Buugaan wuxuu badali Doonaa Aragtidaada Ku aadan Ku Mashquulka Moobaylka .

  Рет қаралды 270,770

OGAANSHO

OGAANSHO

Жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 600
@c.caziizbidixo8946
@c.caziizbidixo8946 Жыл бұрын
Salaada aynu ilaalino somaliyey😢☝️ Waa dardaarankii ugu danbeeyey Ee nabiga
@abdinasir____k9909
@abdinasir____k9909 Жыл бұрын
Muuqaalkan Waan wada Dhagystay Runtii Waaan Yaabay Waxaan Mooday Inaad Aniga Iga sheekeenayso Aniga Iyo Inta La Midka ahba Ilaahay Ha Ku Anfaco Muuqaalkan 🙏
@Zaki_Ahmed_Atiqi
@Zaki_Ahmed_Atiqi Жыл бұрын
Amin
@MoOsman990
@MoOsman990 Жыл бұрын
Aamiin aamiin wll ☝️☝️
@yamruud2528
@yamruud2528 Жыл бұрын
Amiin 🤲 wllky
@ashwaaqsayd7846
@ashwaaqsayd7846 Жыл бұрын
Amiim wll
@ayaandahir8081
@ayaandahir8081 Жыл бұрын
❤🌸 amiiin APOWE amiiin👑🤲🏻
@usamenor6791
@usamenor6791 2 ай бұрын
Codkii ugu danbeeyay waa maqlaayay Waana mahadsantahay Alllaha noo danbi dhaafo dhamaanteen 🤲🤲
@Mohamet-Opderahman
@Mohamet-Opderahman Жыл бұрын
This year I want to change a lot in my life, I want to memorize the Qur'an and also teach myself important skills.
@captainhamzaaideed7276
@captainhamzaaideed7276 Жыл бұрын
Mohamed opdi Brother haddaad muuqaalkan si fiican u daawatay , waxaan kugula talin lahaa inaad soo daawato muuqaalka kale ee isla channel kan ku jira ee ustaadku kaga warramayo buuga HOW TO FINISH WHAT YOU START ! .
@kingkhan-mf8ff
@kingkhan-mf8ff Жыл бұрын
Insha allah keepgoing 💯👋👍
@user-ye8by8hu5i
@user-ye8by8hu5i 6 ай бұрын
The year is ended. Did you memories Qur'an and learned new skill.
@Buldakrameneater
@Buldakrameneater 6 ай бұрын
The year ended 😂, did u memorized the Quran (I hope u did) am planning this year
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 Жыл бұрын
Waa dhamaystay Alhamdulillah Subax subaxyada ka Mida ah waxaa isoo wacay aabahay Wuxuuna igu dhahay "Wiilkaygiyow ma bahalki baas baa u jeeda yacni wuxu ka wada ma mobiilki baa u jeeda" waxaan ku dhahay "haa aabo mcn" wuxu igu Yiri "waa u jeeda hoyada waa xanuun santahay aniguna haddan berri dhimto hoyadana dhimato cid gacanta ku qabanaysa ma jirto xitaa walalaha ku qaban maayan gacanta" hadalka markaan maqlay meel baa I xanuuntay maantana indhihiina waa I xanuunayaan pleas ii soo duceeya inuu ilahay indhaha ii caafiyo labadayda waalidna inuu ilahay ii caafiyo dhamman intii muslmiina xanuunsan inuu ilahay caafiyo 🤲👍
@ayuubka-Xuux
@ayuubka-Xuux Жыл бұрын
Alle hakuu caafiyo wll🥺
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 Жыл бұрын
@@ayuubka-Xuux aamin
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 Жыл бұрын
@@user-wc4ti9oi7p aamin
@smartazu8723
@smartazu8723 Жыл бұрын
Aamiin wllo Alla haku caafiyo
@rayaanmohamed1535
@rayaanmohamed1535 Жыл бұрын
Allah hakucaafiyo wll insha allah waalidkaana way caafimaadi doonaan dhamnteen ayaa usoo ducaynayno insha allah
@maryamamohamed3126
@maryamamohamed3126 Жыл бұрын
✨️Cimri dheer oo Cibaado leh Aduunyo meelsan leh Aakhiro janno leh Ilaah Haku siiyo Macalin omar inshar💞💖🥰
@Shafiabdulle
@Shafiabdulle Жыл бұрын
Insha Allah Everthing Will be fine this year❤ Thanks Ustaad Omar inshaar 6-January-2023 Maalin Barakeysan Friday Morning 11:25am Ruux Walbo Waxan U Rajeynaya isbadal uu Dhamaadkiisa Mahdiyo Aduun iyo Aakhiro❤
@abdiraxmanistareex6697
@abdiraxmanistareex6697 Жыл бұрын
Maqnaata iyo mashquulka beenta ee baraha bulshada iyo moobaylka aan ka dhaxalnay waayitaanka: 1. Wax akhriska 2. La kali noqoshada naftaada 3. Xasuusta 4. Hurdada 5. Isku gudubka ama isku socodka 6. Curinta sida fikir cusub 7. Dhagaysiga 8. Barashada 9. Xiriirka Intaa qodab hadaad isku aragtay waxaad u baahantay inaad: 1. Iska yarayso isticmaalka baraha bulshada 2. Inaad qabato hal shay ama awooda saarto qabashada hal shaqo Buugga: Maqnaanta Dabinka ( the distraction trap) by Frances Booth Mahadsanid ustaad Omar Inshar🙏🙏
@munaqueen1989
@munaqueen1989 Жыл бұрын
Run ahaanti muqalkan muhiim ayuu ii ahaa inan damestirto,Allah ayaa mahadaa iskaleh o ii suurtagaliyey inan kamid noqdo Dawada yasha muqalkan... mahadsanid walaal Cumar 💓
@sadiiqabdulqadir6026
@sadiiqabdulqadir6026 Жыл бұрын
Masha Allah shaqo fiican baad qabatey waa in laguu helaa xaaji mashquulka kaa saara
@aminfatiha8506
@aminfatiha8506 Жыл бұрын
Kusali Xapiipka Muxamed Scw 🤲❤️
@rohitzarzana4410
@rohitzarzana4410 Жыл бұрын
SCW
@maxamedcarab1190
@maxamedcarab1190 Жыл бұрын
Salalahu caleehi wasalama
@user-sv7ws4dr5t
@user-sv7ws4dr5t 9 ай бұрын
scw❤
@abdullahihassan2937
@abdullahihassan2937 Жыл бұрын
Mahadsanid Saxiib cumar,iska quruxda badan ee aad nogu soo gudbisay, Buugan iyo Nuxurka ku jirayba Jasaakal Allah wll Codkii ugu Danbeyay waan Maqlaayay.
@ruweydasiciidismaciil1187
@ruweydasiciidismaciil1187 Жыл бұрын
Codkaagii ugu danbeyey waan maqlayey ♥️ Mahadsanid ilahay khayr haku siyo❤
@cabdiraxmaansahal5091
@cabdiraxmaansahal5091 3 ай бұрын
Ma daa intay marka❤
@awaledarar4002
@awaledarar4002 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي المبدع أشعر مد سنتين فيما ذكرت وكنت ابحث مثل هذه المواضيع بلغة العربية والصومالي أراك انك قربت لي المسافه وفق الله لما فيه خير والآن بدأت كيفية تغيير في هذه الحالة التي رأيتها سجني اختياري
@Arhman99
@Arhman99 Жыл бұрын
We need motivation like this, jazkAllahu khair 👏🏽
@yasirabdulahi7887
@yasirabdulahi7887 Жыл бұрын
Waan dhamestay بفضل الله تبارك وتعالى. Mahadsanid Ustaad Cumar!
@zaharentertainment225
@zaharentertainment225 Жыл бұрын
I need to change my life jazakallah qeyr walal...hada kadib waxan waqtigeyga galinaya inaan quranka iyo luqadaha kubarto tnx again wll Omar
@muhyadiinabdissalamibrahim
@muhyadiinabdissalamibrahim Жыл бұрын
Codkii ugu dambeeyay Waan Maqlaayey Legend bro 💎 Waxaa Qof in badan dadka ufaaideeyay Allaha kaa Jako siiyo Muuqaalada Noocan ookale iyo kuwa kale inoo soo badi Mahad sanid wll Cumar inshaar
@user-bc4qv1xr6k
@user-bc4qv1xr6k Жыл бұрын
Codki u danbeeyey waan maqaly waad mahadsantahy camar alle haku barakeeto
@jibrilmohamed5762
@jibrilmohamed5762 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء الاستاذ المشجع المحلل استاذ عمر انشار أخذت نصيحتك الغالى.
@cigeardon726
@cigeardon726 Жыл бұрын
1 mellion is going our channel. Channelka dhalinyarada soomaliyeed iyo cid kastaa oo ubaahan mWqif islaami ah oo toosan iy caadifad sax ah. Keep going استادي❤❤
@06k-malikk44
@06k-malikk44 Жыл бұрын
Waa ku salamay walal Cumar inshaar. Muuqaladan quruxda badan ee noo soo diyaarisay waa arkay waana ku mahad san tahay kun iyo kow jeer.
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture Жыл бұрын
Cumarow thanks wll wlhi maanta dhalinyaro iyo waayeelba dadkeeni mobile baa waalay heer baan maranaa aan masajidka u sii qaadano si aan Marba u fiirino, habeen kii hadan soo kacno aan eegno shaqo hadan joogno aan eegno 😢
@Aaziz5
@Aaziz5 Жыл бұрын
Mahadsanid wll Cumar Allaha kaa abaalmariyo waqtiga iyo juhdiga aad galisay mowduucan muhiim ka ah.waxaad tiri "jidhkaaga ayaa nasani iyo maskaxdaada"
@abdirahmanabdullahi-vc7lw
@abdirahmanabdullahi-vc7lw 5 ай бұрын
waan maqlay codkiiga ugu dambeeyay si kal iyo laab ah alla ku xifdiyo wll cumar ishaar بارك الله فيك
@akareembullale6049
@akareembullale6049 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad,Runti Barnaamjkan aad bu i saameyay meelo iga Daahnabad ii Waadixisay.
@mukhtaar_apdirahmaan.
@mukhtaar_apdirahmaan. Жыл бұрын
Kusali nabiga scw🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@cabdinaasirmaxamuud559
@cabdinaasirmaxamuud559 Жыл бұрын
ASC wllo Cumar inshaar wxn umahad-celinaya ALLE SWT o i ogoladay inan muqalkan dhamaysto intas kadib adiga ayaan ku mahad-celinaya wll Noloshayda wax badan ayaad ka badashay runti Jasakalahu khayr Codki ugu danbeyay ee muqalkan wan maqlayay wllo qli muqladada mid anan dhamysan maba jiro ama ha dherado ama ha yarado🥰♥️✊wxn kala so hadlaya Burco
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah runahanti arintan qof kasto o somaliya ah ayey hesat somaliya waxba maqriyanxita hdey yaqanan xita muqalada inta hore ayey kafirsadan kadibna jawab dag dag ah wa umad sabaryar in badan muqalkan ad so kudbisay ma dames donan mida kale waxad hilmatay kuso dawada ogansho kalmadas waxey qemo uyeli jirtay baramishkaga
@najmaabdullahi7845
@najmaabdullahi7845 Жыл бұрын
Codkii ogu danbeeye waan maqlaaye thanks omar mowduuc aad noo anfacayo ayaad no diyarise allah ku barakeeyo
@abdifatahawmuse1802
@abdifatahawmuse1802 Жыл бұрын
Mansha Allah wa mawduuc muhiim ah oo wakhtigiisa taagan waaqacna ah si wacan ban u dhagaystay ilaa dhamaadka👏👋✍️
@cadnaancabdi6405
@cadnaancabdi6405 8 ай бұрын
Sanadki hore ina is badalo ayan u hawl galey lakinbwaku fashilmay sababto baraha bulshada ad u isticmala hada isoduceya in sanadkan hamigaygu i rumobo ❤🙏
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 20 күн бұрын
Muuku rumoobay wll
@mohamedavdiaziz5466
@mohamedavdiaziz5466 6 ай бұрын
Codka ugu dambeyey waan maqlayey Mahadsanid Cumar Jazaka Allah 🌹❤️
@ilkacaseqays158
@ilkacaseqays158 Жыл бұрын
Mahadsanid Omar inshaar!! Muqalkan waan wada dhamystay xaqiiqdi qodob muhiim ahna waad ka hadashay Bulshada oo dhamini mushkiladan waa haysata Xata nafsad ahan tayda waan isku arkay lkn xal dagdaga inan ka gaaro ban rajayn inshallah🙏🙏
@Maria_Maan_Deeqa
@Maria_Maan_Deeqa Жыл бұрын
Masha allah codkii udambeeyey wan maqlaayey alxamdulilaah hadan nasiib u yeeshay inu muqalkani iso gaadho oo aan dhamaysto wxn u mahad celinaya wll cumar oo noso gudbiyey muqalka faa'idada leh m.a allah cimrigaaga iyo caafimadkaga ha dheereyo insha allah
@sadiiqabdulqadir6026
@sadiiqabdulqadir6026 Жыл бұрын
Waad fiicantahay waa in laguu helaa xaaji mashquulka kaa saara hhh
@Maria_Maan_Deeqa
@Maria_Maan_Deeqa Жыл бұрын
Ilaahy aya ii keenaya insha allah
@Abby2003-m8f
@Abby2003-m8f Жыл бұрын
Last voice ❤️ waan la kula socday Waxyabaha aan sameyn karin u Internet ka sabab u yahay wxa ka mid : 1: inan xiriir sameyn karin qof ajnabi ika eh 2: dulqaad la aan ma dhameysan karoh muuqaallada qaar ilaa an ka yareeyo setting intuu socanyo oon aan soo gaabiyo timeka . 3: inaan wax curin karin . 4: cabsi bdn Io iney wax I dhaafayaan. 4taas qodob ayaan ku soo gabagabeynaa i.a waana mahadsantahay Omar inshar .
@kamalkeit7074
@kamalkeit7074 Жыл бұрын
3qodob waan kula wadaaga alle hyno fudeydiyo iska badalkoooda
@amaalkholud
@amaalkholud Жыл бұрын
Codkii ugu dambeeye wan maqlaaye thanks ustaad Omar🙏
@hanadabdi2253
@hanadabdi2253 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal Cumar. Jazaakallaah. Codkii ugu danbeeye aan maqlay.
@Ahmed_bullaale
@Ahmed_bullaale Жыл бұрын
Mahadsanid walaal omar, wan maqlayey muuqaalka intii u danbaysay waana dhamaysay, waxbadan ayan ka faaiday muuqaalka
@nagaadahmad7411
@nagaadahmad7411 Жыл бұрын
Alle Haku Barakeeyo Wan maqlayay codkii udanbeeyay Thankz Mobelka wa wakhti lumis Runtii
@najaxnashaad7956
@najaxnashaad7956 Жыл бұрын
Million jeer Mahadsanid wlhi xalada aan hada ku suganahay ayaad bid bid usheegtay balse waan badalidona alle ayaa mahadasleh muqalkan itusay iyo adiga soo gudbiyay
@salmomuse
@salmomuse 4 ай бұрын
Walal ma is badashay after 10 month🎉❤
@Abdinor.H.
@Abdinor.H. Жыл бұрын
Last voice Bilow ilaa dhaad🙏 thanks Allah bless you bro👍❤
@mowliid
@mowliid Жыл бұрын
Shb waxaan rabaa Inan kuwqydiiyo qaybta faallooyinka maxay dadku ingris ugu wada hadlayaan mise anaa dadka ka dambeeya o wax aanan ogayn baa Jira?
@adamakhyar6952
@adamakhyar6952 Жыл бұрын
@@mowliid dhamantod adiga ka sharaf badan sxb waxad ku hadleysa afkada hoyo
@mowliid
@mowliid Жыл бұрын
@@adamakhyar6952 ada iga mudan shb qaali aan ku faano afkeena ❤️
@abdirashiidisak9097
@abdirashiidisak9097 Жыл бұрын
"bilow ilaa dhamaad" MAHADSANID USTAAD🙏
@xaliimosiciid5080
@xaliimosiciid5080 Жыл бұрын
Ogaansho waan ku xidhanahy alle ha ku sharfo macalin cumar cod kii u danbeeyey waan maqlaayey
@historicaldiamond3423
@historicaldiamond3423 Жыл бұрын
Wadhamaystay wana fahmay nuxurka mawduuca kahada shay sxb👍👍👍👍
@maslahahmed524
@maslahahmed524 Жыл бұрын
Dhacdooyinka caalamka siyaasada, geography ga iyo sayniska👍
@sadiaabdalla6107
@sadiaabdalla6107 Жыл бұрын
Codkii ugu danbeyay waaan maqlayay insha allh wll illhy haku barakeeyo 20023tijiipindonaaa telfankayga in maalintii 1saac bes isticmaaalo saacadaasna wax faaido leh uisticmaalo inshallah guulayso wll 🤲
@fatimamursalabdi7107
@fatimamursalabdi7107 Жыл бұрын
Shukran ustaad omar, jasakallhu kheyr.
@zakariyemohamedjimalemataa5731
@zakariyemohamedjimalemataa5731 Жыл бұрын
Jazakallahu kheyran ustad muqaalada bugaagta inoo soo badi oo si aan uga faideysano
@burhanyuusufsh.hilowle5303
@burhanyuusufsh.hilowle5303 Жыл бұрын
Aad ayad u mahad santay wll runti muqalka bilow ilaa dhamad waan daawaday waxa aad kahadashey waa wax aad iitaabtay horey usoco wll 👍🙏
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Legendary always legendary keeps goings my brothers Omar inshar another's levels ogansho best interests people's Distractions book's 💯👍👍💪
@maxamadsaaj8918
@maxamadsaaj8918 Жыл бұрын
Qofka aad la hadlayso maahan qof mareekan ah ama ingiriis ah ee waa somali. Hadaad qof amaanaysaa ku amaan afkiisa hooyo sidaas ayaa wanaagsan.
@adamabdi8369
@adamabdi8369 Жыл бұрын
Wixii dhanba sawtan jamac aadka dhigtay hhhhhhh keeps goings peopls hhhhhh
@abdisalannoorosman9272
@abdisalannoorosman9272 Жыл бұрын
Maqaalada sxb adiga o dhameystey ayaadba arkeysaa Thank you mr. Inshaar
@xasancumar3422
@xasancumar3422 Жыл бұрын
Mahadsanid walaal Cumar. Waan dhammaystay.
@Abdisalam-Mohamed-Ali
@Abdisalam-Mohamed-Ali Жыл бұрын
50 maalin oo nadiif ah🥰 ninki ka dnbeyey cadada xun inan iska deeyo alle ka sokoow
@ahmeddayyip1891
@ahmeddayyip1891 Жыл бұрын
Laandhere bad tahy
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
I have already read it its very informative and useful
@abdiqani7654
@abdiqani7654 Жыл бұрын
sxb asigoo pdf hada heyso igu cawo please
@iqraali8579
@iqraali8579 Жыл бұрын
Sidhokale aniga wll
@nistexanishaa6316
@nistexanishaa6316 Жыл бұрын
@@abdiqani7654 maheshey sxb aad isodirtide
@bakarahmed8955
@bakarahmed8955 Жыл бұрын
M.allh wllky waa mawduc muhiim ah oo aan ubaahanahay wad ku mahadsan tahay sida aad noogu soo gudbisay muqalkan cajibka ah wllky illahey haku xifdiyo ☝
@sacadahmed7504
@sacadahmed7504 7 ай бұрын
Mahadsanid coach omar inshar
@Mosababdiweli
@Mosababdiweli Жыл бұрын
Insha Allah i will change my self this year after watching this. Thanks Omar.
@zakariyeaxmedanc
@zakariyeaxmedanc Жыл бұрын
Nolosheyda Oo dhan ayaa videokaan lagu sharxay 😔 اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك 🤲😥
@cafiifa241
@cafiifa241 Жыл бұрын
Vedioyadada aniga si gooni ah bey isaameeyaan wxd kahadleysid dhan anaa kusugan lkni InshaAllah sanadkan wan isbadalayaa shukran ustaad Omar
@hamaabdi4411
@hamaabdi4411 Жыл бұрын
Codkii ugu danbeeyay waa maqlay alle kheyrka ha ku waafujiyo
@abdirashiidgeedi8599
@abdirashiidgeedi8599 Жыл бұрын
Always omar inshar is legend 🥰🥰👑👑👑
@abdulaziizaziizi6433
@abdulaziizaziizi6433 Жыл бұрын
💯🔥
@sunduzaxmed3231
@sunduzaxmed3231 Жыл бұрын
Thankz walal wuxu ahaa muqaalki igu horeye sakaay andawado wuuna I anfacay allah kuxifdiyo alle hayna haleelsiyo kheyr dhamaan tu asc.
@farhiadafe2160
@farhiadafe2160 Жыл бұрын
Wan dhamestay waxan moday inad aniga iga hadleyso walal wadku mahadsan tahay wanada ad noso gudbiso anagana kuwa qado allaha naga dhigo allahana ku xifdiyo
@MoOsman990
@MoOsman990 Жыл бұрын
Mahadsanid wll ,waa mowduuc muhiim ah nolosheynana ku saleysan lkn waxaan rabnaa buugaan,inaad commentiga☝️☝️ nosoo dhigto adigoo mahadsan 🙏🙏🙏 Dadka igu raacsan yihiin liketa saar👍🏿👍🏿
@maansidepro
@maansidepro Жыл бұрын
Walal muqal an Ka diyariyay kanalka OGAANSHO waxad ka heleysaa swbta uu buugaagta uusan linkigooda uso dhigin qeybta commentiga please muqalkas kaso daawo youtubekena hadii ad ka heshena nagu so biir
@Nihaal_Queen
@Nihaal_Queen Жыл бұрын
Mahadsanid omar inshaar wad maqlwyey codkaagi udambeyay allah hka abaalmariyo sidad wax kasto na anfacaya noguso gudbisid❤
@faizasaciid2750
@faizasaciid2750 Жыл бұрын
Masha allah jasakalaah wll Cumar waa mawduuc aad noowada anfacayo runtii allaha kaa abaalmariyo
@hananharako9060
@hananharako9060 Жыл бұрын
Mahadsanid cumar inshar allaha ku xifdiyo wan dhamestay muqalkan qiimaha bdn ❤️
@maxamadsaaj8918
@maxamadsaaj8918 Жыл бұрын
Haa dhamaadka waan soo gaaray walaal. Ilaah waxaan kaaga baryayaa in janatul fardayso ku geeyo.
@deekow1150
@deekow1150 Жыл бұрын
جزاك الله استاذ عمر
@daadirmacallin7318
@daadirmacallin7318 Жыл бұрын
masha Allah maclumad ad uwngsn aya noso gudbisay alle haka ajar siyo ee buugan mel ma igu shegi kartaa adigo mhdsn
@umusafa8926
@umusafa8926 Жыл бұрын
Shukran habbo kheyr Alle haku siiyo adduun iyo Aakhiro
@habiboismailali5784
@habiboismailali5784 Жыл бұрын
Mahadsanid wll Omar runti waa muqaal aad u muhiim ayuu ahaa alle ha inagu anfaco
@abdifatahahmedabdifatah8200
@abdifatahahmedabdifatah8200 Жыл бұрын
Mahadsanid wlll omar inshar alle haku barakeyo
@nuurxuseencabdiqaadir731
@nuurxuseencabdiqaadir731 Жыл бұрын
Maasha allh ustaad alle hakuugu awaal mariyo janatul firdowsa waa soogare qeebta danbe mowduucan ma.aha mid laga gudbi kare sawabtoo ah waa mid waxtar leh waliba qeebta caajiska iyo xifdinta xasuuta aad ayee ii saameesay waa mahadsantahay ustaad
@ahmedhusseinmohamoud106
@ahmedhusseinmohamoud106 Жыл бұрын
Mahadsanid cumar inshaar runtii video bilow laa dhamaad wan dawaday runti siwacanna waan u dhuuxay Allah haku barakeyo 🙏🙏
@waa_abdikarem
@waa_abdikarem Жыл бұрын
Mahadsanid sxb, wallaahi channelkaagu waa na caawiyaa, codkaa u danbeeyeyna waa maqlayey, jazakallah khayr
@qamarali7638
@qamarali7638 Жыл бұрын
Jazakalah qeer walaal cumar waxan u bahnahay ayadka hadashey. Waxan ahan jirey dadka intas oo muwduc isku fura marka manta cashar cajib ah ayad i bartey qeer badan allah ku siyo wlaaidkaga wanagsane qeer aduun mid aqiro allah siyo aamiin
@mohamedibraahimalio8355
@mohamedibraahimalio8355 Жыл бұрын
Sxp waad mahad San tahy kun iyo koow jeer 💯💔macalinka nafteyda wx kafaidey shukran wlo 👌💯💔
@m.galool
@m.galool 5 ай бұрын
wandhamaystay macali جزاك اللهُ‎
@darbo7824
@darbo7824 Жыл бұрын
Ilhy haku barakeyo run ahantii waa aafada ugu weyn ee manta dunida haraysay si deg deg ah wxan ku qadan dona go aan adag in.a
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 Жыл бұрын
Alla haku barakeeyo wax faa,iido leh ayaad nooso daysa mana arag wutubar adoo kale ah ama wx macno leh usoogudbiya dadka ku xidhan jasakallahu khayran jasa
@yaxyebashiir1692
@yaxyebashiir1692 Жыл бұрын
Daal aandhamanayn waa erayadii udanbayyay ee mowduuca. Waa dhamaystay ustaad alle haka abaalbariyo dadaalkaga quruxdabadan.anagana kuwiikafa idaysta alle hanagadhigo.mhdsnd
@SomalilandFarms
@SomalilandFarms Жыл бұрын
Codkii.... ugu.. danbeeyey.... waa... maqlayey... Taa ka sekow.. keep the good work bro, thanks for reminding us the necessary informations that we need in our lives.
@alhaaijmedia6558
@alhaaijmedia6558 Жыл бұрын
Waan dhamystay waa dhibaato jirta wali aan ka mid ahy dadk ay sida gaarka ah u hysato shukran wlll
@axmedtayip3879
@axmedtayip3879 Жыл бұрын
Mahadsanid in badan walaal Cumar Waa dhanaystay muuqaalkan miisanka xasanadka Alle hakuugu daro
@sahraabukar9105
@sahraabukar9105 Жыл бұрын
Mansha alah cumar alaha ku barakeyo aad ayi aada ayan udaneeya mowducyada ad soo sartit alaha kaga dhigo wax adu iyo aqiro ku anfaca waxan ahay hoyadayo kale yacni 60 jir malin kastana waxban ka qorta soo gudbintada ano magacaga iyo ogansho marwalba ku bilaba ilahay kasa kow ilahay haku xifo
@abdirazak-ym4pk
@abdirazak-ym4pk Жыл бұрын
Mahadsanid wall alle haku kaarmeeyo nolosha dhab ta ah ee beenta ah ee Lagu jiro ayaad si dhab ah noogu qeexday jasaaka allah yaa cumar
@okiomohamed1434
@okiomohamed1434 Жыл бұрын
Jasaakallaahu khayran khathiiran. Shaki kuma jiro sharraxaadda aad bixisay inaad ugu yaraaan sagaal jeer aan iska dhex arkay . Waan kaaga mahadcelinayaa wacyigalintaada Bulshada ee joogtada ah. Ilaahay ha kaa ajarsiiyo
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 Жыл бұрын
Waa mid kamida muuqaaladii ugu wanaagsanaa ee aan abid arko, dhibtan waa i haysatay waxaana rajayn in taladan aan qaato, mahadsanid ustaad cumar eebbe haku barakeeyo.
@AC.7751
@AC.7751 Жыл бұрын
Jazaka lahu khayr omar inshar
@shariifamahamedaadan2937
@shariifamahamedaadan2937 Жыл бұрын
Shukran habo ka xoroow baraha bulshada
@jimcaalemuse4254
@jimcaalemuse4254 Жыл бұрын
Waan maqlayay cofkaagi udanbayey ustaad cumar ishaar alle haku barakeeyo wll
@abdirahmanmohamuod
@abdirahmanmohamuod Жыл бұрын
Waa wax aad u nacfi badan xaga dhalinyarada iyo qofkasta oo raba inu nolol fcn ku nolado Ustaad sobadi mowducyadan oo kale MAHADSANID
@nesriali1076
@nesriali1076 Жыл бұрын
😊 mhdsanid wll waad nadhirikalisaa dhinaca dinta iyo dhinaca adunba Alle ajar iyo axsanaad Hakasiyo
@maxamedosman7608
@maxamedosman7608 Жыл бұрын
Last voice Mahadsanid cumar in badan waan kaa faaideystaY, jasakallaah Cimriga Alle hakuu siyaadiyo💟
@hassow1
@hassow1 Жыл бұрын
Waan dhamaystay, waadna ku mahadsantahay sida wanaagsan aad inoola wadaagtay, jasakaAllah🙏🏽
@muaazyare1775
@muaazyare1775 Жыл бұрын
استاذ عمر جزاك الله خير
@ahmedalielmi1457
@ahmedalielmi1457 Жыл бұрын
Aad ayad u mahadsan thay cumar inshaar 🙏🙏🙏
@allaybaday7824
@allaybaday7824 Жыл бұрын
Mahadsanid wll cumar
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Muuqalkan intan dawanayay sadex jeer ayaan u soo noqday cajiib aalada tiktok saamayn ayay igu yeelatay deg deg ayn ka qaaday markii hore waxan samyn waxan dawan jiray muuqalada muxaadirooyinka samirna waan u lahaa marka alle haka ajar siiyo omer inshaar wall qali 🙏
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 97 МЛН
Мы никогда не были так напуганы!
00:15
Аришнев
Рет қаралды 6 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 43 МЛН
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 110 М.
Guurka Ma ahan Sharaako ! Albaabada Jaxiimada | 06 Omar Podcast |
22:20
Maxaan u seexanaa ? | Huradad Sida Aad Umalaynayso Ma ahan
13:07
Sirtu Waa Rootiinka | Hadii Aadan Rootiin Lahayn Ma Noolid .
11:28
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 97 МЛН