beereed hormarsan aan soo gato immisa hectare ayaan ku filan 1 million oo ruux iyadoo lagu beerayo noocwalba oo quud ah.
@abdulazizhassan6775
@abdulazizhassan6775 2 жыл бұрын
asc cali sxb anigu waxan beeraya basasha wadanka yemen isku cimilo ayaynu nahay
@maahirmaahir8341
@maahirmaahir8341 2 жыл бұрын
Nosheeg sxb bocorka meeqa bil ayuu ku bisladaa
@faysalgarre6373
@faysalgarre6373 2 жыл бұрын
Sxb waa 3 bil intaan ka aqaan
@omergudal8627
@omergudal8627 21 күн бұрын
Asc macalin waad kumahadsantay casharada wax ku oolka ah eed soo galinayso yutube ka casharadaas oo ah noocyada casriga ah ee wax loo beerankaro. Hadana waxaan u baahanay casharo pdf ah oo ku qoran af soomaali, gaar ahaan xanuunada ku dha dalag yada kaladuwan magacdooda scenfic ahaan iyo af soomaali ahaanba.
@Yusuf-se9us
@Yusuf-se9us 2 жыл бұрын
Asc Wll toonta warbixin ma ka diyaarisay hadii aad sio jeedisay link ma iisoo diri kartaa
@faaraxaxmed5124
@faaraxaxmed5124 2 жыл бұрын
Asc wll aad baan kuu salaamayaa waana kuu Mahad cenayaa, waxad ka hadashaa intaa waxyaalo badan oo faa iido u leh dadka soomaaliyee. Lkn wll waxan kaa cod sanayaa inaad noo Soo geliso oo noo sharaxdo. Waxa sababay basal baan beeray wakhtigeediina way gaadhey badhidiina way bixin weyday ee maxan sameeyaa?
@mohamed-bt1dc
@mohamed-bt1dc 2 жыл бұрын
Asalamu calaykum wllo tamandhada ubaxa aya daadinaysa waxbadana ma dhalayso maxaan sameya oon ku badiyaa dhasha mahadsanid
@zakarieabdi1424
@zakarieabdi1424 2 жыл бұрын
Sxb yaanyada inee ubaxa daadiso waxyaabaha sababtoo waxaa kamid ah in cimilada ee wanaagsaneen oo temperature uu aad u sareeyo si lamid ah hadee biyo yari ku dhacdo wee daadisaa ubaxa
Somaliya Saboolnimada Mauga bixi kartaa waxsoosaarka BEERAHA?
24:23
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 107 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 13 МЛН
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 16 МЛН
Sidee Barbarooniga Looga Reebtaa Miraha?
12:07
Farm Somalia
Рет қаралды 2,4 М.
Lentils: A Miracle Of Nutrition [Full Documentary]
52:21
PLANT BASED NEWS
Рет қаралды 2,6 МЛН
Maamulida Biyaha Waraabka ee Beeraha Basasha
22:02
Farm Somalia
Рет қаралды 6 М.
Qiimaynta Nitrogen ka Kujira Ciida Beeraha
17:29
Farm Somalia
Рет қаралды 3,6 М.
Sida Loomaamulo Nafaqada Abuurka Barbarooniga
16:22
Farm Somalia
Рет қаралды 3,9 М.
Fahamka Phosphorus ka aan Dabiiciga ahayn ee Beeraha
20:56
Farm Somalia
Рет қаралды 1,5 М.