Odayaasha Beesha Mareexaan oo Dagaalka Laandheer ku eedeeyey Beelaha Hiraab iyo Irir Samaale...

  Рет қаралды 6,154

Hiiraanweyn

Hiiraanweyn

Күн бұрын

Odayaasha Beesha Mareexaan oo Dagaalka Laandheer ku eedeeyey Beelaha Hiraab iyo Irir Samaale...

Пікірлер: 36
@abdisamadabdullahi6720
@abdisamadabdullahi6720 3 күн бұрын
Dawlad ma jirto hawiye vs somalia weeye somali waa in laga xoreeyaa hawiye
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 күн бұрын
Xamse waa Marxuum. Ma ogid miyaa???
@FahmyAbdillahi
@FahmyAbdillahi 2 күн бұрын
Ma ilowday wixii uu Dhegabacayr samayn jiray isagoo ciidankii qaranka adeegsanaya
@akhalif579
@akhalif579 3 күн бұрын
Adkeeysi xumaa mareexan Sure dir askari celin waayeen, meel uu kula faagto. Aaboow kan yar iga celi weeye kk
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 2 күн бұрын
Waligood daarood sidaasay u cabaadayen ooohin baroor
@alisaidmohamed6413
@alisaidmohamed6413 3 күн бұрын
Maxaa baadayaan jirin la buunbuuninaya nimankaani waa balaayo afuuf
@HassanSharif-k9d
@HassanSharif-k9d 3 күн бұрын
Benaale Sure iska celin wayey Hiraab bu isku taray
@FartunK
@FartunK 3 күн бұрын
walaal dirta waa dad aad u Yar waxay dagalamayeen jufo reer Dalal ka mid ah oo reer cabdulle alamagan la yiraahdo baa la dagalamaayay kadibna habargidir oo aan is qarinaynin dagaalka soo galay Lagu dilay Laguna dhaawacay social media ayeey ku jiraan iyagoo is qarinaynin
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 3 күн бұрын
Rabiyow Naga qabo odayaashaan. Siyaasiyeentaan madaxdaan baas wadaadaan oo is ceysanayo oo isku dirka wada oo mid wanaagsan rabiyow Naga qabo raga an masiibadaan ka shakheynaayo rabiyow qalbiga noo nadiifi
@warsameahmed4633
@warsameahmed4633 3 күн бұрын
ma garan karo ninka mareexaan ee intuu reer ayaanle la dagaalamo habar aji,ama cabsiye ama yabar dhowra kaca aan gurmad ka yimd waligii arkin oo leh hiraab baa igu soo duuley malaha malaha wuxuu qorsheynayaa gurmadkii daarood ka galey laascaanood in ay cabud waaq iyo aga gaarkeeda ka galaan mise wax kale ayaa soo socda anagoo og dadka soon kaa dagaa in ay dhamaantood dagaalo dhexma jireen ilaa waa gii ay meeshaa dagaan labo is xigata iyo labo a tiris kala fog si unna loo xalin jirey.
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg 3 күн бұрын
Dufow war intaad habeen nabad inaad kujiiftaan diideen ayaad hadba caasha reer saareeysaan war cishooda maba xishootaane see irir samaale isaga ilaalisaa oo yaakudhalay adiga min aabihii inkiray la arag balse ilmo aabihii inkiray lama arag
@143-k1d
@143-k1d 3 күн бұрын
farmaajo markuu dadka ka fikir duwan guryaha ku weeraraaye waa aamusneydeen maanta idinkee niigu socotaa adkeysta ileen waxba iskama celin kartaan waa nii naqaan
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t 3 күн бұрын
Daarood cabaad waynaaa . Surre cayda ka daa
@AbdirahamanWajeer
@AbdirahamanWajeer 3 күн бұрын
ilow ceebaha astur
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 2 күн бұрын
Kabtan ayuub u yeera
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 3 күн бұрын
Surre iskala heshii cid kale ha ku meersane ayaga ku fasaxaya ama ka xiraya airporka Marka meel aan wax ka jirin ha aadan Sheekadan sade iyo daroodana ma jogte jifo surre ka mid ah iskala heshii dulmiga iska dhaaf
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 2 күн бұрын
Waa qudhun ururay ee mareexan waa miman daarooda Hadii wanaag lanwaayo daarood waa inii u jiiliya wallalihi Hubkii aad haysaten ku hurgufa
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 күн бұрын
Sure is not easy. Mareexaan ayaa dhul Sure leeyay Degan. Way ka Guuri Dhawaan.
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 2 күн бұрын
Surre iska cesha oohinta daayo boowe 😂😂😂😂 from Borama❤
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 күн бұрын
Shaki kuma jiro dagaal ka Mudug iyo Galgaduud kasocdo inu yahey goanadii shirarkii mogdisho iyo Hargeysa kadhacayey aa bilow gii lascaano taas waxa cadey nayo meshii layiri wukabilaban buuka bilowdey waxa dhiman degano Ethiopian ah inu kasoshacbaxo inkasto uu kasocdo hadana shacinta ayaa ladhuman
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 күн бұрын
Ninkaan marixan now runta ayuu idin sheegey aa miyaad fahanteen
@MubYus
@MubYus 3 күн бұрын
Cabaaadka jooji waryaa.
@Cici_mimi
@Cici_mimi 2 күн бұрын
Bax shanta boqol Dhulbahante kasoo furo haddaa wax isla heeyso idayaho idooor.
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 күн бұрын
Waxa Somali babiyey waa xasan tuug darood gala dagaalka
@fatmaabdullah87
@fatmaabdullah87 3 күн бұрын
Waad dhibantihiin adiga iyo inta kula midka ah MA Kala jecli soomaali waa dad keyga oo jeclahay wax laysku dilo MA arko ee xishooda ragaaw noo daaya unadka dhalma waana dishay ee noo daay dhasheena
@MubYus
@MubYus 3 күн бұрын
Jilib Sure ka mid ah ayay dagaalamayaan Irir samaale ayaa nala dagaalamaya ayuu ku leeyahay, Beeen badanaa... Yaaab.
@Bashi-h8w
@Bashi-h8w 3 күн бұрын
Go aankii saaxo oo kale qaata Ka mid noqda punland
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 3 күн бұрын
Abe ka yar iga celi oo kan Wayn igu soo daa war heshiiya dagaal wiil baa ku dhinta hadal wax ma taro
@143-k1d
@143-k1d 3 күн бұрын
shalay markii axmed madoobe farmaajo ciidamo u diray gedo si ee ula dagaalaan odayaashaan wee faraxsanaayeen maanta maxaa is bedalay?
@amiira8902
@amiira8902 3 күн бұрын
cabaadki daarood argaxiso masodhacay surre power may dhiig adeerkayo nolow guuuuuul eysta surre power dir weyne viva ❤❤❤
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 3 күн бұрын
Mareexaan waxaa utaliyey cabtooy
@AbdiaziizIsse-w5r
@AbdiaziizIsse-w5r 3 күн бұрын
Darood diyar buu idin yahy na waca keliya
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 2 күн бұрын
Walaahi ilaa Boramana,Hargaysa,Dirdhaba 'Jabuuti iyo jigjiga waan ka imanaynaa haddaad surre uskuhu tagtaan daaroodow😅😅😅😅 anagu intaa ka badan inigu daawan mayno.
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 3 күн бұрын
Ragbaa is haysaan ee iska celiya walee sure casharbuu idiin dhigay caaaac caaaac hhhhhhh
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 2 күн бұрын
Farmaajo u sheega warkaa
Taliyaha Cusub Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Asad Cismaan Cabdullaahi .
2:49
Somali National Television
Рет қаралды 6 М.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 5 МЛН
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 29 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
Labo diyaaradood oo sida gagaar loogu talagalay Beledweyne oo dagay Guriceel
0:47
Somali National Television
Рет қаралды 1,1 М.
Hees Somali ah oo la qoray 1890 oo hadda la helay.
19:09
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 24 М.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 5 МЛН