Xaqiiq Manta waxa aan go'aansaday in aan sanadkaan guursado . Xaqiiqatan ninki ku nool Mogadisho oo heli kara bishii $200 in uu giirsado waa muhiim . Tijaabooyinka aan dad waawayn ka helay waxa ka mid dad dhahayo Ilaa 5----7 sano ayaan isdhahayay lacag hel oo guurso ka dib intaas oo sano anigoon wax isbedel lacageed ah dareemin ayaan ku qasbanaaday in aan guursado. توكلنا على الله.
@Hadiil0_95 күн бұрын
Sax❤
@buunkahasancade-fe3yr3 күн бұрын
Hda sida maa iledahay?
@الوحي-س8ع8 сағат бұрын
Sxb xaqiiqada fahantahy ilaha kula garab galo arimahada
@AbdijagiAed-g7n5 күн бұрын
Kutusaaleynta Qof "Illaahnimo", wuxuu rabo ha sameeyo, waxay nafteyda dareemaysa ineysan qumaneyn yaa abaa Qaasim. Weynada Alle awgeed oo ah wax qalbegeena uusan suuradeesan karin. الله أكبر كبيرا والحمد لله كثيرا ❤
@Kingilkacaze5 күн бұрын
Dhamantenba ilahay ramadan nabad ha inagu gaarsiiyo🤲🤲
Ogaansho wll wiil dhalin yaro ah hooyo iyo abbe iga giriyootey ilahey ha unaxariisto in aad icaawiso Ayaan rabaa wll❤
@abdinasirceegaag36895 күн бұрын
Thank you omar inshar bro Allah almight is best planner so dont worry stay humble and go forward inshalah you will be successfully
@mustafupdyhasen45875 күн бұрын
Noo soo badi tijaabyinka walaaal alle haku barakeeye
@MAHESHSHEEKH5 күн бұрын
Wllhi wa inta igamaqnayd in qof aan kamaqlo waan iswaydin jiray
@bukhatir14545 күн бұрын
Channelka ogaansho horomar wacan 😊😊😊😊
@Abdinuur265 күн бұрын
Mahadsanid ustad nolasha dhinac kale bad naga tustay
@qandho5 күн бұрын
Absolutely 💯 kiiba boqol waa xaqiiiq baraarujintan dhalin yarada waxan kula dar daarmayaa iney Naan iloobin adkaarta subaxii io tan galabtii you know why waa xirsi xirka adoonka uurabigii wada galaan ama dhufeeyska qofka uu wax walboo dunidan saaran kagali karo hadey hami adun tahay hadey murugo tahay hadey cafimaad tahay hadey xasid il wax kastoo kuso food sarilahaa kaga gam ban karto nolosha dabiicigaa bilaa murugtana adkaarta ayaa daawo u ah io dhageysiga quraanka kariimka ama aqrintiisa aniga ahaan wan tijaabiyay wlhi alxamdullh wana arkay faaidoyinka laga helo markad nolosha aduun rabigaaga lakashato dhufees yada uu inoo sameeyayna kagalno adunkan im tixan kiisa asc
@mohajacelowchanell49314 күн бұрын
Mashaa allaaaah meel aanan wax ka eegeynin ayaad IGA tustay allaaah haku sharfo wll Omar
@ahmedkeyse9495 күн бұрын
OGAANSHO CHANNEL 💯👏✌️🤝✔️
@Abdekhalaq5 күн бұрын
Wax badan ayaan kaa kororsaday. Rabbi ha ku xafido
@Star-m6m1r5 күн бұрын
Hantidu culaysyo badan ayay yaraysa mushkilad nafsina makeente fakhriga mashaakilka wata farxada dhabta ah cibaadada lagahela iyo dad caawinta qorshaha illahay lagu tawakushana wax dhibaata ahi kuma jiro
@Hiigsasho5 күн бұрын
Noo Soo Badi Barnaamijyadaan Ustaad
@Mohed95 күн бұрын
One like first time ❤
@SiddiiqOmer5 күн бұрын
Anigu shakhsi ahaan noloshayda hadaf yo ayeey ii kala ledahay bile iyo sanadle ba ah haday Aqoon,Maal ba ay noqoto hadaf ayaa iga dagsan qofkuna hadusan hadaf lahayn xoolo ha subaxii iska roora waxba ma dhaamo diin ahaan xitaa hadii aad rabto inaad qur’anka xifdiso hadaf baad u dajinaysa ee si kale kuma qaybikarto. - aniga fikrdaydu waa taas