Waraysi Lala Yeeshay Cabdisalaam Hereri

  Рет қаралды 146,700

Mattaanaha

Mattaanaha

Күн бұрын

Waraysi lala yeeshay Suxufiga weyn ee Cabdisalaam Ibraahim Hereri. Waxa waraystay Weriye Cabdillaahi Maxamed Cali

Пікірлер: 135
@nihaanaabdalla8909
@nihaanaabdalla8909 5 жыл бұрын
Wariye cod gar ah dagan xushmad iyo qarin mudan wxn aad ujeclahay banamijki hareri iyo hargaysa haayeehaayee haaayeee😍😍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻cimri dher allah kusiyo🙏🏻🙏🏻😙😙😙😍
@と同じと同じととあイもあ
@と同じと同じととあイもあ 5 жыл бұрын
Masha allah laba wariye een wariyayasha soomaliya ugu jecelay waa Illahay naxariistii jano haku arsaaqe cawke iyo cabdisalan hereri cimri dheer iyo caafimaad taama ayaan ugu ducaynaya cabdisalan
@somaliaafrica3314
@somaliaafrica3314 5 жыл бұрын
Abdisalaam Hareri waa wariye wayn oo sharaf kudhex leh umadda Soomaaliyeed, wax badan ayaa ka faa'iidaysaa barnaamijyadiisa iyo waraysiyadiisa. Waa nin aad ku qancayso siduu wax kuugu soo tabinaayo. Mashallah Allaha ku dhowro Abdisalaam Harari.
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 5 жыл бұрын
Haa wlhi qaabka uu wax u waraysto ayaan jeclhy wlhi
@abdihassan3836
@abdihassan3836 5 жыл бұрын
Abdisalam Hereri waa nin culus. Waa wariye qaali ah. Abdisalam waa nin runtii Somali dhab ah.
@طوبىللغرباء-ذ8و
@طوبىللغرباء-ذ8و 5 жыл бұрын
*c/salaam ibrahim Hereri nin runtii aad ucod macaan gaar ahaan waxaan aad ugu xasuustaa laantii afka somaliga ee BBC da👍👍*
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
WAA NINKII SOOMALI UGU SHEEKO FIICNAA HALYEY GII SOOMALI CABDISALAAN HERERI GEESI SOOMALIYEED AAD BAAN KUU SOO DHAWEYNAYAA masha allah 🇸🇴💕🇸🇴🌹🇸🇴💙🇸🇴🍀🇸🇴💚🇸🇴🌱🇸🇴💯
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 5 жыл бұрын
Waxan ahay Isaaq from Burco, Waanan jeclahay, Somalia iyo Somali oo dhan guul
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
banu haashim waa waajib inaan is jeclaano sida ilaahey iyo rasuulkiisa noo sheegeen walaale maxaan isku naxeynaa wixii hore siyaasad ayey Aheyd hada waan fahamney love y’all 💕🇸🇴
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
banu haashim ha i dhihin isaaq baan ahay ee i dheh soomali ayaan ahay masha allah reer isxaaq aad baan u jeclahay allaha ku jeclaado 🇸🇴💕
@z012y
@z012y 5 жыл бұрын
Taariikhda iyo xadaarada soomaalidu waa Jamhuurida Barakaysan ee Somaliland 💚⚽️❤️ Mxy ka sheekaynaysaa ??
@mustaphaabdalla5616
@mustaphaabdalla5616 5 жыл бұрын
Hush somalia aad sheegeyso bac ku qaado fucking somalia
@dr.cqaadirsheekhmuxammed5289
@dr.cqaadirsheekhmuxammed5289 5 жыл бұрын
cabdisalaan hereri geesi dadaalay dheh runtii waa shakhsiyad xariira oo role u model ah qof kastoo raba inu himiladiisa ka midho dhaliyo
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 5 жыл бұрын
Haaye haaye cabdisalaam hereeri illahayna ha u naxariisto Axmed cowke Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi
@z012y
@z012y 5 жыл бұрын
Taariikhda iyo xadaarada soomaalidu waa Jamhuurida Barakaysan ee Somaliland 💚⚽️❤️
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
May maaha
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 5 жыл бұрын
aad iyo aad hormuud weeye ale ha dhawro jamuuriyada barakaysan
@zainabmirreh4533
@zainabmirreh4533 5 жыл бұрын
Xadaarad iyo ilbax nimada waa dadkii somalida u horaysey reer somaliland gabi hanatod somaliland marka leyahay maha reer sheekhsaxaaq ee waa wadhamaantodo
@aliahmed867
@aliahmed867 5 жыл бұрын
Ismacil you are lie
@z012y
@z012y 5 жыл бұрын
@Ali Ahmed Taariikhdaa Tidhi anigu ma dhin adna ma badi kartid mxaad samayn 😂
@amalhappy4833
@amalhappy4833 5 жыл бұрын
cabdi salaan waxaan ku taageera haaaye haaaye haaaye so funny wallahi
@Xidigahasports6554
@Xidigahasports6554 5 жыл бұрын
C.salaam hareri wariye wayn ilaahbaa weyne
@gudiniyohangool2711
@gudiniyohangool2711 5 жыл бұрын
Mashallh aad ban u tagera weriyaha c/saln harweri dhamntin guulaysta guuul
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 5 жыл бұрын
Cabdisalan hereri Wariye Somaliyeed oo ruug Cadaaya waan kugu Faana bro Alle Cimriga ha ku dheereyo
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 5 жыл бұрын
Haaaye Haaaye Somali Legendary Journalist Abdilasan Ibrahim (Hereri) Hareeri Maah Waa Hereri😂
@msomahy9087
@msomahy9087 5 жыл бұрын
Wariye an jeclahay nolow hareeri abti
@engabdirahmanzhire1741
@engabdirahmanzhire1741 5 жыл бұрын
Msh allah axsan wariYe weeYe Abdisalaan ibraahim (hereri) IYo weriYe Abdillahi Ali Alle hYdin xafido
@turkiosman9684
@turkiosman9684 5 жыл бұрын
Aad buu u mahadsan yahay Cabdisalaam. Ninka wariyaha ee Cabdillahi aad buu u cod macaan yahay, hadalkiisa ma laha eray qaloocan, weriye ahaan wuxuu i xasuusiyey Cabdillahi Xaaji, Dhuule, Dalmer etc.
@jameswilliam5247
@jameswilliam5247 5 жыл бұрын
Haa xabiibi waa runtaa
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Ma xuma, waa wiil cod fiican, laakiin hadalkuu ka boobayaa Abdisalaan, xoogaa tabobara ayuu u baahanyey.
@khadijac9841
@khadijac9841 5 жыл бұрын
Maanshallh eeshcalaa wariye +wadani dhaba cimridheer iyo caafimaad iyo cibaado saalixa bi idnillah
@Shimba-uh2lx
@Shimba-uh2lx 5 жыл бұрын
Cabdi Salaan wariyahaan jeclahay. Allow ku dhowr. Madiino Muqdisho.
@cabdikofee
@cabdikofee 5 жыл бұрын
Haaye haaye you're legend
@thesouthsidegirl9463
@thesouthsidegirl9463 5 жыл бұрын
Mash Allah Saxafiga wayn ee Soomaliyed in badan qibrada waad noo haysa lakin wariyha ku waraysasnyna ayaa I yar degdegaya ama dhex galata adogoon jawaabta dhamayn waxan jeclaan laha kulanka danbe hadi eebe yirahdo in aad waqti siiso si aan uga faaidaysano waayo aragnimadisa. Mahasanid
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 5 жыл бұрын
Tariikhdu waa lama huran wana qubanaha adunka la ilashado oo qamusya lagu qora somali hadaynu nahay waynu iska nolana kadibna wixi ay ino noqoto ayaynu samyna kadinba iyadon tarikhdena laqorin ayaynu iska dhimana marka talo ahan dhalintenan danbe ee soo kacaysa waxan kula talin lahaa dadka somalida ee balka dahabka galay hala qoro ooy ka mid yihin culimada abwanada fananinta macaliminta iyo qarkle oo badan 🙏😍
@suldanabdirahman3970
@suldanabdirahman3970 5 жыл бұрын
Cabdi samalaam hereri iyo wetiye abdilahai aad b!ad u mahadasntihin waxaan ka mid ahey bulShada taagerita weriye abdisamalam ibarahim herriri ilhy haku xifdyo oo haku siyadsho cafimDaka iyo cimriga iyo weriye qaliya oo Noo surta geliyay in aan dawano muqLkan warriye abdilhi ilhy haku xifdiyo sxp 👏👏
@zakigafane4833
@zakigafane4833 5 жыл бұрын
Hereri nin odaya Best journalist
@cabdallecawilyoohiye5182
@cabdallecawilyoohiye5182 5 жыл бұрын
Cawke allaaya raxma codkiisu qaalibuu ahaa markuu madaxweynayaasha hor fadhiisto way gariiri jireen allaaya raxma
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 5 жыл бұрын
Masha Allah weriye cabdisalaan hereri weriye nagu qaali ah
@sahraosman1330
@sahraosman1330 5 жыл бұрын
Asc waxan waayey meelaan herari ka weydiiyo su aasha ah haaye haaye haye plse ii sheeg herari
@lil-kproduction1109
@lil-kproduction1109 5 жыл бұрын
Abdi,Salam hereri haaye haaye haaye you are legend❤😎
@kingkhalidliban674
@kingkhalidliban674 5 жыл бұрын
Abdi salan hereeri abahyba labo sano kaa weyn mohmoud ahmed liiiban my baba allah hayka daayo janadana haynagu kulmiyo
@cabdishakuursiciidcabdi3058
@cabdishakuursiciidcabdi3058 5 жыл бұрын
Maansha allah, Abtiyo aabbe alle cimriga haw barakeeyo. Cabdisalaan Hererina waynu sallaamaynaa ilaahay cimriga iyo caqliga haw siyaadiyo.
@fatmaali4968
@fatmaali4968 5 жыл бұрын
king khalid liban aabaha wariye miyaaaa
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 4 жыл бұрын
Cabdisalan Herari One of my favorite reporter
@baresuldaan9812
@baresuldaan9812 5 жыл бұрын
Masha allah roog cadaa so jiray sii jir dheh
@barwaqocawil2366
@barwaqocawil2366 5 жыл бұрын
Island ! I hope one day I will reach there (Island)
@engrismaelyusuf5683
@engrismaelyusuf5683 5 жыл бұрын
Bosaso iyo hereri goormaad soo dayn? Bosaso waxa ay noqotay magaalada 3rd ee Somalia ugu wayn
@ahmade.h5660
@ahmade.h5660 5 жыл бұрын
Qofki qorba jooga dardaaean ka aan siinayaa ah Intaad nooshahay dib ugu noqon mayside shaqsyso Ku xidhnoow dhulkaad katimi. Insha allahu
@nasteexo404
@nasteexo404 5 жыл бұрын
Wariyaasha atageero cabdisalaan hareeri aa kamid ah
@xujaale33
@xujaale33 5 жыл бұрын
Haayo haayo haayo allaa yacizak
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 5 жыл бұрын
Cabdisalan hereri halyey saxaafadeed
@moha6681
@moha6681 5 жыл бұрын
26 years ayad iga wayntahy legend
@bileawil6095
@bileawil6095 5 жыл бұрын
Wariyuhu waa dagdagayaa isagon jawaabtiba dhamayn abdisalan
@ahmedmuse2959
@ahmedmuse2959 5 жыл бұрын
Waa muhim arintaasi uusheegay taariikh raaca somalida ee sheegay hereri wayo ustarilia markay kasoodiyriyeen ayaan dawaday
@wadanisomaliyed9796
@wadanisomaliyed9796 5 жыл бұрын
Abdi Salaan Hareeri Oo Dadka Wayraystaan Ogaaye Maanta Maysa Giibaalagabilaabey Maanta?
@udug3417
@udug3417 5 жыл бұрын
Masha alah wariye weyn abdisalaan salaan gobed
@ajb7393
@ajb7393 5 жыл бұрын
Cabdisalaan waa nin aad u jecel runtii habeen aan siifogayn ayaan soo qaaday anigo uber wada aadbuuna ugufaraxsabaa in anigoo somali ahi aan sooqaado. Sheekaysanay haaaye haaaye haaaye. Libaax aysomalidu kudhaadato. Wariye cabdilahina waa wariyaasha aan taageero.
@ajb7393
@ajb7393 5 жыл бұрын
@Ken Gahayr kkkkkk gaheyr
@xaawomacalin3113
@xaawomacalin3113 5 жыл бұрын
Hareeri sibey abahey isugu eg yihiin allah unaxariistee
@fadumoali7402
@fadumoali7402 5 жыл бұрын
«Haaye haaye»
@user-bn3co5th2l
@user-bn3co5th2l 4 жыл бұрын
Mash Allah
@18maychannel23
@18maychannel23 5 жыл бұрын
Abdisalan markaan arko waxan xasuustaa saxiibkii axmed Xassan cawke alle hawnaxariisto.
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 5 жыл бұрын
“Are the legends true?” asked Cadmus. “Of course they are,” replied Pan. “We live in an age of legends.” ― Sulari Gentill.
@caydaruuscumar648
@caydaruuscumar648 5 жыл бұрын
nin culus cabdi salaan hareeri waan kutagera
@moealichanel4215
@moealichanel4215 4 жыл бұрын
Cabdisalam hereri Waa weriye cabqari soomaliyeed Maaha in uu waraysto wariye ku sheeg local ah
@saidojama1170
@saidojama1170 5 жыл бұрын
ABDISALAAN Hereri Wariye Rug Cadaa Soomaliyeed Ah Oo Sharaf Leh
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 5 жыл бұрын
Harire masha Allah Hafidullah
@user-bn3co5th2l
@user-bn3co5th2l 4 жыл бұрын
Waad salaamantihiin
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 ай бұрын
Cajiib
@abdulsalamderia4178
@abdulsalamderia4178 5 жыл бұрын
Mash Allah Rag adag ayaa kulmey rageeeeedi.
@Sihaam-oc7it
@Sihaam-oc7it 5 жыл бұрын
Wlhi waxan ahay isku magac sihaam ibrahim maxamed
@najiibdiini7668
@najiibdiini7668 5 жыл бұрын
Haye
@ifraxsanifraxsan9543
@ifraxsanifraxsan9543 5 жыл бұрын
Abdisalam herher nin sharaf leh
@jaysuguleh808
@jaysuguleh808 5 жыл бұрын
Abdillaahi sxb waxaad waraysigan Abdisalaan u qaaday si aad u xirfad iyo tayo sareysa.Aad baan labadiinava idiinka mahadcelinayaa waraysigan taariikhiga ah
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 5 жыл бұрын
Wariye qaaliya
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 5 жыл бұрын
Su,aal aan aad u jeclaa inaan Mar uun weydiiyo ayuu ii weydiiyay Lkn kumaan qancin.
@safiyayasin3305
@safiyayasin3305 5 жыл бұрын
MaxY ahayd suasha
@sirali579
@sirali579 5 жыл бұрын
Haaye haaye
@maxamadcabdi4763
@maxamadcabdi4763 5 жыл бұрын
wwwwwwww c salan alle hakuxafido
@hamsehussein8605
@hamsehussein8605 5 жыл бұрын
qui c'est marci
@ayanlehassan5031
@ayanlehassan5031 5 жыл бұрын
abahay ba isleegtahiin adeero abdisalam.
@inagulled9048
@inagulled9048 5 жыл бұрын
C.salan hareri aad ban utaageeraa siiba shekoyinka gagaban ee warka kuso dara ayaa aad iisiiso galiya
@binticali2421
@binticali2421 5 жыл бұрын
Maasha allaah
@charmarkeabdoulkader9751
@charmarkeabdoulkader9751 5 жыл бұрын
Cabdisalaam Hereri aad iyo baan ku salamaya . anigo ah reer jabuuti , runti barnamijyada aad baan u ga fa'idey , jabuuti ahan somaligu naxwiya kuma hadaloo dhalinyarada badan qarkood . waxaan aad uga qosla mararka qarkood , markaa a tiraa ereyga , haye , haye , haye . well done horow sooco walaal .
@abdulazizd
@abdulazizd 5 жыл бұрын
Hareri caadi maha codkisu waa heer sare
@zanaqabdaan3333
@zanaqabdaan3333 5 жыл бұрын
Cabdisalan hereri wan wada dhigan jirany schoolka faaran omar aniga ayaa ka yar wayna waxu ahaa will yar oo caato ah
@mukhtarbaadil
@mukhtarbaadil 5 жыл бұрын
53 jir !!
@nadiyanuur630
@nadiyanuur630 5 жыл бұрын
Barmaajika socdalka c/salaan runtii waan taageera
@maxamedofficial8990
@maxamedofficial8990 4 жыл бұрын
Wariye ciduu warystaba ay amaanto candi salaam hereri waxaan kaa codsanyaa inaad warysi iga qaadid
@comment1827
@comment1827 5 жыл бұрын
Wiriye c.slaan harari waa wariye aad somalida u jeceshahay alah xafido
@zuzuahmed980
@zuzuahmed980 5 жыл бұрын
Mohamed 3 hadu dadka somalida jacel yahay dadka lashaqen jiray muxu intas udhibay asxan uma samenin dadka ka shaqenjiray bbc da somalida
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341
@cabdiwelicalidhimbilabwaan8341 5 жыл бұрын
a song by a Jawan song in the language of kinsman and cafe katan k. Do not send the small fat baby x. and don't send the thin man who loves me to my brother. research should be done in different areas of society. how do you do k. men who kill women with their love x, and what else k. height and pride and obesity and leanness to identify the most easily damaged parts. give another example k. They are people in many countries who want to be racist to kill the pride of people like them in their countries and destroy their countries. Bread and lies are .x. It is true that those who practice these two should be limited to k. Do not kill me for the sake of a man you love and do not hurt me .x. and thou shalt not kill the woman whom thou lovest. find peace and stability x. seek justice and truth are the words of a poet 2/30/14/19 Send feedback History Saved Community
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 5 жыл бұрын
Haaye Haaye Waa ninka somali baray😂😂
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Allah yaa raxmaa cowke wariye an jecla buu ahaa cabdi aalan wa inad furtan midea course sii ad saxafad dan so Somaliland bila nidam ka qofkasta microphones iska qatay tabo bartan xata qar ban waxba sani u qorin school yar ama training sisan
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 5 жыл бұрын
Nin odaya oo rug cadaaya wariye hore aadbaan u taageeraa
@dr.cqaadirsheekhmuxammed5289
@dr.cqaadirsheekhmuxammed5289 5 жыл бұрын
cabdisalaan hereri geesi dadaalay dheh
@wizabdi9967
@wizabdi9967 5 жыл бұрын
haye haye haye hahahah
@salahahmed8807
@salahahmed8807 5 жыл бұрын
Abdisalam Hareri raspact
@moealichanel4215
@moealichanel4215 4 жыл бұрын
Hereri kan waraysanayaa Uma qalmo inuu waraysto Waayo maaha wariye waraysan Kara cabdisalam Waana wariye local ah
@hajjigalleydhofficial3290
@hajjigalleydhofficial3290 5 жыл бұрын
Waryayaal rugcadaa ah runtii.
@saidohajiosoble5965
@saidohajiosoble5965 5 жыл бұрын
53sano aad baw u yaryahay abdisalan hareeri Sharukhan aw ku facyahay 😂
@deeqtutors6288
@deeqtutors6288 5 жыл бұрын
Subscribe ii saar inta iga danbaysa mahadsanid somaliyey
@guutobari7044
@guutobari7044 5 жыл бұрын
Wariyaha waxa ka muuqda cuqdad
@z012y
@z012y 5 жыл бұрын
Jamhuurida Barakaysan ee Somaliland ayaa ku gubaysa Cuqdad iyo calool xumo u dhimo 💚⚽️❤️
@muhudiinaliyuusuf244
@muhudiinaliyuusuf244 3 жыл бұрын
FiFF cabdi salan harere
@saidbashirfaranuug682
@saidbashirfaranuug682 5 жыл бұрын
Hhh Haaye haaye ninkaan intaas bn kutaageeraaa
@anabmohamed344
@anabmohamed344 5 жыл бұрын
Hadalkiisa siduu wax u ogyey wakaa qariyey laakiin aamina ayaa laga ogaadey iney hell ku jireen
@moealichanel4215
@moealichanel4215 5 жыл бұрын
Kan wariyaha waraysanaya waa jeegaan xun Oo ka xun magaca soomaliyeed Wuxu jecelyay In la dhaho dadka afsomaliga ku hadla
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 5 жыл бұрын
bukaan baa ku hyaa qabiil ninka uuwareysanyaa waa somalilabder warioyaa waa somalilander kolkaa shaq yeelo
@hawamohamudmohamud6652
@hawamohamudmohamud6652 5 жыл бұрын
adhigaa iska daadiciyeey taa
@TheZackfilms
@TheZackfilms 5 жыл бұрын
Mohamed Ismail Car waalo kk
@z012y
@z012y 5 жыл бұрын
Taariikhda iyo xadaarada soomaalidu waa Jamhuurida Barakaysan ee Somaliland 💚⚽️❤️ dadka somaliyeed mxy aheaayeen ?
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
maxaad ka dhex aragtay, cuqdadi waa taadaa, annagu wax dhib leh maanaan arag, belaayo ninkii arkayey ayay aragtaa
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 5 жыл бұрын
Maasha allah
Waraysi Lala Yeeshay Cabdisalaam Hereri Qaybtii Labaad (Part2)
24:41
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
ДЕНЬ УЧИТЕЛЯ В ШКОЛЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,9 МЛН
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:59:14
Dayaxa Maaris Oo La Dagayo (WARBIXIN XIISO IYO QOSOL LEH )
10:06
Boramanews Bnn
Рет қаралды 211 М.
Wareysi Cabdulahi Yuusuf 2aad.mpg
1:11:50
Baafo Media
Рет қаралды 2,1 МЛН
Waa kuma Cabdullaahi Ciise, waxaa soo jeedinaya Maxamed Xaaji Ingiriis
14:17
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН