"odey 60 jir ah oo markab uu laha ku dagay bada"

  Рет қаралды 71,863

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 132
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 5 жыл бұрын
ninkani wa suldan jikar ganacsade hore ayu ahha xafada kiniyada ee burco wa kacan
@caadildalmar2723
@caadildalmar2723 5 жыл бұрын
Odaygu Ma Xiiranta mise waa Ceeryaanta
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 5 жыл бұрын
qabyalad wanu dhafnay sxb hora losoconaya adiguna nagu dayo
@farhaandaacadofficial2228
@farhaandaacadofficial2228 5 жыл бұрын
Suldaan maxamed Adeero Alle hakaa raali noqdo Maalinkasta waan arkaa wllhi waa lipaaax jikaar
@siciidjamac1554
@siciidjamac1554 5 жыл бұрын
Wlhy waa ex purcaawi jikaar adeer alhku dhawro nin waayo soojabay Wxuu ciyaarayey habeenka dubnad looso sheegay inuu degay markabkiisi nisfu moler ayaa la odhanjiray anigu mrks wxaan laha doonyar oon caddan kaga keenijirey baayac mushtrka
@mohamoudelmi3366
@mohamoudelmi3366 5 жыл бұрын
Muuse cabdale waligood mujaahidiin dalka soo xareeyay bey y ahaayeen Ganacsade jikaar kaligii buu SNM kaga hadhey ganacsatadi kale
@engabdikanimohamed2353
@engabdikanimohamed2353 5 жыл бұрын
Waar waa Nin kii jikaar Muuse Ee Cabdale {{Bah Ayayday }}
@kaltunwarsame3072
@kaltunwarsame3072 2 ай бұрын
Waxaa la yidhi cuquub halakii lagu galaay caawo ku huradaaha waata dege lahaa cuquubadiy umada reer somalilaan ay kagalen ayaa ilaaha maanata ay maalayaan dugaag ma cuquubu yaqaana maalinaba wasalad 🥩 cuquubo ah cunaaha idinkama hadhow ilaaha iyo qiyaamaha waa aan maalano cuquubada 👈🧏🏻‍♀️
@sadaqdhere6605
@sadaqdhere6605 5 жыл бұрын
Magaca ciwanka ah aad buu u qaldan yahay oday 60 jir ah mexey tahay ixtiraam ma aha ee qoladiina warbahinta hadalka xanafta ka dhafa caruur yar yar ayaad bareysan afka qaldan
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 5 жыл бұрын
Shadhaab Ina afweeyne. Maxaa ku dhex keenay meeshan.uf😡
@sadaqdhere6605
@sadaqdhere6605 5 жыл бұрын
@@abdijamanuur9797 laga roone haye baqa jin waye ee baraarkaa leys dheryahay maa tagan tahay .. baqa jin waye cml ...meel kale ka raadso wax ku fugo lolz
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 5 жыл бұрын
@@sadaqdhere6605 faqash buluush been ku nooloow waa kaa xaaraan.Somaliland 💯💪💪💯
@husseinabdulle3895
@husseinabdulle3895 5 жыл бұрын
Dawladii uu ku caasiyay buu u caaalin
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 5 жыл бұрын
@@husseinabdulle3895 anakaa dhisnay anakaana duminay.💯💪💪💪💯
@bulxandahir734
@bulxandahir734 5 жыл бұрын
Jikaar waka xaqiida sheegay dawladi hoore nin hantidiisa loxafidayay oo dawlad leh inu aha ayu sheegay balse hada xolahiisi ladhacay kana hadhay shaqdisii waxa lagayaba inu ka qomamaynayo
@somalilandburco4
@somalilandburco4 5 жыл бұрын
Illahay ha dhowro suldaan ganacsade Jikaar wa abtigay. Hooyadey ba iga shekeyn jirtay oo waligey ma arag muuqalkisa maanta ka hor madaama aanan dalki ku noolayn. Thank you Saab Tv
@nimcaancraxmaanmashaalaah501
@nimcaancraxmaanmashaalaah501 5 жыл бұрын
masha alaah
@rashiidmaxamedxirsi6840
@rashiidmaxamedxirsi6840 5 жыл бұрын
subxaanalaah waaba ciroolee been badanaa dagaalkii geelii goobaale cidkale iskaba daaye reer isaaq ayaan udhanayn waa meesha ay iidoor iyo reer isaaq ay ku kala samreen iidoorna lagu samriyey duqana waa iska sheeko xariir
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 5 жыл бұрын
Waangaranayaa walaahi markabkiisii waxa la odhan jiray moler wuu ka dagay abtigay ayaa rarka ugu Badan lahaa waxaanuu ka Soo baxay Dubai waxaana wakiilka ahaa inaadeerkii ismaldhakhiye markab weynbuu ahaa
@xaawoibraahim9522
@xaawoibraahim9522 5 жыл бұрын
walaahi waa taariikh laxusidoono dhamaan somaali waa in suldaanka buug lagokhoraa wuu mudanyahay
@engibraahinmohomed9693
@engibraahinmohomed9693 5 жыл бұрын
@@xaawoibraahim9522 waa Runta
@cawilcumar7711
@cawilcumar7711 5 жыл бұрын
Jikaar
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 5 жыл бұрын
Allah swt ha khyr ha ugu bedelo way ka muuqataa inuu yhy geesi wax garad ah
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
Waa Suldaan Jikaar ex Burco. MC............
@siciidjamac1554
@siciidjamac1554 5 жыл бұрын
Hhhhh togdheer sxb wxd thy nin caaqil ah mc wd farsamysay naadiga maan city
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
@@siciidjamac1554 Wixii Baan Fahmayaa Dee sxb hhhhhh
@siciidjamac1554
@siciidjamac1554 5 жыл бұрын
Hhhhh haa sxb jikaar ninka aan garanyn Burco dhalada maha Welipa Way asxp ahayen oo dubnada wada ciyarijiren Indho khaniisleh dayr xuniinya dheer ooy Aad usxpyin sxb
@somalipure8835
@somalipure8835 5 жыл бұрын
@@siciidjamac1554 Xildhibaanka iyo Dayr ba waa Odayaasha Gobolka
@cumarmaxamed4931
@cumarmaxamed4931 5 жыл бұрын
Suldaankaygii muuse cabdale ala haku daayo
@ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz
@ibraahinbasbaasmaxamuud-fj5uz Жыл бұрын
Walaahi oobilaahi waabeenaale caawiye car hasheego kani waajikaar wana laftiisu beenaale markabka waxuu ahaa 500 ootan anaajoogay xafiiiska berbera oo la odhanjiray xanaf shibin ajansi waxaa haystay ismaldhakhiye markabkuna halmar ayuu waxmaqaaday deked layidhaahdo ceelaayo dubay soonoqodkiina waadegay markab lagu.a sheegi karo
@alxayaamedia816
@alxayaamedia816 5 жыл бұрын
Suxufi sare Ducaysane Hore usoco
@naimaawil7286
@naimaawil7286 2 жыл бұрын
Alle ha ku naxariisti Ahmed xiis abdi suxuducaysane
@kaltunwarsame714
@kaltunwarsame714 5 жыл бұрын
ADEER ADUUNAYO WAA LAHEELA LAKIIN ADEER WAXAA DIFAACADAY DADAKAGII IYO DALAKAAGI MAANATA SHARAF IYO QURUX AYAAD KAGA NOSHAHAAY ADEER DHUUNI RAACOOW DHULUKU 10 JEER KULA GO
@fadumomuse9591
@fadumomuse9591 5 жыл бұрын
Baal firi nimacdi a iska daadisen
@worldwide9687
@worldwide9687 5 жыл бұрын
Jikaar Illahay Raali hakaa noqdo. waxaan ku qoslay ninkii reer Caynaanshe ee yidhi: ha wadhlayso
@abwaanhaybecarab5749
@abwaanhaybecarab5749 6 ай бұрын
Hdal hastisi waxa ka Midaha marku markabku dagay. Markabku ha dege. Cawiye ma ka baxay
@ahmedmusa8929
@ahmedmusa8929 7 ай бұрын
Dawladdu tii ii wax ka dumiyey sow maahayn,ma haddey arrintu la qadhaadhastey
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 5 жыл бұрын
Ragu waa ragii hore alow uwada naxariisto
@mahadmataankuriya
@mahadmataankuriya 5 жыл бұрын
ninkani wa suldan jikar ganacsade hore ayu ahha xafada kiniyada ee burco wa kacan
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 5 жыл бұрын
bal odaygan dhagaysta......wuxuu dhib ka shaqeeyey iyo meeshuu ku danbeeyey.....bangigii SNM baa dhacday buu yiri.......markaas hantidiisii waxaa dhacay kuwii uu cadaalad darada ku taageeray.....isaaq maanta tuu isku hayo ayaa kaxun wixii aanu sheegan jirnay..
@mohamedpanama9174
@mohamedpanama9174 5 жыл бұрын
isaaq wax uu isku hayo iyo wax uu cid kale ku hayo midna ma jirto nin kaasi wuxuu naftiisa iyo maalnkiisaba u huray sidii uu uu xoriyad ugu noolaan lahaa maanta xoriyad ayuu ku nool yahay isagoo cidina u han jabayn hanti diisa xoog kaga qaada neyn
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 5 жыл бұрын
Axmed Xiis Cabdi Barnaamij Soo Saare Hana Qaaday Oo Barnaamij Samayn Helidiisu Sareyso
@naimaawil7286
@naimaawil7286 2 жыл бұрын
Alle naxariisti jano ha siiyo Ahmed xiis abdi manta godka u laba
@Ridwan-jo1wc
@Ridwan-jo1wc 2 жыл бұрын
Amiin rabi naxariistii jano haka waraabsho, geeri naxdin leh ayay ahayde.
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 5 жыл бұрын
Ganacsade jikaar waa nin muuse cabdale ah ilaahay how barakeeyo
@getto10
@getto10 5 жыл бұрын
Libaax libaax dhalay
@apdouladif8529
@apdouladif8529 5 жыл бұрын
Ragna bi'iiii buu ka sheekeeya dumarna badhadhahod ☝️😎👏👏👏
@arwaaxcade5512
@arwaaxcade5512 5 жыл бұрын
Liiq liiqato INA aderkey buu ahaa alaha janadisa geeyo
@DrAsadhonesty
@DrAsadhonesty Ай бұрын
Markabku hadaga ee cawiye maka baxay🎉🎉
@sakariyeismail857
@sakariyeismail857 5 жыл бұрын
Jigaar nin culus nolow
@hassanabtidoon5452
@hassanabtidoon5452 5 жыл бұрын
Saxafigani aqoon uma leh saxaafada waxay ahayd inuu waydiiyo dhalashadiisa iyo meeshuu ku dhashay
@abdirahmanmohamed772
@abdirahmanmohamed772 5 жыл бұрын
Aduunka wariyayaashu ma weydiiyaan xageed ku dhslaty .... cnn ama fox news daawo ... wariyuu wuu fiicnaaa
@abdullahijama5475
@abdullahijama5475 2 ай бұрын
Ala maxuu raganimo u dhashay
@ismailmohamed7789
@ismailmohamed7789 5 жыл бұрын
walee wa s gesiigesii dhalay wargii kadhidhiyaay afweynee SNM halyey qaran
@gedefletv6049
@gedefletv6049 3 жыл бұрын
Yaab dalkii uu lacagtaa ka helay ayuu dagaal.u hor seeday nimcadii illaahay siiyey ayuu dhibaato la Doomtay markaa cuqubadii uu galay baa matkabkii ka degay wuxuu leeyahay bangi hala helo bangiga soow taad burburisay wuxuu qirayaa in elsiga dawladu siisay oo bangigu lacagta kasii bixiyey bal hadeer muuse wakaase hakaa bixiyo
@suhuurcumar8386
@suhuurcumar8386 5 жыл бұрын
Suldaan maxamed 👏👏
@sacadhassan9184
@sacadhassan9184 5 жыл бұрын
dalka.habar yoonis.ba xoraysay wa kuwaa.ragii naf iyo maalba.u huray jegaantu naago.la xoreyey.bay ahayeen
@hassanjibril7804
@hassanjibril7804 5 жыл бұрын
9
@fadumofadumo9357
@fadumofadumo9357 5 жыл бұрын
naag talyaani baad tahee ninku waa nin reer sheekh isxaaq kadaa hakala saarineee
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 5 жыл бұрын
Wax ka hadal Sida dumarka ha yuusine
@youngdhegbour17
@youngdhegbour17 5 жыл бұрын
muxuu ka hadlaa runbuu sheegaye ilma indha xafajo
@ninilahaywarkii9767
@ninilahaywarkii9767 5 жыл бұрын
Iminka is xoreeya hadaba Rer isdabayaac 😀😀 Berigii aad sheekadaa bilowdeen Ayaa LA mamnuucay in aad wadanka madax ka noqotaan waayo? Quraafaad ayaad aaminsan tihiin Hadaan Sland xorayseen Is xoreeya iminka
@mohamedosman3368
@mohamedosman3368 5 жыл бұрын
Masha Allah nin shaqaysanayay. Halkamad oo uu kucelceliyay ayaa muhiim ah. In dawlad la'aantu tahay dhibaato waayo baanan iyo lc midna lamahayo hada. Allah dawaladeenii inoosoo celiyo wuxuu kamid ahaa ragii ladagaalamay lkn hadana dawlad la aantu waxay tahay ayuu dareemay iyo waayihiisii dawladu jirtay. Yayna qabyaaladu ina shaqaynin oo ismaamul goboleedadii ha ila soo ordina hada ama land landtii.
@samateryare
@samateryare Ай бұрын
Jikaar
@cawaaledhulqas2045
@cawaaledhulqas2045 5 жыл бұрын
Warbaahintu maha mid calamiya waaba qabyaaladaystayaal wax yaalahaa soo kale umadda loogama sheekeeyo waayo waa sharaf daro, isku xishooda, sababta odayga markabkiisu udegey waxa waye dambi ayuu ka galay dadweynahay waayo jamhad waaye haddii dawlad sharciya la helo waa la maxakamadaynayaa
@myzemgammer1107
@myzemgammer1107 2 жыл бұрын
Waa ragii dawladii xaran cunka ahyd ee kaliģi taliska ahaa dhulka dhigay adeer waad ku mahadsantahay
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 5 жыл бұрын
Wa burco dii hore kiiniyadii ama kaan barwaaqo
@abdinurmohamoud1908
@abdinurmohamoud1908 5 жыл бұрын
Hhh oo waa oday jikaare
@mahadahmed2393
@mahadahmed2393 5 жыл бұрын
Wle waa Rijaaal suldaanku slan sre boqortooyo
@qaaliqurux6969
@qaaliqurux6969 5 жыл бұрын
Nin akoon leh baad aheyd bank baad wax ka deeysan jirtay manta away dowlad inee fcn tahay hada ma ogaatay adeer Ina dowlada qori kala hor tagto ma eysan aheyn Waxa macqul ah ina qof ee dishay rasaas ta tuurtay allah ka bari inuu kaa cafiyo hade dishay qof rasastaada
@thegloriousquran1208
@thegloriousquran1208 5 жыл бұрын
Al ma markab dagaal oo markaykana buu lahaa? 😂
@xasanxirsi737
@xasanxirsi737 5 жыл бұрын
Jikaaar suldn la yaqaan
@suldaanmaxamedcasemaxamedc4438
@suldaanmaxamedcasemaxamedc4438 5 жыл бұрын
Suldan jiigar waa nin caan ah
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 5 жыл бұрын
Fariid inuu yhy hadalkiisa ayaad ka arkeysa lkn sharf iyo samir ayuu ku sifoobey
@somaliduetschland4992
@somaliduetschland4992 5 жыл бұрын
Jikaar lacagtisi dagaalki sokeeye ku dhamatay lakin wa guul maryo alool badan hubki so iibiyay ku dhintay
@DrQaran
@DrQaran 5 жыл бұрын
Sxb talo qof taariikhdiisoo kooban ku bilow ka dibna barnaamijka ibo furo
@xareed1
@xareed1 5 жыл бұрын
reer burcadii hore rijaal
@abdikanimedia205
@abdikanimedia205 3 жыл бұрын
33
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Markabkii jikaar Lakiin oday 60jir ah maxay tahay
@mokhtarmohamed304
@mokhtarmohamed304 5 жыл бұрын
😁😁😁 Wn idin la yaabay anigu dhmntin saabtv 😂
@jamalsweets
@jamalsweets 5 жыл бұрын
Dawladii dhistay buu kucaasiyay ee dhaqaalihiisii ugu horeysay siisay tuug
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 5 жыл бұрын
War ninkani ma reer berberaa
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 5 жыл бұрын
Maad naga la dahay.waa reer burco.
@xareed1
@xareed1 5 жыл бұрын
reer burco
@abdifatahjama7087
@abdifatahjama7087 5 жыл бұрын
Cawa ma jimca haa hawadhlaso Hhhhhhhh wa nin wax ooga
@mahadhashi3983
@mahadhashi3983 5 жыл бұрын
Waxaan ka dhagaysto garan maayo marba haduu kasoo qayb qaatay burburkii dalka guud ahaan Somalia.
@cabdirisaaqmuuse186
@cabdirisaaqmuuse186 5 жыл бұрын
Mahad Hashi xaq ayuu u lahaa cadaalad darada waa la diidayaa 40 nin aanu dilin ayaa mag beena laga qaadayaa
@NOFarah-jl1du
@NOFarah-jl1du 5 жыл бұрын
jikaar wuxuu yiri....ilaa dawlad lahelo waxba majiraan.....war heedhe tii somaliland la odhan jiray waa la ogaaday...down to jeegaanta......dawlad majirto meeshan.....war xaqiiqada hala wajaho...
@s-hayna6421
@s-hayna6421 Жыл бұрын
waa jikaar
@xoogzade8069
@xoogzade8069 5 жыл бұрын
Waa wada cawaan kooda weyn iyo kan yarba wuu ba ogyahay dowlada inuu Bank deenka qaatay oo soo shaqaystay oo dowladu maalgalisay marka ma uuu uqiraayo inuu ahaa dowlad jirto wali SNM BAA kuweyn orod SNM hadaa xanuusato xataaa haku soo booqdaan
@bashiribraahin357
@bashiribraahin357 5 жыл бұрын
markabka muu lahyn ee uu rarna ha qalad fahmin
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 5 жыл бұрын
Saaxiib anigaa garanaya walaahi isagaa lahaa
@bashiribraahin357
@bashiribraahin357 5 жыл бұрын
markaa markabku miyaanu insurance ku jirin
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 5 жыл бұрын
Cidii doontaaba ha la haato e waxa laga sheekaynaya waa true story e dhegaysii wanaaga
@zermaahir186
@zermaahir186 5 жыл бұрын
l c halay jilciyo
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
LC ama Letter of credit waa document ganacsi oo bank baxsho kaasoo u dhexeeya saddex dhinac, cidda wax iska gadeysa; kuwa iyagu soo iibsanaya iyo Bankga hawsha fududeynaya laftarkiisa. Marka qofkii ganacsadaha ahaa mar kasta cash ku filan badeecaduhuu rabo ma heli karo lkn LC hadduu leeyahay waa u fududahay inuu badeecadii helo hadhowna iska baxsho through the Bank iyo documentgiisii hore ugu oollaa ee ganacsigiisa la xiriiray.
@sssdddf8508
@sssdddf8508 5 жыл бұрын
Markabku miyaan lahayn insurance
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 5 жыл бұрын
Sidan maqlay, isagoo aan insurance galin wali ayuu soo baxay, first Trip
@abdiadan22ahmed14
@abdiadan22ahmed14 5 жыл бұрын
nin adag buuu ahaaa hadan lkn da ayaa ka dabo timid
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 5 жыл бұрын
Dawlad ayay ahayd bank iyo AlCee sax
@alimohamed-up7vs
@alimohamed-up7vs 5 жыл бұрын
Dawlad ayay ahayd bank iyo AlCee sax
@HassanAli-zd3oh
@HassanAli-zd3oh 5 жыл бұрын
Johhanesburg baad maalaha
@abdimagan3482
@abdimagan3482 5 жыл бұрын
Durban ayaa dekedda ugu wey ee south Africa laakin xarunta ganacsiga ayaa Johannesburg ah. ee wuu halmaamay waxah ahayd inuu saxo ka wax warasysanya . marka ha la yaabin imika xataa BBC da kuwa u shaqeeya Nairobi jooga ayaa kala garaneyn Magaalooyinka magacyadooda.
@abdijamanuur9797
@abdijamanuur9797 5 жыл бұрын
@@abdimagan3482 adigu maxaad raadinaysaa?????dirxi yahow
@abdihaji8984
@abdihaji8984 5 жыл бұрын
Maashaa allaah walaalayaal faaidadaas ayay dawladnimadu leedahaye aynu wixii khaldamay saxno oo dawlad soomaaliyeed oo adag dib u yagleelno.
@khadracabdi1772
@khadracabdi1772 5 жыл бұрын
Mansha allah
@sadiiqcabdiraxmaan856
@sadiiqcabdiraxmaan856 5 жыл бұрын
Waligeed ayaynaan dhisahay somalia down 👎👎👎👎👎
@yaxyeyoonis1340
@yaxyeyoonis1340 5 жыл бұрын
Kaw waa ninkiii jikaar xayraan
@saeedofficial
@saeedofficial 5 жыл бұрын
Markab degay wax laga shekeeyo maaha
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 5 жыл бұрын
saeed official garan maysid qiimaha markabku leeyay markaa geel indho kuul muxuu ka yaqaanaa
@cabdicasiismuxumedxasan2567
@cabdicasiismuxumedxasan2567 5 жыл бұрын
saeed official Hada ma futada ayan ka shekyna
@munadeg-aware1022
@munadeg-aware1022 5 жыл бұрын
Maxad rabtey in laga sheekeeyo hhh wale dadka qaar in ay waalan yihiin shaki kuma jiro
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 5 жыл бұрын
cabdicasiis muxumed xasan Bal waxa Ad ku hadlayso day waliba adaa isla quman 🤣🤣🤣😂
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 5 МЛН
Players vs Corner Flags 🤯
00:28
LE FOOT EN VIDÉO
Рет қаралды 77 МЛН
Qosolkii Aduunka Sooraan oo Askari ah Iyo Waxa Qabsaday.
8:13
Qarri Jiqood
Рет қаралды 1,2 МЛН
Caawa iyo Dunida
59:40
VOA Somali
Рет қаралды 181 М.