Calaamadaha Saacada ? | Dhacdooyin wax badan muujinaayo

  Рет қаралды 337,891

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 617
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 2 жыл бұрын
اللهم إنا نساك حسن الخاتمه 🤲❤️
@user-fx3ge8bz8k
@user-fx3ge8bz8k 2 жыл бұрын
ءامين اللهم اغفرلنا
@suheybmclinaadan3521
@suheybmclinaadan3521 2 жыл бұрын
آمين ❤
@abdiraxmaanaxmed1760
@abdiraxmaanaxmed1760 2 жыл бұрын
Dhaceen
@abdiraxmaanaxmed1760
@abdiraxmaanaxmed1760 2 жыл бұрын
@@user-fx3ge8bz8k dhaceen
@janagalle8968
@janagalle8968 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 2 жыл бұрын
ILAAAHAY WAXAN KA BARYAYNAA IN KHAATUMADA KHAYR NOGU KHATIMO JANADA AYNU KU WADA KULANO WALAALYAAL🤲🏻❤️
@djprince5904
@djprince5904 2 жыл бұрын
Aamin aamin aamin
@deviboy
@deviboy 2 жыл бұрын
Aamin aamin wll
@roodaaadan1171
@roodaaadan1171 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa rabbi
@wizgurey8012
@wizgurey8012 2 жыл бұрын
Aamin yarabi😊
@seedigacade2976
@seedigacade2976 2 жыл бұрын
ᴀAMIN WLLKEY
@craxmaansancho4032
@craxmaansancho4032 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet mohammad (NNKH)❤❤
@deeqo8232
@deeqo8232 2 жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم ❤
@acasiisibrahim3225
@acasiisibrahim3225 2 жыл бұрын
illahay xaqa hanagu suga
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 2 жыл бұрын
Say Allah created my friend
@hibaaqegal252
@hibaaqegal252 2 жыл бұрын
اللهم إنا نسالك حسن الخاتمه 🤲🙏🤲 اللهم ارزقنا توبة نصوحه قبل الموت🙏 اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲
@muxamad8022
@muxamad8022 2 жыл бұрын
Arrinku ma aha qiyaamaha ma dhowyahay mise wuu inaga dheeryahay waayo adigu qiyaamahaaga waxuu bilaabmayaa maalintaad dhimato, daqiiqaddan la joogo haddaad go'do adigu qiyaamahaaga wuu billoowday, -sheekh mustafe xaaji ismaaciil
@zeckrieshuukeoffecil5363
@zeckrieshuukeoffecil5363 2 жыл бұрын
Asc wllahy aan ku wada salino nabigeena maxamad 𝑺𝑪𝑾 wll muraad ayaan leeyaha ii soo duceeya allaha janada nagu wada kulmiyo kuligeen 😘
@fitaaxibraahim261
@fitaaxibraahim261 2 жыл бұрын
Scw Ale hakuu fududeyo wlkey
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 2 жыл бұрын
Amiin wllo
@Mohamed-zv2ro
@Mohamed-zv2ro 2 жыл бұрын
Amin wll Rabbi haku rumeyo Hadu khair kuleyahy
@sultaanomar
@sultaanomar 2 жыл бұрын
Alle haku fududeeyo anagina muraadkeyga alle haii sahlo. Qof walba wuxuu jeclyahay oo kheyr kijira alle hasiiyo
@mbj8899
@mbj8899 2 жыл бұрын
Scw
@xogtaqarsoonchanell3840
@xogtaqarsoonchanell3840 2 жыл бұрын
the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤
@MohamedAli-pk5qv
@MohamedAli-pk5qv 2 жыл бұрын
My friend i told before say Allah created is only good for u don’t let the likes mislead u
@alihassanhuseein1680
@alihassanhuseein1680 2 жыл бұрын
Allaha qatumo wanagsan ha nagu dilo yaa Allah yaa Rabbi ❤ ♥
@najmamaxamed984
@najmamaxamed984 2 жыл бұрын
Wallaahi waa arin layaab ah ku cibra qaadashana leh, Allaah wadada toosan hana waafajiyo🤲🤲🤲
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 2 жыл бұрын
Hahaha 😂
@ubahdhool8158
@ubahdhool8158 2 жыл бұрын
Amiin
@sabrinababy4926
@sabrinababy4926 2 жыл бұрын
Walalyalow aduunka wuu dhaman raba calamadaha qiyamaha qaar ba sodhawade ilaaheey ulaabta oo towbadkena is ilaaliya ilaaheey khatima wanaagsan hanigu katimo
@djrohitt7911
@djrohitt7911 2 жыл бұрын
Dadku badana waxay sugaan gefkaaga balse Alle wuxu sugayaa towbadaada si uu kuugu danbi dhaafo🙏🏼Àllahu Akbar❣
@Mohafamily252
@Mohafamily252 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@salahahmed1864
@salahahmed1864 2 жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة
@abucamaar9944
@abucamaar9944 2 жыл бұрын
ilaahay yaan waydiisanaynaa cibaado suuban iyo yurub waxaa ku dhacday musiibo rabaani ah dulmigii ay caalmka ku hayeen umadihii. malaayinta ahayd ay xasuuqayeen barakiciyeen ومالله بقافل عما يفعل الطالمون
@tanaawi
@tanaawi 2 жыл бұрын
اللهم أسألك حسن الخاتمة 🤲
@ziizo-boyofficial2312
@ziizo-boyofficial2312 2 жыл бұрын
Wallahi waa akhira samankii , udanpeyay paa lagujiraa haduu wapigi gudhay
@idirisahmed5
@idirisahmed5 2 жыл бұрын
Dhibka Palestine 🇵🇸 Haysta Alle Haka Dulqado🤲
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@maryamcumar5895
@maryamcumar5895 2 жыл бұрын
Aamin yaarabi
@Sadiq-bulshawi10
@Sadiq-bulshawi10 2 жыл бұрын
Amiin
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
Amiin yaa allaah 🤲🤲
@musemuse1507
@musemuse1507 Жыл бұрын
Kan aniga ihaysto Ilaah ha iiga dulqaado
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة 🤲
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....
@zakariyeaxmedanc
@zakariyeaxmedanc 2 жыл бұрын
اللهم اغفر للمؤمنين والمؤمنات والمسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات❤✨
@queenofhijab
@queenofhijab 2 жыл бұрын
امین یا رب العالمین 🤲🤲🤲
@caashocumar-hx6gi
@caashocumar-hx6gi Жыл бұрын
ءامين يا رب العرش الكريم
@MUNIIRJAKSON
@MUNIIRJAKSON Жыл бұрын
​@@caashocumar-hx6gi😮
@ishaani______army8785
@ishaani______army8785 2 жыл бұрын
Ilaahayow na amaanso wanaagana nawaafaji adunka waa gabagaba sidaan ujeedne🤲😢
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey...
@Wadani0
@Wadani0 2 жыл бұрын
Waxaad modaa in aad xadiiski rasul scw aan wax kale u qaaden jirey inaaad ii iftiimisay walahay yaab ayaa taagan dadkuna waa dhoohanyihiin (qafla ayay ku jiraan),.
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey
@fadumosharief9903
@fadumosharief9903 2 жыл бұрын
‏نسأل الله تعالى أن يجنبنا الفتن ما ظهر منها وما بطن ويصلح أحوال المسلمين ويرينا الحق حقاً ويرزقنا اتباعه ويرينا الباطل باطلاً ويرزقنااجتنابه
@husseinhashiolad1653
@husseinhashiolad1653 2 жыл бұрын
Lagu riiqmay Lagu hilboobay Lagu ruugmay Waa erayada dhadhanka u yeela barnaamijyadaada ustaad cumarow guuleyso waxaan rajeynaya muda yar kadib hadu alle idmo inaan daawan doono adigoo ay 1milyan kugu xiranyihiin.
@yuusufgureey6163
@yuusufgureey6163 2 жыл бұрын
Cumaroow Allah haku dhoowro walaal dhacdooyinka qiyaamo badankood dhulka carabtoo ka dhacaayaa dagaalka gaal iyo muslim u dhaxeeyane halkaasoo ka dhacaayaa sidaa darted barwaaqadaan wexee sabab u noqonee in dadyoowga dunida halkaa wada camiraan ayagoo ka hayaamaya abaar ka dibna gaal iyo muslim lookala safto waxkasto Rabbi sababoo uyeelay ciribteena Allah ha hagaajiyo
@Norrson
@Norrson 2 жыл бұрын
Umadda Soomaaliyeed waad salaamantihiin
@shaaydaanwase1695
@shaaydaanwase1695 2 жыл бұрын
Salaada Hala ilaaliyo soomaaliyeey 🥺🥺
@zakijimcaale2955
@zakijimcaale2955 2 жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء يا استاذ عمر
@SheekhRiimiChannel
@SheekhRiimiChannel 2 жыл бұрын
Asc mudane waxyar kahor ayaan daawanaayey sky news arabi in ay qaarada duqda ah ee oroba in wabiyadeeda ay hoos u dheceen taadaa ii soo dhacday markaasaan yaabay makasaayi waxa aan kugu tilmaamo waxaan ku leeyahay alle hakuu sahlo waxaad jeceshahy
@haw_6060
@haw_6060 2 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
@nam12865
@nam12865 2 жыл бұрын
لاإله إلا أنت سبحانك إنا كنا من الظالمين لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم 🌸 سبحان الله 🌸🌹🌸 والحمدلله ولا إله إلا الله 🌹❤🌹 والله أكبر ❤🌸❤
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 2 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ماشاءالله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء
@KULMIEGAMING
@KULMIEGAMING 2 жыл бұрын
اللهم إني أسألك من فضلك ورحمتك فإنه لايملكها الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين 🌹
@daalac9
@daalac9 2 жыл бұрын
Hal mar xitaa ma uusan ku sallin Rasuulka صلى الله عليه وسلم، inta uu waday barnaamijka
@yuunismaxed9172
@yuunismaxed9172 2 жыл бұрын
M.shallah sidaad wax noo fahamsiinayso allah hakuu fahamsiiyo
@ayaandirie2330
@ayaandirie2330 2 жыл бұрын
Walal isoo ducey in uu Allah cafimaad isiiyo
@asiamohammed3115
@asiamohammed3115 2 жыл бұрын
Alle swt haku cafiyo wlll qli
@Mohamed-zv2ro
@Mohamed-zv2ro 2 жыл бұрын
اللهم اشف أخانا شفاء لايغادر سقما يارب 🤲🤲🤲
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
MUUMIN CHANNEL ⚫ Walal allaah dambigaaga aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤❤
@Sabrina55275
@Sabrina55275 2 жыл бұрын
اللهم احسن خواتمنا واجعل خير ايامنا يوم نلقاك فيه🤲
@alixuseen4595
@alixuseen4595 2 жыл бұрын
Amiiin
@muhudiinhassan1072
@muhudiinhassan1072 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin
@hafsahabiib9555
@hafsahabiib9555 2 жыл бұрын
Ilaahay hanagudilo khatima wanagsan 🤲
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 Жыл бұрын
ASC wall saliga nabigeena muxamad scw ha hilmamin
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 2 жыл бұрын
Waba lays rogayayo markasad iso bokhda leday wll
@sonofadam7633
@sonofadam7633 2 жыл бұрын
@@anwaar.adaan.maxamud seeeehcamal
@mohamedismaaciil40784
@mohamedismaaciil40784 2 жыл бұрын
Masha Allah omer inshar alle ha ku xifdiyo akhiro iyo aduunyo
@bkey0022
@bkey0022 2 жыл бұрын
Wll Allah haku sharfee dar Ilaahey iigu saar subscribe
@user-mo7hn6gn9f
@user-mo7hn6gn9f 2 жыл бұрын
سبحان الله العظيم اللهم ارزقنا حسن الخاتمة 🤲😭 اللهم: (ربنا ظلمنا أنفسنا وإن لم تغفر لنا وترحمنا لنكونن من الخاسرين)😭 🤲 (ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار )😭🤲 Ustadka wllhi sidaad sheegty waan is wafaqsannahy sababto ah ain waaba la yaabi jire ourup xataa wey ka daranyihiin khaliijka hore u fahme kawarn 🤔 جزاك الله خيرا كله 🤲❤🥰
@cabdinaasir5493
@cabdinaasir5493 2 жыл бұрын
أللهم انا نسألك حسن الخاتمة يارب العالمين 🤲🤲
@bishaaroiyodigniin8962
@bishaaroiyodigniin8962 2 жыл бұрын
Masha Allah waa muuqaal xog badan xambaarsan, runlowgii nabiga ILAAHAY wuxuu sheegay qaar badan oo ka mid ah waa la arkay.
@Mohamed-zv2ro
@Mohamed-zv2ro 2 жыл бұрын
Aad iyo aad
@xasancabdiqaadir3120
@xasancabdiqaadir3120 2 жыл бұрын
Abaaraha ka jira waddanka ilaahay ayaa yaab kuu keenayaa wllhi Allaha innoo gar gaaro
@haithammohamed2482
@haithammohamed2482 2 жыл бұрын
يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ❤️
@wizgurey8012
@wizgurey8012 2 жыл бұрын
امين يارب🤎💜
@mbj8899
@mbj8899 2 жыл бұрын
Amiin ya Allah
@A...A09888
@A...A09888 2 жыл бұрын
0:20 waa calamadaha qimaahaya yaryar 100% nabiga ayaana sheegay dhulka carabta waxay kusoo noqon doontaa wabiyal io dhir cagaaran sida uu nabigu sheegay xadiis saxiix ah Wakhti dheer ka hor ayay ahyd dhul cagaaran io wabiyaal wayna kusoo noqon doonta calamado badan oo yaryar ayaa dhacaya lkn inyar ayaa ufiirsanaysa
@freespirit2470
@freespirit2470 2 жыл бұрын
Wad kumahadsantahy wllo ,ALLAHA khaatumada khyr inoga dhigo 🤲
@abdihakimsheikh7724
@abdihakimsheikh7724 2 жыл бұрын
MAY ALMIGHTY ALLAH HAVE MERCY ON US ALL AMEEN
@Muuseyuusuf397
@Muuseyuusuf397 2 жыл бұрын
بسم الله الرحمان الرحيم ماشاء الله اللهم اجعل القران ربيع قلوبنا ونور صدورنا يا ارحم الراحمين يارب العالمين امين فرج على المسلمين والمسلمات اجمعين اينما كانوا في بقاع الأرض
@khadijasaid6539
@khadijasaid6539 2 жыл бұрын
This program is productive Mansha allah
@asmamo1134
@asmamo1134 2 жыл бұрын
Nabiga (scw) ayaa yidhi aniga iyo sacaada qiyaame Waxaan nahay labo isku dhaw ee maxaa Aduunyo ina daba dhigey wey dhamaatay Waa inoo jannada
@anwaar.adaan.maxamud
@anwaar.adaan.maxamud 2 жыл бұрын
Ilahay janada hayna geeyo
@barocaalamka
@barocaalamka 2 жыл бұрын
1444 ayaana kasoo wareegatay xiliggii nabiga SCW.
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 2 жыл бұрын
sunada ilahay ha khilaafin aduunklaagana ka shaqeyso akhirana ushaqeyso
@Mohamed-zv2ro
@Mohamed-zv2ro 2 жыл бұрын
بإذن الله تبارك وتعالى
@cabdinuur9568
@cabdinuur9568 2 жыл бұрын
Alle janada hai nangu kulmiyo aduunka waa dhamaad e
@khadijasaid6539
@khadijasaid6539 2 жыл бұрын
It’s Amazing, waan jeclaa in aad Mr Omar mar uun aad kadashid program oo kale Mahadsinid its wonderful info
@adilfoz
@adilfoz 2 жыл бұрын
Mashallah Allahu akbar
@xamsemahdi3051
@xamsemahdi3051 2 жыл бұрын
Aduunku waa socod wlhi 😇
@bushranimcan4835
@bushranimcan4835 2 жыл бұрын
Ilahay khaatimada hayno hagaajiyo 😭 I’m first 🤚🏿
@nasrudiin905
@nasrudiin905 2 жыл бұрын
اللهم اختم لنا بالخير 🤲🤲
@hideeyes8565
@hideeyes8565 2 жыл бұрын
اللهم يا مثبت القلوب ثبت قلبي على دينك المستقيم
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey..
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 жыл бұрын
Omar inshaar waad ku mahad santahay cilmiga aad soo gudbisay 🙏
@warsamedacad123
@warsamedacad123 2 жыл бұрын
😳Alle heyna Badbadiiyo Dunida Siiidii Hore Mahan
@monaabdullah7350
@monaabdullah7350 2 жыл бұрын
يالله حسن الخاتمه يارب🥺🤲❤
@giraantaSooyaalka
@giraantaSooyaalka 2 жыл бұрын
Ogaansho waa kannaalkayga koowaad ama aan ugu daawasho badanahay guul Omar inshar sxb
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Allow ma ilaaali oo ma xifdi imika iyo maalinta qiyaamaha 😢😢
@maryamismacil3943
@maryamismacil3943 2 жыл бұрын
yaa rabbi ilhow nasoo hanuune oo khatumada khayr nooogu khatim
@afrahafrah6226
@afrahafrah6226 2 жыл бұрын
اللهم إنا نسألك بوجهك الكريم الجنة الفردوس الأعلى من الجنة
@farahinaururabdullahi5175
@farahinaururabdullahi5175 2 жыл бұрын
Masha allah wll cumar illahy haku xafido
@maajid533
@maajid533 2 жыл бұрын
shukran ustaaad💗💗
@adnanahmed5639
@adnanahmed5639 2 жыл бұрын
إقتربت للناس حسابهم وهم في غفلة معرضون💔🥲
@barcelona1038
@barcelona1038 2 жыл бұрын
M.a Mr omar inshar 🙏
@ahmedabdi4396
@ahmedabdi4396 2 жыл бұрын
Saxaraha inay nololi ka jirtay waxa garan kara qofka ku safray 11 maalmood oo aan ku dhex socday Khartoum ilaa galbeed ka triboli caddiyan baad u dareemaysa meelaha qaar in bari barwaaqo ka jirtay
@yunisbashir8541
@yunisbashir8541 2 жыл бұрын
Allah haku xifdiyo aduun iyo akhiraba omar inshaar walhi in aan kaa codaso ayan rabay in aad kasoo hadashid mowdhuucaan nasiib wanaag waaba kasoo hadashay masha allah
@kaadheeri33
@kaadheeri33 2 жыл бұрын
wlhi Wlky Omat Qofkii Kugu Xiran Wax waa Faaidey Mahadsanid ✅✅✅✅
@abdwliahmed4399
@abdwliahmed4399 2 жыл бұрын
Allah wadada xaqa ah hanagu hagaajiyo
@shaaficishafa281
@shaaficishafa281 2 жыл бұрын
Maasha Allah omar inshar
@Zahruush
@Zahruush 2 жыл бұрын
اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة shukrn wll cumar
@amiinkareershiikh7359
@amiinkareershiikh7359 2 жыл бұрын
اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا
@fatimamohamed7076
@fatimamohamed7076 2 жыл бұрын
Khaatumada Allah ha inoo hagaajiyo🤲🤲
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 2 жыл бұрын
اللهم ارحمنا برحمتك الواسعه فإنه لا يملكها إلا أنت
@abdirahmanmuseali9852
@abdirahmanmuseali9852 2 жыл бұрын
" ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار "
@walaalxamse1503
@walaalxamse1503 2 жыл бұрын
Allah hku shrfo wlo
@ahzaab553
@ahzaab553 2 жыл бұрын
I don't believe this end of wolrd But Allah knows everything
@sonofadam7633
@sonofadam7633 2 жыл бұрын
why what more is there to be waited
@thenewagereality3326
@thenewagereality3326 2 жыл бұрын
Wait no more still
@abdirisakawilmoalim5999
@abdirisakawilmoalim5999 2 жыл бұрын
Runtii wll arrimahaas aad tilmaantay waa arrimo cajiiba oo jira allaah caqliga hakuu barakeeyo masiibooyinkana hayna hareer mariyo aamiin
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 2 жыл бұрын
Wllo walaahiy maxay somalida ugahadliwayeen ba islaha mahadsanid wayo wanjecelahay in somalin ay lasocdaan calamka waxa kajira
@sadiq07
@sadiq07 2 жыл бұрын
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲🤲
@abdurazack4u848
@abdurazack4u848 2 жыл бұрын
Ilaahay Diinta hanagu sugo. 🤲❤️
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 2 жыл бұрын
ASC, Saacadda qiyaamme waa mid mucayin ah( Cayimman), Macruufna ah ( la yaqaanno), Mid shaki iyo murran galli karranna maaha, KHalqigga RABBI na Subxaannahuu wa tacaallaaye wuu ballaadhanyahay, Qiyaammayaalka ka dhaca ee QUR'AANKA ku xusanninna way baddanyihiin, Wayna nuucyo baddanyihiin, Qiyaammahase innagga oo daciif ah inna khuseeya waxa uu RABBI subxaannahuu wa tacaallaaye ku soo koobbay suurratu SILSILLAAT iyo aayaddo ka mid ah suurratu AL-ACRAAF, Kuwaas oo caddaynnaya in duugganku dhici doonno iyadda oo aan la arkin wax astaammo ah 15 minnit guddahood, Iyadda oo dadku iska wataan hawlahooggii caaddigga ahaa oo ay reer barriggu iska cayaarrayaan goor duxa ah,Reer galbeedka baddankooggunna ay iska hurdaan goor habbeen ah, Goortaasoo sidda uu RASUULKU (scw) me sheeggay (17kii nofembar 623kii, markii la dhisayay masjiddul NABBAWIGGA ) ,Ah JUMCAHA 17ka nofembar 2023, lixda iyo hal ilbidhiqsi saacadda hargaysaad, Maxaa yeellay RASUULKU (SCW) taarriikhdaas wuxuu sheeggay in la siiyay 1400 sannaddood, iyo shii , shiiddaas oo iyaddunna (sidda xeerka ah) ku koobban 12 saacaddood. Waxanna saacaddaas la maqli doonnaa jug wayn, jugtaas oo ah joojinta warreeggii uu dhulku 24 kii saacaddoodba mar ku warreeggayay sammaydiisa (THE CLOCK- WISE), Isla daqiiqaddahaasna insh ALLAAH sidda RASUULKU (SCW) , sheeggay waxaa dhulka si xoog leh looggu warreejin doonnaa dhanka kalle (THE ANTI CLOCK- WISE), Taasoo sidda uu RASUULKU (SCW) Sheeggay sabbabbi doonta inay cadceeddu iyaddoo xoog u ordaysa ay ka soo baxdo dhinnaca galbeedka, Isla markaasna (sidda ku xusan suuratu silsillaat) siddaasi uu ku dhaco dhulgarriir wayn oo sabbabba duuggankii (adduunyo gaddoonkii) , Dhulkunna uu siddaas RABBI subxaannahuu wa tacaallaaye dartii 15 minit guddahood ku noqdo meerkurri u eke, Siddaas awgeed inta aydin iska daysaan malla'aawaalka mushrikiinta( wahaabbiyadda) , saacaddaas aan iddiin sheeggay oo la hubbo 100% nin kastoowba diyaar u noqo janna iyo naar midkaad taggi lahayd, Wa BILLAAHI tawfiiq.
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 2 жыл бұрын
@@caakifah Ma wax muhiim ah baa jirra?
@halimamoalim4182
@halimamoalim4182 2 жыл бұрын
@@muxammadsheekh3152 runta weye wll dadkan waxkasta o nin shego runbay uqaban allah ba og xiligu dhici dono Ilahay khatumada hano wanajiyo amin ya rabbi
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 2 жыл бұрын
AAMMIIN🤲❗
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
17 November 2023 muxuu kawadaa wiilku?
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Comment bal iga jawaab
@STEVEN-no8zq
@STEVEN-no8zq 2 жыл бұрын
Allahu akbar ❤️
@caawiyeproduction3832
@caawiyeproduction3832 2 жыл бұрын
allaha haku xifdiyo wllo mahadsnd
@khayrkajannada9898
@khayrkajannada9898 2 жыл бұрын
Allaah dartiis subscribe ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.
@Qeybdiid25
@Qeybdiid25 2 жыл бұрын
Alloow khaatimada kheyr noogu khatin
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم على محمد ❤️ In sha Allah salaada Kadib ayn dawanaynaaa
@EngYounis
@EngYounis 2 жыл бұрын
Technology yadu waa calaamad kamida Tan saacada.. waayo bini aadanku maxamili karaan Wxa kasocda internetka.. waxaanba kabaqyaa in Masiixu dajaal iyo Internetku xiriir kdhaxeeyo saamaynta
@sabirinali592
@sabirinali592 2 жыл бұрын
Waakula qabaa fikirkaas 🥺
@EngYounis
@EngYounis 2 жыл бұрын
@@sabirinali592 aad iyo aad wll.. waxaan Ufiirsada habka uu usaamaynayo maskaxdeena iyo waloba adigoo og xitaa imuuba xunyahay uu qofku ku sanbiriirixanayo oo kantaroolku Lumayo. Markaa wxaani waa fidnee alaha naga qabto aamiin
@sabirinali592
@sabirinali592 2 жыл бұрын
@@EngYounis aamiin wll
@hmm1699
@hmm1699 2 жыл бұрын
Aaaamin
@mohamedmoalin77
@mohamedmoalin77 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad ❤️🕋
@nadiifoiftin7722
@nadiifoiftin7722 2 жыл бұрын
Ani waxaa maqlay webiga furaat markii uu yaraado dajaalkii waynaa soobixitaankiisa ayaa dhaw . Alla ilaahayaw 😭😭😭
@kar98kchannel28
@kar98kchannel28 2 жыл бұрын
kkk dajaal muxu kaqada waa qof adigo kale ah oo ilahey kucasiyay rabi katala saaro rabina kacabso asiga mudan in laga cabsado khaan,inkaas kama cabsayo aniga waan dagalamaya hadu iga hor imado😂😂
@gabyaaawtaad7608
@gabyaaawtaad7608 2 жыл бұрын
جزاك الله خيرا.
@maliisacabdimaliisacabdi9048
@maliisacabdimaliisacabdi9048 2 жыл бұрын
اللهم اني اسالك حسن الخاتمه
@fardowsociise7738
@fardowsociise7738 2 жыл бұрын
ٱقْتَرَبَ لِلنَّاسِ حِسَابُهُمْ وَهُمْ فِى غَفْلَةٍۢ مُّعْرِضُونَ٠😢😭😭
@cabdirisaaqkangero552
@cabdirisaaqkangero552 2 жыл бұрын
Never give up
@abdwliahmed4399
@abdwliahmed4399 2 жыл бұрын
Masha allah
@sungul6877
@sungul6877 2 жыл бұрын
Aniga mugo cabsi cabsiya ayaan daremoya ilaahay qatumada qayr ha inogu qatimo
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 2 жыл бұрын
Aamiim
@zackayoub
@zackayoub 2 жыл бұрын
اللهم اننا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا العذاب النار...
@nrcabdi
@nrcabdi 2 жыл бұрын
😢🥺😪................................ASC Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama ahan iska hadal balse waa xaaladda dhabta ah ee aan wajahayo. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay balse ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro aawgeed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo igarab joogta. Walaal adiga uunbaa ii garab ah maanta, duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, islaanimo, insaanimo iyo Allah dartiah. Mobile-ka aan isticmaalayo xitaa malihi, marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof ka qaatay si ku meel gaar ah, aniga oo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada. Muqdisho. Lambarkayga: 252610256673 Magacaygu waa nuuriye Cabdi
@najaxmohammed4699
@najaxmohammed4699 2 жыл бұрын
Wllky mcn Allah ayaa kula jira wa ugu horeyne hadaad tahy oqonyahan kaliya Allah talo saro takale walahi anigu kuguma cawinkaro kaliya duco Moye se waxan kugu darayaa talo hadaad tahay qof qaba lixdisi laxaad fadaln wllo cidna wax hawaydiisan isku day in aad xamalatid waxy doontaba ha ahaatee waayo kaliya waxa Ina kafinkara waa Allah waxaan rajynayaa in aad qoralkyga arki dontid
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 2 жыл бұрын
Alllaha ku cafio hana ku arsaaqo wahaabku, khalqigiisana hakuu sahlo inay ku cawiyaan wll.
@nrcabdi
@nrcabdi 2 жыл бұрын
@@najaxmohammed4699 walaal waad mahadsantahay allahana ku sharfo balse haddii awood iyo tabar aan ku shaqeeyo aan haysto fariintayda meeshaan kuma soo qoreen
@najaxmohammed4699
@najaxmohammed4699 2 жыл бұрын
WalHi wllky qorarkagagsi wuu itaabty se malin maha kamida waad najixi dontaa wllo Allah waxaan kaga Barya cafimad tama insha Allah waayo Allah waa awoidbadane
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 2 жыл бұрын
شكرن أخي عمر انشار
Wabigan guritaanka biyihiisu waa mid kamid ah calaamadaha qiyaamaha
7:42
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 2,8 МЛН
5 Qof mise 700 oo qof ? | Qisada titanik .
9:09
OGAANSHO
Рет қаралды 225 М.
Sirta Abuurka Geela  !!  | Muxuu Noolaha Kale Uga Duwanyahay ?
8:23
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН