Maamulida Biyaha Waraabka ee Beeraha Basasha

  Рет қаралды 6,078

Farm Somalia

Farm Somalia

2 жыл бұрын

Fidiyowgii 6aad oon kasamaynay beerashada basasha. Maadaama basashu ay leedahay xidid gaaban waxay ubaahan tahay nidaam waraabin oo kaduwan dalagyada qaar. Waxay ubaahan tahay waraab joogto ama kucelcelis ah lkn siqoto dheer aan loowaraabinayn. Waxyaabo badan ayaan kusharaxaynaa fidiyowgan sidii waraabka basasha loomaamuli lahaa. Fadlan, adoo mahadsan lawadaag walaalaha kale.

Пікірлер: 35
@kaafi9839
@kaafi9839 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad ali bashi
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm 2 жыл бұрын
mahadsanid wlo jazakallah kheir
@bulshoywaanabad7285
@bulshoywaanabad7285 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah.
@fuadbadel9934
@fuadbadel9934 2 жыл бұрын
Mahadsanid inbadan waa cashar fiican 🤝🌷
@kismachannel
@kismachannel 2 жыл бұрын
Thanks bro
@maracade6534
@maracade6534 Жыл бұрын
Ustaad aad bad umahadsanthy
@abdallamohamedahmed3127
@abdallamohamedahmed3127 2 жыл бұрын
Thanks
@haaruunaxmed2038
@haaruunaxmed2038 Жыл бұрын
Mahadsanid wll Ali baashi sisnta ka soo hadal wll
@soomaalicaruur3921
@soomaalicaruur3921 2 жыл бұрын
Todonaadkan ayaan is lahaa bilow beerida basasha waaba adigaa ka hadlaykkkk
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Masha Allah
@AFDEEB-xj6hk
@AFDEEB-xj6hk Ай бұрын
Green house malgu beeri karaa basasha
@aminabare865
@aminabare865 2 жыл бұрын
JazaakaLAAHU khayraa ustaad cali baashi, basashii iigu horeysey oo aan beeray anigana aqoon uma lahayn shaqaalahana aad uma ayna aqoonin, waxaan ogaaday khalad aan samaynay markaan dhagaystay casharada basasha ooaad noo soo gudbisay khaladkaas oo ah in ay shaqaaluhu aad isugu dhaweeyeen halkaasna ay nooga soo baxday basal yaryar, waa la yaabanayn , anagoo nafaqada basasha xataa aan aad igu dadaalnay, waa kaaga mahad celinaynaa casharadaan runtii aad noo anfacay,baaraka LAAHU fiika ustaad
@alidhorre7021
@alidhorre7021 2 жыл бұрын
Scm waa ku magacaga waa Ali Dhorre waxaan ku noolahay wadanka canada waxaan beer ku leyahay afgooye 30 Hector ah waxaa keenay kanaalkii hase yeeshe waa milaysi waxan qoday ceel biyuhu waa culusyahin waxaa ku yaala hada sisin galay iyo digir waxan keenay 1000 geed oo avocado ah oo grafting ah hass avocado cimilad waa 34 c asaguna wuxuu u bahanyahay 29c maxa xal u aragtaa waa mahadsantahay.
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaashay. Insha Allah khibrad waad qaadatay ayaan filayaa hadda qaar video aad daawada ama baaris kale ood samaysay, marka waxaan rajaynayaa in aad xilliga danbe guul fiican kakeeni doontid. Insha Allah nalasoosocodsii sida ay kuunoqoto. Koley qaybtii aad basasha ku’abuurtay hakucelin ugu yaraan 3 sano. Meel cusub ku’abuur
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
WCS walaal. Masha Allah Ilaahay hakuufududeeyo. Koley hadda waad keentay sida aad tiri marka Ilaahay talo saaro oo howsha wad. Markii lagu leeyahay cimiladaas ayuu ubaahan yahay waxaa laga wadaa Waa heerka ugu fiican ee lagama wado geedku wuu dhimanayaa. Waxaa laga yaabaa in waxsoosaarku uu xoogaa hoos udhaco Lkn Insha guul ayey noqonaysaa ee biyaha oo kale sax Waa geed aad ubiyo cab badan Lkn qiyaastii kufiicnayn hadhaafin iyo nafaqo. Nala soowadaag sida ay kuunoqoto walaal
@aminabare865
@aminabare865 2 жыл бұрын
@@FarmSomalia shukran ustaad waa mahadsan tahay inshaa ALLAAHwaan kula soo wadaagi waxyaabaha aan caawin kaaga baahano inshaa ALLAAH, wa jazaaka LAAHU khayra
@adamosman4185
@adamosman4185 2 жыл бұрын
Macalin surtax gal ma tahay in basasha lagu abuuro greenhouse?
@nafisaa8806
@nafisaa8806 2 жыл бұрын
Asc waan ku salamaya
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
wcs walaal
@wiilmagaalo
@wiilmagaalo Жыл бұрын
Waxaa ficil so raac sii
@sadaamjamac8744
@sadaamjamac8744 2 жыл бұрын
Waa ku salamay waxan raba green house yaanyo ah in an sameyo marka 1 ciid ma iga bahayahay green huose
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Waan kusalaamay walaal Lkn suaashaada mafahmin. Fadlan sooqor waxa aad ciida kawadid
@nafisaa8806
@nafisaa8806 2 жыл бұрын
Waxaan raba information beer Ayaan leyahay geed yarta er sadexda bilood ku baxda way Iga xumata
@abdallamohamedahmed3127
@abdallamohamedahmed3127 2 жыл бұрын
Wxaan kaa codseena in aad inoo joogteeso cashirdaan mahadsanid 100%
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Insha Allah walaalkey
@bishiali1671
@bishiali1671 11 ай бұрын
​@@FarmSomalia wllo aniga waxan haystaa dhul aad u yar 40× mitir waxaan rabaa inan basal ku beerto marka basal ganacsi gasha ma ka heli karaa
@bazawork5570
@bazawork5570 Жыл бұрын
We share business please send
@kulmiyemotivations9791
@kulmiyemotivations9791 2 жыл бұрын
Asc bro waxan ubahana inaan kula so xariiro 🙏🙏
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
WCS walaal. Fadlan email iisoodir Insha Allah Waan kajawaabi doonaa suaalahaaga. Emailkayga Waa: ali@farmsomalia.org
@abdillahisheikhmohamednour5319
@abdillahisheikhmohamednour5319 2 жыл бұрын
Biyaha cusbad leh ma lagu beeri karaa
@Abdi-xasan
@Abdi-xasan 2 жыл бұрын
Asc lkm macalin cali baashi mahadsanid . Walaal makasoo hadlikarta calafka xoolaha sida ugu haboon ee loobeerikaro . Thanks
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
Walaal biyaha cusbada leh isku heer maahan Lkn biyaha tayadooda haddii ay liidato waxsoosaarkana wuu liidanayaa ciidiina wey kaahalaynayaan marka biyo fiican raadso ama dalag ama geedo aan waraab badan ubaahan yen abuuro
@FarmSomalia
@FarmSomalia 2 жыл бұрын
WCS Insha Allah walaal mar ayaan kasohadli doonaa
Qaybii 2aad: Cudurada Beeraha Basasha Kudhaca
14:28
Farm Somalia
Рет қаралды 2,9 М.
BACDA BIYAHA DHAAMKA BALIYADA LAGU QABTO WARBIXIN
8:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 44 МЛН
Sida Loo Beero Geedaha Harka Ah #Macalin #0Bocoreey
6:34
Macalin Bocoreey
Рет қаралды 1,7 М.
NUUCYADA BASASHA EE BARRIGA AFRICA-TEE KAYDINTA KUHABOON?
22:01
Farm Somalia
Рет қаралды 2,9 М.
Calafka xoolaha( Fodder Production)
5:59
PARO Orgnization
Рет қаралды 2,1 М.
Hababka Ku talaalida Basasha ee Beerta Sidee Loo Maamulaa Aduunka
23:20
Sida Loomaamulo Nafaqada Abuurka Barbarooniga
16:22
Farm Somalia
Рет қаралды 3,9 М.