Nuura Afcas iyo odaygan Oromka ah ee wadaadka sheeganaya ayaan soo shaaxidiyay

  Рет қаралды 10,748

Garaadsan Media

Garaadsan Media

Күн бұрын

Nuura Afcas iyo odaygan Oromka ah ee wadaadka sheeganaya ayaan soo shaaxidiyay

Пікірлер: 135
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Күн бұрын
Caqli xumada idoor iyo oromka ay soo kiraysteen hooyada shiikh nimada kacwas axmed godane alkhawirij Allah U naxariisto ku yeh cadaabta ayuu Ku jira khawarijka
@Raho339
@Raho339 Күн бұрын
SSC-KhaaTumo State🟦⬜️🟦🐎🔥✊
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Күн бұрын
Liiska maku dagaalantay kixkixkix yaa is gaadhay wali yaa is gaadhay😊😊😊😊😊😊😊
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Күн бұрын
Inangumeed Inangumeed dhalay ! Isaga qudhiisaa argagixiso no 1 ah,
@youngboy5293
@youngboy5293 Күн бұрын
Iidoor Shaah baa lagu dulcabay SSC rageedi baad tihiin
@MaryamAli-z1s
@MaryamAli-z1s Күн бұрын
Allah meeldaran kuudhig kanisheekh ma aha leekiin alxmdulillah maanta ilaah wuufashilyey oromkaa iyokuwo badan oolacaqliya
@abdulhakimsamater7309
@abdulhakimsamater7309 23 сағат бұрын
Guul Somaliland ..💚❤️💚.. Mashaallah
@MrOyusuf
@MrOyusuf Күн бұрын
1 gr gold = $82.63 x 7 =$578.41 USA dollar £62.55 UK pound
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Күн бұрын
GARAADSAN MAANSHAA ALAAH
@Umo580
@Umo580 Күн бұрын
SSC KHAATUMO NAAG DANBE O IDOOR GURSAN MAYAAN WAWAXA DHUL KEEGI UKMAQAN YAHAY
@Umo580
@Umo580 Күн бұрын
WAA QANIIMO OROMO LAKIRESAYA AF KAQADH MUUN SHEKH MATIHID SHEYDAAN BATAHAY
@shukrijama5399
@shukrijama5399 Күн бұрын
Waa oromo xuun sheikh maha
@faysalfaqay4376
@faysalfaqay4376 Күн бұрын
Sulekha cadey boqorada harti markale shaax haku hor cabin rerkan iidoor waayo way bahan yihin yeysan kugu dhajin❤❤❤❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 Күн бұрын
Odaygaan caqliga xun ee Sheikha iska dhigaaya waa kadaabul akbar. Waa isagaa khawaarij weyn ah.
@amalmohammed5944
@amalmohammed5944 Күн бұрын
Sheekh maaha waa majajilayste riwaayadihii waaberi ayuu matali jirey
@Raho339
@Raho339 Күн бұрын
SSC-KHAATUMO STATE🟦⬜️🟦🐎🔥💪
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Күн бұрын
Kani wadaad Maha wakuwii buushashka ku qayili jiray afkisa miyadan arkayn 😂
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Күн бұрын
Dhan in GODANE waxuu leyahay ALLE Hau naxariisto dhana dadbu ku edeynaya
@ismailmohamed5553
@ismailmohamed5553 Күн бұрын
Asc garaadsan qurux badan❤❤❤
@AxmadtayyibSaciid
@AxmadtayyibSaciid Күн бұрын
Wll midigta ku cab Ina adeer shaaha.Maashaa 'Allaah.
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Күн бұрын
Hooy dabacayuuneey digniintayda maqaloo Dulmi daa in baa yiri waa lagu duloobaa damacana ka sii daran🌺Taariiqda duuga dad waxaynu nahay gumaysi iyo dabadhilifkiisa dili jiroo doonaayo qaranimo Daraawiish ku caan baxay maantana danbaa tiri inaan doonto sharaftayda u dagaalamo deegaankii Laascaanood kuwa docda ka soo galee dooxaayo maatida aan dabo jaro doqomada🇸🇴🇸🇴
@womenpowerfamily1769
@womenpowerfamily1769 Күн бұрын
Alla beeerka inaader qli you are soo funny wlhi🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣😁😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣😂😂😅
@hirsifow2183
@hirsifow2183 Күн бұрын
Ninkan ina Godane u tacsiyadeeyey Interpol haloo diro , aduunka meelna ma aadi karo. Waa argagaxiso kalkaal.
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
@MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn Күн бұрын
Kkkkkkkkk reer before and after iidoor waalidii hore wareer udheer cajaa.ib waar reerku wax isdhaama maxaa loowaayay 😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q Күн бұрын
Hooyada was Kan shiikh maha miskiintan dahab 7garam 😅😅😅😅 dahab miya 😅😅😮😮😮😮
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Күн бұрын
Afka ayey furatey mida kale nimankan iyaga sodulay mida kale yaa idoorka ka ALSHABAB San hogamiye walba iyaga wigand waxaa laqabtey odayaal iyo dhalinyaro oo iddoor ah Marka yad kusheegi qawarij
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Күн бұрын
Gabadha qasqaski ba ka dhamaday😂
@samiaguled3886
@samiaguled3886 Күн бұрын
Cabdi Madoobe Waa Godane 2.Abaayo.50 Qof buu ku Dilay laascaanood Cabdi Madoobe . Maanta SOMAALILAND?
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Күн бұрын
Nuura Af mugdiyey . Muse biixi dorashada ayuuh idinku qasayah
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Күн бұрын
Kan waa saaxir wajigiis ayey ka muqataaa
@FaaraxAwcilmi
@FaaraxAwcilmi Күн бұрын
Xaqaa.uwarama..dhulbahante
@TripleA0825
@TripleA0825 Күн бұрын
Suleikha tan yar Jamaahiirta qaramanysa dhawaan aroos kala kacsan ayaa Buqdharkayn loogu dhigayaa 😂
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Күн бұрын
Jamaahiirta daasadan dhqda ah waxba ku falimayane 😊😊😊wax aan u diro ooy uqalanto waan waayay😊faysal bootaan baan la xidhaynaa😊😊😊😊
@TripleA0825
@TripleA0825 17 сағат бұрын
@@nasrohasan4943wadaamagoo baan kula aqala galayaaa ee iska daa 😂
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 Күн бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Күн бұрын
NUURA XOLAHEEDA LAGU CADAABYAAY NACAS👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v Күн бұрын
Oromka waan ku qoslaa wuxuu u haystaa inaan muuqiisa iyo aragiisa dhiigiisa iyo lahjadiisa lafahmayn 2 jeer baan daawaday baan fahmay inuu orom yahay
@malakaaay
@malakaaay Күн бұрын
laga baray ba laga badi 😂😂😂😂 qolada warka qaaadaaa waa mahadsanyihiin
@YusufNur-ce8qb
@YusufNur-ce8qb Күн бұрын
Tollow sheikh isaaq ay sheegtaaana ma saano kalu ahaa ??
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Күн бұрын
Kani wa oromadii Marka qofku dhinto u ooyijiray 😂😂
@asheekh15
@asheekh15 Күн бұрын
Adiga iyo inagodanaba ilaahay Jahanama idinku fogeeyo mujrim noocwalba ufoolxun
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 Күн бұрын
Holhol harti marku dhamado bay helaya 😊😊😊
@seed3966
@seed3966 10 сағат бұрын
🐒🐒🐒 Kani jaahilkii ugu xumaa weeye oo bilaa diina 🐒 waa jamhad snm khaainul wadaniina waana lasoo afjari in shaa allaah 🚶🏻‍➡️🥾🥾🚶🏻‍➡️🚶🏻‍➡️🥾🥾🥾🚶🏻‍➡️🚶🏻‍➡️🥾🥾🥾
@husseimali1139
@husseimali1139 Күн бұрын
Nuura-afcas quruxdeeda iyo dhalinyaranimadeeda ragga u hanqal taaga ayaan ka mid ahaa laakiin carmalo lasoo jilciyay ayaan hadda arkaa
@ladanilmi8237
@ladanilmi8237 22 сағат бұрын
gesiyyyyyyyyyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad nolow mashallah
@maryamisse6494
@maryamisse6494 9 сағат бұрын
Walaalkey soomaaliba uuma eka ninkaanu, Male waa itoobiyaan
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 8 сағат бұрын
Naakani oromka ueeg anisheekh uma aragno waaiskumid wayisku
@AbdirazakMahamudMahamed
@AbdirazakMahamudMahamed 4 сағат бұрын
Cimrigaa ha raaco❤
@SumeyaDahir-wq8od
@SumeyaDahir-wq8od Күн бұрын
Wll kaan oo kaale in ladhaageesto ayaaba qalaad ah😂😂😂
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 7 сағат бұрын
Garaadsan iwaran inadeer dumarka isaaq adaa u jawaabaya , xaga raga isaaq waan u jawaabaynaa
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 7 сағат бұрын
Kan shiikh maaha waa itoobiyan balaq loo tuuray oo hadal layiri idoor metelaya
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Күн бұрын
Kani oromo SNM markay dowladii somaliya ay ladagalamayse oo dowladii ay katirsanayen ay yirahden waanu ka goynay
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 9 сағат бұрын
Naakuwani malafteenagee badiinagee baa dhulbahantow iclaajkaa inigu uunbaa markahoraba yaqaanay
@ClrasaaqDucaale
@ClrasaaqDucaale 9 сағат бұрын
Naadhulbahante kaagaraadbadan dameerka habar awal raranay so jeelkakabuuxi soomaalidiid nabadiid
@ismailomar7962
@ismailomar7962 Күн бұрын
Dowladii soomaaliya baan dowlad kadhexdhisayaa ninkaleh naa waalan hadalkaa baa larabay inay khaatumo kuhadasho marwalna, lkn ninka baa keh somaaliland baan dowlad kadhexdhisayaa waa nin waalan waa yaab
@AbdirazakMahamudMahamed
@AbdirazakMahamudMahamed 4 сағат бұрын
Ceelka holhol ssc ayaa leh waa wax aan lagu helayn riyawayd
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Күн бұрын
Nuura afcas dulmi ayeey wax ku bixisay laakin waa lacag raadis u sheega jamahirta uguma sokeeso lacagtu 😂😂😂😂
@WANAAGAAYAADADKADEEQA
@WANAAGAAYAADADKADEEQA 9 сағат бұрын
ORANKOO TAG DHULKAAGA TAG
@abdi-risakmahamoud9940
@abdi-risakmahamoud9940 Күн бұрын
Halka garaam oo dahabka ahi waa 60$ 7*60 =420$
@Raho339
@Raho339 Күн бұрын
Nuuro Afcas Ma’Sidanbey U’Ekeyd Waawareey Gaajo Xooga Ayaa Kamuuqata Miskiina🤣🤣🤣
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Күн бұрын
Caaqil muuse-saamiri waa idin Halaagey, xaabada Naarta haydinka dhigto, Illeyn waa idinka caqli badiyee .
@MohamedGas-r1s
@MohamedGas-r1s Күн бұрын
SHARCIGA YAA DAJIYEY MASHARCI ISLAM MIYUU AH AHAA MASE QOOS DADKA KA KALE HANTIDOODA GUBA SIDA SAFIYA TUSMO DADKA INTA DAWLAD LOO SHEEGTO IN NOLOSHOODA LABAABIYO.
@qardho7720
@qardho7720 Күн бұрын
Wa fashilanyhay wadaadxume wa nocaas Waxa culumada ka siiyay😂xaaal Ahmed godane alaah ha u naxariisto madama isaaq yahya miyaa abdimadiwena wa khawarij madamu dhulbahnteyahy
@AbdirazakMahamudMahamed
@AbdirazakMahamudMahamed 4 сағат бұрын
Noolow aragsan❤❤
@Amira_lul
@Amira_lul Күн бұрын
Iidoor wey waasheen. Kan mooryaan gabadhaan dahabka u ii bisey mooryaanta. Gabadhaas habaejeclo duruuf baa ka muuqato. Maskiin maxaa waaley😅😅😅😅😅😅
@Saydaanlaaye
@Saydaanlaaye Күн бұрын
Khaayin ma kanafadwoon kara isagii ayaa futadiisii banaanka taal
@ummuisra6721
@ummuisra6721 11 сағат бұрын
Horta nuura af cas ma make up marsan jirtey mise way madoobayd kulahaa😂 7 garaam oo baa layga qaatay akhas kuwaasaa lacag noogu faana iiddoor gaajo
@FaaraxAwcilmi
@FaaraxAwcilmi 23 сағат бұрын
Garaadsaneey.tan.surkaa.kaga.taagantahay.ee.iskadhaaf
@AbdirazakMahamudMahamed
@AbdirazakMahamudMahamed 4 сағат бұрын
Waa nin walan waxba ha weydiun
@user-oe9ep9tx7z
@user-oe9ep9tx7z Күн бұрын
Kaani waa Oromo indro
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Күн бұрын
Reer ssc ayey ku ayaan qurbojoog ayaa lacag siisa
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t 23 сағат бұрын
Waa Oromo
@hasaanodawaa1354
@hasaanodawaa1354 Күн бұрын
Iidoorki kuwii culumada sheeganayey ayagiina ma iskeeneen waxay is qariyaanba
@Qooyskena
@Qooyskena Күн бұрын
7 garan waa 480 dollars
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 Күн бұрын
FAAN IYO BOOTO IDOOR GOORMAY NAGA DHAMAANAYAAN👎🏾👎🏾👎🏾👎🏾
@Gudbiye1
@Gudbiye1 22 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@shukrilibax
@shukrilibax Күн бұрын
Argagixiso snm baa ka koow ah asiga argagixiso koowad ah duqan 😂😂😂😂😂guuleyso inadeer zuleqo
@slandprince7210
@slandprince7210 Күн бұрын
Faqash marna qaxa marna faana laakiin maalintu Isaaq is raaco waa lagu kala baxayaa.
@AmedAmed-u3t
@AmedAmed-u3t Күн бұрын
Suleekha Shanahan wax naga is ii
@maryanali6192
@maryanali6192 Күн бұрын
Gabadha habarjaclo waa qurxoontahay lakiin tan waa ardo fishar is cadeysey bishimaha miyey durtey fuqa waa bararsan yahay
@bossman1024
@bossman1024 10 сағат бұрын
Dadmiya mise waa Dugan wuxu
@MrQawdhan1
@MrQawdhan1 16 сағат бұрын
waxaad inagu ceebeysay. Shaahanaad ka fururuq siinayso sxb
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e Күн бұрын
Waa 80$. Dolar 7. Garan odahaba maxay goysa.
@sahraarab5735
@sahraarab5735 22 сағат бұрын
7 garam 560
@abdulqadiribrahim2440
@abdulqadiribrahim2440 19 сағат бұрын
Naagtaan Dhulbahante Reer Baadiyo waaye wara Somali waxa ugu Tahirsan Habar jeclo iyo duduble Calshan Habar jeclo iyo Duduble Marka adiga Dhulbahante iska dhafe car Darood Lacag Leh sheeg Baahi Dileen yahay kkk
@nuurtocali6033
@nuurtocali6033 22 сағат бұрын
Ssc waaa argagixiso
@abobasement346
@abobasement346 Күн бұрын
Sorry in nocan munafaqan lagu shegoh wadad wuxuu lah mid yahahay kuwih lagu qabtay kon furtah waxaa ku cad in u yahahay munafaq dharku wato Garadsan Anigah waxaa lay xilsaray dhinacah cuntadah in aan ilaliyoh subaxinah waxan dhegaystah museh oromoh wuxuu Akhriyoh
@AWELIHAJIAWAD
@AWELIHAJIAWAD Күн бұрын
Garaadson =siilqadhmuun
@hodanc6255
@hodanc6255 Күн бұрын
Ninkan somali uma eka
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl Күн бұрын
Hal qori xitaa ma gooso
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m 19 сағат бұрын
Waayaab waadad wareersan
@user-ye7cz1xi5r
@user-ye7cz1xi5r 20 сағат бұрын
Kani waa orom abboo dhalay afkiisa ayaa laga gartaa
@CMG0607
@CMG0607 5 сағат бұрын
$1000 aud 7 g dahab 😂😂😂😂😂
@Raho339
@Raho339 Күн бұрын
Nuuro Afcaseey Kusoco🤣🤣🤣
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t Күн бұрын
Waa $87halkii gram
@xuseenfaarax1243
@xuseenfaarax1243 Күн бұрын
Naa waa naagta naa ka aMus gabadhan dulman dhiig baa ku fooldhaqNaysaane waa se,halka ay idin dhigto hacalaacalina
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 21 сағат бұрын
Ina godane ma u qalmaa in lo duceeyo? Gabaraay ⚠️ waran!!!
@faisahersi5370
@faisahersi5370 Күн бұрын
Lamayaabayo waa caqligooda isma dhaanto
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Күн бұрын
7 g oo dahab ah. Waa $ 300 . Po kaliya. Hbrt Jecelay. Xoolo u soo ururiya weey gajesan tahay. Been madow intu muse ka qaday wax ha ka siiyo. Tolkeyow u aruuriya wax.
@IsmaaciilApdilaahi
@IsmaaciilApdilaahi Күн бұрын
Siilkana free ugadh dahabkiiba dhamaaye😂
@bossman1024
@bossman1024 10 сағат бұрын
Wuxu muxu aha xagu ka yimid xawayankan warabahan
@UbahAbdirisakjusuf
@UbahAbdirisakjusuf Күн бұрын
Waxaas naag ayaa ka tahee shaqadii guriga iyo jidhkaaga ku mashquul
@makehilahmed3695
@makehilahmed3695 Күн бұрын
Kkkkkkkkkkk kan beenloow ma'ahee waa nin aan diin shaqo ku lahayn. Dadka diinta beenta ka sheega. Allaha awooda badan horu u sheegay. Nacaas kuwa ah.
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Will A Guitar Boat Hold My Weight?
00:20
MrBeast
Рет қаралды 196 МЛН
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 100 М.
Is peace possible with Netanyahu in Israel and Hamas in Gaza?
17:17
Channel 4 News
Рет қаралды 228 М.
AL-FANAAN AXMED CALI CIGAAL IYO WARAYSI XIISA BADAN.
30:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 59 М.
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
SHIRQOOLKA DILKII XILDHIBAAN SAREEDO GAROONKA MUQDISHO MAANTA (4547)
1:29:12
Riwaayadii Muuse Ordaaye marna guurguurte marna gaadhi riixaaye kkk
8:52
Waraysi Lala Yeeshay Cabdisalaam Hereri
33:27
Mattaanaha
Рет қаралды 146 М.
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20