Xaaskiisii ayuu ka shakiyay kadib camerad ayuu daba dhigay | Maxy duubtay?

  Рет қаралды 79,954

Ogaal cusub

Ogaal cusub

Күн бұрын

Пікірлер: 178
@Xaali941
@Xaali941 7 ай бұрын
Adunka ma so Marin qof ka wangzan nabi Mahamett allhu musli cala saydina Mahamett 😢
@MarwoFatuzh
@MarwoFatuzh 7 ай бұрын
Scw
@DeeqaIsmail-mn3je
@DeeqaIsmail-mn3je 7 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 7 ай бұрын
Scw
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 7 ай бұрын
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
@bushroyy
@bushroyy 7 ай бұрын
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤
@BoqoradaRerkeenadiid
@BoqoradaRerkeenadiid 7 ай бұрын
Scw scw
@DeeqaIsmail-mn3je
@DeeqaIsmail-mn3je 7 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@SaadaqDuraan7
@SaadaqDuraan7 7 ай бұрын
nabiga ma jeceshahay scw ❤
@bushroyy
@bushroyy 7 ай бұрын
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam
@kingpower6909
@kingpower6909 7 ай бұрын
isla yaab dulliyahoow
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 7 ай бұрын
Scw
@King_royall
@King_royall 7 ай бұрын
بلى
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 7 ай бұрын
Scw
@abdulahiroble4978
@abdulahiroble4978 7 ай бұрын
Asc asxbta an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️✌️ and love Somali weyn ❤️ no more qabyaalad somalinimo naga badan iyo muslinimo alhamdullilah for everything
@DeeqaIsmail-mn3je
@DeeqaIsmail-mn3je 7 ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@Ziizuu23
@Ziizuu23 7 ай бұрын
Alle ayaa mahad idilkeed ba leh oo inaga dhigay dad islaam ah ❤
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 7 ай бұрын
ThE golden Voice m.a❤ Codkaaga caawa Cafimad qab ka dareemaynaa alha Ku siyadsho faseexadaaada🎉❤
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 7 ай бұрын
Thanks Ogaal Cusub, arintani ma aha wax xal u noqon kara qalad dhacey, ee ninkaa ahaa DAYUUS aqbaley waxaan qalbiga ka go'eyn noloshiisa,
@UsaamaMaxamednuur
@UsaamaMaxamednuur 7 ай бұрын
ogaal csub waan kujecelahay walaahi walaalka ❤😢🎉
@ZakiXasan-f2f
@ZakiXasan-f2f 6 ай бұрын
Nin maad tahay mise naag 😂
@musemohmud5032
@musemohmud5032 7 ай бұрын
Mazuul ❤ aad baa u mahad santhy Qisooyinka noo soo badi
@analeese
@analeese 7 ай бұрын
Walal please waanu ka daalney Americanska iyo waalidooda ee nosoo gudbi middle eastern stories please and we love you and support you forever ❤❤
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 7 ай бұрын
Jacayl Waa balaayo 😢😢 qofka markii hore hadii uu jeclaa waligii ilaawi maayo Qalbigana waa tabayaa hadii uu wx kasta sameeyo markii aa kala tagtaan wxaa soo xasuusan waayaha wacnaa ee idin soo dhexmaary😢
@hassanosmaan608
@hassanosmaan608 7 ай бұрын
Mash Allah mr golden voice 😊
@nimahajir
@nimahajir 7 ай бұрын
Maansha allh❤❤❤codka waa Midki lagu sexan jiray ilhaayow unaxrso waheljeygi sowjkaygi qalbigeygi wad isku cod egtahin
@sakimuse-h8b
@sakimuse-h8b 7 ай бұрын
Farst comment ahy love hayla dhaafin akhii io Ukhtiii🎉❤😮😂
@Suhayb.200
@Suhayb.200 5 ай бұрын
Nabiga kusali صلي الله عليه وسلم
@Zaara.genyo.
@Zaara.genyo. 7 ай бұрын
Nin wngsn ahaa masha allah😂
@cookwithme8048
@cookwithme8048 7 ай бұрын
You deserve millions really golden voice 🎉🎉🎉
@Somaaliland592
@Somaaliland592 7 ай бұрын
Waan ku taagera zxp from hargeysa
@ahmedamey6486
@ahmedamey6486 7 ай бұрын
GOLDEN VOICE ❤
@abdulahimaalim
@abdulahimaalim 7 ай бұрын
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horay u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
@FoziyoFalaawar
@FoziyoFalaawar 7 ай бұрын
ogaal cusub haye waalaguwaayay nosobadi muuqaalada mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 7 ай бұрын
Golden voice ❤
@farxaanmuuse2993
@farxaanmuuse2993 7 ай бұрын
Bnin shaqsiyadleh ayuu ahaa
@CabdixamidMaxamed-pl2dw
@CabdixamidMaxamed-pl2dw 7 ай бұрын
First comment pls reply ❤🎉
@farhan_taffo
@farhan_taffo 7 ай бұрын
Maxad lafa idaysaa markaa
@CabdixamidMaxamed-pl2dw
@CabdixamidMaxamed-pl2dw 7 ай бұрын
@@farhan_taffo maxaa kaa galay
@FeysalCurubo
@FeysalCurubo 7 ай бұрын
wllka ado mhad sn qisadii nabi yusuf noso dhamestir
@iiddanbile8425
@iiddanbile8425 7 ай бұрын
Qulasada filimada ayad ka helysaa
@asadrabaah8306
@asadrabaah8306 7 ай бұрын
Soo badi sxb qaali
@GANEEYOFFICIAL1
@GANEEYOFFICIAL1 7 ай бұрын
Legend nin aan taageero
@CabdicasiisCabdalla
@CabdicasiisCabdalla 7 ай бұрын
Scw haa❤❤❤❤❤❤❤❤
@AmeinMahamod
@AmeinMahamod 7 ай бұрын
SALIGA NABIGA SCW SCW SCW ❤❤❤
@SafacrisaaqgeeleZaad
@SafacrisaaqgeeleZaad 4 ай бұрын
😢😢😢😢
@SuhaybaJano
@SuhaybaJano 7 ай бұрын
Mnch alh gold voice❤
@ShaakirIsmaan
@ShaakirIsmaan 4 ай бұрын
..❤
@hawanoormude6061
@hawanoormude6061 7 ай бұрын
Walal ogalcusub ma i guursatid si an codkan malinkaso umaqlo😂😂😂😂😂😂
@Afra_mohamett-r6y
@Afra_mohamett-r6y 7 ай бұрын
Naag waalan 😂 oo weliba jirta
@az.o.4694
@az.o.4694 7 ай бұрын
Xishoo
@Yaasmiinkhalidsido
@Yaasmiinkhalidsido 7 ай бұрын
Waa saxantahay ceeb ma aha hadaa ka heshay inaa guur ubandhigato
@Layrgaming-y5j
@Layrgaming-y5j 7 ай бұрын
​@@az.o.4694guurku ceeb ma ahan
@MaxamedBaqdaadi-ss2bz
@MaxamedBaqdaadi-ss2bz 7 ай бұрын
Anaa aqaane makugu so xidha
@DeeqaDagan-hg1sv
@DeeqaDagan-hg1sv 7 ай бұрын
Scw scw scw
@Siciidmaxamedkaariye-ru4nc
@Siciidmaxamedkaariye-ru4nc 7 ай бұрын
Waaw waa figrad wcn
@KingZhakour
@KingZhakour 7 ай бұрын
Zhp maanta cod waad noo badalatey😂😂
@NuurYare-xx3ev
@NuurYare-xx3ev 7 ай бұрын
Cajiiib waaye walee
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 7 ай бұрын
Waa nin wanaagsan subxanallaah somali ahan laha waa is waali lahaba 😂😂😂
@zaki.zk-
@zaki.zk- 7 ай бұрын
Xldaas cml mala qosli lahaa xlimo😂😂
@DhuuxAfrica17
@DhuuxAfrica17 7 ай бұрын
Dee gal xun weye halagula cuno wax wanagsan maha furida xal ah maxa soo celinya nag rag baraty ma daysay
@ABDIRAHMAN_700
@ABDIRAHMAN_700 7 ай бұрын
Adoo lagu qabo inaa qaraabato Maa rabTaa SupxanalH
@FadumoAdan-lc8sf
@FadumoAdan-lc8sf 7 ай бұрын
Faaraxow qaladka waa dhaca tawbana wajirta adiga xanunka aad qabtid maxa wayo😂​@@ABDIRAHMAN_700
@King_royall
@King_royall 7 ай бұрын
Yadu qayru masuul sanaa 18+ sano ayuu la noolaa hadana nin kalay ku khiyaanty anigu markiiba wllhy wan furi lahaa😂
@Bayaan447
@Bayaan447 7 ай бұрын
Mhadsanid wl qali ❤
@abdirahmanelmi4786
@abdirahmanelmi4786 7 ай бұрын
Walhi hadllkaka waan hiseyaa
@Mustafeindho879
@Mustafeindho879 7 ай бұрын
Keep goin leagan❤
@PhuzaziPeldum
@PhuzaziPeldum 7 ай бұрын
Keep going bro ❤🎉
@ubuhassanibnuhassan4298
@ubuhassanibnuhassan4298 7 ай бұрын
Bro tan qiso maha waa side wartan waa wax malinle udhaca ee qisoyin ino so gudbi taliye
@SUHAYBJOKEF2021pk
@SUHAYBJOKEF2021pk 7 ай бұрын
Khilaafka wuxu kena in labada qof ee is jecel break up yar kala qatan si ay usoo kala nastaan iskuna soo xiisaan lkn gababdhu wxy sameesay qalad maaha e wa qiyaamo si cad ah
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot 7 ай бұрын
Hye xalimo adiga waye farax shekadani ku samey e haku diloo 😂
@OsmanOsmanmahamud2023
@OsmanOsmanmahamud2023 7 ай бұрын
Waa qiso xanuun badan
@halimaabdi7715
@halimaabdi7715 7 ай бұрын
Mahadsanid bwe❤
@CabdicaziizMohamed-ep2rk
@CabdicaziizMohamed-ep2rk 7 ай бұрын
Americanka wa walan yihin
@JaazmiinZaalim
@JaazmiinZaalim 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@idilmawliid9745
@idilmawliid9745 7 ай бұрын
👂
@Somaali_Wayn
@Somaali_Wayn 7 ай бұрын
Wll waxad kaso.hafasha shekada dilka lagu edayay taliye qoslaaye e police ka e ka dhacday muqdisho wa codsi fadlan
@farhan_taffo
@farhan_taffo 7 ай бұрын
Ogaal cusub iam youtuber ustaad wan kutageeraa
@UpdyKariim
@UpdyKariim 7 ай бұрын
Taliye codkaada maxaa helay xanuun miyaa ku helay
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 7 ай бұрын
Necbiyaa khiyaanada😢
@Cabdilaahicumar-y3b
@Cabdilaahicumar-y3b 7 ай бұрын
Daroonta wax yaawo badannoo dhib badan loo mari lahaa ayey xalisey sida in kor laka duuba magaalada bilicdeeda awal we asked arinkaa😮 iyo basaasida
@Kun_ciiL
@Kun_ciiL 7 ай бұрын
Mnta m dhegahygaa mise codkaa bedelan 😢😢
@khadarking429
@khadarking429 7 ай бұрын
wlhi waligay maso ceshadeen xata hadan u xiiso niw😢
@ZackyMohan
@ZackyMohan 7 ай бұрын
4 sano ayaan kula socday waa maanta markii iigu horeysay oo aan muuqaalkaga ku caajisay
@abdirahmanmohamed5543
@abdirahmanmohamed5543 7 ай бұрын
Barnamijyada dhaca iyo dilka ayaad jeceshahay miyaa 😂😂😂😂
@az.o.4694
@az.o.4694 7 ай бұрын
Ninkaas ilaahay ayaa badbaadiyay oo cadhadiisii wuu koontaroolay,ragga qaar way u dhamayn lahaayeen
@mohammetziyat508
@mohammetziyat508 7 ай бұрын
anaaba kow ka ah Iyada iyo ninkaba wan dili lahaa wlhi bilahi
@az.o.4694
@az.o.4694 7 ай бұрын
​@@mohammetziyat508Allaha kaa badbaadiyo dil bani aadam
@mrfuga6041
@mrfuga6041 7 ай бұрын
Bro let’s be honest ninkan waa nin gala oo dayus that’s all 😂😂
@Ahmed-q1d3d
@Ahmed-q1d3d 7 ай бұрын
Wax faiido ah lee leh waxani
@marianapoli8162
@marianapoli8162 7 ай бұрын
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته
@MuseIbrahim-v3c
@MuseIbrahim-v3c 7 ай бұрын
🎉
@shaamabdullaahi6492
@shaamabdullaahi6492 7 ай бұрын
Kk
@foozia426
@foozia426 7 ай бұрын
Ninku naagta wuujeclaa
@abdixayi8453
@abdixayi8453 7 ай бұрын
Waxaa cajiiba samirka ninkaasi sameeyey. Runtii wuxuu ahaa nin degan oo jacayl dhaba u Hayey naagtaas. Waxaase layaaba in naagta dambigaa samaysay ogolaato inay dib u midoobaan. Miyaanay ka shakiyin in ninkaasi shirqoolayo si uu nafta uga qaado
@Najmo35
@Najmo35 7 ай бұрын
😢😢
@MunaAbdisalaan-v6t
@MunaAbdisalaan-v6t 7 ай бұрын
@foozia426
@foozia426 7 ай бұрын
Bisinka maxaa waalay. Ninka😂 shakigi badnaaye 😂
@DhuuxAfrica17
@DhuuxAfrica17 7 ай бұрын
Nagi khayamo ma dayso waa la fura😂
@hasansudi9404
@hasansudi9404 7 ай бұрын
Gaaladu Waa Bila dhiig Cadiya 😳 Kanu Khilaaf Maha Waa Khilaaf+khilaaf+khalif = Dil iyada ama isagaa
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 7 ай бұрын
Nio codkaagi maxaad ku qurxisa sxp?
@AmiiraHappy-qq6kw
@AmiiraHappy-qq6kw 7 ай бұрын
Maanta codkaada hoose abowe
@asiyomohamed-i5c
@asiyomohamed-i5c 7 ай бұрын
Wll ayamahan brazil dilal ka jira ka soo hadal adoo mahadasan
@asmaabdi1346
@asmaabdi1346 7 ай бұрын
Mnta wxy vedio gan maalayacnigi wll bisinka 😂😂😂💔
@Somaali_Wayn
@Somaali_Wayn 7 ай бұрын
Mala yacni mahe wa xaqiiqada qurunray ee nagHa 😠
@Maan-101M
@Maan-101M 7 ай бұрын
American stories ❤️🗿
@king-kj2zn
@king-kj2zn 7 ай бұрын
Bro kan danyeer waaye see naag khiyantay ugu noqday 😂
@abujurayd2913
@abujurayd2913 7 ай бұрын
Ilmahaada hooyadood weeye ha ilaawin
@King_royall
@King_royall 7 ай бұрын
Waligay ma arag adoo Qof reply usoo Galaya😅 Bal Hadaad comentigayga Waan Ku taageera zxp🫡🫡🫡
@ZakariyeAhmed-ur6er
@ZakariyeAhmed-ur6er 7 ай бұрын
Wan arkaa
@DahaaMaxamed
@DahaaMaxamed 7 ай бұрын
Ninkii kale mee ee codka😢
@Mohan-2034
@Mohan-2034 7 ай бұрын
Drone maa noo sharaxaysaa falaadka naga daa bro muuqaalka hanagu dheerayn
@HamzaRashadMussa
@HamzaRashadMussa 7 ай бұрын
Muu cayrsho markiiba wxaas oo kale lama joogo akh
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 7 ай бұрын
Fudeydka ma fiicno , sheekada dhameyso!
@mrfuga6041
@mrfuga6041 7 ай бұрын
Cadanku nagaha mafuran 10 jeer haday khayaman inta hore bay wax ka xun iska dhigan 😂😂
@UsaamaMaxamednuur
@UsaamaMaxamednuur 7 ай бұрын
😢
@KaamilCarab-f9d
@KaamilCarab-f9d 7 ай бұрын
Sxb video gu mar hore iimasoodhaco😢
@MrSantamaria05
@MrSantamaria05 7 ай бұрын
Mhdsanid ugaas sare
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 7 ай бұрын
balayo ha ku dhacdo galadu wa umad biLa dhaqan ah alxm illahaygi muslimka iga dhigay
@AbuukarMohamud
@AbuukarMohamud 7 ай бұрын
Gaalo gali ma,ahan arintan naago somali aya jira walibo qof An aqano aya sida sameyo hada wlhi
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 7 ай бұрын
@@AbuukarMohamud qof muslim ah oo iman leh sida uma dhaqmi karodhaqan muslim na ma aha somalinimadu iyo muslinimadu wa kala laba
@haajirocalishire6986
@haajirocalishire6986 7 ай бұрын
Maanta codkaaga in wax ka qaldanyhn lo moda ee mia yara xanuusatay ogaalow
@mohamadhamza837
@mohamadhamza837 7 ай бұрын
Oo maanta ma waxaad nagu qancineysaa dhillo guri ku heyso, waa hadaan kaa yeelo
@anas-st9zx
@anas-st9zx 3 ай бұрын
9:13
@DhuuxAfrica17
@DhuuxAfrica17 7 ай бұрын
Mdxan ka jari laha😂
@Unknow-og4
@Unknow-og4 7 ай бұрын
Dilalka foosha xun soo badi zxp
@MABRUUK
@MABRUUK 7 ай бұрын
😂😂😂😂 Cabsi cabsi aathy nio dariska haka bilabin banankas ka bilow sxpw
@Unknow-og4
@Unknow-og4 7 ай бұрын
@@MABRUUK waan qorshaynayaa insha allah
@CabdicaziizMohamed-ep2rk
@CabdicaziizMohamed-ep2rk 7 ай бұрын
😅😅
@MohamedmohamudNor-qt3vn
@MohamedmohamudNor-qt3vn 7 ай бұрын
Dhibkaas ookale masahlana anigu waxaan uga aarsanlahaa inaa naagkale karaaco oo iyadane maseyrto
@Ruuzah-2019
@Ruuzah-2019 7 ай бұрын
Awoodaas ma lihid , hadaad wax jeceshahay.
@nastedave9842
@nastedave9842 7 ай бұрын
Naagtaa ookale maba kuu maseereeso. Waayo haday ku saluugeyn maba aysan ku qiyaanteen. Nin nin kale laga raacay hadaad aragto waa iska canjeero
@AmiiraXasan-m3h
@AmiiraXasan-m3h 7 ай бұрын
😂😂😂😂
@Wiilkiifaysal
@Wiilkiifaysal 7 ай бұрын
John wuxuu ilaaway rule number 5 never trust naag
@fatimaapdy2722
@fatimaapdy2722 7 ай бұрын
Rule number 5 is not about trust BTW good trying to fix your broken English not womens😊
@Somaali_Wayn
@Somaali_Wayn 7 ай бұрын
​@@fatimaapdy2722yaah abaayo 😮
@Wiilkiifaysal
@Wiilkiifaysal 7 ай бұрын
@@fatimaapdy2722 muhiimadu waa inaanan naag jeclaan ama aaminin hadii ay boqol sano xitaa kasoo wareegto guurkeena ma fahantay gabadha Englishta ku takhasustaay😁
@nastedave9842
@nastedave9842 7 ай бұрын
We never trust men too
@NuurCalaa
@NuurCalaa 2 ай бұрын
​@@fatimaapdy2722 That's how goodness works 😅
@GureyIbrahim
@GureyIbrahim 7 ай бұрын
Ciyaar toygaa wa lala wareegay wa in uu adkaystaa ninkaasi waxba kudhacay e
@hopiiiifan
@hopiiiifan 7 ай бұрын
Ila hada codkagii hore madareemayo talow maxanunsantahay 😢
@SagalMaxamed-wt4ub
@SagalMaxamed-wt4ub 7 ай бұрын
May 😂
@abdulrazaq2302
@abdulrazaq2302 7 ай бұрын
Maxaa sidaanoo uga walwalaysaa hooyo iyo aabo ama xaas buu haystaa oo ku filan xaaladiisa ogaanshaheeda kkk, sidaan u daawanaynay dhacdooyin naxdin badan walwalkeenaaba batay 🙄
@sagalsaidali148
@sagalsaidali148 7 ай бұрын
Asc wall waxaa tahay kanalka an ugu jeclahay kanalada lkn weligey lake kuma sarin arimo jiro awged wall icafi lkn waxan dawadaa waxwalbo oo ad soo dhigtit wan dawdaa imadhafo malin ayan dhamantooda kusari doonaa hadii an nolado insha Allah lkn iskakeey cafi abowe mcne
@chapelhallandthelegend6076
@chapelhallandthelegend6076 7 ай бұрын
😂😂
@SacadMostafe
@SacadMostafe 7 ай бұрын
18 sanadoood maaney waxba isku dhalina
@CabdicaziizMohamed-ep2rk
@CabdicaziizMohamed-ep2rk 7 ай бұрын
😅
@najmagelle5202
@najmagelle5202 6 ай бұрын
Fiiri ogaal cusub hadan islaam nahey uma baahnin falalka xun inaad bulshada usoo gudbiso muslimiinta gaar ahaan Soomaalida waana dhaqan aad u xun hadii aad ka shakido iskaga tag sababtoo ah ma ogid inta qof Bini’aadam khalad galo ilaahey asturey hadii aad daba gasho qof ceebtiisa adigana ilaahey baa ku kashifi Wax laga faaiido noo soo gudbi Ma ogtahey in diinta islaamka macaan ku amrey marka xaaskaaga u imaaneyso ooga timaado magaalada banaankaeeda inaad soo war galiso iyadana sidoo kale Dhaqan aan islaam aheyn ee xun naga daa
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 6 ай бұрын
Wixii suba waa faaiido it's non of your business 😂
@FootShorts12
@FootShorts12 7 ай бұрын
Inta nin somaliyeed ee sidaa loo khiyaamayo tiro malaha, waar ragow dumarka aad guursanaysaan ha aaminina
@Deeqaluul721
@Deeqaluul721 7 ай бұрын
Ha aaminina markaad leedahay Dumarku miyay wada xunyihiin iska aamu xoolayahow
@FootShorts12
@FootShorts12 7 ай бұрын
@@Deeqaluul721 hadaanu aaminin hadhow qalpi jabi maayo badankana waan xum yihiin markaa waa talo wanaagsan
@Layrgaming-y5j
@Layrgaming-y5j 7 ай бұрын
​@@FootShorts12 sxp gabar muslim iyo mid gaal ah isku dhaqan ma ahan aminaad khasab ayey kaga iman markad guursato waayo qoftas wey ku milmeysa jirkaga
@nastedave9842
@nastedave9842 7 ай бұрын
Oo nin yaa ka xun asagaaba meel walba carabkiisa laalaadaaye
@abdihakiinmohamud4104
@abdihakiinmohamud4104 7 ай бұрын
Kaas Nacas bu Go.aankii ugu Xumaa ee uu Qaatu ahaa inuu Naagtaas Dib Gurigiisa ugu Soo Celiyo
Khiyaano wayn ayay kusamaysay  ninkeedii
16:30
Ogaal cusub
Рет қаралды 42 М.
Waa la garanwaayay sabab ku kaliftay arinkan foosha xun gabadhan
17:01
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Dhacdo layaab leh | Cid aanuu ka filayn ayaa dhabarka katoogatay
24:27
Sheekh: Mustafe Xaaji Ismaaciil | MAANKA
6:22
Wacyi
Рет қаралды 8 М.
Gabadhan internetka qabsatay sheekadeedu maxay tahay
16:27
Ogaal cusub
Рет қаралды 42 М.
Tuug wareeriyay ciidanka | Qiso layaable
26:45
Ogaal cusub
Рет қаралды 113 М.
Siday wax u muuqdaan maaha Yaan lagu sirin
18:36
Ogaal cusub
Рет қаралды 47 М.
Saxiibka noocana iska ilaali waligaa | Qiso cajiiba
17:01
Ogaal cusub
Рет қаралды 44 М.
daawo kiis wareeriyay ciidanka iyo sida loo xaliyay اا
23:44
Ogaal cusub
Рет қаралды 91 М.
Youtubero duubay daqiiqadihii ugu daambeeyay noloshooda
16:15
Ogaal cusub
Рет қаралды 36 М.
Dilaa doqon ah oo gabadh yari ay ka maskax badisay
19:17
Ogaal cusub
Рет қаралды 32 М.