NUUR DALACAAY TOOGDHEER TORONTO 18 MAY MUSIC VIDEO DIRECTED BY JUNDI MEDIA

  Рет қаралды 2,057,723

Jundi Media Pro

Jundi Media Pro

Күн бұрын

CAMERA BY JUNDI MEDIA
EDITING BY JUNDI MEDIA
Hoyga Murtid & Madadaalada Subscribe, Share, Comment, Like our facebook page / aqlivideopro

Пікірлер: 671
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Waa erayadi *Maxamed Warsam Haadraawi* Ninba waxuu ku taamaa ama hees ka tiriyaa tixo gabay ku sheegaa halka lagu talaalee hawadiisu taallee uurkiisu tebeyee, dumar taan ka sahansaday waa gabadh Togdheeroo Maxamuudi tooxwayn saddex-qayd ka tolatoo tusbax luqunta gelisoo tafta daraya-muuskii taakiyo badh muuqdoo dhaxalihii tarraxayoo sida boqorad taash xidhan hadalkeeda tirisoo hadba erey tukubisoo todobaatan jeerbaan soo toosay xalayoo Sidaan timo haldhaaleey ugu tebey hurdada xalay anigaba Togdheerbaa tusku iiga muuqdaa. Ninba wuxuu ku taamaa ama talal ku sheegaa ama gacan ku taabtaa halka lagu taftaafee Burco waxay ku taalaa xididdada tin iyo cidhib tebinaaya dhiigee hadba dhan u talowshee dayax taabba-qaadoo toban iyo shan joogiyo xidigaha tartamayee isku taxay dushiisaa tahan iiga hirayoo Tusmo barashadeediyo taltallaabsigeediyo taratarinta laafyaha meeshay i turuqdiyo tawstey i gelisaa igu sii tarmaysoo, sidaan timo haldhaaleey ugu tebey hurdada xalay anigaba Togdheerbaa tusku iiga muuqdaa. Tuke bari ka yimibaan tusay boogahaygoo u tilmaamay beeshoo tebi idhi dhambaalkii; taarkii ma geynoo isma tarin dedaalkuu u tabaabulshaystoo taab-gaabnidiisey naftu xadhiga towseed ugu turunturootoo latawaacaysaa. Miyuu tuuray hadalkii? Miyuu tiray jacaylkii? Mise tulud raqdeeduu ugu taaganyahay geed? Mise wuxuu tukanayaa faral iyo Taraawiix? Mise wuxuu taraarkii kala dhacay Tabciyo Sheekh? Sidaan timo haldhaaleey ugu tebey hurdada xalay anigaba Togdheerbaa tusku iiga muuqdaa. Reer burco waan idin jecelahay aptiyaaL😍👑 from *Laasacaanood* 🏘
@jamaalrasta1179
@jamaalrasta1179 3 жыл бұрын
Thank you
@zamzamjacfar2440
@zamzamjacfar2440 3 жыл бұрын
🤎🖇👸🏻🥰
@abdifitahhussein3315
@abdifitahhussein3315 3 жыл бұрын
Wan jeclhy wlhi somali land in ey noqoto wadan madax banan ka hawiye ahaan
@MohammedAli-rr2bw
@MohammedAli-rr2bw 3 жыл бұрын
Love u to abt💓 💗
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 2 жыл бұрын
@@abdifitahhussein3315 adiga naftada ka hadal😏
@fjnaaji1732
@fjnaaji1732 5 жыл бұрын
Wixii dhiig Somalilander nimo ah KU jiro like ta ha igu qabtaan allow wadankayaga noo barakee ameeen💪💚💭♥️
@azmaawil2466
@azmaawil2466 5 жыл бұрын
AMEn wllshy qli
@shakirahmedcn8897
@shakirahmedcn8897 5 жыл бұрын
Amiinyarabi
@harguees
@harguees 5 жыл бұрын
Amiin
@hamdiabdullahi5476
@hamdiabdullahi5476 4 жыл бұрын
Solmalilandhr ma ihi waana kufaraxsanahay somli
@akramhaji1930
@akramhaji1930 4 жыл бұрын
aaamiin aamiin sxb ❤❤❤💬🗨🗨🗨💚💚💚💚💚
@naimocadey1595
@naimocadey1595 4 жыл бұрын
Leesma xaqiro dd nasaba oo aan jeclhy i am puntlander🇸🇱 happy 18 my wlaalhyga soomalilander
@ycyhargeisawi8942
@ycyhargeisawi8942 4 жыл бұрын
Thanks sis me two wlhi somali waa dad wngzn ❤️
@hafsaahmed2781
@hafsaahmed2781 3 жыл бұрын
@@ycyhargeisawi8942 hhhhhhhhhhhh mahee🤔👌
@zharmavicdelta9504
@zharmavicdelta9504 2 жыл бұрын
@@hafsaahmed2781 XazarDaad wado Wmxay gaPadHeey🤣🤣🤣
@hamzeofficial3133
@hamzeofficial3133 5 жыл бұрын
😍😍reer burco cizi iyo sharaf ku noolaada gobolkii gopta 😍✔💯🔴🐇🌳😙togdheer wllhi one love 😍😍
@raxmaali3516
@raxmaali3516 4 жыл бұрын
Sido kale wlll
@SafaMohmet-lq1nc
@SafaMohmet-lq1nc 8 ай бұрын
Mahad sanid wlal hadan nahy hablihii together wan ka qadanaye❤😊
@hal-tusmedia8030
@hal-tusmedia8030 Жыл бұрын
Ereyadii hadrwaawi iyo hadyadii uu uga tagay magaaladiisii burco. Alle how naxatiisto
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 3 жыл бұрын
Wani jecelhay réer burco heesta daarteyd yani jeceladay walahi hees macan riinti big love réer burco from jabuuti🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@mounakaaba6846
@mounakaaba6846 5 жыл бұрын
Dhiiga hashaqeeyo Somaliland alle iga dhaliyay mahadleh my home burco inan tayda kolkeed noolada 😍😍😍😍 guul happy 18 may💕💕💕💕💕
@shirwacaden5037
@shirwacaden5037 4 жыл бұрын
Burco,Togdheer - Waa wadnaha somaliland,haddayna ruuxa bini-adamkii wadnaha lahayna m noolado. Qarankayga somaliland & Dadkaygaba alle ha ka ilaaliyo dhibaato
@aayowmohamed4117
@aayowmohamed4117 4 жыл бұрын
Waad qasaarty
@mounakaaba6846
@mounakaaba6846 4 жыл бұрын
@@aayowmohamed4117 ilahay ku qasaari waa bil ramadane
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
Bourco nasab waaye 🇭🇺✅
@_s8895
@_s8895 4 жыл бұрын
@@aayowmohamed4117 ina dhilo
@municadiomondofficial3581
@municadiomondofficial3581 4 жыл бұрын
Reer burco l❤ove from lascanood❤
@MohammedAli-rr2bw
@MohammedAli-rr2bw 3 жыл бұрын
We love u lascanaad abt
@stilldontknowmyname2295
@stilldontknowmyname2295 5 ай бұрын
I'm here 2024 , markaan Burco uxiisaba heestan kutuurta i miss my hometown ❤❤❤❤
@nimcomuhammad
@nimcomuhammad 2 ай бұрын
Fiemf8r😅😅and 😂😮😂😮😂😮🎉😮🎉🎉😮🎉😮🎉😅
@zamiyazweet2783
@zamiyazweet2783 5 жыл бұрын
Manzha Allah Dhiiga iidhaqaaqey Dalkygiii horumar wacan Togdheer 💚👀❤✋
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
zamiya ninka waa maney jacelkisa gobaal dhan buu siiseyey libaax dheh
@luckyforyourself6617
@luckyforyourself6617 3 жыл бұрын
Kkkk
@msslucky123
@msslucky123 2 жыл бұрын
@@luckyforyourself6617 maxad ku qosli
@mohamedsalahisse7900
@mohamedsalahisse7900 3 жыл бұрын
Reer Burco gobonimo cisi iyo wanaag kuwaara insha allah ❤️ From Ceerigaabo Warsangali
@khadarsaliid3131
@khadarsaliid3131 2 жыл бұрын
Ereyada hadraawi Codka oraginal muse ismacil Qalinle Codka imika nuur daalacay
@hamzaabdiwahabibrahim5143
@hamzaabdiwahabibrahim5143 2 жыл бұрын
MAHADSANID WLLO FROM HAYADAA
@ayaanclaahi5055
@ayaanclaahi5055 Жыл бұрын
Wllkay
@caqiljafaal2758
@caqiljafaal2758 8 ай бұрын
Horgal bd thy reerka magaca udhig
@caqiljafaal2758
@caqiljafaal2758 8 ай бұрын
Horgal bd thy reerka magaca udhig
@boqoradasomalilan1825
@boqoradasomalilan1825 5 жыл бұрын
walhi markan heesa wadaniga dhagaysanayo wan iska qirooda allawn noo dhawr dalkena 😭😭😭😭😭😭💚🗨❤ my wadankayga aan aduunka ugu jeclay 🌹🌹🌹❤ burco baladkaygi
@sihaammohamed5616
@sihaammohamed5616 4 жыл бұрын
Allow barakey rer Somaliland 💚🤍❤️ from Mogadishu ❤️❤️❤️❤️
@hmhfootball276
@hmhfootball276 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll from Hargeisa kal io laab baan kusoo salamaya
@sihaammohamed5616
@sihaammohamed5616 4 жыл бұрын
@@hmhfootball276 adaa mudan wll qali ❤
@queencanab3204
@queencanab3204 3 жыл бұрын
@@sihaammohamed5616 dddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddddd
@Ugbaadmawliid
@Ugbaadmawliid 3 жыл бұрын
thank you sister alow kudaah💋
@sihaammohamed5616
@sihaammohamed5616 3 жыл бұрын
@@Ugbaadmawliid aamiin elli🥰🥰
@suweytacali6468
@suweytacali6468 3 жыл бұрын
Reer somaliland💚🗯❤Dadan Jeclahay😘Siiba Reer Burco❤Poqortooyo Noloda From Puntland🇸🇱❤
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 3 жыл бұрын
Alle haku sharfo from burco💚😍
@suweytacali6468
@suweytacali6468 3 жыл бұрын
@@asiyaahmed5182 ♥Sido kale wlal qali
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 3 жыл бұрын
We love u sidoo kale wll
@hamzaabdiwahabibrahim5143
@hamzaabdiwahabibrahim5143 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo From Duriyadi Isaaq Burco
@samadonka1028
@samadonka1028 2 жыл бұрын
Habar jeclo Io Habar Yoonis Waan idin SalamaYaaa Heestaaas Caadi maaha we Love Reer Burco From Darawiishta ❤️
@hanadcabdi5752
@hanadcabdi5752 Жыл бұрын
Wllhi xabad kugu dhufan from hargaisa
@samadonka1028
@samadonka1028 Жыл бұрын
Comment waa idinkala NoqdaY Shubaa Idin dhashaY Idoorow 😂😌
@qayovictaa390
@qayovictaa390 Жыл бұрын
​@@samadonka1028 gala dagaalka😂😂😂
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 10 ай бұрын
@@samadonka1028 dhilladii ku dhashayba ayaan xabad suuliga kaga soo saaray
@deeqadeeqa10
@deeqadeeqa10 5 жыл бұрын
Wlhi waan jidhiidhicooday 😍😍😍hadii cawa qof somaliland wax ka sheegayo arki lahaa waan ku shihiidi lahaa 😂😂😂😂😂😂ilahow ha na tusin
@upd_risakqalp-dhay5570
@upd_risakqalp-dhay5570 3 жыл бұрын
Waad ruwaayadaynayzaa😂😂😂😂
@barwaqomohamed3679
@barwaqomohamed3679 3 жыл бұрын
@@upd_risakqalp-dhay5570 😂😂gormad so jawabTey wa goorma
@raxmaaxmed6329
@raxmaaxmed6329 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@nimcoabdi4621
@nimcoabdi4621 3 жыл бұрын
Welcome wll o
@nimcoabdi4621
@nimcoabdi4621 3 жыл бұрын
Welcome 8to 878th come
@hanaanyasin609
@hanaanyasin609 5 жыл бұрын
Happy 18 may baa leyahay Dariskeena , Walaalaheena Somaliland farxad kunoolada abidkiin. From putland 🇸🇱
@hoodocabdiabdi6373
@hoodocabdiabdi6373 5 жыл бұрын
Adiguna farxad kunolow
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
Noolow gacalo intaa iyo in la mida
@cadamiproudsomalilander1338
@cadamiproudsomalilander1338 4 жыл бұрын
Jiroo jooga puntlands
@sihaamhassan8053
@sihaamhassan8053 4 жыл бұрын
noolow walaal aduguna intay nololi jiirto
@aliabdule8387
@aliabdule8387 4 жыл бұрын
Bal jareertan eega o yaka bahan,adoon wa adoon
@warrenjones6793
@warrenjones6793 5 жыл бұрын
Hablaha duriyada waa geesiyin meeshay kaxigan dad ayaa. Kajira nolada mansha allah burco dad shidan weye 💪💪💪💪💪💪🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪💪💪💪
@اميرهمحمد-ه4ط
@اميرهمحمد-ه4ط 4 жыл бұрын
Thanks.wll.
@shamisqurux8176
@shamisqurux8176 4 жыл бұрын
ام عامر adigana maila daawaneysa kaligey ayanba moday inan luuqan jooge
@sacadosman2432
@sacadosman2432 4 жыл бұрын
Only inta gobolka raga kasoo jeeda like halagu qabto
@ismailabdikaariye819
@ismailabdikaariye819 3 жыл бұрын
My kids are from burco
@mustafefaarah1900
@mustafefaarah1900 4 жыл бұрын
Yaa dawnaya 2020 from Burco Wr canda ma reer burca ku wada NooL amizing🖐❤
@redroses4071
@redroses4071 4 жыл бұрын
I am watching from 🇫🇰 miss my home town burco
@eriksune8497
@eriksune8497 3 жыл бұрын
Mayee buuqaanu raacinaynay pro 🥰
@naimomoalim8154
@naimomoalim8154 Жыл бұрын
Www Reer Burco waa Dadka aan ugu jeclahy Dadka somalilandrka ah from muqdisha🙏🇸🇴
@queenoftheyear2477
@queenoftheyear2477 2 жыл бұрын
Wiilasha reer burscaadka iyo janaba waa loo shaqeestaaa from mudug si baan u jeclahy wiilasha reer burco😋❤😍
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy 2 жыл бұрын
Sidoo kale walal waanu jecelahay hablaha reer mudug iyo mudug ba
@abdishukriragow8752
@abdishukriragow8752 4 жыл бұрын
Ilahay qabeeee somali maxamed dhulkan iyo dadkaa quruxda badan in ay somali kago ,an miyan aqbali karnaa walal somaliland big love from nairobi
@hamzaabdiwahabibrahim5143
@hamzaabdiwahabibrahim5143 2 жыл бұрын
Thanks bro From Duriyadi Isaaq Gobti Rer Burco
@aaminasultan3126
@aaminasultan3126 11 ай бұрын
Oo ma dad na neceb baan wax la wadaagna soomali oo dhan anaga bay iLaga nagu haysa sidii aanu geel ka dhacnay
@luckys.2287
@luckys.2287 5 жыл бұрын
Burco😍magaaladaydi bilnayd❤ Wallee meelina iilamasina❤
@abdirisaaqsalebaan2814
@abdirisaaqsalebaan2814 5 жыл бұрын
My qntydah Nlw wl
@sukhrahassanabdibacad9813
@sukhrahassanabdibacad9813 4 жыл бұрын
Dad faniya weeye reer somaliland wlhi ilove you somaliland dhiigay raacaday Wlhi waan qiiroday ❤🗯💚🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪💪💪💪💋💋
@skrtube237
@skrtube237 5 жыл бұрын
Wow amazing aadbaan u jecelahay hablahayaga reer burco from hargeisa one love somalilanders 💚💭❤
@akaniadam8254
@akaniadam8254 4 жыл бұрын
Togdheer love from Awdal🔥🔥
@raxmaaden7359
@raxmaaden7359 5 жыл бұрын
Nuur daalacay illaa yaraantyDi JecLa HesiHiisa❤💋 Long liFe Pro NuuR DaaLaCaY😙😘💖 💙💚💛 💜💓💔💕 💋💋❤❤
@mohmoudabdi3552
@mohmoudabdi3552 11 ай бұрын
Heesta aan ugu jeclahay togdheer ❤ gobta samaliland nolada inta nololi jirto from puntland
@farahjordan7744
@farahjordan7744 3 жыл бұрын
Waaw ina naag dir ahay faaan igu filan somaliland inolaada tolkegow 🥰
@74somer
@74somer 2 жыл бұрын
🥰 Wow beautiful song for Burco 💖 From Hargeisa with love 💕 Somaliland Hanoolaato 💝
@najaxsiciid6064
@najaxsiciid6064 Жыл бұрын
@nalkanish2403
@nalkanish2403 2 жыл бұрын
Walhi aad ban idin jacelhy from ogaden waxan idin ka so slamaya uk reer burco ♥️♥️♥️♥️
@iLkacaseofficiall1
@iLkacaseofficiall1 Жыл бұрын
From burco ❤
@geenyoogadeen1641
@geenyoogadeen1641 3 жыл бұрын
Gabdh og ayaa idin salameysa heestan abtigey mcn ayaa dhagaysan jirey in lee ayadey ayaa xaga ah soomaalidu waa dad xigtiyo xigaal ah I love my dadkeygii 🥰🥰🥰
@ninismood123
@ninismood123 5 жыл бұрын
Alow farxada dadkayga uu siyaadi 💚☁️❤️
@Yousufmohamet8900
@Yousufmohamet8900 4 жыл бұрын
Aaameeen qaalidaydi
@apdijimcaaletube321
@apdijimcaaletube321 4 жыл бұрын
anignh togdheerpaaH tusku iiga muuqdaH♥️♥️♥️ asxan heestaaz dhiigY idhaqajisey loVe you burcoh from laascanod ♥️♥️♥️
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 5 жыл бұрын
al fanaan nuur daalacay iyo abwaankii heestaba mohamed ibrahim warsame {hadraawi} long life
@kifahmohamud7230
@kifahmohamud7230 3 жыл бұрын
Waa idib tagera isaaqow from dir❤💚💭
@mohazlly8758
@mohazlly8758 5 жыл бұрын
Adeer illahy haku daayo somalilander dhaba tahay #viva Somaliland
@Cazuuz
@Cazuuz 7 ай бұрын
Burco Home of legends.❤️ Hadraawi AHUN hees aan weligeed duugoonbayn ayuu bulshada togdheer uga tegay.
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
Waa hees aad iyo aad u caajiiba oo Abwaanka Sameeyey uu yahay mid aad u dhuuxay Suuganta Somaliyed iyo sida loo amaano gabdhaheena dahabka ah ... Gabadh Togdheer ... Sadax qeyd ka tolatoo.. sida Boqorad taaj xidhan .. Anigaba Togdheerbaa tusku iiga muuqdaa cajiib .. well done
@cabdiraxmaankaahiye5825
@cabdiraxmaankaahiye5825 4 жыл бұрын
Hadraawi❤
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
adeer hadrawi wa abwan somali .. laaakin diday in xabashi bilaa bad ah iyo imaarad yeesho saaamiga ugu badan dekada berbera
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
xabashidu waa in ay wajaale ka qataan xoolahooda.. dad u dhashay somaliland ka soo daabulaan berrera
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
xataa xabisha lagu qasbaa jaadka qaata kaluun iyo milix
@Somfox1
@Somfox1 4 жыл бұрын
IMPORT EXPORT RATIO
@abdinuur219
@abdinuur219 2 жыл бұрын
Somaliada qudha wexeda dhexdood ku dhamysta isaaq weey ( ♥️ isu tansusha ♥️♥️♥️)
@Apdishagta
@Apdishagta Жыл бұрын
Wallahy heestan wan iska jeclahay kamana daalo dhegeysigeeda hablaha ugu sharfta iyo quruxda badan somaalida waa hablaha burco from daraawishta❤❤
@mohamedshagax2524
@mohamedshagax2524 4 жыл бұрын
Sidii boqorqda taash xidhan hadalkeeda tirisoo hadab eray ta hubisoo ,sidaan Tima haldhaaley ugu tabay hurdada xalay anigaba Togdheerbuu tusku iiga muuqdaaa. Somalilander💚🌼❤
@Isaac088
@Isaac088 Жыл бұрын
burco Todheer somaliland gobolka raga waxaana kamid ah abwaan hadraawi رحمه الله mujaahid axmed siilaanyo Allah ha xafidee. salaan sharafeed ree todheer dhamaantiin waa inaadeerkiin isxaaaq from hargaysa from h awal sacad muuse❤❤ ❤👑
@queenkeyf5847
@queenkeyf5847 3 жыл бұрын
Illahey amarkii burco sigaara ayan u jeclahy rer burco guuleysta anoo gabar galmudug ah🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️😘😘😘😘😘👑👑👑👑👑👑👑
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 4 жыл бұрын
Gobolka ragga waa salaamantihiin
@najibmuseomar8821
@najibmuseomar8821 2 жыл бұрын
Aad baan u jeclahay heestaan xaqiiqdii. Reer Somaliland long live walaladeen😍😍😍. From Somaliland
@januarySl2024
@januarySl2024 4 жыл бұрын
Nolow Nuur Daalacey, Fanaanka Kowad Qaranka Jamhuuriyada Somalilaand. Allaah ha ku xafido
@abdulkadirmohamud6341
@abdulkadirmohamud6341 8 күн бұрын
Reer Burco Dadka waan ka jecelahay dad ka gobsan ma arag❤ From Burtinle-Nugaal-Somalia.
@drgaas1826
@drgaas1826 3 жыл бұрын
"Inan reer burco ban guursanaya idinka alle".❤
@ruwaydaqaali1137
@ruwaydaqaali1137 Жыл бұрын
Aniga ah dhalidki reer burco so ord aynu is guursane
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Wlcome duma❤💚💭🔥💃
@abubakarabdirahman2871
@abubakarabdirahman2871 2 жыл бұрын
All thanks to Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi for this beautiful song. Ilaahay raali hakaa ahaado adeero Hadraawi.
@faraxahmed4160
@faraxahmed4160 3 жыл бұрын
From sool guul burco iyo dhamaan Somaliland duriyadii
@boqoldhaanfuaad6265
@boqoldhaanfuaad6265 5 жыл бұрын
ax ax ax i kacay dhiiga i kacay
@abdiqanihussein7971
@abdiqanihussein7971 4 жыл бұрын
Nuur daalacay Abtigay
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Rer burco mesha ma jogan from Jigjiga gulaysta ❤️🙌
@raabiyare3065
@raabiyare3065 4 жыл бұрын
Heestan wan jeclhy wllhi gabadh qoor dheer oo reer togdheera ayn rbaa 😍from jigjiga boy
@nashadaliisse4869
@nashadaliisse4869 3 жыл бұрын
Soomaalind dariskayga an ku faano from puntiland❤❤❤❤❤❤❤❤
@mahametfigoh.
@mahametfigoh. 11 ай бұрын
Dhaxalka khaasa ee burco hadraawi uga tagay😢❤ allah unaxaristo
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 жыл бұрын
Best hees duriyadi rer isaaq from gabar abgaal ozmaan 👏
@asiaabdirizak8772
@asiaabdirizak8772 4 жыл бұрын
dhiga igu kaca heestan💯Togdheer “Burco “ gobalkaygi waa u xiisay intaan kasoo maqnaa ilhow nabad iyo cafmad igu gee. hakaas wxn ka arka wlshy iladhalaty nasra ❤️❤️❤️ burco wxy ku taal xididata tin iyo cidhib tabinaaya dhiga🌹
@boqorkatogdheer5051
@boqorkatogdheer5051 5 жыл бұрын
Gobolka togdheer gobolka gobolada ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Burco
@engxudeyficabdiraxmanibrah3216
@engxudeyficabdiraxmanibrah3216 5 жыл бұрын
Gobolka ragga
@mixiyodiinmahamed9782
@mixiyodiinmahamed9782 4 жыл бұрын
guuuuuuul.iyo.midnimo
@_s8895
@_s8895 4 жыл бұрын
@@mixiyodiinmahamed9782 🤣🤣🤣🤣
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Жыл бұрын
Gabar Habar yoonis ama habar jeclo ii raadiyaa ❤ from Apgaal ❤
@zamiyazweet2783
@zamiyazweet2783 5 жыл бұрын
Allow farxada dadkayga usiyaadi 😘😘😘😘😘
@hafsahaajicaydiid9492
@hafsahaajicaydiid9492 3 жыл бұрын
Gobolkii raga jiro jogaa Togdheer ❤ burco 💋😍😍😘
@juweeriaweedhzan4751
@juweeriaweedhzan4751 3 жыл бұрын
2021ayaan dawanaya ilove you somalind from burco gopolka raga🥰
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 4 жыл бұрын
Wn jiDHiDHicooda markazta oo aan heeztan DHagayzto❤ BurCo mai City❤❤❤❤❤❤👑 Hoyga PoQoradda❤
@abdirahmanmustaf2913
@abdirahmanmustaf2913 4 жыл бұрын
Noolaada walaalahay Reer Somaliland.. ❤️❤️❤️❤️ from GARISSA cadey
@i.ismael4330
@i.ismael4330 3 жыл бұрын
Hees iyo bar salaama baan leeyahay reer Burco Garowe baan idinka soo salaamin ❤️
@najmaupdalla9611
@najmaupdalla9611 2 жыл бұрын
Alla burco jecliya😭♥️ From puntland 😴♥️
@roobledaris193
@roobledaris193 2 жыл бұрын
Sidaad Burco u jeceshahay ayay Reer Burco kuu jecel yihiin, soo dhawoow. ♥️♥️♥️♥️
@najmaupdalla9611
@najmaupdalla9611 2 жыл бұрын
@@roobledaris193 Mhdsnd powe ♥️♥️
@abdullahiaden6920
@abdullahiaden6920 4 жыл бұрын
Reer burco big respeck.. from Bari Bosaso
@raabiyare3065
@raabiyare3065 3 жыл бұрын
Wa inan gabadh reer burco ah doonta from Jigjiga 🙌🙌🙌😍
@kowsarali981
@kowsarali981 3 жыл бұрын
Burco love ku ahay wlhi from muqdisho🇸🇴❤
@fatumaisse6805
@fatumaisse6805 Ай бұрын
Marka heestaan dhageysanayo rer burco inaan ahay baa is mooda wlhi lve you my dhiiga
@adnankafi4035
@adnankafi4035 4 жыл бұрын
Wan idin salamaya walaladay reer burco waa walalkin oo berbera idinka soo salamaya🪀⚾️❤️
@asiyaahmed5182
@asiyaahmed5182 3 жыл бұрын
Kaa qadneY
@boqoldhaanfuaad6265
@boqoldhaanfuaad6265 5 жыл бұрын
nuuur daalacay cimri dherer ayaan u rajinyaaa
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Burco Casimada Labad ee Dalka❤
@mohajama4925
@mohajama4925 3 жыл бұрын
Ragna erayadaa ayay ku heesayaan dhiiga ku dhaqaajinaya. Midna sharma boy iyo yaanyo shiishiid ayuu kuula imanayaa kkkkkk
@awoabdi555
@awoabdi555 3 жыл бұрын
Xaqiiq😂😂
@abdinasirhassanquresh8988
@abdinasirhassanquresh8988 2 жыл бұрын
Hhhhh walee ninka kamadan xishoon🤣🔥👌
@axmedcabdillahiaadan185
@axmedcabdillahiaadan185 3 жыл бұрын
we love togdheer from cerigaabo sanaag somaliland
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Inaderkay nuur jaamac aadan nuur daalacay ❤❤❤
@Little_D815
@Little_D815 5 жыл бұрын
maansha alaah guul iyo gopanimo umada aduunka ugu sharfata badan #somaliland abwaan hadraawi iyo nuur daalacay ilahy cimrigiina ha dheereeyo
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 5 жыл бұрын
Masha allah guul 😘😘😘😘👸🤴🤴💔❤❤💚💙
@sabonagisomaliland5469
@sabonagisomaliland5469 5 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi iyo inagoo dhan nuur daalacay afku kuma go'o HADRAAWI caafimaad taama cimri dheer iyo cibaado suuban shaydaan baan bukoon ilaahay swt caafimaad dagdaga ayaan uga baryayaa halyay nagu dheer Allah ha caafiyo Somaliland Allah ha barakeeyo aniga iyo intiina qoraalkaa akhtidaviyo waalidkeenba dambi dhaaf iyo jannatul fardawsa inta loogu bushaareeyo Allah haynaga dhigo Somaliland guul iyo gobanimo
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Somaliland waa magac aad ucusub marka la eego taariikhda uu wadankan Somaliland leeyahay waxaa horay loogu magacaabijiray dhulkii uduga iyo Cadarka iyo Bukhuurka ama afka qalaad Punt waa sida ay u yaqaaneen Masaaridii horee, halka Giriigii hore ay u yaqaaneen dhulkii Berbera waa halka uu kasoo jeedo magaca berbera xiligii muslimka amaba qarniyadii uu muslimku soo gaadhay geyiga Somaliland ama Afrika waxa looyaqaanay dhulkii Saylac ugu danbayntii xiligan aan joogno waxa lagu magacaabaa Jamhuuriyada Somaliland. Taariikhda iyo 18 may 1991 In ka badan 10 sano oo halgan hubaysan oo ay hogaaminayeen xoogagii jabhaddii SNM ka dib, waxay waxgaradka, siyaasiyiinta, aqoonyahanka iyo hormuudka qabaa’ilka iyo bulshada Somaliland ku heshiiyeen 18kii May in ay la soo noqdaan xorriyadii luntay 26kii June 1960. 18 May 1991kii waa maalin ku suntan taariikhda Somaliland, waa maalin jiilashii hore u ah xusuus, jiilasha danbena dhiirigelin iyo rajo, waa maalin ay ka badbaaday Somaliland inay mar labaad ku dhacdo god madow, waa maalin mudan in dib loo xasuusto taariikhdii madoobayd ee halgankii, rafaadkii, barakacii, iyo baa’bii ku dhacay bulshada Somaliland ee kasoo gaadhay Daaqudkii Afwayne Barre iyo Ciidamadiisi arxanka darnaa ee axmaqiinta ahaa, waa maalin mudan in la xasuusto kumanyaalkii halyey ee u duurgalay inay duliga ka dulqaadaan shacabkooda, waa maalin mudan in loo duceeyo intii ku geeriyootay halgankii dheeraa ee dalka loo soo maray, 18 May waa maalin mudan in laga farxiyo agoontii iyo dumarkii ay ka tageen halgamayaashaasi, ma soo koobi karno qiimaha ay maalintani ugu fadhido qarankan, iyo muhiimada ay leedahay. Somaliland waxay leedahay laba taariikhood. Taariikhdii ka horeysay 1991kii dibna ugu noqonaysa ilaa wakhtigii xornimada laga qaatay gumaystihii Ingiriiska 26kii Juun 1960. Taariikhda labaad ee Somaliland ayaa ah tan hadda socota kana soo bilaabaysa wakhtigii dib loola soo noqday xorriyadii luntay 1960kii. Somaliland waxa lagaga dhawaaqay magaalo madaxda gobolka Togdheer ee Burco 18kii May 1991kii, waxa Burco iskugu yimi oo go’aankanna wada qaatay dhamaan beelaha Somaliland oo ay ku jiraan kuwii aan ka qayb qaadan halgankii dib loogu soo xoreeyay Somaliland, Shirweynahan Somaliland lagu guddoonsaday wuxuu sidoo kale noqday kii ay beelaha Somaliland si rasmi ah iskula qaateen in loo wada midoobo sidii Somaliland looga midha dhalin lahaa oo nabad waarta loogu wada noolaan lahaa, shirkan waxa hormood u ahaa oo hagayay xubnihii Jabhaddii SNM, iyo golihii guurtida, waxa iyaguna lagu casuumay oo door muhiim ah ku lahaa madaxdhaqameedkii beelaha darafyada ee Somaliland, iyo siyaasiyiinytii aan SNMta ku jirin. Ilaahay naxariistii Jano haka waraabiyee waxa wakhtigaa gudoomiyihii SNM ahaana madaxwaynahii ugu horeyay ee Jamhuuriyada Somaliland marxuum Cabdiraxmaan Axmed Cali, waxaana ku xigeen u ahaa Xassan Ciise Jaamac oo isagu haatan nool, waxa shirka khudbado ka jeediyay Marxuum Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo Ilaahay ha u naxariistee marxuum Ibrahim Maygaag Samatar oo wakhtigaa ahaa guddoomiyihii golaha dhexe ee SNM iyo marti sharaf kaloo badan.
@deeqcade6936
@deeqcade6936 3 жыл бұрын
Hargeysa hormar badan o kheeyr badan ayaan idin rajeeynaaya muqdisho ayaa idinka soo salaamaaya abwaan maxamed ibraahim warsame Hadraawi ilhay ha inoo wada dhowro
@ahmedsaid4728
@ahmedsaid4728 Жыл бұрын
Wllhy heestan waan iska jeclahy gabdhaha burco gob weeye from daraawiishta laascaanood
@farxiyahusen2633
@farxiyahusen2633 7 ай бұрын
Yaa daawanaya burco championki qaadey ❤😂🔥
@maryamamohamed6104
@maryamamohamed6104 2 жыл бұрын
Love burco from koofur galbeed dumashiyaal isoo dhoweeya❤🥰
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 Жыл бұрын
sodhawow dumashi qali
@faromoha3101
@faromoha3101 3 жыл бұрын
So proud to hv husband from Burco ♥️♥️
@abdinuurxassan8867
@abdinuurxassan8867 2 жыл бұрын
Gbr iso radi anina wlly
@saynabcabdi1090
@saynabcabdi1090 2 жыл бұрын
Rer burco dad an jecelhy nolada guriga geesiyda ♥️from🇸🇱♥️
@saidahmed395
@saidahmed395 2 жыл бұрын
Among most beautiful women in this world waxa laga helaaaa togdheeer , Burco love from garowe puntland. Respect
@amenismael1555
@amenismael1555 4 жыл бұрын
Heesta burco wax udhiganta lawa wlhi burcooooooy jabogbn❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@mohammedengabdikarinmohamm5943
@mohammedengabdikarinmohamm5943 3 жыл бұрын
reer burco aad ayan idin jecel nahay xadan nahay BORAMA--REER NUUR
@mohametfoodofficial4797
@mohametfoodofficial4797 3 жыл бұрын
Burco gobolkii ragaah a idiin salmaya from Hawd baligubadle
@abdinuur219
@abdinuur219 3 жыл бұрын
waqooyi dadka ku nool wlhy inaan weligay sii daynen soomaliya idinkam marano walalyaalo Somalia hargysa ka maqan tahay waxab kuma meel ma ah
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
Hahaa sidaa halysakaga laalado wlle anaga waxba nagama dhibaysee Adna sida u dhibanow anaguna bila aqonsi an u ahaano Walalnimo iyo sheeko niicdasi 1960ki ahayde
@Ibra12886
@Ibra12886 2 жыл бұрын
Togdheer❤️ from Hiiran Baladweyn
@Mass998
@Mass998 3 жыл бұрын
Gobolka Ragga..... 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 💪 My hometown.... Love from Seychelles 🇸🇨
@apdikadiralidagel1373
@apdikadiralidagel1373 2 жыл бұрын
“𝑰nan reer Burco ban guursanaya inshallah ❤️🙏”
@hafsaaden9198
@hafsaaden9198 Жыл бұрын
Am not fromso as you called so somaliland but I like this song waan salaamayaa rer togdheer burca
@khadijagulied879
@khadijagulied879 5 жыл бұрын
Mansha Allah guuuuuul iyo gobanimo Somaliland Allow dhowra somaliland guuuuuul Happy Happy 18May dhamana reer Somaliland Allow no siyade nimcada iyo nabada Allow dhowra somaliland guuuuuul nurdalacey geeeeeesi qarana noolow magaca Ha jiro
@bbastudent7904
@bbastudent7904 4 жыл бұрын
Nuur xasan xuseen nuur qaran ilaahow ku barakee burco iyo hargaysa iyo berbera ilove reer sh isaxaaq and reer somaliland dhamaan
@abdirahmanmohamed2163
@abdirahmanmohamed2163 2 жыл бұрын
I played this song on 18 may party everyone went crazy 🎉🎉 burco gang for life
@xafsoali6877
@xafsoali6877 5 жыл бұрын
Nabad waarta ku noolada somaliland 😍
@xamdacawil5753
@xamdacawil5753 5 жыл бұрын
Nuur dalacay 🤴🤴🤴🤴🤴🤴👸👸💓💓❤❤💋💋💝
@aaminasultan3126
@aaminasultan3126 Жыл бұрын
Aamiin dhamaan teenba
@suhrizain4193
@suhrizain4193 4 жыл бұрын
Adeero waad itaababatay heestaado wlhi ii noolow cadawgaaguhajabo ibadan 😭😭😭😭❤❤❤
CABDIKARIIN CALI SHAAH HEESTA CALANKA OFFICIAL VIDEO 2020
5:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 5 МЛН
SHAPALAQ 6 серия / 3 часть #aminkavitaminka #aminak #aminokka #расулшоу
00:59
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,5 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 3,4 МЛН
NUUR DAALACAY HEESTII BURCO 2013
5:07
Xadhigle hadhigle
Рет қаралды 1,9 МЛН
NUUR DALACAY GARNAQSI 18 MAY TORONTO MUSIC VIDEO DIRECTED BY JUNDI MEDIA
5:05
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 3,9 МЛН
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 15 МЛН
Ahmed Rasta - Haybad waxaad Ku leedahay, Dhulkaaga Hooyo - Full Song
6:03
Madaale Productions
Рет қаралды 6 МЛН
Nuur Daalacay (Diigo ciyaaya) Best Somali Song 2012 HD
6:37
TheGobfilms
Рет қаралды 1,1 МЛН
HEESTII BURCO IYO NUUR DAALACAY
5:26
Xadhigle hadhigle
Рет қаралды 428 М.