1 xili hore sexo 2 Maydhasho 3 biyo cabid badan 4 qoroxda 5 jimicso 6 xoog saar howsha jooji mobile kaga
@XasanoMalaay5 ай бұрын
Thanks 🎉
@diyeshe10395 ай бұрын
Waa mahadsan tahay kan war ayu nagu dilay 😂😂😂😂
@diyeshe10395 ай бұрын
Waa mahadsan tahay kan war ayu nagu dilay 😂😂😂😂
@diyeshe10395 ай бұрын
Waa mahadsan tahay kan war ayu nagu dilay 😂😂😂😂
@diyeshe10395 ай бұрын
Waa mahadsan tahay kan war ayu nagu dilay 😂😂😂😂
@AbdimajiidAbdullahiHussien5 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين والسودان والصومال 🤲
@SaynabahAbuubakar5 ай бұрын
ءامين
@FataleYare5 ай бұрын
Amiin
@JaamacSheeko5 ай бұрын
Ogaansho kanaalka kaliya ee wax laga faaiido walhi team 27 no faaiido only qosol iyo tamaashaad 😢❤ ogaansho keep going walaahi inta uma qalantid cumar inshaar 😮
@MaxamedIbraahimcali-zp4pd5 ай бұрын
Makuwa ba dawata🙆
@JaamacSheeko5 ай бұрын
HaA hoog waye maho
@edebsanali5 ай бұрын
😂😂 ha isku daawan sheeko ciyaal weeyan wllo
@JaamacSheeko5 ай бұрын
Hye Sister
@HaniHappy-mm9hw5 ай бұрын
Kuwaas ayagaaba u baahan in wax labaro maxayba faa'ido soo gudbiyaan
@SuhaybAhmed-kv2iv5 ай бұрын
أصبحت مدمن للصلاة الوتر بعد العشاء لااصلي صلاة الليل ولكن لااترك الوتر فاصبحت احبه ولااترك
1= XILLI HORE SEEXO 2=XILLI HORE KAC 3=SALADAHA JAMAC KU ILAALI 4=JIMICSO IN YARNA HA AHAATE 5= BIYO BADAN CAB 6=WAX UUN QABO MALINTO 7=MOBILE KAGA XAD U YEEL
Maxaa adiga liketaada ku xiray marka? Wax kale like ku raadso okey?
@NuuxTaani-pk4tz5 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@muscabgaaaboromo94415 ай бұрын
Walahi Walahi nolasheeda 100/100 inta ay isbadasho adiga ayaa sabab u ah walahi ma aqaan wax Aan kuugu mahadceliyo lakiin waxaa ku leeyahay wax walba aad jeceshahay ilaaheey haku siiyo
@abdiraxmaanmaxamed92495 ай бұрын
يآيها الذين آمنوا لا تتخذوا عدوي وعدوكم أولياء تلقون إليهم بالمودة ❤
@cabuud165 ай бұрын
Routine sax Waa muhiim. Iyo nafsadda in lataxluujiyo waaye. Training waa muhiim, discipline waa muhim.
@Munasar-175 ай бұрын
Talie somali wa iskaga dhex baxday wlhi 😮😂
@PKYUSUF7435 ай бұрын
😂😂😂😊
@Saamiya335 ай бұрын
1.23 million war maxaad soo gudbisaa wll 😂😂
@SUHAYBJOKEF2021pk5 ай бұрын
Kkk translation ma isticmaashy
@MohamedDHegjar5 ай бұрын
Dhafarku waa dilaa Runtii ilaahow iga madoobee iso duceeya Asxapey insha allah
@maxamedburco99065 ай бұрын
Dhab Ahanti Lix Sano Inka Badan Ayan Kugu Xidhanahy Hadana Muqaal An Daawado Oo Anan Wax Ka Faaidin Ma Jiro Ama Taarikh Hanoqoto Ama Cilmi Hanoqote 😊
Walaal cumar inshaar kaama heeyno meel aankuula soo wadaagno muuqaalada muhiim ah oo ka hadashid aanu dooneyno noona bayaaniso
@suhaibismail78895 ай бұрын
KA BAXSAN FOOTBALL., NEBBI MOHAMED SCW 2dii cumar waa kii lahaa Allow mid kamida diintaa kusoo hanuuni, ee Alle tawfiiqda ha waafijo.
@MohammedAbdinasir-sx8qz5 ай бұрын
Actually you are one of those who remind me and teach me valuable things.I say you thanks alot and stay elegant
@MohammedMohameddahirxusen5 ай бұрын
My teacher ❤❤❤❤
@IbraahimMaxamed-f6d5 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar mahadsanid 🙏🙏🙏
@AbdillahiHassan-s1u5 ай бұрын
THANKS ALOT TEACHER OMER INSHAR
@abdinoorahmedbuzuri95215 ай бұрын
Ninkaan wlhi Qisadiisa dhowr jeer ayaan aqriyey ama daawaday Xitaa Qaabka uu family giisa u ilaaliyo gaalada kale waa kafiican yahay
@m.k.77885 ай бұрын
Mahadsanid Bare Cumar iinshaar
@abdisamadaliguled32595 ай бұрын
Mahadsanid
@abo.ase.10715 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا🤍