Buuga aad Tamanin lahayd in 2daada waalid akhriyeen , Caruurtaadana ku faani doonaan in aad akhrisay

  Рет қаралды 96,747

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 502
@ogaansho
@ogaansho 3 жыл бұрын
Magaca Buuga " Buuga aad Tamanin lahayd in 2daada waalid ay akhriyeen , Caruurtaadana ku faani doonaan in aad akhrisay
@mahadmaxamed1264
@mahadmaxamed1264 3 жыл бұрын
Ustaad cumar inshaar. Waan ku salaamay walaalo Buuga xagee aan ka hilikaranaa. Aniga oo jooga dhulkii hooyo ee somalia.
@bulshaawi2522
@bulshaawi2522 3 жыл бұрын
Xaggee laga helayaa
@muhaajirchanal6893
@muhaajirchanal6893 3 жыл бұрын
Magaca buuga wll Omar makaa Heli karaa???
@umucabdullhadimaxamuud6375
@umucabdullhadimaxamuud6375 3 жыл бұрын
@@mahadmaxamed1264 googlka ayaa lagala soo dagi kara walal
@shuaybabukar2780
@shuaybabukar2780 3 жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahadsan tahay fariintan aadka u,muhiim,san walal alaha ka abal mariyo💯
@rukiaqoobey2060
@rukiaqoobey2060 3 жыл бұрын
هذا الرجل داهية والله!، كيف يوصل الرسالة إلينا ويتفنن بالكلام ونبرة صوته شيء لايوصف بعبارات موضوع هام!!! حفظ الله والدينا في الدنيا والآخرة ❤❤❤❤
@abdallaaadam3666
@abdallaaadam3666 3 жыл бұрын
are you somali sister or speaking arabic only
@abdallaaadam3666
@abdallaaadam3666 3 жыл бұрын
waan ku frxsanahay inaad thy gbdheena dhiigu biyo maaha wlshy
@hafsamohamed5738
@hafsamohamed5738 3 жыл бұрын
Arimaha caruurta aad baan ujeclahay waana waxa aan inta badan xiiseeyo ama aan baaritaan ku sameeyo.thank u wll omar inshar
@NJawte
@NJawte 3 жыл бұрын
Mar walba oo aan Ogaansho soo booqdo, mawduuc qurux badan oo qiimo badan ayaan ugu imaadaa. Mahadsanid walaal Cumar Inshar.
@nuuroabdirahman4768
@nuuroabdirahman4768 3 жыл бұрын
Alxamdulilah waxa ahay hooyo da yar gabadhayda curada ah ayaan iyada oo labo sano jir ah ayaan tijaabo ka qaaday wax ayaan meel dhigay waxana u diray in ahay ii keento Anika oo amraya run ahanti way awooday in ay iiikeento lkn amarka aan amray ayay dardeed ayay iska garab marday cabaar ka dib ayaan u wacay waxaana ku dhahay hooyo mcn iikeen isla markiiba way ii keentay Allah iyo rasuul kiisa shafarta badan Ayaa na faraya wanaaga qof walba ha adeeg sado kal mad wanaagsan run ahanti waad arki doondaa faaidada 🥰
@mssramla2900
@mssramla2900 3 жыл бұрын
masha allah abaayo allaha xafido gabdha yar❤👸
@abdirashidnur863
@abdirashidnur863 3 жыл бұрын
"Dhaqanka aabuhu waa dhaxalka wiilka" Maahmaah somali ah.
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 3 жыл бұрын
mawduuc aan aad ugu baahna waxbadana waan ka faaiiday madama aan ahay hoyo cusub, 😍😍 Thank you Teacher omer inshaar🥰💫
@Mustafa-uq5dj
@Mustafa-uq5dj 3 жыл бұрын
Waa mawduuc aad u muhiimsan wiliba aad si qurux badan noogusoo tabisay, mahadsanid walaal Cumar . Jazakallah 🙌🙏.
@aishamaxamad9663
@aishamaxamad9663 3 жыл бұрын
Waa buugi oo cod ah Cumar inshaar allaha ku xufdiyo adiga iyo wiilkaagaba
@BtsArmy-sn3kl
@BtsArmy-sn3kl 3 жыл бұрын
Codkaaga Wllhi waa iska jeclhy 💞
@iki2743
@iki2743 3 жыл бұрын
Ani xitaa
@hamdinur9382
@hamdinur9382 3 жыл бұрын
Makahesheen hhh
@abdirahnman_shaafici7062
@abdirahnman_shaafici7062 3 жыл бұрын
@@hamdinur9382 Hàaaa
@BtsArmy-sn3kl
@BtsArmy-sn3kl 3 жыл бұрын
Said 🤣
@abdirahnman_shaafici7062
@abdirahnman_shaafici7062 3 жыл бұрын
@@BtsArmy-sn3kl Ani xitaa😥😂
@abdirizackqaliil9607
@abdirizackqaliil9607 3 жыл бұрын
Mowduuc muhiim ah haddii si dhap bulshada somaliyed u adegsadan odhahyadan xaqiiq waxa dhalan dona jiil ka wangsan kan manta💯💯👌👏✊
@sayidka.6122
@sayidka.6122 3 жыл бұрын
Beentaa maaha.
@justforidea1282
@justforidea1282 3 жыл бұрын
Caruurta somalida waxa inta badan saameeya degaanka wlhy Mar Mar ka Qaar wax aanad weligaa ku dhihin ilmaha yar ayuu kuula imanayaa, oo uu ka soo maqlay schoolka iyagoo caruur kale isku dhehayaan, wa buug cajiiba runtii thanks omar inshaar
@FarxaanFuture
@FarxaanFuture 3 жыл бұрын
Golden Voice mhd sanid wll 🔥♥️ Wali Aabe maan noqon Rabise Xaas Khyr qabta iyo Awlaad baariyin ah Alle hay siiyo.
@yahyemh6623
@yahyemh6623 3 жыл бұрын
Dhamaan dhaqamadaas wanaagsan wey fulisey hoyadeey boqoradii idhashay mahan midaan abaalkeda gudikaro ❤️ilahy hakudayo hoyo janatul fardowsna hakawarabiyo
@maanka305
@maanka305 3 жыл бұрын
Wll waxaan soo gudbinnaa Khayrka wll Nagu soo biir ILAAHAY dhammaanteen janada ha inawada geeyo Aamiin Aamiin❤
@malyuunmanka5732
@malyuunmanka5732 3 жыл бұрын
guul mnsha alaah carurtu waxay ubahanahyihin inay la daryeelo lala saxiibo lagu qaylin ee ilmuhi wa dad waweyn oo waxwalba fahmaya wan jecelnahay ilmha wayo qaylada ilmha way dhibtaa
@mohamedabdullahi3187
@mohamedabdullahi3187 3 жыл бұрын
Cajiib ! Runtii wali waalid ma noqon lkn waxaan ahay qof aad u jecel caalamka caruurta ,jecelna in uu wax badan ka ogaado Mahadsanid walaal cumar
@istarlini
@istarlini 3 жыл бұрын
masha allah
@halimojama5218
@halimojama5218 3 жыл бұрын
Thank you so much brother you teach me a lot of things today as a mom ‏جزاك الله خير
@cabdillaahicismaancabdilla3399
@cabdillaahicismaancabdilla3399 3 жыл бұрын
Ustaad waa barnaamij qiimo leh, barnaamijyaddan oo kale ee ah "buug cod ah" waxa qurux badnaan laheyd innaad xalqaddo ka dhigto. Mahadsanid.
@barwaqo7791
@barwaqo7791 3 жыл бұрын
Mashaa Allah wa buug qiimo badan . Ilahay walid ilmo wanagsan oo tarbiyadaysan so sara hanaga yeelo . Walidnimadu wa shay aaad u qiimo badan .
@xaashicade4875
@xaashicade4875 3 жыл бұрын
Aaamiin
@bashiirabdullaahi7699
@bashiirabdullaahi7699 3 жыл бұрын
Runtii waa arin muhiim ah, fadlan hadaadan adiga nasiib u yeelan hadaba ubadkaaga ha u yeeshaan nasiib ay ku helaan daryeel, jaceyl, fahan iyo karaameyn ay adiga oo waalidkiisa ah ay kaa helaan. MAHADSANID WALAAL OMER.
@youngtooky122
@youngtooky122 3 жыл бұрын
Omar inshar sii waad waa fikrat aad uu ficn wlaahi wax badan aya ka wada faadi dona, fiira gaar ah u same qaand uu gaar ah mahdsnit 🙏🏽
@abdifatahgurei672
@abdifatahgurei672 3 жыл бұрын
M.a wiilkaada iyo hooyadiisa iyo adigaba alle ha idin xifdiyi Mr Omar
@bozzzeylac6377
@bozzzeylac6377 3 жыл бұрын
Jazakallahu khayr ustaadi aad ayn ku mahad celinaya barnaamijkan aadka u quruxda badan ee aad inoo soo jeedisy masha allah ❤
@abdirizakfooje760
@abdirizakfooje760 3 жыл бұрын
Masha Allah wa mawduuc muhiima walaal .... Waana dhamaystay alx ... kana faa'iday masha Allah ❤❤✌✌ Jazaakallah akhiii 🙏🙏
@naifbey
@naifbey 3 жыл бұрын
Mahadsanid ogaansho hal manooga soo hadli kartaa mowduuc ku saabsan guurka orahdeydana ha yareysan waan ku baryaa
@Isse-Farah
@Isse-Farah 3 жыл бұрын
Mahadsanid Omar waan jeclaan lahaa in mahadcelintayda ku soo gaarto maadaama markasta aan kuu mahadceliyo waayo waxa aad soo dhigtoo dhan waa wax qiimo ii leh oo aan si sahlan kaaga helo Allaha ku barakeeyo.
@Tubeec699
@Tubeec699 3 жыл бұрын
Sida xididka dhiiga Ugu qulqulo oo kale ayuu macluumadka laga soo daayo OGAANSHO iigu socdaa cajiib wallahi Alla kuu siyaadiyo cafimaadka wall 🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏❤️🥰❤️
@macruf
@macruf 3 жыл бұрын
Mowduucyadan oo kale waa muhiim Soo badii ustaad cumar Allaah ku dhowro
@drbuux4429
@drbuux4429 3 жыл бұрын
Buug aad u fiican iyo ustaad wacan. masha,allah.
@Tallaab0
@Tallaab0 3 жыл бұрын
Runtii wa fariin muhim ah, kumana socoto qofka caruur haysta uun, balse xata qofkasta oo in uun caruur ka masuul ah, sida abti, adeer, eedo, iyo haboyar. Mahadsanid Inshar,
@mohamedsaid7042
@mohamedsaid7042 2 жыл бұрын
Cumar inshaar jazaakumullaahu khayr wax fiican baad noo faaiidaysay walaahay ubadkaagana illaahay hakuugu xafido khayrkad nala jeceshay
@abditaajirmohamedduaale334
@abditaajirmohamedduaale334 3 жыл бұрын
Cumar inshaar walaal wad mahadsantahay wax badan oo igadhimnaa ayan kaa fa'idaysatay Khayr allaha haku siiyo
@maxamed19ib
@maxamed19ib 3 жыл бұрын
First one like isaar jimce wanaagsn صلي الله عليه وسلم
@malaqdooy5138
@malaqdooy5138 3 жыл бұрын
Masha Allah book fiican waye caruurta xag ayaa garanaayan iyo xishmadda Allah ha u naxariisto hooyoyinkeyna aad dulqad u leeyihiin cml
@nimcoahmed7277
@nimcoahmed7277 3 жыл бұрын
Ma sha allaah alle hakubarakeeyo aduun iyo aakhiraba alle miizaanka xasanaadka hakuugu daro kheyrka dhamaantii shukran
@aayahajiilkaproduction4612
@aayahajiilkaproduction4612 3 жыл бұрын
Mashaa allaah jasaa kallaah khayr wll
@Abdalllahamed
@Abdalllahamed 3 жыл бұрын
Mahadsanid Omar inshaar Allaha Ku xafido wax tabintaada Waa cajiib m.a
@Nabadoone
@Nabadoone 3 жыл бұрын
Waa mawduuc aad muhiim ah eena ka maqan bulshadeena soomaaliyeed Mahadsnid ustad Cumar Inshar
@timacadealin9236
@timacadealin9236 3 жыл бұрын
Jazakallahu khyr soo badi barnaamijyada noocan oo kale ah sxb
@zuhurmuuse3583
@zuhurmuuse3583 3 жыл бұрын
Jazakallahu kheyr mowduu aad u muhiim ah ayad ka hadashay
@leylaaden7374
@leylaaden7374 2 жыл бұрын
Cumar inshaar.. walaal Rabi Haa kudaayo Haa na kuu naxariisto meel kastoo aad joogto, run ahaanti waxaad haysaa shaqa aad miizan uleh ......Niyahow Rabi raali hakaa noqdo.
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 3 жыл бұрын
wcs mahadsanid wll wax badan baa iga baxay runtii aad uga faaiideystay kheyr allah ku siiyo
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 3 жыл бұрын
SCW ❤️ MASHA ALLAH ❤️🧠⏲️🦁✔️ CUMAR INSHAR GUULEYSO 👑❤️
@adisom1396
@adisom1396 3 жыл бұрын
Walaal Omar aad iyo aad ayaad u mahadsanthay allahna hakaa raali noqdo
@abdorizak
@abdorizak 3 жыл бұрын
Mowduuc aad ii cajibiyey . Mahadsanid Omar ✌
@jidkaxaqa7725
@jidkaxaqa7725 3 жыл бұрын
Maasha allaah maasha allaah geesi in aan ku dhaho wad istaahishaa walalkay omar waxan ku leeyahay walaahi arinkaan aad ka hadashay runtii wa mid loo baahnaa aad waliba kaliya waxan kugula talinayaa anoo walalkaa ah in aad kasii wado halkaas iyo barnaamijyo ku saabsan la tacaamilka qoyska iyo dhalintaba👍 jazsaa'ka llaahu khayr walalo wanan ku salaamaya
@fatimaqaliid3210
@fatimaqaliid3210 3 жыл бұрын
Mowduuc aad muhim u ah waaye mahadsanid ustaad Omar
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah waxa tahy qof kudayasho mudan shukran cumar
@yasinalih6685
@yasinalih6685 3 жыл бұрын
We love you ustaad Omar Inshar and we hope you win 🥰👌
@maxamuudaxmed2494
@maxamuudaxmed2494 3 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay cumar xaqiiqatan waxa itustay wax aqriska iyo baadhisata badan in lagu kordhiyo wax garadka caqliga aniga waan necbaa wax aqrinta balse waan bilaabay hada marka aan uso noqdo vediowga aad maanta nala wadagtay aad ayuu aniga ii taabtay wayo caruur aan waalid abtinimo wadaagno ayaan hab dhaqanka qalafsan ula dhaqmi jiray balse waan badlaya insha alaah
@cabdallasamow6587
@cabdallasamow6587 3 жыл бұрын
Masha Allah Shukran wll inta aad na baraarujisay inoo caqli celisay Allah hakaa awaal mariyo
@fadumodahir8667
@fadumodahir8667 3 жыл бұрын
Omar jizaakallahu khayr mawduucan % waa kugu raacsanahay noo soo badi insha Allah Aniga waxaan bartay sida caruurta loola dhaqmo diiniyan iyo maadiyan"reer galbeedka haday ilmaha kaa dacwoodaan waalidka Waxay waydiiyaan sida loola dhaqmi jiray waagay yaraayeen halkaas ayey kalasoo baxayaan waalidka waxii ka suurta gala"
@Mohaabdi1122
@Mohaabdi1122 3 жыл бұрын
Mahadsanid Ustad Omar Imshar Bugan Wn Ubahane Mawduc Wngsn Ayd Nso Gudbise🥰🙏
@baraarujin
@baraarujin 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay macluumaadka akhii cumar inshaar. Lknse fadlan nala wadaag buuga magaciisa iyo cida qortay, sababtoo ah waa muhiim.
@wacayzkhalifa
@wacayzkhalifa 3 жыл бұрын
Macalin dhab ah wlhi💜
@samojecel8841
@samojecel8841 3 жыл бұрын
Masha allah wllky cumar inshaar allaha kubarakeyo dar ilahahy ku jecelahy
@Adanizza
@Adanizza 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustad wax badan ayan kafaiday
@inaabdi8519
@inaabdi8519 3 жыл бұрын
Hooyo iyo aabo waxay kala maqnayen Dhawr iyo toban sano waxanan la Noolayn hooyo badanka waligay Hadal xun kamaan maqlin hooyaday Oo aabo wax ka sheegayso sababto ah Waxay ilaalin jirtay qalbiyadena si Aanan colaad ugu qaadin kadib ilahy Wuxuu qadaray inay isku soo Nqodaan mudna dhawr iyo toban Sanadood kadib alx ilahaybaa mahadleh Talo Waligaa caruurta ha uga sheekayn Xamuunta hooyadood ama aabhohod Ma ogid samaynta ay ku yeelan donto Cumar inzhaar qof qiimo leh baa Tahay arimaha qoyska in laga Hadlo aad baan u xiiseeyaa waayo Dhibaato xanuun badan oo isoo Martay weeyi mahadsanid walal 🙏
@mkafamily6700
@mkafamily6700 3 жыл бұрын
Waxaan ahay hooyo 5caruur ah haysataa intaanan Buuggan aqrinin waxaan ahaa hooyo wax walba qeelo buuq ilmaheyda dhagaha ugu jabiso marwalba uu wax qalad sameeyo. Alhamdulilah buuggan markan aqriyay wax yaabo badan oo iga qaldanaa ayaa dib kasaxay, inkastoo wali aan arday wax baranaayo aan ahay. Aniga waxaaba dhihi lahaay in qof walba oo rabo inuu guursado uu marka hore courses qaado sida caruurta loo xanaaneeyo.
@saidmoha4116
@saidmoha4116 3 жыл бұрын
Jazakallah khayr ustaad omar allah yaxfidak
@abbaazlaaami2323
@abbaazlaaami2323 3 жыл бұрын
Waa Mowduuc aad muhiim u ah tanks ustaad
@cabdulahidhii6405
@cabdulahidhii6405 3 жыл бұрын
Masha allah alle haku xafido Wllkey qaliga jazakalah kheran wll Omar
@caaqilaskar6125
@caaqilaskar6125 3 жыл бұрын
Mahadsanid wall cumar inshaar جزاك الله خير
@balqeeshassan9439
@balqeeshassan9439 3 жыл бұрын
Mahadsanid cumar 🙏
@yb1576
@yb1576 3 жыл бұрын
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 3 жыл бұрын
Hooyo iyo aabe allaha u naxariisto igu soo duceeya waalidkayga😥
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 3 жыл бұрын
Abowe ilahey ha unaxariisto janada frdowsa hooy ha uga dhigo
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 3 жыл бұрын
@@umuaxmed5402 Aamiin Aamiin walal
@umuaxmed5402
@umuaxmed5402 3 жыл бұрын
@@abdikafitalasame260 🥰🥰🥰🥰
@hamdaabubakar1533
@hamdaabubakar1533 3 жыл бұрын
Run Ahaantii waan ilmeeyey markaan vedio gaan dhagaystay waxaana aad iitaabtay qeybka mida qodobada uu tabinayey wllkeen cumar inshaar mhd snd wll inbdn🙏🙏🙏🙏
@abdishakurmahamed3125
@abdishakurmahamed3125 3 жыл бұрын
Masha Allah Keep going omar inshaar🤴
@hamdikumanofficial436
@hamdikumanofficial436 3 жыл бұрын
masha allaah ❤️
@fuaadjibriilducaale4562
@fuaadjibriilducaale4562 3 жыл бұрын
Aad iyo Aad Ayaad u mahadsan tahay walaal Cumar inshaar
@mohameddeeq5416
@mohameddeeq5416 3 жыл бұрын
Mshlh zhp omar inshr allh hakaa abaal mariyo waxyaabah aad noosoo gudbiso oo aan waxka faaiidnoh keep goin never give up
@Suusaan8890
@Suusaan8890 3 жыл бұрын
Masha allh ustaad cumar allaha kaa abaalmariyo anagana kuwii waajibkoda guta allaha naga dhigo
@aashonoor651
@aashonoor651 3 жыл бұрын
Shukran Walal.🧕
@fatmamohamed-sn1db
@fatmamohamed-sn1db 3 жыл бұрын
Waku mahadsanthy wax badan ayan ka faiday muqalada ad sida wangsan ugaso shaysay ad noso gudbiso hoyo yar o hal wiil haysata ayan ahy wlhi waqti an radinayay buug ciyalka iyo sida loola dhaqmo ayad so gudbisay muqalkan wana kaga mahdcelinaya alle khyr badan hakusiyo wan so ibsan inshaa Allah
@sumayoahmed1635
@sumayoahmed1635 3 жыл бұрын
IlahoW owlaad baari ah nasiii♥️♥️anaga baari naga dhig🥺♥️
@abdiwahaabmidhka644
@abdiwahaabmidhka644 3 жыл бұрын
mahadsanid wllo cumar buuga meel lagahelayo majirtaa wadanka somaaliyeed
@msabdulkadir
@msabdulkadir 3 жыл бұрын
Asc omar waku salamay maclinkeyga walaahi manta barnamijkan waxbadan ayuu kabadalay dawey cadeyda xaga ladhaqanka caruurteyda aan jeclahay masha Allah Allah kuxafido jazakumu Allah qeey raa
@walkawissly1098
@walkawissly1098 3 жыл бұрын
Ma sha Allah 😍 Allah haka jazaa'ii'siiyo Omar Inshaaar✍❤ BiG brotho
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 3 жыл бұрын
1 ficil tus hadalka waxba Kuma fahman 2 dhiri gali 3 deegaan Fcn ha yeshaan gar ahan guriga 4 cabsi haku berin 5 bar ad adkaanta nolosha 6 oohintu wa luuqada caruurta 7 ciyaarta wa u Muhim caruurta wana tobabar Wana shaqadooda
@hafsaabdinur8548
@hafsaabdinur8548 3 жыл бұрын
Mahadsanid Cumarow
@hamzeburhaani5024
@hamzeburhaani5024 3 жыл бұрын
Mansha allah mahadsanid ustaad inshaar
@iqraa13
@iqraa13 3 жыл бұрын
Mahadsanid walal cumar
@KiraDeath-Note
@KiraDeath-Note 3 жыл бұрын
Masha allah
@mahadibrahim4069
@mahadibrahim4069 3 жыл бұрын
KZbinrka uga wanagsan somalida waa macalin caadi ah
@xasanmukhtaarciise2580
@xasanmukhtaarciise2580 3 жыл бұрын
Mashaa Allah walaal cumar inshaar waa mowduuc aad muhiim u,ah bulshadeeni hor usiisoco walaal
@mohamedyamani8670
@mohamedyamani8670 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي عمر تعامل الاطفال مثل الكبار احلى موضوع والله سمعته فى حياتى ممكن احصل اسم الدفتر اخي!!!
@cabdicaziizwiilkacabdicazi7937
@cabdicaziizwiilkacabdicazi7937 3 жыл бұрын
Ustaad Omar inshaar Magacan kuugu Yeeri karo Waa Macalin oo kalia ❤️✌️
@shueybahmed8415
@shueybahmed8415 3 жыл бұрын
Mahadsanid omar video waxtarleh 👏
@mohamedisackabdi6971
@mohamedisackabdi6971 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll inshaar maqaamka ugu wanaagsan ee bulshada laga haysto maanta ayaa kahadashay. Gurikasta hadii cilmahoda si wanaagsan usoo barbaarin lahaayeen maanta soomaalideena xeerkan majoogren
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 3 жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah wad iifaiideysay jazakalah kheyr wll
@raadfilmshd1036
@raadfilmshd1036 3 жыл бұрын
Cumar wiilkaga feysal allh ku xafido waxan rajeynaa mustqlka booskga in uu buuxiyo
@ifrahadan6355
@ifrahadan6355 3 жыл бұрын
Wall wax fiican ayaan kaafaadney ilahay ha kaasiiyo ajar wall noosoo badi habka loola dhaqmo caruurta anigu waan jeclahay youtube kaaga wax baa lagaa faa iidayaah❤️❤️
@abanur3163
@abanur3163 3 жыл бұрын
mowduuc aad u wanaagsan masha allah qiso yar ba raba ina idin ka wadaago xiliyadi 2009 ila 2010 dugsiga iyo iskulka wa leygu kari wyey wax walbo leygu sameyey garacis guriga ah macalimiinta dhan walba marki danbe hooyo ayaa waxa la taliyey macalinkedi quranka uso dhigey oo waalidkeed cml aha wuxuna ku yiri wiilkaga dadii garacista wu dhaafey ee la saaxib markan sxbney ila hada sxbnahay alxm talo ahaan waxan dhihi lahaa qof waalid ah hadu arko fariintaan caruurta la saaxib wehel ka dhigo la tasho asigano wu kula tashan hadu wax ku sheegtana haku caayin fikradiisa hala xumeynin intaax wanaajiso ayey caruurtana ku wanaajinayaan
@ayubhassan9563
@ayubhassan9563 3 жыл бұрын
Walal kanaalkaaga iyo muqaalada aad soo bandhigtid aad bay u fiicanyihiin Ilaahayna cod fiican buu ku siiyay mashaAllah. Muusiga muuqaalka ku dhex jira (Background music) wax dheeraada oo uu muuqaalka kusoo kordhinayo majiraan marka waxaan kugu la talin lahaa inaad iska reebtid muusiga. Waad ku mahadsantahay shaqada aad haysid.
@faamunofarey5256
@faamunofarey5256 2 жыл бұрын
Masha Allah. Ilaahay hakuu naxariisto aamiin amin aamiin
@Elyashagi
@Elyashagi 3 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ☑
@mohamedsharif2030
@mohamedsharif2030 Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll, Run ahaantii waalidiinteena badankoda dulqaad lagu deydo malahan Lkn waalid waa waalid un alle ha inoodaaye
@abdikariimaxmed6496
@abdikariimaxmed6496 3 жыл бұрын
waalidiinta ha eedeyn wlal waalid xun majiro
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
@@abdikariimaxmed6496 maxumo wll ee walidiintena somalida badankoda malahan dulqaad ay caruurtooda kudhegeystaan
@abdikariimaxmed6496
@abdikariimaxmed6496 3 жыл бұрын
@@cabdulahiibrahim8835 annaga ayaan saxeynin qaabka aan wax uweydineyna waalidka haddii aan saxno waa ay na dhageysan lahaayeen
@farhiyadahir3725
@farhiyadahir3725 3 жыл бұрын
@@cabdulahiibrahim8835 Walidku waa baniadam waana xumaadaa qof kasta ayaa wax dhala ee sidaa la soco. Waa sax waa in waaridka loo dulqaato laakiin kuwa xun ayaa jira ee sidaa la soco
@aminomohamedmohamud1731
@aminomohamedmohamud1731 3 жыл бұрын
mahadsanid cumar waa aqrin doonaa insha ALLAH
@umudulkifli7274
@umudulkifli7274 3 жыл бұрын
Masha allaaaaaah allaha kuxifdiyo waa buug qiimaleh
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Samiira Mowliid Oo La Daala Dhacaysa Xanuun Dhimirka ||
1:48
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 56
Buuga ugu Muhiimsan Taariikhda | Muqadimaha | Ibnu khalduun
14:15
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.