90 Maalin Noloshaada Ma Ku Badali Kartaa gabi ahaanba ? Kaalay Tijaabi | 90 Days Routine |

  Рет қаралды 235,187

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 000
@Lil_shaafi1
@Lil_shaafi1 6 ай бұрын
90 days Saturday day 3/16/2024 March Change Life Inuu ilaahay ila garab galo isoo duceeya 👍🏻
@deekmohamed8567
@deekmohamed8567 6 ай бұрын
Isoo motion green anna insha allah after 90 says
@رشد-1
@رشد-1 6 ай бұрын
Allaha ku caawiyo wllaka
@ZamoCraxamaan-ub3zh
@ZamoCraxamaan-ub3zh 6 ай бұрын
😂
@asmaabdilahi6035
@asmaabdilahi6035 6 ай бұрын
Allah ha ku gargaaro wllo
@ThisIsOmar143
@ThisIsOmar143 6 ай бұрын
Allaha noo wada fududeyo
@MJZACK_
@MJZACK_ 6 ай бұрын
90 beri waxan raba salada subax inan musajidka ku tukado insha allah
@fatxiabukar1659
@fatxiabukar1659 5 ай бұрын
Kadibna joogtee abwe
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
Aaaaaaaaamiiiiin Aaaaaaaaamiiiiin Aaaaaaaaamiiiiin
@guray1522
@guray1522 4 ай бұрын
𝖲𝗂𝖽𝗈𝗈 𝖪𝗅𝖾 𝖠𝗇𝗇𝖺 𝖶𝖺𝖺𝗇 𝗍𝗂𝗃𝖺𝖺𝖻𝗂𝗇
@mohamett6306
@mohamett6306 4 ай бұрын
Arinfcn badi dhlinyarta haysta
@naimaosman4505
@naimaosman4505 3 ай бұрын
June 18 waaye ku meeee❤
@saidahashi9921
@saidahashi9921 5 ай бұрын
Waxyaabihii aan qabtay 90 bari ee la so dhaafay waxan bartay jus qur aan ah xifdigiisa iyo Tafsiirkiisa iyo kitaabka fiqiga ee Abi shujaac si Online ah 🥰👏👏
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
Maashaa allaah ❤
@mariamAhmed-rp7hb
@mariamAhmed-rp7hb 5 ай бұрын
mash allah baraka allah
@NimcaaMahamed-xu9mg
@NimcaaMahamed-xu9mg 4 ай бұрын
Mashallah abayo si wad 5 sano gudohod wadkubogi donta
@Aadan_ciise
@Aadan_ciise 4 ай бұрын
Legend dadaalay❤
@ibrahimhuseen
@ibrahimhuseen 4 ай бұрын
ᴍ.ᴀ
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 6 ай бұрын
Isoo raaca inta ila baroogeyn doonto 90days inshallah ❤ 16/3/2024
@Nafisacabdi-om5op
@Nafisacabdi-om5op 6 ай бұрын
Let’s do
@ayaanabdi2852
@ayaanabdi2852 6 ай бұрын
Let’s go ✌️
@Naano970
@Naano970 6 ай бұрын
Goorme bilabi anaa rabee
@Naano970
@Naano970 6 ай бұрын
Kawarama hadii intii rabta inay bilaban group aan sameysano
@SHANKARINHO
@SHANKARINHO 6 ай бұрын
​@@Naano970waa ra'yi fcn taliye inoo sameee iminkaba
@ThisIsOmar143
@ThisIsOmar143 6 ай бұрын
Waa igu balan 90-ka maalmod ee cawa ka bilabato ( xiligan waba saladi subaxe waqtiga Nairobi ) Inaan Nolosheyda hogamin dono waxna ka badali doono I.A Adinkana igu so duceya inan go amafeyda ka dhabayo Walaalayaal. Cumar Mahadsanid 1000 jeer.
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v 5 ай бұрын
Alle hakuu aqbalo Aaaaaaaaamiiiiin Aaaaaaaaamiiiiin Aaaaaaaaamiiiiin
@Guhaad34
@Guhaad34 5 ай бұрын
Hadda intee kumaraysa
@MukhtarhusseinGedi
@MukhtarhusseinGedi 4 ай бұрын
Hada xagee wax kuu maryaan anigna maaanta bilaa in sha Allah 20/April/2024 waxana is leyahay xiligaan u baahnaaay fiirsanooyaa thnks markale Omar
@cabdijabaar-pw6qk
@cabdijabaar-pw6qk 3 ай бұрын
Hy zhp mku socta wali
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh 2 ай бұрын
Change ma samysey
@qeysmohamed4215
@qeysmohamed4215 5 ай бұрын
I.a my coach Cumar Inshaar 🇸🇴 1: English 2: carabiga 3: Turkiga 4:Ruushka 5: oromo , hadii Alle idmo intaan luqadood ayaan baran أن شاالله ❤
@caitrouscilmiga6363
@caitrouscilmiga6363 6 ай бұрын
Ogaansho waa channel aan wax badan ka bartay AMA ka fiiday war hargaysan kaso salamayaa cumarow
@DayaxStudio2019
@DayaxStudio2019 6 ай бұрын
Cajiib! Thank you 🙏🏽 ❤
@rashiidmaxamed5767
@rashiidmaxamed5767 3 ай бұрын
Waxa ay ahayd 18 march 2024, laba maalin kadib markii aan dawaday muqaalkan, TIjaabo Misaan dhimis ayaan waday mudadii aan daawaday mawduucan ilaa maantadan ,waxa aan ahaa 82 Kg over weight balse hadda waxa aan noqday 74. Waxa aan lumiyay 8 kg . Runtii aad ayan Uga faaiday weliba may ahayn wax aan wakhti badan geliyay 20 mins home cardio keliya meelna uma bixin waxana aan rajaynayaa in aan 2 kg kale ku rido 1 bil ee ii hadhay . mahadsanid Omar Inshaar Rashiid mohamd Hussien ku nool magaalda Hargeisa
@wanaagofficial7237
@wanaagofficial7237 6 ай бұрын
Waxaa igu balan ah in aan tijaabiyo in aan caado iska jaro caada kalena sameeysto laga bilaawo manta oo ay taarikhda tahay 16-3-2024 ilaa 13-6-2024, waa 90 maalmood muqaalkaan waxaan ku soo noqonayaa 90 maalin kadib insha allah, waa challange aan nafteyda aan lagalaayo ilaahow ila garabgal amiinta ii soo raciya.
@ahmedabdi0
@ahmedabdi0 6 ай бұрын
Amiin wll guleeso
@NUURIYE.
@NUURIYE. 6 ай бұрын
Sidookle
@Ahmedwali-22
@Ahmedwali-22 6 ай бұрын
hadale yuusan noqon sxb hore usoco
@SHANKARINHO
@SHANKARINHO 6 ай бұрын
Waa wada galenaaaa sxp challenge gaaas
@OM2X955
@OM2X955 6 ай бұрын
Wan kula jiraa lets start bro ana mantaa bilawaa insh aallh😊
@mustafenuurdiin2488
@mustafenuurdiin2488 6 ай бұрын
Macallin waxaan arkey wiil yar oo dirisle lagu shegayey oo caawa meelaha aka caayaya Wallahi ustaadow arrintaa 100% aad baan uga xumaadey taraawixidi xataa waan ka tukan waayey Ustaadow arrintaa 100% waan kaa raalli galineynaa Farriin kaaga timid mid ka mid ah dadka aad noloshooda ka soo qaaddey mantana martabad aad u fiican jooga oo kuu soo duceeya oo aad u joogtid booska waalidki oo kale Guuleyso ustaad labada daaroodba
@somalilive6747
@somalilive6747 6 ай бұрын
Taraawix ayaan ka tukan waaye si crazy wlhi wtf mxe dhib kgu heysaa adiga
@X10-f6e
@X10-f6e 6 ай бұрын
Aad iyo aad wallhi waan jecelnhy omar inshaar waa wallkeen Nagaweyn ookale xafidullaah qofkii wax ku anfacaayo kuu sheegaa waa loo mahadceliyaa
@abdulkadirsheikh7671
@abdulkadirsheikh7671 6 ай бұрын
Taraawiixda io saladaada ma caay ibnu a Adam la caaya ka mashqulisay nio wax aan micno lahayn maskxdaada haku mashquulin
@simsimadan7621
@simsimadan7621 6 ай бұрын
Iska daa wll haysku diiriin
@mohanjama4512
@mohanjama4512 6 ай бұрын
😂wll kaa umar wuxuu ku yiri hadaawan waxaaa salaada kaa mashquulinaya 😂
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 6 ай бұрын
Alhamdulilah, Mudo 3 bilood ah wxaan ku abuuray caadooyin wanaagsan oona joojinkarin wxaana tirtiray caadooyin xunxun noloshu waa joogtayn iyo talasaarasho alleh😊
@munobashiir6046
@munobashiir6046 6 ай бұрын
Seme 4bil maraya allah ha nala garab galo❤
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 6 ай бұрын
​m.a amin abayo
@Caalim267
@Caalim267 6 ай бұрын
Habbalyo😊😊
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 6 ай бұрын
​@@Caalim267❤😊
@zaxaneofficial1775
@zaxaneofficial1775 6 ай бұрын
Ku sali Nabi Maxamed scw ❤
@ayaanxirsixasan6555
@ayaanxirsixasan6555 6 ай бұрын
Scw
@ibraahimsancho7815
@ibraahimsancho7815 6 ай бұрын
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤
@Ur.cristiano_0777
@Ur.cristiano_0777 6 ай бұрын
Scw
@SANAABIL-y6p
@SANAABIL-y6p 6 ай бұрын
scw
@SultanJr-qo8rn
@SultanJr-qo8rn 6 ай бұрын
Scw❤
@NadaHussein-v2e
@NadaHussein-v2e 2 ай бұрын
Manta ay bishu tahy 3 /6/2024 change life illahayoyy hadafkayga iyo halkan gadh isleyahy ii dhibyareee wax badan ayan kabadali doona insha allh 90 days🥺🤲🤲
@hamzaahmed2276
@hamzaahmed2276 5 ай бұрын
90 days friday 22/3/2024 march change life 4 hours kajooga in uu ilaahay ila garab galo iisoo duceeya Wax talo ahna iisheega ❤👍
@daahircali7448
@daahircali7448 5 ай бұрын
Ma.. 90 bari manta laga bilaabo siiga wandaayay insha allah 90 😢😢❤❤❤
@abdirahmankassim
@abdirahmankassim 5 ай бұрын
Insha Allah
@user-qt7gl9ye4g
@user-qt7gl9ye4g 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@IbrahimCade-zg3lu
@IbrahimCade-zg3lu 2 ай бұрын
Madaysay😊
@user-od7hz2tp5u
@user-od7hz2tp5u Ай бұрын
Aniga sidoo kale
@_Dark_Alone
@_Dark_Alone 6 ай бұрын
Aynu kuwada salino xabiibkeenii muxamed-(SCW) ❤❤
@zakihmustafe1751
@zakihmustafe1751 6 ай бұрын
Scw❤
@muqtaarcali7155
@muqtaarcali7155 4 ай бұрын
Scw scw
@natureoftheworld8020
@natureoftheworld8020 5 ай бұрын
90 days challenge 2/apr/2024❤❤ I will get back to you with this message 2/july/2024 insha allah.
@user-tk6oc1bu9b
@user-tk6oc1bu9b 2 ай бұрын
How things are going during the routine
@sudejamac
@sudejamac 2 ай бұрын
Kawaraan challenge maaibadesheey?
@ubahrose979
@ubahrose979 2 ай бұрын
Naa masameysey wllo
@natureoftheworld8020
@natureoftheworld8020 Ай бұрын
Haa waan sameeyay waxaan bartay graphic design 1:photoshop and illustrator 2:waxaan kaloo bartay video editing(premier pro). Insha allah qorsha yaalka Lana dhexdey ii marayaan weli madhameystirin.
@FaadumoGeele-bs9yc
@FaadumoGeele-bs9yc Ай бұрын
@@natureoftheworld8020 abyo graphic editorka ma igu caawin kartaa
@NaasirRaajaa-yh6lz
@NaasirRaajaa-yh6lz 6 ай бұрын
Walahi wakhtigu uu cararayaa halaga faaidaysto 17/3/2024 90 cisho kadib insha allah wan tijaabinayaa dibna uma dhiganayo dib u dhigashadu waa cadawga guusha
@BaqdaadiCabdirashiid
@BaqdaadiCabdirashiid 2 ай бұрын
Walahi waa runtaa zxpow dib u dhigashadu waa cadawga guusha wakhtiguna uu cararayaa 24/6/2024 3 bilood kadib dib udhigashaa halkaa idhigtay lakiin hada hda hada ayan bilaabay 90 cisho kadib waan tijaabinayaa walahi
@KhadaryuusufAxmed
@KhadaryuusufAxmed 6 ай бұрын
شكرا لك بعدد قطرات المطر وبطيبة رائحة العطوراستاذي الفاضل عمر انشار ❤ وجزاك الله خير الجزاء على مساعدتك لامتك.
@Abuumuscab25
@Abuumuscab25 6 ай бұрын
نسأل الله أن يدخلك الجنة بغير حساب ولا عذاب يا استاذ 🤲🤲
@MuhanadSaid-dt4rx
@MuhanadSaid-dt4rx 5 ай бұрын
maanta oy taariiqdu tahay 18/4/2024 waxaan rabaa inaan isku bedelo muddo 90 maalmood ah salaad walba xiligeeda inaan exercise sameyo caadada xun iska dhaafo isoo duceeya i.a ❤
@cabdijabaar-pw6qk
@cabdijabaar-pw6qk 3 ай бұрын
Hy zhp inte ku mare
@BersiYurtu
@BersiYurtu 6 ай бұрын
Omer inshar legend ayyaa ttahay hora ussoco pro (1M ) wax kabbadan ayaad uqalantaaa ❤
@user-oy1ko9uj5t
@user-oy1ko9uj5t 6 ай бұрын
90malin wxn isku dayi donaa inaa isku baro english oo aan yareeyo isticmalka bdn ee social media I.a hdii nafta baaqi noqoto🥰omar inshar best KZbinr gulyso
@MaaidoAxmed-qk5qp
@MaaidoAxmed-qk5qp 6 ай бұрын
@Sahruush
@Sahruush 6 ай бұрын
Hdan Isla barano kwrn Englisha ubahna😢❤
@superabdalla2086
@superabdalla2086 5 ай бұрын
@@SahruushMa ku soo qabtaa ma isla baranaa?
@Sahruush
@Sahruush 5 ай бұрын
@@superabdalla2086 Haa lkn hda what's App ma isticmaloyi😢
@CabdibaqiYare
@CabdibaqiYare 3 ай бұрын
Ma islabaranaa wll ani😊​@@Sahruush
@IQrodaahir-iz5gm
@IQrodaahir-iz5gm 6 ай бұрын
Ilahey haka abaal mariyo wax yabaha wanag san aad no soo gudbiso hadana noshena an facaya qasatan videogan aad uyuu ii an facay wax badana wan ka faiday waxana ilahey ka rajeya inan noloshayda ku dabaqo inuu ii fududeyo insha lah thanks ustad❤
@ibrahimmahad5283
@ibrahimmahad5283 6 ай бұрын
1 Like 1 Push up
@muscabMUXYADIIN
@muscabMUXYADIIN 6 ай бұрын
Lets make 8push up💀
@Ur.cristiano_0777
@Ur.cristiano_0777 6 ай бұрын
21 push ups 💀💀
@ibrahimmahad5283
@ibrahimmahad5283 6 ай бұрын
@@Ur.cristiano_0777 I did it
@Zubeyrabdi2
@Zubeyrabdi2 6 ай бұрын
134
@ibrahimmahad5283
@ibrahimmahad5283 6 ай бұрын
@@Zubeyrabdi2 ?
@yuusufabdirashiidhasan4043
@yuusufabdirashiidhasan4043 6 ай бұрын
17/03/2024 laga bilaabo isbadal ayaan sameen doonaa insha allah Waan ku soo laaban doonaa meeshaan after 90 days Ustaad cumar inshaar jazakalahh 👍
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505
@ibnuxaajiabuukarmahmed5505 6 ай бұрын
Sxp challenge ma isla galnaa
@Msskiya427
@Msskiya427 6 ай бұрын
Nabiga kusaliya صلى الله عليه وسلم ❤❤❤ رمضان مبرك 😊😊 Somaliyey❤
@maxamedCabdi-tc8wr
@maxamedCabdi-tc8wr 6 ай бұрын
Scw scw scw❤
@MBBA5
@MBBA5 6 ай бұрын
Wallaahi video yaashaada markaan daawanaayo xayeesiinta ma dhaafiyo si video usii daawadao xayeesiinta xita waan daada ilaahay kheyr ku siiyo thanks 😊
@asanms2352
@asanms2352 3 ай бұрын
Date 26/5/2024 Fiicnaan lahaydaa inaan vediogan labo casho ka hor arko. Jumcihii ayaan go'aan saday inaan balwada joojiyo sida sigaarka iyo qaad. Maanta waa ii maalintaydii sadexaad. 93 days ayaan ka dhigan anigu in.allh iina soo duceeye saahibayaal❤
@salman_sergio_shorts
@salman_sergio_shorts 6 ай бұрын
bro horda wanku salamaya gedib Ramadan karem…shekadii biyaha qabaw waa runtaa wax weyn ayaa iskagay bedelay furfurnan iyo qof joga oo online ah ayan noqtay caajiskii an dareemayayna iskuma hayo talo kasta oo fa,iido noo ah sogeli Chanel ka thanks cuzz
@mustafali7104
@mustafali7104 Ай бұрын
Hadaf hadii aad rabto in aad xaqiijiso waa in aad shay kale ku xirtaa 📝 that is 100% true
@Mulki-ek9do
@Mulki-ek9do 6 ай бұрын
19/03/2024 laga bilaabo isbadal ayaa sameyn doonaa insha allh cibaado ahaan io xirfadeyda aan jeclhy in aan hormar ka gaaro oon qaab aan umaareeyo aqoon waaye 😢 alle ha ila garab galo 🤲wn ku soo laaban doona meeshan after (90) days ustaad omar inshar thnks brother 🙏💯
@LEADERFB-on8kw
@LEADERFB-on8kw 4 ай бұрын
Hda wali mawadaa mise waa joojisay
@Moha-humnle
@Moha-humnle 6 ай бұрын
90 days monday date 18/3/2024 March changing my life. I will watch again this video in JUN. I.A❤❤
@Abrahanu
@Abrahanu 6 ай бұрын
Insha Allah iso xasusi 18-03-24 UPTO 18-06-24
@AymanTube-66
@AymanTube-66 2 ай бұрын
Hi​@@Abrahanu
@khaalidnuur1960
@khaalidnuur1960 Ай бұрын
​@@Abrahanuwaxaan filayaa inaad is Adarsha wll
@khaalidnuur1960
@khaalidnuur1960 Ай бұрын
Isbadashay
@GuuleedCadceed-dj2do
@GuuleedCadceed-dj2do Ай бұрын
Hye maxaa iska kaa badalay sxb
@zamin_nasri
@zamin_nasri 6 ай бұрын
Dawadaha ugu horeyo noqde No veiws No like ❤
@monaabdullah7350
@monaabdullah7350 6 ай бұрын
أستغفِرُ الله العظيـم الذي لا إله الا هو الحي القيوم وأتوبُ إليـه. 📿🤍❤
@abdirahmanabdilahi-sk4wb
@abdirahmanabdilahi-sk4wb 6 ай бұрын
Maansha allaah Barnaamijyada Noocan ah Soo badii Omar inshaar Markaas ayaa Chanalkaaga loo Soo noqonayaa 😂
@j.cazkastudio8529
@j.cazkastudio8529 6 ай бұрын
Waxa ìgu balana inaan caadoyin badan aan leyhaya iska jaro cadoyin cusubna aan bilaaabo laga bolaabo manta 20/3/2024 ramadaan 🔟 incha allh 90 day routine ayaan so tijaabinayo iso duceeya inu alle ila garab galo✋️ اللهمَّ لَا سَهْلَ إِلَّا مَا جَعَلْتَهُ سَهْلاً ، وَأَنْتَ تَجْعَلُ الْحَزْنَ إِذَا شِئْتَ سَهْلاً❤
@abdourahimhassanabsieh8007
@abdourahimhassanabsieh8007 6 ай бұрын
This vidéo come at the right time. Thanks Omar❤
@AbdullahimohamedAbdullahi
@AbdullahimohamedAbdullahi 2 ай бұрын
1 jul 2024 from now insha Allah isbedel cusub oo fiican inoo nolosheyda igu soo kordho aan rajeynayaa ❤❤😢
@SultanJr-qo8rn
@SultanJr-qo8rn 6 ай бұрын
Abu faysal 1m coming soon i.a 🎉❤
@UpdyKani
@UpdyKani 13 күн бұрын
InshAllH waxan rajeynaya inan is hedel wayn sameeyo inta sanadka kahartay 3sep upto 2025 1st 🔝💥
@bezzani3033
@bezzani3033 6 ай бұрын
Ramadan maalinka 10 🙂♥️ ١٤٤٥ ilahey adunyaden io akhiraden ha ino wanajiyo 🤲
@saabiriinbashiir6969
@saabiriinbashiir6969 4 ай бұрын
7/may/2024 waxa bilaapmaay routine kygi lagu magacaabi doono 90days Kedip Se Wx Noqden 🙌🏻☑️
@farhan_taffo
@farhan_taffo 6 ай бұрын
Umar ishaar mahadsnid Anaa ba inaba tijaaabiyay imikan balwado badan joojiyay
@mahammedshirwa4828
@mahammedshirwa4828 6 ай бұрын
Waa very inforrmative program dad badan waxa laga yaaba iney dhaahaan 90 bari maxey tahey Balse waa in qof u yeesho shaygaas laqabsi xoogan, sido kale heer waxa aad gaadheysa ay nafti si Automatically la qabsto. Alhdulilah waxa i farxada ina so tijaabiyey wax aanu mudo sameyn jirey 100 push up iyo 100 squats ah Waxa aan dareemay is badal cad oo muuqda iyo la qabsi xoogan. Only you need dicipline and consistent. Jasaakalah pro cumar inshaar.
@ahmednuur197
@ahmednuur197 6 ай бұрын
Ogaansho nin wax bartay❤
@AbdirahmanSomane
@AbdirahmanSomane 2 ай бұрын
I a manta kadib nolasheyda sidii hore inu wax iska badalan rajeynayaa I a 3/7/2024
@Baro25
@Baro25 6 ай бұрын
Macaan gooyaha xusuuso oo nabigaaga ku salli, inaad nagusoo biirtana way na dhiirri gelinaysaa nagumana khasaari doontid idanka alle, nasoo booqo allaha ku sharfee.
@ahmednuur8918
@ahmednuur8918 2 ай бұрын
90 days challenge 29 Jun/2024 wiil get back to you this massage 29 September 2024 inshalah ❤
@user-hp5xm2ys5q
@user-hp5xm2ys5q 5 ай бұрын
1/4/2024 i.a waxaan rajecnaa 90 day kaan in aan nafteeyda kubadali doono markaan dhameeyo 90kan malin i.a waan usoo laban doona comment gaan an qorey waliba anigo nafteyda u hanmalyeey doono i.a illahey idenkiisa rabiyoow ila garabgan adoonkaaki baan ahaayee🤲🤲
@StarMm-hl7yh
@StarMm-hl7yh 2 ай бұрын
Amiin
@suhuurdhawrsan7971
@suhuurdhawrsan7971 Ай бұрын
15 Ausgst weeye caawa waxanan bilabaya barnamijka 90 ka cisho insha allah 15 November anoo hadafkygii gaadhay isbadalna sameyey ayan halkan kusoo laaban shaashada mopilkygana qoralkaygan ban saaran siaanan u iloobin goaankygan hadafkygana uga dhabeeyo insha allah
@Raaginho
@Raaginho 6 ай бұрын
Ramadan mubaarak😊❤🇸🇴
@monaabdullah7350
@monaabdullah7350 6 ай бұрын
علينا وعليكم 😊❤
@azadawil123
@azadawil123 2 ай бұрын
25/6/2024--tuesday inshalah waxan rajaynaya is badal malinka halkan kuso noqdo haduu mawdku idaayo❤
@KakaCadde-if8wv
@KakaCadde-if8wv 6 ай бұрын
Maanta oo tariiqdu thy 17/3/2024 waxaan sameendoonaa isbadal 90 days soo socdo i.a walaalayaal adinkana ii soo duceeyo i.a
@Abdikanimohamed06
@Abdikanimohamed06 3 ай бұрын
90 berri 2_6_2024 waxaan go.aan saday inaan noloshayda badalay insha allah allaha igu guuleeyo.
@MahadKoke
@MahadKoke 3 ай бұрын
62 days Winner's never quit and quitters never win
@Xisbullaah118
@Xisbullaah118 6 ай бұрын
33days marayaa lpx insha allaah waan rajayn😊
@IlyaasismailNur-rl3nr
@IlyaasismailNur-rl3nr 5 ай бұрын
hada siigada maku hysaa lipx mise hada caadiya thy
@abdirahmannoor3663
@abdirahmannoor3663 6 ай бұрын
90 days wanseday day 20/3/2024 March change life inu ilahay ila garab galo iso duceeyo I.a
@AbdirahmanMohamed-z8s
@AbdirahmanMohamed-z8s 2 ай бұрын
Sanado badan Ee laso dhaafe waxan isticmaalaye wax yaabahana maanka dooriya Balse hada waxan raba in aan iska joojiyo waaxana raba in aan fiiriyo 90 maalmood ka dib in aan fiiriyo is badalka nolosheyda Ku imaanaya 🥹🙏 ilahow Ila garab galo🤲
@FaysalAnoi
@FaysalAnoi 4 ай бұрын
17-5-2024 Friday ii soo duceeya inu ilaahay ila garab istaago
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg
@CaliyassinCaliyassin-dp6sg 6 ай бұрын
mahadsanid wllky cumar inshaar ❤ walahi Jadku dhiib ayu nagu haya ee ilahay hanala qabto inan iska dayno Amiin
@user-wg4xo4md4x
@user-wg4xo4md4x 6 ай бұрын
Is adkee pro allana tala saaro
@yonis4753
@yonis4753 6 ай бұрын
Walalkey Omar Allah ku xafido waxbadan garaad keena waa dhistay Ilaahey ka sukoo, waxaana tahay Youtubarka kaleya aan wax badan ka faa'iideystay mahadsanid marwalbana waan kuu soo duceeyaa Allah ku xafido
@Ahmedmoha-v2c
@Ahmedmoha-v2c 4 ай бұрын
ALLE HA INA WAFAJIYO KHAYRKA Wn rajaynaya insha allh isbedel. 90 maalinlina wan qorshayna wxn qabn laha. Guulow nawafaji khayrka .☝️ amiin
@LiiL_osiL
@LiiL_osiL 5 ай бұрын
Intaan hurdo moye inta kale Social Media ayan ku jira wlhy😭🥺
@Kabtan_Xoog
@Kabtan_Xoog 5 ай бұрын
Inshaa Allh inaan Nolosha wax Badan Ka Badalo Ayaan Rabaa e ii soo duceeya walalayaal
@mandeeqhussen2021
@mandeeqhussen2021 5 ай бұрын
شكرا اخي العزيز جزاك الله خيرا 🥰 الله يحفظك
@CumarMuhudin-e3q
@CumarMuhudin-e3q 6 ай бұрын
Waa ku mahadsantahy omar ishaar intaan ka fa,idnay bro alle hakuu barakeeyo ilmigada dhalinyarada wax badn ayay kaa faidaan oray u soco bro
@maxamedamiin3394
@maxamedamiin3394 6 ай бұрын
USTAAD OGAANSHO DAD TIKTOK KAA CAAYNAAYO ARKAAYEY LAKIIN KEEP GOING WAA KUGU XIRANAHEY❤
@Mohakp523
@Mohakp523 6 ай бұрын
Tiktok ma isticmasha 2024 wllkei kk iska dhaaf shp
@X10-f6e
@X10-f6e 6 ай бұрын
​@@asmasheikh3505raga soo hurmoodka soomaali soo maaha
@maxamedamiin3394
@maxamedamiin3394 6 ай бұрын
@@Mohakp523 waa iska dhaafa sxb insha'allah maalmaha dhaw
@MRCarafad
@MRCarafad Күн бұрын
Manta oo ay tarikhdu tahy 15/9/24 to 15/10 /24 Waxn ku bedeli dona Nafsad ahanteyda 90Days Salada inan waqtigeda ku tukado io ina malin walbo almiiteyo Io Malinte 1saac Wax qoris Io wax aqris ina isbadal daremo rajena I.a 90Days kadib inoo balana INA SOO DUCEYA ✍️☝️
@AbdishukriShaafici
@AbdishukriShaafici 6 ай бұрын
Mansha Allh 90days waan kahelay Waan tijaabin insha Allh
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 2 ай бұрын
Mahadsanid! Shaqsi qiimo badan maskaxdiisa wax badan nooga faaideeyay, tusaale nool baa noo tahay Omar Inshar. ❤🙏💯💯
@zakicabdi4783
@zakicabdi4783 6 ай бұрын
yaa rabi illa garab wn bilaawaye iina fudude🤲🤲❤ 17/3/2024 seddex saac oo subaxnimo❤
@abukhalid676
@abukhalid676 24 күн бұрын
90 ايام 23/8/2024 ان شاء الله سأعود بعدها❤ 23/11/2024 وارجو من الله السعادة والتوفيق
@Sportsplayer68
@Sportsplayer68 6 ай бұрын
Dadka jecel nolosha dabiiciga ah like 👍1,000 gaarsiiya
@munasarabubakar117
@munasarabubakar117 6 ай бұрын
LIKE TA Maxa ku faido ku ah pls isheg bro 🤔
@zakariyeaadan4016
@zakariyeaadan4016 Ай бұрын
Omar ishar wall video yada awal aadban ugu xidhnaa imka waxgaa masii haleelo walalo videos kadu aadbay udhardher yihin inaad soo gaabisid isku day insha allh mahadsanid
@abdinasirfarahmohamed5059
@abdinasirfarahmohamed5059 6 ай бұрын
Asc beri oo ah 17:3/2024 qorshaheyga wan dagsaday waana kudhaqaqa i.a waxna no balan ah 17/6/2024 io wixi iska key badalay physically mentally and as a person
@JANNA.ERYADE.WAGARDHAC.
@JANNA.ERYADE.WAGARDHAC. 6 ай бұрын
Ogaansho wax badan baan ku xirnahay wax yaabo badana waan ka faiday noloshayda wax ka badalay mahadsanid omar inshar guulayso ❤
@Captain-muudey
@Captain-muudey 6 ай бұрын
19/3/2024 changed my life siigo waa is daynay
@bulshalekunowabikar6818
@bulshalekunowabikar6818 6 ай бұрын
Jazakallah ustaaad hamblyo 1m❤
@hassanlio2405
@hassanlio2405 6 ай бұрын
First comment Legend of the legend omar inshar
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 6 ай бұрын
Mhdsnd wllo Omar mahomed inshaar wlhi wxn kugu xidhanay ilaa 2018 wax baddan ayaaa ka faaiiday جزاك الله خيرا
@YusufSalad-ib4uv
@YusufSalad-ib4uv 5 ай бұрын
Caawa ooy taariikhdu tahey 13/4/2024 ayaan dhageystay routinekan Ilaaheyow 90 Maalin kadib anoon qofkaa hadda ahey aheyn oo iska beddelay itusi🤲🤲🤲 Aamiinta raaciya
@ssaariinacadey
@ssaariinacadey 2 ай бұрын
Aamin aamin wll 😢
@abdullahibulla
@abdullahibulla 9 күн бұрын
Starting 7/9/2024 ➡️➡️➡️6/12/2024 ending ⬅️⬅️⬅️ 90maalmood wa maqli jiray bal aan tijaabiyo…🚶🏽‍♂️
@Hamdayar25
@Hamdayar25 4 ай бұрын
April 27 2024 like isaara ❤🎉
@abdi85237
@abdi85237 Ай бұрын
Maanta 30 /07/2024 ayaa qorsheynayaa jadwal alle ha ii fududeeyo insha allaah
@cabdicaziiz516
@cabdicaziiz516 6 ай бұрын
The legend 🙌 😊
@Saamiya33
@Saamiya33 Ай бұрын
90 beri ka dib baan soo noqan doona insha allah anoo wax un iskay bedeleen ❤
@user-op4yw8mj4c
@user-op4yw8mj4c 6 ай бұрын
Vidowgan waa dahab lkn qof awooda inuu 90bari is xakameeyo ma jiro haday dhacdana waxay noqonayaan 0.5 oo dadka kuguxidhan kamida mataqanaa sababta waxan aad shegayso oodhan daah ayaa naga saran dahaas waxa nagu xidhan waa 4tacadw ee qofku leeyhaya ma awoodo inu vidiogan dhagaysto haday dhacdo ma awoodo inuu sameeyo ama fuliyi 90bari sabatoo ah Waxaan ubaahnahay. Ugu yaraan sistan dhisaya qofka yanci 2axaad samayn ilaa vidioyo 100 dhaafaya oo kala xidhxidha kasoo bolaw aduunka iyo sababta naloo keenay ku xiji ku xidhnaanshaha alle ku xiji sidii aan nafta shaydaan hawda iyi asunka aan oga gulaysan lahan kusii xiji inaan hadafyo samayno kusii xjiji inaan barano waxyaabaha qasabka tahay inaan barano sida maraynta wakhtiga dalxiiska iyo barashada akhriska . Meditation qofkuninuu isla hadlo shidala nafeed inaan samayni isdhiirigalin shaqsiyeed .. ufakirida sida togan kadib kusii xiji kacaan isbadal oon narkaas bilawno halkaas markaan marayno ayaan ubaahanahay 90bari inaan isku badanlo Ani sabab ayaa jirta aan waxan kuugu shegayo ... aniga ayaana maray sistankan aniga ayaana samaystay .. ani 90bari waan fahmi karaa hada ayaan islahaa maxay u samayn wayday unta aadan vidogan aadan arkin lkn hada ayaan samaynayaa xata ahadaan samaynin kolay sistan aa dhisay ayaan ku socdaa ....marka zxp qali. Ma dhici kartaa inana kawada hadalno waxan aan sheegay .kolau ani waa wixii ugu muhiumsanaa een abid noloshayda aan qabto anaana aamisan
@zamuhajji6796
@zamuhajji6796 2 ай бұрын
90 days challenge 26 June/2024 I wiil get back to you with this massage 26 September:2024 Insh alh ❤
@MaxamedTowfiiq
@MaxamedTowfiiq 5 ай бұрын
90 bari noo balana dhalinyaro🎉❤
@AsmaMohamed-u7z
@AsmaMohamed-u7z 4 ай бұрын
Aniga isoduceya bls ninbaa intu I meheradaY aanan iskuwadan joogin wax biila inuu isodirana diiday😢warqadii inu isiiyana diiday in ilahy warqada iiga sahlo ama uu Iso biilo😢
@beingal-cadaala2307
@beingal-cadaala2307 6 ай бұрын
Today is 16/March/2024-------16/june/2024 insha allah
@a.laahiyemohamed4515
@a.laahiyemohamed4515 5 ай бұрын
15/4/2024 incha alah bilowga iska daynta caadada xun iyo waxa iisoo jiidaya wlhi anoo shuwaal sooman ayaan waxan iska dayn laayahay yaarab Incha alah 15/7/2024.waxa aan ku soo noqon massage. Kan si aan u hubiyo in aan gaaray hdafkayga 😢😞😣🖤
@maankachannel6130
@maankachannel6130 5 ай бұрын
Ma isla bilownaa😢
@poly06Cble
@poly06Cble 6 ай бұрын
90 days من السهل ❤
@deckomuhiyadinmayow614
@deckomuhiyadinmayow614 Ай бұрын
Date 3,8,2024 Anoo kafaaideysanaayo waxaan baahiya uqabo routine keyga
@XamdiXaabsey-rl2ok
@XamdiXaabsey-rl2ok 6 ай бұрын
90 days . Sunday , 16/03/2024 . Ilaa shanaad . Isbadal dhab ah ilaahay ha ii fududeeyo .
@cabdijabaar-pw6qk
@cabdijabaar-pw6qk 3 ай бұрын
Hy msamesaY
@aliaadan4497
@aliaadan4497 6 ай бұрын
90 days plan 17/03/2024 insha allah Allow nagu guulee Xisaab xir 17/06/2024 insha allah
@IpnuTyping-rw9nt
@IpnuTyping-rw9nt 6 ай бұрын
Thanks Teacher 🌙
@FatimaMacalin-y2b
@FatimaMacalin-y2b 2 ай бұрын
Ogaansho runtii waa aan ka faa.iidaysatay waxaan taminiyay runtii 100 chanel oo ogaasho la mid ah si wacyiga bulshada Sara ukaco allaha ilaaliyo walaalkeen cumar inshaar . Aamiin . Aamiin. Aamiin
5 Gaaritaanka meel sare kuu sahleysa isbadelka nolosha
6:06
C/fitaax Deeq media
Рет қаралды 4,2 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 20 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 179 М.
SIDEED NAFTAADA U EDBIN KARTAA | ADNAN & SIRKA PODCAST
38:04
AS PODCAST
Рет қаралды 96 М.
Maxay Qasab u Tahay in aad aamusnaanta Barato
13:49
OGAANSHO
Рет қаралды 333 М.
1 Nolosha wax walba rabtid lagu helo dad yar ayaa samayn kara!
12:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 237 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 20 МЛН