Waa Markaagii: Mohamed Omer & Abubakar Mohammed. Jigjiga- Somali Inspirations

  Рет қаралды 325,546

Nuun Inspires

Nuun Inspires

Күн бұрын

Пікірлер: 598
@umuanas634
@umuanas634 5 жыл бұрын
Kalsooni la.an waxba maqaban karti sikasta aa aqoon uleedahy lacag uleedahy cida igu raacsan like igu casuum
@soomanechannel8855
@soomanechannel8855 5 жыл бұрын
Saxiix
@amishamohamudaminamohamudj2653
@amishamohamudaminamohamudj2653 4 жыл бұрын
2020 waa markeygii💘🙏💓
@deeqa2700
@deeqa2700 3 жыл бұрын
Waan aamin sanahay walal
@Seki-Saed21
@Seki-Saed21 4 жыл бұрын
"Nolosha daawade haka noqon ee jilaa ka noqo." -mohamed omer
@NoName-kt1fo
@NoName-kt1fo 4 жыл бұрын
Yeah man ✌
@baroobar4040
@baroobar4040 4 жыл бұрын
Sax sxb
@ladancidid
@ladancidid 4 жыл бұрын
Ok
@cabdallaxallane6025
@cabdallaxallane6025 4 жыл бұрын
Sh.abuubakar horo usoco walal
@mowliidazhari3734
@mowliidazhari3734 4 жыл бұрын
@@cabdallaxallane6025 M,a
@carafaddeeqzishow8180
@carafaddeeqzishow8180 5 жыл бұрын
Mohamed omar he is my role model wlahi right now I’m studying public speaking and I wish to be like mahamed Omar and with better him
@mohamedsufigudle
@mohamedsufigudle 5 жыл бұрын
Muheydin ismail to be like him not say better than him
@twnm636
@twnm636 5 жыл бұрын
mashalah public speaking wuu wacan yhy zxp
@mostaphaothmanfarah589
@mostaphaothmanfarah589 5 жыл бұрын
Keep going bro you can do it
@mohaazamiin9895
@mohaazamiin9895 5 жыл бұрын
Muheydin ismail you can not be the next person but you can be on your own self
@ubahsaid5200
@ubahsaid5200 5 жыл бұрын
Alle hakula garab galo
@abdisalanaxmed5752
@abdisalanaxmed5752 4 жыл бұрын
Plz like isaar Waa markeygiye
@amiinnasir6446
@amiinnasir6446 4 жыл бұрын
Allah ha kula jiro wll
@BidhaamiyeMedia
@BidhaamiyeMedia 5 жыл бұрын
INTA WANAAGA JECEL (NEBI KU SALI )ILAAAHAY AJAR IYO XASANAAD HAYDIN KA SIIYO QOFKI KUSALIYA NEBIGEENA (NNKH) LIKE NA HA LAYSAARO PLZ
@ibraahimahayir5667
@ibraahimahayir5667 4 жыл бұрын
Scw
@fcsheekh3237
@fcsheekh3237 4 жыл бұрын
Scw
@aliyaapdukadir641
@aliyaapdukadir641 4 жыл бұрын
Scw scw
@asmacabdi7102
@asmacabdi7102 4 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@bureeqoabdi618
@bureeqoabdi618 5 жыл бұрын
Manshl wlhi farxad baan la qiiroda markaa arko qof somali ah oo hormar gaarey 👏👏👏
@twnm636
@twnm636 5 жыл бұрын
mashlaha wlo adiguna horumar ayad gadhaysaa
@Younis__Abdi
@Younis__Abdi 4 ай бұрын
Who is Still watching 2024🧠👍🏼😊
@FarhioBilal
@FarhioBilal Ай бұрын
Me 😊
@npa_player
@npa_player 3 жыл бұрын
Wlhi Hadii Aan Joogi lahaa Halkaa Waxa Laga Yaabi Lahaa in Aan Is Celin Kari Lahayn😇😇😇 Lkn Caawa Oo Ay Taariikhdu Tahy 23/1/2021/19:58⏰ Waxaan Halkan Idiinku Sheegayaa Inaan Go,aan saday in Aan noloshayda Wax ka Badlo Iigu Duceeya in Alle Igu Guuleeyo❤❤
@Anfac__anna
@Anfac__anna 2 жыл бұрын
Asc wll qoraalkaada waxaa kasoo wareegaty muddo 1 sano miyaad noloshaada badashay
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
@@Anfac__anna hhhhhh
@luulabdullahi793
@luulabdullahi793 Жыл бұрын
Asc walalo xage ku danbesay
@maxamadaxmad7378
@maxamadaxmad7378 6 ай бұрын
حقّق الله لك أمانيك يا أخي ، جعلك الله ناجحا. Saddex sano ka hor baad soo qortay wll Komantigaaga is badal ma samaysay? Hadii aadan sameynin hadda billaaw ILAAHAYNA tala saaro ,maxaa yeelay waxa laga yaabaa haddana 3sano kadib inaad ka qoomameyso , Cibaadadii laguu abuuray baa ugu muhiimsan wax lagu dadaalo number 1 , kadibna wixii kaloo kuu soo raaca ku darso.
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv
@Abdiazizmohshacenka-fe4uv 5 ай бұрын
3sano kadib. Bl kwrn isbadalka nolashada ❤
@skillsfootball4703
@skillsfootball4703 4 жыл бұрын
Waa malintaydi 19/1/ 2020😙😘😍 Waa markaygii waa malintaydi
@ismailtelloh9711
@ismailtelloh9711 3 жыл бұрын
Maka dhabaysay walaalo sagaL biloood kaso waregtee🥰😊
@dadamotivation4094
@dadamotivation4094 2 жыл бұрын
Ma ka dhabaysay 2sano aa lga jooga 😁😁😁
@nurkigurikastaoosomaliyed5495
@nurkigurikastaoosomaliyed5495 5 жыл бұрын
Ascw ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم ilaa mudo ayaan raadinaya guys am so happy to see dhalanyaraden iney fadhiga ka kacen
@abdirahman4654
@abdirahman4654 5 жыл бұрын
Maasha allah aadi ma ahan dhaliyarta waarun Waan aminsanahay nafteda waxan rajeena Aduun wanaag aqirana Jano
@farhancanada2239
@farhancanada2239 5 жыл бұрын
masha Allah
@senatordeni825
@senatordeni825 5 жыл бұрын
Maxamed omar wuxu kiciyey drenkeyga wuxuna itusiyey inan anigu ahey aniga hamigeygu wa inan noqdo ninki ugu horeyey ee Somaliya ee noqda world's richest man. Iyo hogamiyaha somalida cuzub waxan cawa inshallh usara kacaya si an uga dhabeyo labadaz riyo.👈👈
@suhaybadams877
@suhaybadams877 4 жыл бұрын
3 biloood ka bacdi, ka waran go'aaankagi hawshaadina sideebay kuuugu socotaa bal nooga soo waran senator
@haniabdiomar4896
@haniabdiomar4896 4 жыл бұрын
Senator Deni after 7month ✊
@ahmedhassan-ps1sv
@ahmedhassan-ps1sv 4 жыл бұрын
@MIDEEYE Official channel 8 months miyaa lagu gaadhi karaa worlds richest man waa may lkn waxan rajaynayaa inuu bar bilow fiican joogo
@nimcosayid958
@nimcosayid958 3 жыл бұрын
Maad gaadhay
@ismaaaciilcabdi9953
@ismaaaciilcabdi9953 3 жыл бұрын
Zxp numberkaga isodir hadii suurta gal tahay
@abdifatahmahamed3648
@abdifatahmahamed3648 3 жыл бұрын
Markan guulaysto kadib daaawanaya vedio waa markaygi ❤️😫
@honasti
@honasti Жыл бұрын
Masha allah rabi ha ku xafido
@badrihassan4954
@badrihassan4954 3 жыл бұрын
Maaanta waa maalintaydii allow Hamigeyga Rumeee🤲🤲🤲🤲🤲
@abdiwahidhassan8107
@abdiwahidhassan8107 5 жыл бұрын
Reer jig jiga uqira inay Cid walba jecel yihiin oo somaliya Viva jig jiga somalia
@سلطاناحمدمحمد-س8ش
@سلطاناحمدمحمد-س8ش 5 жыл бұрын
Jigjiga Ethiopia not somalia
@baabkajigjigaboyqumada8725
@baabkajigjigaboyqumada8725 5 жыл бұрын
Khader M'ed aniga aya reer jigjiga ah waxana amiinsanhy in aan somalia ka tirsanahay wara
@سلطاناحمدمحمد-س8ش
@سلطاناحمدمحمد-س8ش 5 жыл бұрын
@@baabkajigjigaboyqumada8725😃😃maalin cad bad riyonaysaye qofkastoo maskaxda ka fayobi wu ogyahay in jigjiga dawlada Ethiopia hoostagto marka ilaahy ba ka dhigee ku qanacsanow naftadana khiyaaliga kadaa
@apdikibarismael2316
@apdikibarismael2316 5 жыл бұрын
Oo somalia wll Yaa ku daray
@abdiwahidhassan8107
@abdiwahidhassan8107 5 жыл бұрын
Khadar mohed ader wa dhul daarood leeyahay anaa iska leh ilahay na kuma darine gaala kala qaybisay malin wan soo celinayaa aduu mxd ahyd
@princessfatushprincessfatu2241
@princessfatushprincessfatu2241 4 жыл бұрын
Xagen kala so xarira wll qali hami iyo rajo ayan leyahy sii an lataliyo kaga dhigto ado rali ahh xagen kala soo xarira 🙏🙏
@jinaanaden1569
@jinaanaden1569 5 жыл бұрын
Machalh machalh Abubakar Mohamed iyo maxamed omer Jazakallah khayra
@khadracabdi1772
@khadracabdi1772 4 жыл бұрын
Mansh Allah Alle cimriga hakuu barakeeyo Wxd tahay dhirigaliye wacan Wllky qli
@deeqamaal4769
@deeqamaal4769 5 жыл бұрын
Mohamed omar waxa dhly mclimkeygii cumar biology isago ardeyda la hdli jirin ayuu aniga igu odhn jirey Deeqa cdey Allaha cimriga ku dhereyo mclim
@bishaar2432
@bishaar2432 5 жыл бұрын
M.a
@dema6389
@dema6389 5 жыл бұрын
Malaha madaada ku fiicnaydana wll 😊🤗
@zhaaficitalazam3215
@zhaaficitalazam3215 5 жыл бұрын
Cumar biology waa maclinkaygi
@mawlidrashid4057
@mawlidrashid4057 4 жыл бұрын
Waa xagee jigjiga miyaa
@nimcoqoranemohamoud3487
@nimcoqoranemohamoud3487 4 жыл бұрын
MasahAallh
@qalanjadamadoow705
@qalanjadamadoow705 5 жыл бұрын
Shq abuubakar alaha nookaa xifdiyo hore usoco
@bahjamohamed6730
@bahjamohamed6730 4 жыл бұрын
Abuubakar waxwayn ayuukabadalay noloshayda halkaa kagawad
@bahjamohamed6730
@bahjamohamed6730 4 жыл бұрын
Waxaan ulajeedaa buuga kuraaxayso noloshaada
@nimcoabdi1022
@nimcoabdi1022 5 жыл бұрын
Mohammed Omer Osmaan 🤩keep going pro🤩
@manewarsama8746
@manewarsama8746 4 жыл бұрын
Yeaah inchalah i will go up bi'idnillah wa markaygi ❤ Thanks for everythings
@ramloabdiraxin7793
@ramloabdiraxin7793 5 жыл бұрын
codkaga ilahy ha ku barakeyo cumar faruq
@drsdeganahmed5421
@drsdeganahmed5421 5 жыл бұрын
Mnsha alh waaa markeygi yep 💪👊❤ Allah idn barakeyo ustad mohamed omar Sheikh abubakr Sheikh omar
@bilehaddi8826
@bilehaddi8826 5 жыл бұрын
Mashllh @Mohamed-Omer go forward
@khadiijamohamed324
@khadiijamohamed324 4 жыл бұрын
Dhiiro gelin qiimo bdn mohamed Omar aabahy samigiisa allah ybrk fiik Abuubkar mohamed sido kale adna barakow idim alle ❤ Rabi cimriga ha idin barakey dad na dhiiro geliya
@Dr_bahjaa
@Dr_bahjaa 5 жыл бұрын
Masha allh wallhi waxan ka faaiidey allhumdilllh abubkar maxamed Omar faaruuq Maxamed omar Allh ha idin xifdiyo
@salahsmsyoutuberchanel
@salahsmsyoutuberchanel Жыл бұрын
Mohamed omar is a Right person . Club for him . 🙏
@Maliksaid07
@Maliksaid07 Жыл бұрын
The year is 2023 and still iam waching this video❤️🥺
@sihaamabdirisaaq9302
@sihaamabdirisaaq9302 Жыл бұрын
Wllhi wàa hadal cajib ah naftada Amin
@KaatunMedia
@KaatunMedia 5 жыл бұрын
Wlll mahamed omar nin nolosheyda qayb weyn ka bedelay 👄
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 5 жыл бұрын
Adi is aamin markaa buu Aduunka ku Aqbalayaa!
@fatimamoha5095
@fatimamoha5095 5 жыл бұрын
Naciimo Sheikh Hassan runtaa taasaa nahaysata
@farhancanada2239
@farhancanada2239 5 жыл бұрын
zxp waxan rabaa inan wax ku qato hadal kaga masha Allah
@mumtazamiira710
@mumtazamiira710 3 жыл бұрын
اللهم صلي علي سيدنا محمد❤❤❤
@dhiirragalinaftaada9006
@dhiirragalinaftaada9006 4 жыл бұрын
MAXAMED OMAR REALLY MOTIVATION🔥
@aaziizarab2987
@aaziizarab2987 5 жыл бұрын
Waa markaygi💯
@xaajianelka415
@xaajianelka415 5 жыл бұрын
Daawashadey kumaaan khasaaarin xaqiiiq millions dimonds buu iga qiima badnaa waa dad ku dayasho muddan dunida cusub dadkii usoo kacay weeyi anigaygaa commentiga soo qoraya qayb baan ka ahay waanu yer kala fognahay uun mooye belgium ban deganahay cumar faaruq iyo abaker banu derisnahay dhanka xuduudaha wabilahi yowfiiif 🙏🙏
@iqroabdulahi5759
@iqroabdulahi5759 4 жыл бұрын
M.A
@halima-sacdiyaabdirahmaan9320
@halima-sacdiyaabdirahmaan9320 5 жыл бұрын
ما شاء الله با رك الله يا اخواني
@sundusbintuhassan847
@sundusbintuhassan847 2 жыл бұрын
Masha Allah Abubakar
@sadiodjibril1059
@sadiodjibril1059 2 жыл бұрын
Wow, amazing, l like it thank you very much.
@hodanhussein7869
@hodanhussein7869 4 жыл бұрын
Ilaahay caqliga iyo cilmiga ha idiinsiyaadiyo walalahay
@nasraibrahim527
@nasraibrahim527 5 жыл бұрын
Mansha allah mohamed omer iyo abubakar allah haidln xafidiyo cimri dheer alle haidin siiyo amiin dhirigeliyaal waxad bedesheen qalbiyo badan ❤
@nesrenahmed4871
@nesrenahmed4871 5 жыл бұрын
Rabi ha anfaco wanadiina جزاكم الله خيرا
@mohsied4462
@mohsied4462 5 жыл бұрын
Mohmed cumar waa ninki magacaygii hore iga badaly magacna ii bixiyay wlhi
@cilmibaromedia248
@cilmibaromedia248 5 жыл бұрын
Lakin maxay kudhacday inad ila hada magac laan tahy?
@farhanali8620
@farhanali8620 4 жыл бұрын
I love this it is so inspirational thanks guys
@saadaqmaxamed6138
@saadaqmaxamed6138 5 жыл бұрын
Masha Allah wllo u taagan diintooda & dadkooda runti waxyaabo badan ayaan ka faa iiday khudbadaan keep going good brothers
@invisible1414
@invisible1414 4 жыл бұрын
I like this brother I hope I meet him one day...I'm looking for this kind of people.....
@fardowsosheikh2854
@fardowsosheikh2854 3 жыл бұрын
masha allah allaha idin daayo mohamed and Abubakar somali motivationers keep going
@IkraanHassan-r5y
@IkraanHassan-r5y Жыл бұрын
Yes Maxamed cumar you are is my role model keep going my bro
@atharaliasmaali1736
@atharaliasmaali1736 5 жыл бұрын
Wallhi Abubakar iyo maxamad hadey isla jogi lahayan waxban yey bedeliLahayeen 👏👏👏
@iamsomalilander5485
@iamsomalilander5485 5 жыл бұрын
MoHmet omer osman 👊👊waa markeeni
@aliibrahimmukhtar7943
@aliibrahimmukhtar7943 5 жыл бұрын
Laba macalin ee aan jecelahay allaha idin dhawro
@yasmiincabdirahman1028
@yasmiincabdirahman1028 4 жыл бұрын
mash allah wapaheygah qaligah wan din jecelahy intah nolol jirtoh farxad iguh noldah
@AbdikarinahmedGanaye
@AbdikarinahmedGanaye 5 ай бұрын
Cumar xikmad dheeri ah Masha alh
@ahmeddahir4657
@ahmeddahir4657 5 жыл бұрын
Masha allah Mohammed Omar waaa mahdsnthy and sh.abubakra waa mhdsnthy
@farxiyosheekh2434
@farxiyosheekh2434 4 жыл бұрын
Masha Allah jasakallaah kheyr dhaman dhalan yarta noo faideesay
@dahirduco6020
@dahirduco6020 5 жыл бұрын
Mashaa allah Ustaad Max'ed Omar Iyo Shiikh Abuubakar
@abdullahiibraahim1941
@abdullahiibraahim1941 5 жыл бұрын
Be your self❤ Mohamed omar 👑 Abubakar👑
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 2 жыл бұрын
Maashaa Allaah BaarakaLLaahu Fiikum. Waa kulan da'yarta u fiican
@abdullaahisalaadhassan3797
@abdullaahisalaadhassan3797 5 жыл бұрын
Any1 knows less brown We got a great motivator like dst guy Keep going leader
@yahyealnajmi8
@yahyealnajmi8 4 жыл бұрын
Wa markeygii wa ballan ustad mahomed omer and Abubakar
@munaabdirisak89
@munaabdirisak89 2 жыл бұрын
Mnsh aallah arbakar
@xamdamaxamed2050
@xamdamaxamed2050 3 жыл бұрын
Woow woow it amazing word mashaaah
@suhaybadams877
@suhaybadams877 4 жыл бұрын
mashallah, waa guul dhiirii galiyayaaaaal somaliyed o afkaaga hoooyo kugu la hadlaya, jim rohn iyo tony robbins cidna uma baahna
@suhurhussein6980
@suhurhussein6980 4 жыл бұрын
Waa markagi beautiful words
@luryarsamo
@luryarsamo 5 жыл бұрын
Maashallaah shiiq Abubakar shiiq omer allah hanixifdiyo aamiin maashalaah
@cumarcabdirahman9096
@cumarcabdirahman9096 4 жыл бұрын
MashaAllah smiling machine Abubakar may Allah reward u in this life and in the hereafter amin u made me realize that I can became the best example in the whole world one day one time I will show who am Abubakar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁😁😁😁😁😁😁😍😍😍😍😍😍😍🎶🎶🎶🎶🎶🎵🎵🎵🎵🎵🎵🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😙😙😙😙😙😙😙😙😙😁😁😁😁😁😁😁😁😁😍😍😍😍😍😍😍🎉🎉🎉🎉🎉🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁🎁
@Axyaadunya
@Axyaadunya 2 жыл бұрын
is dhiibayashu ma guulaystan Guuleystayashu isma dhiiban😊✅
@aminashire1548
@aminashire1548 5 жыл бұрын
motivational speaker Mohamed omar keep u going love u❤
@shamsaasc9389
@shamsaasc9389 5 жыл бұрын
masha alah ale hidn xafido ale darti baa uu jeclahya abubakra iyo cumar iyo moxomed hore uu socd
@laftageelabadha5748
@laftageelabadha5748 5 жыл бұрын
Ree jigjiga farta taag
@ayaanabdirashidfunny9883
@ayaanabdirashidfunny9883 5 жыл бұрын
Manshallha ilahy haydin xiftiyo wllalayal dad qiimo leh baad tihiin Abubakar, Mohammed, and omer faruq alle haydin sharfo
@hamdasiciid4839
@hamdasiciid4839 5 жыл бұрын
Yeah is my time keep up mohamedOmara bukar
@abdisalamahmed5195
@abdisalamahmed5195 5 жыл бұрын
Masha allah Best somali motivators👊
@abdullahkadar2940
@abdullahkadar2940 4 жыл бұрын
masha allah waa puplic speaker an caadi ahayn..shiekh abubakar and mohamed omer..keep goin for ward
@faadumoabshir7143
@faadumoabshir7143 4 жыл бұрын
Masha allah wan idin jeclahay walalahay noloshayda wax badan ayad ka badasheen
@samaaleosman2556
@samaaleosman2556 4 жыл бұрын
We love 💓 Jigjiga ! ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@zamriyemohamed9596
@zamriyemohamed9596 Ай бұрын
الله أكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤
@dambeleofficial8159
@dambeleofficial8159 2 жыл бұрын
waa malinteyda 16/6/2022 qamiis waa malinteyda waa malinteyda allaha ila garba galo alle ayaa iimaqan asaa igarbatagan asaa i arkaya ilahow iiguulee🙏🙏🙏💪
@hawaahmed5580
@hawaahmed5580 4 жыл бұрын
Yaa salam abuubakar iyo muhamed markasta idin tageera markasta gulaysta dhiirigalintina sii wata mansha alaah
@sadiodjibril1059
@sadiodjibril1059 2 жыл бұрын
Mashaallah mashaallah tabarakallahl👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 🙏
@SalmoMaxamuud-h2f
@SalmoMaxamuud-h2f 9 ай бұрын
Keep going bro 💪 ✨ 👌 😊❤ ❤
@shankaroonmaxamed2118
@shankaroonmaxamed2118 5 жыл бұрын
Masha allaah jasaakalaahu khayr waxaadba moodaa inay muxaadaradani qalbigayga ka turjumayso allaah hanoo fududeeyo guusha aduun iyo aakhiroba keeb going my bloood
@xanaancabdirisaq8028
@xanaancabdirisaq8028 5 жыл бұрын
masha allh mowduuc muhiim ah runtiii
@hamdiabdi4641
@hamdiabdi4641 5 жыл бұрын
Masha.allah.waa.faraax. Sanahay.soo.daweyya. Walalihi.💜💛💚💝💗💖👍
@abwaangadhka903
@abwaangadhka903 4 жыл бұрын
Allaah ha sharfo shiikh Abubakar iyo Ustaad Maxamed cumar
@jimcaalekaabe3920
@jimcaalekaabe3920 5 жыл бұрын
Mohamed Omar alove you brother
@aishahassan4772
@aishahassan4772 5 жыл бұрын
masha Allah thanks sheikh Abubakar iyo ustaad maxmed
@faadumoaadan8302
@faadumoaadan8302 5 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi rajo fiican baaa igashay markaaaaa Vidowgaan Dhageystay Rabow idin xfd oo idin brke dhmn tiin wlhi hami iyo rajaad na galiseen wlhi Mashallaah Wlhi waa Qaatay taladiina Quruxda bdn Aad i siiseen wlhi waa Qaatay maanta Waana ka dhabeeyn wlhi Inshallah 🙏🤲. Waxaa Ahaa Adoon Rajo dhigta Markey xaalku Ku Adkaadaan wlhi😭 Lkn Waligeey ma raja dhigi Doono Maanta laga bilaabo Inshallah 🙏🤲🤲🤲🤲
@drsnuurahirsi1927
@drsnuurahirsi1927 3 жыл бұрын
Mansh allh wllo abuubkar alleehku xifdiyo Jano fardas handgun bulsreyo adiig iyo famliiga
@fatimafariido6527
@fatimafariido6527 4 жыл бұрын
masha allaaah ustaad mohamed sheikh Abubakar jazakallaaah Qeyr
@كنقريبااليالله
@كنقريبااليالله 4 жыл бұрын
waaa markaygii and that is right 9/2021 ☝️💯
@muhuboidle2333
@muhuboidle2333 2 жыл бұрын
This is amazing ManshaAllah
@DekaOmar-ps2mr
@DekaOmar-ps2mr Ай бұрын
Je peux pas écrite le somali me je vous comprends bien et merci beaucoup pour cette vidéo ❤❤
@laylasaleeban3014
@laylasaleeban3014 5 жыл бұрын
Mansha Allah alle Hayden xifdiyo
@bashiraldalali
@bashiraldalali 2 жыл бұрын
msha allah marti aad noogu qaaliya omer faruuq abubakar & mohamed omer
@abdixunduble77xunduble17
@abdixunduble77xunduble17 5 жыл бұрын
Manshalaha sheekh Abu bakar iyo Mohamed omer ilaahay ha xifdiyo waan badalayaa qorshahayga manta wixii loogaaray
@yuusufjaamacyuusuf3609
@yuusufjaamacyuusuf3609 5 жыл бұрын
Abdixunduble77 Xunduble kk
@kunkaroon8399
@kunkaroon8399 3 жыл бұрын
Mohamed omer🥺💖💖💖
@hanaabdikani9648
@hanaabdikani9648 4 жыл бұрын
Markan dhagysto mahamed omar waxan xasuusta wajibadkayga ugu horayso in aan noqodo Dr dhaba oo calimiya oo maanta utaganahy in aan dadka bad baadiyo isoo duceeya
@deeqa2700
@deeqa2700 3 жыл бұрын
Waag gaadhi karta
@sultanyussuf7100
@sultanyussuf7100 Жыл бұрын
I love the to of you❤❤❤❤
@shabeelshabel8464
@shabeelshabel8464 4 жыл бұрын
Masha allh wll lahy qaliga ah an jecelahy ila hy hayna xafido dhaman teen aammin
@بلبا-ح1ي
@بلبا-ح1ي 10 ай бұрын
haah diir ahy wllhi Wxbadn wllhi mash aallh ❤❤❤❤😢
@bilanbilanbahdoon9601
@bilanbilanbahdoon9601 4 жыл бұрын
Masha allah wllo Allah Aidin xiffiyo
@mahamuudcabdiqaadir.boorle5086
@mahamuudcabdiqaadir.boorle5086 Жыл бұрын
Maasha allaaah abubakar libaax baa tahay alle haku xafido
Aamin Karidaada - Mohamed Omar - Jigjiga University - Somali Inspirations
1:10:24
Ha Murugoon (1)-  Ku Raaxayso Noloshaada ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed
37:08
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 80 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 32 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,2 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 59 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
"DHAQANKA SOOMAALIDA: SOOYAALKA IYO SAAMEYNTA CASRIGA AH" USTAAD MUXUDIIN
9:18
ABUBAKA IYO CUMAR OO IGA YAABIYAY....
24:13
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 141 М.
BUUNDO: EP 1| Abdihakim Mohamed | CEO, Hadiid Industries
36:41
Mohamed Omer
Рет қаралды 108 М.
Wareysi gaar ah oo qosolbadan ᴴᴰ┇Abubakar & Omar
24:07
Abubakar Mohammed
Рет қаралды 23 М.
Tababare Maxamed Cumar Cismaan Talooyin Cajiib Ah.
30:27
Giirre Media
Рет қаралды 72 М.
MOHAMED OMER-ETHIOPIA
48:26
Mohamed Omer
Рет қаралды 64 М.
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 32 МЛН