Saxiibka noocana iska ilaali waligaa | Qiso cajiiba

  Рет қаралды 43,832

Ogaal cusub

Ogaal cusub

Күн бұрын

Пікірлер: 213
@cubeice4629
@cubeice4629 2 ай бұрын
Saxiibka keliya aan leeyahay waa aabahay aan aduunka ugu jeclahay ❤
@Zara13s
@Zara13s 2 ай бұрын
Alle ha kudeysto aabo❤️‍🩹🤲
@BushroAbdiqadir
@BushroAbdiqadir Ай бұрын
Allha ku daayo❤
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 2 ай бұрын
Saaxibada Qaar Waa Walal oo kale Nafta Isku huraysan Kuwa qaarNa waa Mas oo kale kana sii daran Waana Qiso Murugo badan😢 The golden Voice m.a 🎉❤
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 2 ай бұрын
Horta walalayaal goormaad wllkeeen gaadh siinaysaan 500k ugu yaraan wlhi aaan isku xishoono waa qof uqalmo xataaa 10m😢
@mustafecabdirisaaq06
@mustafecabdirisaaq06 2 ай бұрын
Haa wllhi
@MariamAbdalla-r5h
@MariamAbdalla-r5h 2 ай бұрын
Waruntaa Insha Allah wangaarsiindoonaa
@whiz_abdul7
@whiz_abdul7 2 ай бұрын
Hada dawaneysid 2025. 2026 2027 like😂
@Bakar_Mohamed_Adam957
@Bakar_Mohamed_Adam957 2 ай бұрын
Ilaahay ha ina gaarsiiyo dhimasho ayaa ka dhow 😮😮😢😂
@Mucjizo_Girl
@Mucjizo_Girl 2 ай бұрын
Sorry wll manan gaarin weli😂😂
@Yoonis100
@Yoonis100 2 ай бұрын
HADA DAWANESUD 2028 2029 2030 LIKE 😅
@NajahIndho
@NajahIndho 2 ай бұрын
Sorry hada like iguma lihid waayo 2024 ban daawanaya 😂😢
@iamme.9096
@iamme.9096 2 ай бұрын
Finally 2027 wala gaaray...! War ma nooshahay wali🙋‍♂️
@MohamedFalir
@MohamedFalir 8 күн бұрын
Saxibtay qali waa hooyaday hadii an saxib kabaxsan an ubahdana waa culumada allah 💖
@maxamedciise643
@maxamedciise643 2 ай бұрын
Muraad baan leeyahee iizoo duceeya❤
@Nacimohani
@Nacimohani 2 ай бұрын
illhy haku fududeeyo muraadkaga oon macsi lahyn
@idilmawliid9745
@idilmawliid9745 2 ай бұрын
Qisooyin xul ah o aad u cajiba ayad so jedisaa wll allah haku barakeyo caqligee ❤
@hamdajaamac1994
@hamdajaamac1994 2 ай бұрын
Iso duceya muradkayga alle inu isahlo
@BOQOL19
@BOQOL19 2 ай бұрын
Alaha kuu sahlo
@ZekeriyeZuldaan
@ZekeriyeZuldaan 2 ай бұрын
Ilahay hakuu fudaydiyo
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 2 ай бұрын
Allaha kuusahlo muraad kaaga ooqeyr ah insha allaah
@mustafedabjacayl
@mustafedabjacayl 2 ай бұрын
Allah Haku fududeeyo inzha allah
@Moalin_Usama
@Moalin_Usama 2 ай бұрын
Aamin allaha kuu sahlo wll 😢
@omarali8869
@omarali8869 2 ай бұрын
2090 hada fiirsaneyso noo soo ducey ma noolin anaga Waxaa qoray cumar 22 October 2024 ayan qoray
@NasraAbdirashiid-kk2ze
@NasraAbdirashiid-kk2ze 2 ай бұрын
😂waad gaadhi inshallah wllo
@DeeqoCabdinaasir-u6l
@DeeqoCabdinaasir-u6l 2 ай бұрын
iyaah 😂😂
@AbdiwasacSaid
@AbdiwasacSaid 2 ай бұрын
Higa ReeBin DucaDa 😂
@Nihaalmohamet
@Nihaalmohamet 2 ай бұрын
Cimri dheer iyo caafimaad I.a dhaman
@AliMohajim
@AliMohajim 2 ай бұрын
Iimaanka beele buu ahaa inuu la dhuunto uun bay ahayd hadii uuna daynayn xoola xaaraan ah lkn Dil iyo dhac inuu iskugu daro ma ahayn Allaha unaxariisto isna
@sundusahmed3174
@sundusahmed3174 2 ай бұрын
Inna lilaahi wa inna ileyhi raqucuun. Allah ha u naxariisto.jannatul firdaus ALLAH ha geejo.😢🤲🏿
@SiciidMaxamed-z6j
@SiciidMaxamed-z6j 2 ай бұрын
Maah maah somaliyed aya tidha saxipkaga kowad wa cadawgaga kowad trust no one
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 2 ай бұрын
Waa ka xumahay waxa ku dhacay nimir wuxuu ahaa qof aad daacad u ah 😢waayo 2024 ayuu shaqsi lacag intaa la eg ku aaminay isago marqaati iyo sifo sharci marin😢
@feisalmowlidabdi3329
@feisalmowlidabdi3329 2 ай бұрын
Daacadnimo lama dhahee doqonimo yaa la dhahaa wxaas oo kle siduu qof $200K gacanta ugu saaray
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 2 ай бұрын
@@feisalmowlidabdi3329waxaa umaleun qof aad ugu wayn oo uu wax badan yaqaanay bu ahaa
@abdirahmansaleban2634
@abdirahmansaleban2634 2 ай бұрын
​@@feisalmowlidabdi3329ugu horeynta waa qof dhintaye aflagaadada karaa sidoo kale aniguba waan is waydiiyay sababta uu lacag intaa le'eg ugu wada dhiibtay lkn iminka way dhacday Ilaahayna ha unaxariisto
@ahmedfirato4247
@ahmedfirato4247 2 ай бұрын
Mahadsanid ina ader ogaal cusub mudan kuxirnaa oo muqaala daada dawanayey
@MrAbdirisak
@MrAbdirisak 2 ай бұрын
Qiso maxaan oo top ah weeye maasha alah🎉❤
@xasanaxmed770
@xasanaxmed770 Ай бұрын
Iinsha Allh wala xisaabin dona hadi u noolyahy iyo marki uu dhinto ❤ ina badsha rabbika la shadiid♥️
@mahamethaamiin1450
@mahamethaamiin1450 2 ай бұрын
Waligaa qof ha Aaminin😮
@RaxmaMustafe-fm9mn
@RaxmaMustafe-fm9mn Ай бұрын
Aad io aad😮
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 2 ай бұрын
Mashalah sida quruxda badan aad noogu soo gudbiso shekoyinka iyo sida aan nooga waaniso thanks alot golden voice ❤
@Maxameddayib-c9g
@Maxameddayib-c9g 2 ай бұрын
run ahaanti waa qiso naxdin leh lakin kalsoonida inta leeg waan ka taxadari doona insha allah walal naamir na alllah ha u naxariisto 🤲
@apdiwahaabmxaabzey5885
@apdiwahaabmxaabzey5885 2 ай бұрын
Wlhi wa Qisso xanuun badan
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 2 ай бұрын
Maaheyn saxiib ee wuxuu ahaa ibliis👀
@deeqdacad9901
@deeqdacad9901 2 ай бұрын
Saan uweynaaday saxib maba lihi saxiiib yaraanta lee waaye
@Dahirqaz
@Dahirqaz 2 ай бұрын
hadaad daawaneysid wll 2030 saalada ilaali wll dunidana yey ku fidneyn❤😊
@Nasteexo0842
@Nasteexo0842 2 ай бұрын
Ani Saxiib ma lihi 😢
@AmiiraSaciid
@AmiiraSaciid 2 ай бұрын
Me too 😢
@SHMO-1234
@SHMO-1234 2 ай бұрын
Allah ha unaxariisto
@whiz_abdul7
@whiz_abdul7 2 ай бұрын
Maanta ana ugu horeyo😅
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 2 ай бұрын
Intaan xasuusto ilaa 2016-kii saaxib ii dhaw ma lihi oo kaligi socod ban ahay.
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 2 ай бұрын
Hadaa daawanaysid 2050=fadlan like
@nimajirde6413
@nimajirde6413 2 ай бұрын
Subhanallah😢
@samatarmoh16
@samatarmoh16 Ай бұрын
Allah ☝️ dele uun baa dhinta sidii lii dilay mantana waa nolahay wana shaqesta Allah ayey mahad odhan u sug natay
@suldaanfaahiye7548
@suldaanfaahiye7548 16 күн бұрын
Saaxiib kkkkkk saaxiib kkkkkk saaxiib kkkkkkkk waa mucjisooyinka maanta sajaan saaxiib malaha
@Filsanmaxamedcumar-vj5gv
@Filsanmaxamedcumar-vj5gv 2 ай бұрын
Alle haw naxariisto Xaqiisana aduun iyo aakhiraba Alle hasoo fudaydiyo
@SixiidMaxamuud
@SixiidMaxamuud 2 ай бұрын
Haduu qof ku gubo kun kudoonayaa jira❤
@barwaaqoahmed-bj4tv
@barwaaqoahmed-bj4tv 2 ай бұрын
I like your creativity your amazing mind wllhie i like woow keep going 😊
@ZakariaZiaad
@ZakariaZiaad 2 ай бұрын
Runtii waa qiso xanuun leh
@abdihafidaidaros
@abdihafidaidaros 2 ай бұрын
Alle ha u naxaristo
@mohamedjamalhamari7749
@mohamedjamalhamari7749 2 ай бұрын
Kn asaga xoolo aha ...Ayadon qof la ogyn ...Bila saxiix buu wixiisii dhiiby
@naajmasalah4436
@naajmasalah4436 2 ай бұрын
Qof dhintay ha caynin wll waa denbi waxa isaga kudhacayna waa musiibo
@Droogo60
@Droogo60 2 ай бұрын
Frist one😂👍
@Tedyy08
@Tedyy08 2 ай бұрын
First 🎉
@MuhiimAhmed-l6w
@MuhiimAhmed-l6w 2 ай бұрын
Hal qof oo saxiiba ma lihi wligayna saaxib aad igu dhow ma yeelan 😊
@MrAbdirisak
@MrAbdirisak 2 ай бұрын
First 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
@Barwakosaed
@Barwakosaed 2 ай бұрын
Waxay qisadan isku eegyihiin qisada inantii najla ee ay dishay saxibaded yadoo ka masayrtay shaqo iyo lacag iyo magac ay heshay, dhab ahantii waxa jira saxibo xaasidiin ah oo inaga qarsoon.
@Deeqoadann
@Deeqoadann 2 ай бұрын
Waa dunii dadki bahalada waxba madhaman Animal 🦓 🦊 🦁 wallahi
@mahamedhaji9715
@mahamedhaji9715 2 ай бұрын
Rule n1 never trust anyone
@Nestexanaka13
@Nestexanaka13 2 ай бұрын
Legen waka hayna 😊👍
@yuusuf34
@yuusuf34 2 ай бұрын
Aniga qisadaan mid udhaw aa igu dhacday saxib aan laha markuu wax helay wuu i inkiray waligiisna aniga qodin jiray mudo 3sano malin waliba 3$ iyo kabadan iiga bixi jirtay hadana anigo aduunka ii nacebyahay sabatana waa lacag dhaxal uu helay wuu iga marmay saaxibo qaar waa nucas sxp dhan inan aamino wuu i nacsiyay😂😂
@Mohanwh
@Mohanwh 2 ай бұрын
😅
@zalimhussein6118
@zalimhussein6118 2 ай бұрын
Kkk
@Darinelamar22
@Darinelamar22 2 ай бұрын
Ana ugu horeya
@fatmaibrahim2472
@fatmaibrahim2472 Ай бұрын
My mom is my best friend I never trust any other person
@Nasracabdiwahab
@Nasracabdiwahab 2 ай бұрын
Chanel aan marwalba daawado alla haku daayo golden voice ♥️ 😊
@maxamedqaasim9309
@maxamedqaasim9309 2 ай бұрын
Thanks wll
@naseemabdullahi9843
@naseemabdullahi9843 2 ай бұрын
Ilhow unxriiso namiir💔😢😢😢
@SahroSiciid-yb3zy
@SahroSiciid-yb3zy 2 ай бұрын
Hadaan saxiib leeyahayba haikhiyaano😂😂
@naimadahir519
@naimadahir519 2 ай бұрын
Qof daacad ah kugu so adi jaro ani cml😂
@Mutaz-e2s
@Mutaz-e2s 2 ай бұрын
Blse soo badi❤😊
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 2 ай бұрын
Dilaaga iyo kan la dileyba caqliga futada kaga yaaley is dhahey waa lax lax dishey caadiya qisadan hadii sida saxda loo fiiriyo allaha u maxariisto carabtu intooda badan waa l’o caadiya
@AmuuukAmuuk
@AmuuukAmuuk 2 ай бұрын
😂😂 wa runta miskin buu aha aminadisuna too much ayey ehed
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 2 ай бұрын
hada waxaan maxaa kaqaldan adiga xabad caqli ah lahayn afumadaadee kamuuqataa
@caliyare1339
@caliyare1339 2 ай бұрын
Hadaa dawaneysid 2020 2021 2022 2019
@user-mx4jv6dd1y
@user-mx4jv6dd1y 2 ай бұрын
2028 2029 2030 hada arakto welcome abayo iyo abowe
@wawizinho238
@wawizinho238 2 ай бұрын
I am the first
@SamiirCabdiraxmaan
@SamiirCabdiraxmaan 2 ай бұрын
Haddaad daawanaysid 2024 like ii saar😊
@RaxmaMustafe-fm9mn
@RaxmaMustafe-fm9mn Ай бұрын
😂🎉
@kadarcabdidhuux
@kadarcabdidhuux 2 ай бұрын
ilaahay haunaxariisto
@adevert577
@adevert577 2 ай бұрын
2059 ❤ love iyo lacag ya doraan lehed
@fardowso28
@fardowso28 2 ай бұрын
Golden voice❤
@RodaSaleeban-cs4zx
@RodaSaleeban-cs4zx Ай бұрын
Anigu waxan dawanaya20'30ka inshallh ❤
@abshirmaaxi1716
@abshirmaaxi1716 2 ай бұрын
Ninkas dhimashadiisa wexe ehed qadar balse hadana wxa muqata inu kunqaldanaa 200k inu farta kawada saaro qofey saxibo yihin. Hdu ninkas nolan lahana asga eeda dhan saari lha balse ilaahay h u naxaristo.....
@Abdirahman-Bille
@Abdirahman-Bille 2 ай бұрын
Saaxiib dan ma lihi aniga ahaan mana yeelan doono waligaay abid balse tani waa qiso aad iyo aad u xanuun badan. Sidoo kale qisadii Doha qadar 🇶🇦 ka dacday iyadana nin iska darbi jiif ah in lawa nin oo saaxiibo ah jidka kasoo wadeen waxwalpa siiyeen isagana dil ayuu oogu badalay bina'aadanka waa bahalo ilaaheey hanaga qabto.
@Moalin_Usama
@Moalin_Usama 2 ай бұрын
Who watching 2035 🎉
@DrsshaymaMohamed
@DrsshaymaMohamed 2 ай бұрын
Waligey qof kuma kalnonan an ka ahayn hoyadey iyo walalahay❤
@Maalmahawacan
@Maalmahawacan 2 ай бұрын
Saxiib waligey ma yeelan 😢😂
@ShadiyaCabdiraaxmaan
@ShadiyaCabdiraaxmaan Ай бұрын
Ma kaa dhab baa❗️
@SiciidWirdaani
@SiciidWirdaani 2 ай бұрын
Qof walpa oo farintauda arka like hay saaro
@IfraaxSiciid-tu9bc
@IfraaxSiciid-tu9bc 2 ай бұрын
Alle haunaxaristo
@NaimaMohamedAli-k6k
@NaimaMohamedAli-k6k 2 ай бұрын
Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah 😢
@Riyaamohamuud
@Riyaamohamuud 2 ай бұрын
2030 dawan donta like 😢😅
@BalqisAbdirahmaan
@BalqisAbdirahmaan 2 ай бұрын
Alle ha u nxristo namir Aad ayan uga naxay sida fosha xun uu udalay💔😭
@BrithishBoy
@BrithishBoy 2 ай бұрын
Waxaas kalsoni maaha ee waa doqonimo war Oday aamin waa dhintay 😅
@nimcomohamed1846
@nimcomohamed1846 2 ай бұрын
Xaaska iyo caruurta ka naxay isaga qacan ka xaqdaran dishay ilhay haw naxariisto
@Bayaan447
@Bayaan447 2 ай бұрын
Mhadsanid wl ❤
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 2 ай бұрын
Thanks keep going
@axmed1039
@axmed1039 2 ай бұрын
Saaxiiba nafteydaa ii ah 😂
@BushroAbdiqadir
@BushroAbdiqadir Ай бұрын
Sidaas wxka fcn 😂❤
@JehaanAbdiraxman
@JehaanAbdiraxman 2 ай бұрын
Anigu wax saaxiib ah malihi mana rabo inta nolosheyda kadhiman
@252comedy5
@252comedy5 2 ай бұрын
Xariifka Asaa Waalna Sidee $200k Cash Ugu Dhiibay 😂😂
@SahroCabdicabdulle
@SahroCabdicabdulle 2 ай бұрын
blyo ku qaade dheh sxb maha kaas😢😢
@cabdirashiidmaxamed9760
@cabdirashiidmaxamed9760 2 ай бұрын
Ninka saxibkii khamaar ku aaminaya isaga waalan yaa arkay lacag bil walba soo dhacda.
@LukataarikatoRimomofumo
@LukataarikatoRimomofumo 2 ай бұрын
Ila ma aha In dil lagu xukumayo waayo Urdun mar horaa Dastuurkoda Laga saaray Dilka wa xabsi Da in Un lkn waba Musiibo Ilahay ban ka magan galnay Dadkas o kale
@SadaambarresadaamHogaamiyesada
@SadaambarresadaamHogaamiyesada 2 ай бұрын
no frens😢😊
@maxamedmaye740
@maxamedmaye740 2 ай бұрын
Waxaan saxiib mahayn subxaanalaah 😢
@RaxmaMustafe-fm9mn
@RaxmaMustafe-fm9mn Ай бұрын
Zxb Lama odhan karo😢
@AhmedAli-w2g9t
@AhmedAli-w2g9t 2 ай бұрын
Guuuleyso macalin
@4213ROM
@4213ROM 2 ай бұрын
I'm the one ❤🎉
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 2 ай бұрын
alle haw naxariiso
@OMAREENARREYEH
@OMAREENARREYEH 2 ай бұрын
Lacagtii 2bda pooqol ahaayd maalaga heelaay dilaaga arhanka daraan
@kims-s9r
@kims-s9r 2 ай бұрын
Waji xumaa qurunka🤨shid😬
@fatxihassan1785
@fatxihassan1785 2 ай бұрын
Hada daawaneyseid 1700 1800 1900 like😂
@SuwaidaNuur
@SuwaidaNuur 2 ай бұрын
Wlhi doqonimo da walo dhinta bal 200k see bu qof ugu dhiibtay moo Ku shaqeysto yaab!
@anabchannel3670
@anabchannel3670 2 ай бұрын
Yaaab walahi 😢😢
@mohamedmj1568
@mohamedmj1568 2 ай бұрын
Markii horeba xooluu ahaa kaasi
@Hasaam930
@Hasaam930 2 ай бұрын
Amarka ilahay anigu naftayda xita kuma kalsonadi iska Sxb iyo ehelba nio Alx
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 2 ай бұрын
Mahadsanid sxb❤❤❤
@niciimaawil8726
@niciimaawil8726 2 ай бұрын
no 1😂❤
@ShaaficiMaxamed-t1i
@ShaaficiMaxamed-t1i 2 ай бұрын
Aniga zhpky hakayeebin in aan kala shakino pro
@Junanilll
@Junanilll 2 ай бұрын
Ani saaxib an kukalsoonahay maba jira walahi
@HÀŸŔÙF
@HÀŸŔÙF 2 ай бұрын
Thanks 😊 apowe
@zuzuqurux6828
@zuzuqurux6828 2 ай бұрын
Saxiib aniga maba amino illahay ha uu naxariisto
@CashaadanCashaadan
@CashaadanCashaadan 2 ай бұрын
Aniiga wax saxiib la dhaho maliihii
Halista khamaarka | qiso waaliya oo uu sababay khamaarku
17:01
Ogaal cusub
Рет қаралды 49 М.
Qof waji xidhan oo albaabka soo qaraacaya wax xuna samaynaya
25:06
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
Hilarious FAKE TONGUE Prank by WEDNESDAY😏🖤
0:39
La La Life Shorts
Рет қаралды 44 МЛН
I Sent a Subscriber to Disneyland
0:27
MrBeast
Рет қаралды 104 МЛН
#Qiso dambi baaris ah kiiska abuu falaax @Hafsabilanqis
51:26
Hafsa bilan Qisas
Рет қаралды 2,1 М.
DAAWO MUUQALKAN HADAAD 30JIR KA YARTAHAY/ 6 TALO
5:18
Waayeel Media
Рет қаралды 3,8 М.
26 sanadood kadib ayaa god laga helay
15:09
Ogaal cusub
Рет қаралды 35 М.
MAXAA I QABSADAY!!
28:42
Ruweyda Style
Рет қаралды 76 М.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН