Thanks dumaashi deey baa aheyd ilaahey awlaada hakuu barakeeyo hana kuu xifdiyo hana kula koriyo inshallah
@iloveallah35199 ай бұрын
So sorry this happened to you Abayo be strong
@naimaomar46139 ай бұрын
Maxa kudhacay😮
@carabomaxamed9 ай бұрын
@@naimaomar4613 wekalatageen anyo😅
@naimaomar46139 ай бұрын
@@carabomaxamed views raadis ila thy
@carabomaxamed9 ай бұрын
@@naimaomar4613 anibo saas ilaty family Kala tagaayo ila ma ahan kuwn abyo
@sowdocudoon79109 ай бұрын
@@naimaomar4613 wan ognay in ay ben tahy lkn malintey dhahan wa prnk washmsi ayan ku qadeyna😂 ciyal mey na moden anaga lagu ciyarayo 😅 ody hebel away? Maxa naga galay 😂
Xbbti imikana waam ku leeyahey hooyo adag ayaad thy alle ha ku xiftiyo❤
@Asli0909 ай бұрын
Quruxey anagu hdaan ree comment nahy wan iska dhaafnahy inan ku mashquulno dadka is qabo sidoo kle qofka camerada ka duubaya inuu isaga yahy wan ognahy mxad kale ood noo haysaa oon intaas ahyn prank meel qaldan idinka gale
@Dahabmahamed9 ай бұрын
Kkkkkk wlhi wad ii hadashe wlhi qac ayayd ka yersise
@Asli0909 ай бұрын
@@Dahabmahamed 😅😅 sowmaha maba oga dadkan inan hada nu kala jeclaynba wax is furaya iyo wax isaroosaya xiisaba naguma hayso
@Hodanomar5929 ай бұрын
Wax garad tahay 😂😂😂
@Carfooneey9 ай бұрын
na inkar qabto se wx yeshay kulaha prnk Mel qaldan idinka galy 😂😂😂😂
@Asli0909 ай бұрын
@@Carfooneey na mxaa ii inkaart quruxey de wa runty views fcna may helin wajina may dhigan
@imtisaamAweysSh.Cismaan9 ай бұрын
Ayy jah m.a allah ku parakeyo walasheyda macanto ilaheya dartisa ayaan ku jeclahye wlhi ee igu cawi lamparka sis😊❤allah ku xidafiyo adiga io familkaga io caruurtada sis
@deego94059 ай бұрын
We love u abyo hore usoc ❤❤❤
@Farhia_ali9 ай бұрын
MAASHA ALAAH ABAAYO ATARIISHO. HORE MAR WACAN. WAXAA. KUUGUDHACEY ILAAH KUBARAKEEYO❤❤❤
@ArdoYussufBarre-qp4tp9 ай бұрын
Masha allaah tabarakallaah ❤❤ my habo
@ilovemyjob50639 ай бұрын
Waxwalbo ini dhexmarey ilmahaada kuqadari oo kuxushmee iyo wanagii idin soo dhex marey darteed waxaan waa social media wixii galo kamabaxo abyo inshaAllah kheyrka Allaha idin waafajiyo ❤
@Sihaam-d1t9 ай бұрын
Malaysia 🇲🇾 meqo lagu taga iishega ❤
@farxiyadeek9 ай бұрын
Mawada tagna😂
@RainandSnow3659 ай бұрын
Salaam Minalaah C Kum Adeer. Soo babaar Alle haku dhoowro Sheekhaal Geendeershe waa dadkaan ugu jeeclahaay Gabilada Somaliyeed Masha Allah Mashaa Allah haudhoowro Adiga iyo Familkaada.
@NacimaAbdulahi9 ай бұрын
Nurudiin aaway😂😂
@qwinnasrinabae55849 ай бұрын
Mcney iskasamar u a strong woman 💯 don't let u haters know about u felling gcl I really like you
@aniga26529 ай бұрын
Weligaa balaayo lama saraadsado prank iyo kaftan dad badan ayaa saas u dhahay run runa u kala tagay. Reerkaaga dhaqo views haku badalan.
😂😂😂😂😂 ookiyaalka dhexdisa uga jedna camera man wa nuuradin kl
@ma..67329 ай бұрын
6:10 Baranki Aya laga dhiga ilaahow naagtii San sameso ama wan isfurnay ama wan Kala xanaqsanahy oo been ah ilaahow run oga dhiyarabi nagtii dhahdo walefuray ama ninkii dhaho wan furay xaskeyga open ah urumey mardanbe qod Madhuri laheen
@hafsanuur18729 ай бұрын
Maasha Allah ileen quruxda rer abtiyasheey ka keentay atariisho
@aishacuud30519 ай бұрын
Waw my siz garabkaga ayan ahay marwalbo inaadher ❤
@Zulubo-yar909 ай бұрын
Bismillahiyoow kheyr baan rajeynaa i.allh
@yasmiinanas63039 ай бұрын
Inshallah you be okay sister ❤️💕❤❤❤❤ keep going sister
@AnishaAhmed-gk7uu9 ай бұрын
Abayo atrisho maliin waxaa jirtaay oo sual liweydinayee suasha wax kale maaehen waxa lidahay lamana social media kujiraan yad katagerta waxan dahay wax jiraa lamana aaan waligotga buqotha maqliin hadal ayaga kusabsaan dadhka soqadaneyni m.a wa lamanihi social media kaqarsatheen eeh kuwa kale nee maahane wa NF family 😢❤ respect abayo🙏. Sbuc kadib waxaan arkaay social media oo afaraxaan dexwaregayaan qabku wax udacay neeh Allah unbaa oog so abayoy 🥹 m.a hada family baa tihiin waligeey buqinaa pranki lee maogiye wax dap aah wali ithinka araag so walashey ninkaga iyo ilmahaga dap siso 😢❤abayo dadhka hadalkotha dageha lee udig waxbaa rerka yalaga duminin Nolol wcn I a athiga iyo familyga boo❤ peace ✌️ and love 💜 walashi
Wallee like kuuma saaro ilaaa run aad naga sheegto 😂😂
@lifeistooshortbehappy42279 ай бұрын
Somaalida dabaal aa tahiin hadey kala tageen vediowgiisa maa ugu jiri lahaa u duceeya cida ilaahey ha isku barakeeyo lakin abayo habaarka mar mar wa la aa aqbalaye dont try marriage kaga inaa ka kaftantid
@zamzamxuseen9619 ай бұрын
Mashallah axmdh
@HamseSADRI9 ай бұрын
Xidhiidhada Social Media Kuwooda Ugu Quruxda Badan Ayaad Kamid ahaydeen INAAD KALA TAGTAAN MA RAJEYNEYNO balse Waxaad Na Tusiseen Inaan xidhiidh Social media Ahayn Wax Qurux Badan 😂😂
@aatifastory43419 ай бұрын
💔😢bes familka kaliya aan jeclaa makala tageen 😢jaceyl majiro