Absolutley, waa arrin aad iyo aad u wanaagsan oo runtii saayiraad ah , maba dhici-karto nin aan ku bixinayn in hantidiisu ku dhex marto, waa wax aan la aqbali-karin
@FadumoYar-fi9tn7 күн бұрын
G36 iyo SSB guul guul gobonimo I ❤❤❤❤❤
@anabmohamed3447 күн бұрын
waa sax hadii reerkaa lala baryayo nabada diideen oo waliba iyagu gaadhiyaashiina diideen iyagana waa laga daba imanayaa HADII KALE WARSANGALI NABADA HA U FADHIISTAAN
@halimadirie53017 күн бұрын
Nabadooda iyo soo noqodkooda toona lama rabo meeshooda ha joogaan suntu
@SABAADAPDI6 күн бұрын
Waaaa saaaax waaaaa saaax❤❤❤❤❤
@yaasircabdala82736 күн бұрын
Aan gaarsiino 300k wuu uqalmaa walaahay
@AminaMaxamed-ef4wd7 күн бұрын
Nin kuu digy kumuu dilin😂😂😂 ❤waa zax gaadhi gacan huwn lee dahhyy ma arki karno wiilashydiih alhh hnoo daayo❤❤❤🎉
@MaxamedMaxamuud-xs2xq6 күн бұрын
Waa tuugii ina cagajiid ariga magaalada xadi jiray ee dameertù dhashay
@axmedcaliyakhle16956 күн бұрын
Dhawaan dadkaa waa ehel xanaaqa
@alijama67237 күн бұрын
ALOOW NIMAAN WAX OGEEYN HA CADAABIN WAA ILAHAY MAHADII IN AAD MEEL CIIR SILA JABHAD KAGA DHAWAAQ DAY DAWLADA SSC KHAATUMO JABHADAHA DIGNIIN BAY U DIRAY JAB HADUU WAA I INAY HARGEEY SA DIB UGU NOQDAAN
Waar nacasbaad tahe qof dhulbahante ama warsangale ah nina uguma hanjabi karo somaliland gudaheeda
@alijama67237 күн бұрын
NOOCAA SIDAA BAY UGU BADISAA CEERGAABO HADII LAYSKU DILANA JOOGI MAYSID HADII LAGU HESHIIYANA JOOGI MAYSID WAAYO GURIGAAGII MAAHA
@jamilajamila-h8v7 күн бұрын
Garaxajisa daarooda isaaqa kumaya Soo dhicijireena idinaka nacayabka muuse u qabataan soo hogaamiya maanta waa inaa xalisaanay
@Adualeh7 күн бұрын
Hadii la wsyay nabad waa inaad go aan ka gaafhaam guba oo laaya ninka xabad idinla soo aada🦾💪
@hindafarah96637 күн бұрын
guuul guuul guuul 💚🤍🩷
@HodanCrahmaan-j3v5 күн бұрын
No majirto anale cerigabo❤
@alijama67237 күн бұрын
ALLA BEEN BADANAA BEERKA CAARO KU GOOYSEY WADADA BARI MIYAA FURAN ? TAASI MAALINTII DHAGARTA LA FAHAMEY BAY XIDHANTAY HARTINA CEER BGAABO MA JOOGO KUUMANA SOO SOCDO DHAR JEEDINTA CABSIDA ISKA DAA ADAYS DILAYEE ISTAA 30 XARAAN CUQUBO BEEN DILAL AWOOD ADAN LAHAYN ADOO IS TIC MAALAYA
JABHADA ARGAGIXISADA ISAAQ SNM BEEN IYO FAAN BADNAA, CEERIGAABO MA HOYADAA AYAA ISKALEH.
@IbrahimFarah-gh5cf7 күн бұрын
Faqash waa laydin qaxinayaa 😂😂😂😂
@halimadirie53017 күн бұрын
Magaalo daarood leeyahay lama wada dego taa macneheedu waa ceerigaabo isaaq baa leh lasacanod iyo buuhoodle maa la wada dego hadii daarood cidi la degi karto
@Lugooye1017 күн бұрын
Ninkaa dagaal ku baaqaya ee dad kuu la dagaalamayay oo dhiigooda inuu daadiyo ugu soo hanjabaya baraha bulshada, misina doonaya inuu ku dhex ganacsado waa sheeko cajaa'ib ah. Illaahey dhiigiina ha kala badbaadiyo.